nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Xaawa Xusen Xandule was sentenced to 5 years in prison at the start of this month, I don't know, looks very disturbing to me, it says the reason she was sentenced is because she was trying to carry out some assasinations against PL. It also says jirdil ayaa loo geestay Xaawo in the prison, Allaahu Aclam, but this is not good news at all. Hope for the best
-
High profile ministers of the TFG lost their positions last night, this is because they informed the Somaliweyn that they are not happy with the TFG cuz it brought Ethiopian troops to many parts of Somalia. The famous Xildhibaan Fowsia Maxamed Sheekh who is wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska was fired last night, this was the result of when she said "Ethiopian troops came to Baydhabo and Buurhakaba" and "anyone who sides with Ethiopia is even worst than Tigreeyga" This is how Fowsia got fired Listen here Others who got sacked also include: Khadiijo Maxamed Diiriye =wasiir ku xigeenkii warfaafinta, khadija ayadaa is casishey kadib markey aragtey iney TFgdu tigreey hoosta ku wadato. Cabdalla Boos Axmed = wasiiru dowlihii wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda It is sad anyway, we had the Kenyan MPs even spitting candhuuf on the face of MWA kIBAKI, and we we have Fowsia here for talking of her anger againnst the TFG, what a big difference. Read More about this
-
^^ lol Duke, waaba ka dartee, Hiiraale nin ku xisaabtamayo haddaaba tahey qorsha dagaal waxba kama taqaanid, waxaan is lahaa Odeyga Barre dhufeesyo adag buu ka gali kismaayo oo waa dagaalyahan ciyaar kuma dhiibayo, laakin orod badnaa baardheere ayuuba galey, Horn yuusan i maqlinee aan ka baxo meesha
-
Originally posted by raula: Inaba caadi ma ahan. I wonder wuxuu hoos kusiito :eek: kaan harag iyo cucumber wuu ka daran yahay loool@Raula, innaba caadi ma ahan odeyga lol@cucumber
-
Who can deny there is no corruption in YEEY's TFG, well, one Somali website obtained documents that can tell you how the TFG carry their daily business. Document one, TFG informing the PL to work with Mr Firin Document two, Yeey and Mr Firin signed the proposed project Document three, Mr Firin and the TFG singed the final agreement Document four, the dogy project gets the go ahead Now my question is, how can the TFG get the support of the people while they are doing some crazy-business behinnd bars? The least thing they could do is to destroy those documents so they won't be available for anyone to see them, but now anyone can view them.
-
laa xawla walaa quwata ilaah billaahi, saana maxey aheyd waraa,
-
^^^ lool idaamale is a big time joke, I read more disturbing news in that website
-
Lying is un-Islamic: no Ethiopian troops in Burhakabo/Leego operation..
nuune replied to General Duke's topic in Politics
but that same gudoomiye said he met saraakiil itoobiyaan ah in buurhakaba and they numbered about 7 or 8 personnel, he said that on da BBC somali @ 1400. -
^^^
-
11 year old gives birth and a 40 year old says he's married to her.
nuune replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Si kastaba ha ahaatee gabadhaan ayaa la sheegayaa in uu qudba siro ku qabay nin da'diisa lagu sheegay 40sano jir kana mid ah dadka ka xoogsada magaalada. Qudbo siro with 11 year old girl, adduunyooy xaalkaa ba', ninkan in la dhufaano weeyan! -
^^^^ loooooooooool waraa innaba caadi ma tihid, waa runtaa Dayniile.com wey deyriyeen saaxiibkood qaaliga ahaa, laakin ninka maxaa dhigey beydhabo, ma go'doon buu ku noqdoo hanti buusan meel dhigan, ninka Barre ahaa wuu tumanayaa toobtuu dillaacsadey wax uu takhaantikhiyuu rabaa isaga unbaan ka yaabi iney tallaabada la gadoonto ceebina ka soo raacdo, bal aan eegno!
