nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Astaqfurullaah. By reading this even makes someone sick,subxaanallaah
-
Great stuff, I love the idea. what happened to University of Kismaayo though, any news, mashruucaas miyuu dhamaadey, mise wali waa lagu guda jiraa! I think it is good idea first to have hospitals, because university projects could cost alot, whereby small hospitals can cost less and can do alot for the community. Any news about this university, don't tell me Maxaakimta ayaa burburiyey mashruuca
-
lol
-
^^^ Good translation, exactly what I said, am not from Kismaayo too except one month I was there in transit during dagaalkii 90/91gii en route to Kenya.
-
Markii horeba faduul ayey aheyd inuu dagaal ka dhaco Bu'aale, maxaabiis baa la laayey maba la maqli laheyn hadduusan Barre duulaan ku soo qaadin magaalada iyo agagaarkeeda. Waana arrin laga naxo in maxaabiis tabaaleysan la dhammeestiro, laakin su'aasha meesha kale taalo ayadna waa in la is weydiiyaa oon laga boodin taasoo ah qodobkaan kor ku xusey oo ah markii horeba faduul bey aheyd!!
-
Shaatigaduud iyo asxaabtiisa ayaa ku ciyaarey gobolka ee mar hore ayaa loo suubin lahaa maamul sida kuwa gobolada kale. burburkii Southwestern State of Bay and Bakool isagaa ka danbeeyey isagaana abuurey markii horena kowda April 2002, lix bilood ka dib Sheikh Aadan Madoobe ayaa xoog ooga saarey Baydhabo, yaaba dib danbe u maqley southwestern state. The point is, mar aad is hubto ood dadkaaga ay kugu raacsanyihiin wax kasta ayaa maamul la sameeyaa, gobol uu Shaatigaduud Xaabsade iyo madoobe plus their Saransoor u taliyaan waxba kama soo socdo. Bay iyo Bakool waa hore ayey aheyd in ay maamul sameestaan, waa laba gobol oo aad muhiim u ah, haddey maamul sameesan lahaayeena isku filnaan lahaa xag dhaqaale iyo dhinac kastaba.
-
My man BOB, Lawaashaa aw xasan hatay diwaay. Na'igga am sakaayo xawaad SA uk ra'agtay. Xamaa sheema laaya xaasiiboow. Jabaqaa? Ar saak leem sakta aw xuubaaye si'aga oos gat sheema ramaxyahow Baashi, naigaba am sakaayo xawuu BOB uk ra'key SA, sheemaas leem ciifan am ha'an lawwaahi, kaalin xawuu uk cejlaadey uuw oon geeeshi noodaa! Heey Baashi, reykh ya'aan uuk jareeni, rawar nawaagsan ak neek Dubai, naigu ram rohe ya'aan gatey dubai kaalin xil rabi sab ya'aan goojey, kahuu camaanaato xaasiib.
-
^^^ Well put it Allamagan, Horn may disagree with you on most of the points you made though such as the defeat of Barre, the Gedonians are in favor of Maxaakimta etc. gar laba nin kama wada qosliso, horaa loo waayey in la arko laba dhinac oo ku wada guuleesatey dagaal, waaba wax dabiici ah But what the heck, lets support our minister of defence if he is defending the country from Tigreey.
-
Originally posted by Caamir: Nimankan maxay cuneen. Waaweynaa? Waa niman 24ka saacadood cuno hilib geel is wata macal jeenigiisa sakaarkiisa, cududiisaba etc, hilibka geela kalluun bey ku lifaaqaan inta badan si labada dheecaan ama dhadhan isu haleelaan.
-
Baydhabo is a no stay zone for the TFG, I will advice them to leave, just for their own safety. Saransoor iyo Xaabsade waa teey isaga baxeen magaalada kaddib markii laga dhaga-fureestay ashtakooyinkoodi ku saabsanaa xasuuqii garoonka ka dhacey. Marka labadan nin waa mintidiin, goortey doonaan ayey weerar ku soo qaadi karaan magaalada, habeen qudcur madoow unbaa ugu daran in Abuunaa Yeey lagala dhax baxo daashkiisa.
-
I agree with Mr Caddoow, no talks with the TFG as long we have Tigreey in the TFG!
-
Horaan u sheegnay Muraadoow in ay cagtii joogsan weydo ay ceebi la kulanto, marka Odeyga magacii ayuu iska halleeyey hadana waxaa la sheegay inuu dhawaan gaari doono Baydhabo oo caan ku noqotey qaabilitaanka qabqablayaasha qeebta immigrationka. More Shabelle-Ciidamada Barre oo isu dhiibeY Maxaakimta Kismaayo Dayniile-Maxkamadah oo dhaqan celin u sameenayo ciidamadii Barre Waagacusub- Barre ciidamadiisa oo iska diiwaan galiyey Kismaayo Markacadey- Taliyihii Barre oo isu dhiibey Maxaakimta Kismayo
-
The Islamic Forces in Somalia to Chase Out the Ethiopian In the Coming Days
nuune replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^^ Ubaahne, waryaa naago tigree miyaad u kulushahay, haddee armaaban qaar kugu xiraa oo saad sheegtay hanjafkaba aan laga jarin -
The Islamic Forces in Somalia to Chase Out the Ethiopian In the Coming Days
nuune replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^^^ lool@shabaab al xasan turki, Paraganoow eegadan maxaad leedahay -
waa hadba dabeeshu dhankey u rogoto wargeysyada xamar ama websiteyada soomalida qaarkood, meeshii loo bata un weeyaan. Qoraalkan ma ahan qoraal naxweysan ama laga dhadhansan karo ula jeda muuqata oo guud, nin dhowr todobaad ka qatanaa qaadka ayaa qorey oo maskaxdiisu qaadka aad u tabtey
-
Xertii turubka unbaa dan u ah Odeyga!
-
Illaahoow dawkileey daw horaad ernaa
-
Sheekadu waxey noqotey ku tiri kuteen hadda, poropogaando ayaaba la qaataa wallaahi, laakin qaala wa qiila qoortey qalloocisaa. PS: marka gabogabo waxaan leenahay miyaa Barre roobkii baa ka adkaadey ee ciidamadii Maxaakimta kama adkaanin, waaba arrin lala yaabo oo roobkii baa ka eexday Barre una hiiliyey Maxaakimta, qiso cajjiiba waaye!
-
Hala soo dhaweeyo Abuunaa Yeey Inshaa Allaah meel kasta uu tago! Jowhar ka guur Baydhabo u guur Garbahaarey u guur Godey ku guur Gaalkacyo u guur Abuunaa Yuusuf salkiiba dhulka waa dhigi la'yahey, alla kacdoonka shacabka dhib badnaa maxey bulshada rayyidka u kiciyeen qabqablayaashu haku neefsadaanee
-
lool, intaan bog bog u seexano aaan qoorta kor ugu taagi jirney Tvga lol hobalada shareero markii horeba saas uma badneyn, kaddibna waxey u kala yaaceen kooxda waaberi iyo iftiin, qaar aaba xataa lagu sheegay kooxda Xarbi ee jabuuti
-
Qalanjo, sure she was qalanjo loo bogey barigaas, aad baa looga danbeeyey heesaheeda hidaha ahaa
-
I will wait for Idamaale News, they will bring us LIVE pictures of Barre's army outside of Bu'aale.
-
ICU said on BBC Somali that they will publish the pictures of that Ethiopian Officer so that all the press can see and witness. We wait anyway
-
Popular Contributors