-
This is an open discussion and please fikkirkaaga ka dhiibo iyo tusmadaada khuseeso cinwaankan aan maahmaahda ka dhigey Cagtii joogsan weydo mar un beey ceeb la kulantaa, waxaan ku keenay Korneel Hiiraale wuxuu la samri la'yahay iyadoo waliba ay samreen nimankii asxaabtiisa ahaa qabqablayaasha ee ka tujaarsanaa ee ka maal badnaa ee ka awwood badnaa ee waliba meelahay ku dhasheen laga soo saarey, nimankaas ayaa samrey, isagoo ka taag roonaa qabqablaayshii hore kana maal yaraa aanan ku dhalan meeshan uu kusii durdurinayo ayaa la kari la'yahay. talaw maxey tahay sababtaasi Barre uu la samri la'yahey: - ma xeyn yaroo isagu la dhalatey oo Kismaayo joogtaa u durbaan tumeyso oo leh bi'i waa Barroow baarqab baad aheydee maxaa ku helay. - ma gabbaad buu ka dhiganayaa mudaaharaadyadii yaraa ee ka dhacey Kismaayo - Ma ceebtuu doonayaa inuu is dhaqo illeen waa tuu ka soo cararee Kismaayo oo hadda ayuu is leeyahay is nadiifi oo geesi halyey iska dhig - Ma TFGda ayuu doonayaa inuu keeno Kismaayo si ciidamada africana loo soo galiyo - Ma dheeftii uu ku qabey Kismaayo dakadeeda iyo airportka iyo canshuurihii ayuu la samri la'yahey oo dakhli ayuu rabaa - Ma hanti buusan meel dhigan intuu ka talinayey Kismaayo oo hadda ayuu is leeyahay allaylahey markan qabso Kismaayo oo meel wax dhigo fursadna yeysan kaa lumin - Ma asxaabtiisi Seeraar etc ee khayaantey ayuu is leeyahay ka aarso Mise mise mise sii wada Afkaartiina ku aadan Barre wuxuu la hari la'yahay ama uu la samri la'yahey.
-
^^^^ lool fadhi ku dirirka Qanyare iyo asxaabtiisa, the report I was reading about Qanyare yesterday was saying ninkan Qanyare mashquul ayuu waligiis ahaa oo qofkii raba inuu arko dhib bey ku noqon jirtey, hadase guriga Xaabsade ayuu ku jiraa ee Baydhabo anyone can drop and see him by just coming to the house and you meet the old man playing TURUB. Norf, good article indeed
-
Zuzuki aa la moodaa xalay dhan inaa riixeesay biyaamo waaxid, aalkoliiste kapitalist ah aa tahay wadaadada ka leexo cammii
-
^^^^ Read the first sentence of that article, just undernearth the picture, it says this dude is the brother of Sheikh Ismaaciil, the one lagu jirdiley hargeisa prison
-
Oodweyne, what is the problem mate, you seem to be confused buddy everytime someone posts something you just go on none-stop for nothing, is daji adeer, dhacdo Hargeysa ka dhacdey unbaan inta ku soo tabiyey, waaxey jirka ku damqadey, orodoo dhageeso your Mr Cige of BBC somali in hargeisa, he tells you the same incident. Oodweyne, dulqaad yeelo adeer, waad dadgdag badantahay, dulmiga jooji iyo waxad la hantataqeyso, waxaagu ma sidee baa loo soo hadal qaadi karaabaa Somaliland naw gaw baw
-
Waraa Tuujiska, waalnidii maa la soo noqoteyna
-
Wariye Katirsan Idaacadda Qur'aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho oo lagu xiray Xabsiga Magaalada Hargeysa. Hargeysa, 07-October-06 ( Qaadisiya.com) Wariye C/Casiis Sheekh Yuusuf Muuse oo uga soo warrama idaacada Qur'aanka Kariima magaalada Hargaysa ayaa shalay lagu xiray magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland,xilli uu duubanayay khudbadii salaada Jimcaha ee masjidka Xawaadle ee magaalada Hargaysa,halkaasoo uu khudbad ka jeedinayay Sheekh Aadan Xaaji Maxamed oo ku caan baxay dhaliilada cid kasto oo wax ka sheegta maamulka la magac baxay Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha maamulka isku magacaabay Somaliland C/llaahi Sheekh Ismaaciil “Cirro†ayaa ku dooday in wariyahaasi oo aan wax aqoonsi ah ka haysan maamulkooda lagu arkay isagoo si qarsoodi ah u duubanaya khudbadii salaada jimcaha, taasoo uu ku tilmaamay in ay tahay mid khilaafsan wax uu kusheegay qaanuunka maamulkiisa, waxa uuna intaa ku daray in ciidamada ay baarayaan arrinta wariyahaasi. Mar aan isku daynay in aan xiriir la sameyno maamulka Idaacada Qur'aanka Kariimka nooma aynan suura galin,hayeeshee qaar ka mid ah hawl wadeenada Idaacadaasi ayaa muujiyay sida ay ugu xun yihiin falka lagu xiray wariye C/casiis Sheekh Yuusuf Muuse,ayagoo canbaareeyay falka lagu xiray,waxa ayna dalbadeen in si deg deg ah lagu sii daayo wariyahaasi oo gudanayay hawshiisa saxafanimo. Maamulka Somaliland ayaa ka cabsi qaba kacdoon shacbi oo ka dhaca gobollada uu ka taliyo tan iyo wixii ka danbeeyay fadeexadii la xiriirtay jir dilka lagu la kacay Sheekh Maxamed Ismaaciil (Allaha dhawree, hana ka soo saara gacanta mujrimiinta jir dilaysa),waxa ayna aad u adkeeyeen amniga masjidyada iyo xarumo diineedyada,iyagoo ka baqaya kacdoon shacbi oo la mid ah kii ka dhacay Muqdisho. Sheekh Aadan Xaaji Maxamed ayaa lagu sheegay in uu yahay nin taageera maamulka la magac baxay Somaliland,iyadoo Sheekhaasi la sheegay in khudbadiisa uu ku dhaliilay golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee ka taliya koonfurta dalka Soomaaliya, isagoo ku andacooday in warqad hanjabaad ah loo soo diray,taasoo ku amraysa in uu faraha kala baxo wax ka sheegida maxkamadaha haddii kale cawaaqib xumo uu la kulmi doono. Ma cada cidda soo qortay warqadaasi waaba haddii ay jirtee, hayeeshee waxaa si weyn uga xumaaday hadaladiisa culimaa'uddiinka iyo shacabka reer Hargaysa oo aragti ahaan taageersan waxqabadka maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee gacanta ku haya koonfurta Soomaaliya. Dhinaca kale Odayaal dhaqameed ku sugan magaalada Burco ayaa ugu baaqay maamulka isku magacaabay Somaliland in ay sii daayaan Sheekh Maxamed Ismaaciil,iyagoo xaqiijiyay in aaney qiil u noqoneyn maamulkaasi dafirada fadeexada jir dilka Sheekha loo gaystay ee lagu baahiyay barta internetka,waxa ayna dalbadeen si deg deg ah in lagu sii daayo Sheekh Maxamed Ismaaciil. Dhinca kale Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ayaa waxa ay cambaareyn dusha uga tuurtay Maamulka Somaliland Xarigii ay u geysteen Wariye C/casiis Yuusuf Muuse oo Idaacadda Qur'aanka uga soo warrama Magaalada Hargeysa. Tifaftiraha Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya Ibnu Muxammed ayaa ugu baaqay Maamulka isku magacaabay Somalinad in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo daayaan Wariye C/casiis Yuusuf Muuse isla markaana ay dhowraan Xuriyadda Saxaafadda iyo Sharafta Qofka Muslimka ah uu leeyahay, waxaa sidoo kale cambaareyntani si wada jir ah ugu jeediyay Maamulka Iskumagacaabay Somaliland Guud ahaan Shaqaalaha Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya iyagoo kacodsaday in Xuriyaddiisa dib loogu celiyo Wariye C/casiis Yuusuf Muuse.
-
Waryaa HORN, gangska websiteya badan baa keenay adiguse waad ka boodey inaad soo tabiso, saas u fahan hadalka, any website that is against Maxaakimta's rule would not mention the gangs!! aan u soo gudbo, Hal cillad baad leedahay adigu sxb Horn, hal waliba ka badan saan filayo, marka wax laguu sheego ama wax run ah la taabto tribal shots iyo waxbaad ku kacdaa aan meeshaba oolin ood leedahay qaab qabiil ayaa Barre loo hagardaaminayaa etc Lets see what your relatives in Kismaayo are saying, noo soo sheeg bal waxey dhaheen kolley waad edit-gareeniyee Hakuu macaanaato sxb, ee bal naga tartiibi dagaalkan baas eed nagu saadaalineyso not good for ur relatives or families in Kismaayo and not for me as well or anyone else
-
loool@Horn, horta waa runtaa, in yaroo qabiil ah iguma jirto waa taan ku dhaartaa, laakinse adiguse sxb runta haka bareerin, hana noo saadaalin dagaal, Kismaayo dagaal wey ka badbaadey ayaan dhaweyd, hadana dagaal faraha la iskula tago ayaad noo falanqeyneysaa! Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig oo isaguna matala eena doorteen beel ka mid ah beelaha ugu cududa weyn Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe oo isne ciidamadiisa kasoo aruursanaya Bu'aale, Xagar, iyo meelooyin kaloo badan. ilamana ahan in Buaale ay hadda Maxaakimta joogaan ciidan dhaqdhaqaaq laga wado
-
sida ku cad wararka aad keentay halkan, bannaanbaxyaasha maamulkan ku meel gaarka ah ayey ka soo horjedaan ee kama soo horjeedaan Maxaakimta. Waxan mudaaharaadka wado waa ruxan iyo kolonyo yar oo moodeyso in qaabka maamulka loo dhisey aysan cadaalad aheyn qabiil ahaan marka la fiirsho, ee wax saas u sii buuran ma ahan mudahaaraadkan. Talk to you people in Kismaayo if they are there and ask them the reality there- there was another dibadbax at da same time last night, but this dibadbax was arranged by gangs so they can loot shops and hantida dadka.
-
Barre Hiiraale oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada deegaano ka tirsan gobalka Geddo . lol@Gedo, he has the right inuu dhaqdhaqaaq ciidan ka wado Gedo and not Kismaayo, sidey oraahda udhigeen ayaanba ka helay. Saan filayo Odeyga wadkiisa ayuu raadsanayaa, waa sheekadii ninkii tuugga ahaa intii guri uu usoo dhacey ayuu gurigii waxa yaaley dhan wada qaatey ninkii guriga iska lahaana wax hurdo ayuu iska dhigayaa illeen waa dhagar qabo gurigaba markii hore ma uusan laheenba, oo wuu arkaa ninka tuugga gurigiisa aruursanaya, tuugii markuu alaabtii guriga taalay dhan wada qaatey ayaa dadkii isku soo baxeen, la weydiiyey ninkii war maxaad ninka tuugga ah iskaga celin weyday ood alaabta guriga ooga reeban weyday, markaasuu yiri "hadduu tuugga usoo dhawaan lahaa kastuumadaan xirnahay waan iska celin lahaa" Hadda odeyga Barre waa saas, markuu tabar hayey wuu ka turusey Kismaayo asoon taag heynina tallaabaan qaadi buu ku leeyahay, miyeysan taas muraaradillaac aheyn iyo been loo sheegayo reer Gedoodka!
-
Saan maqley maamulka cussub ee Kismaayo waa mid ku meel gaar ah si kala danbeyn iyo wax maamul u eg looga dareemo magaalada, ma ahan mid laga soo shaqeeyey sida kan Banaadir laga dhisey oo kale, sidaan maqley oo kale warar aan ka helay Dhoobley iyo Afmadow, Qooqaani iyo Taabtaba waxay sheegayaan in maamul qaabeesan loo sameyn doono Jubbooyinka oo dhan Kismaayana u tahay saldhig. PS: kolleey Maxaakimta qaabka ay u kala shaandheyn doonaan waa iney noqotaa qaab farax galisa dadka illeen qabiil baa madaxa naga galee
-
^lol
-
Popular Contributors