nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^ Taabto ayey duqeeyaan ciidamadii hilibka ceyriinka calaanjinayey, wax waroo dheeraada miyaad maqashey, Bilis Qooqaani laba dayuuradood oo kuwa qumaatiga u kaco ayaa xalay lagu duqeeyey saakana Taabta ayey onkod kaga yeersiiyeen, waa war isoo gaarey dhawaan.
  2. Abuu Paragon, I think Yeey got less reception than the xaajiga al muusi al darandoori
  3. Some isla-Qumanayaal Quraan Ubaahan would deny those reports and label it UIC propaganda flying soucer!
  4. Allamaganoow, magaca aad wadato unbaad iga dishey waayo Awowgey ayaa Alamagan la yiraahdaa saa darteed ayaan cunaqabateen kol hore u saarey inaan kula yoomo, ee iska rafo oo iska hantataq!
  5. How could you Hornoow, in aad tiraahdo Bu'aale xasuuq baa ka dhacey, Diinsoorna kama dhicin, macluumaatkaagu waa mid aad iska type-qaraaceeso un ee ma ahan midka ay warbaahintu soo tabiyeen Aargudasho aan meel loogu soo gabado laheyn weeyaan. waana ayaan darro in wasiir gaashaandhig uu geesanayo falkan foosha xun.
  6. Cabdullaahi yusuf ma jooga wadanka, Geedina maanta ayuu ka ambabaxey, yaa isku soo harey, Madoobe, Jeelle iyo Tigree Hilibka Ceyriinka Cuno , xaalku ma hagaagsano! saadaashu waxey sheegeysaa in ay dhib ku noqoneyso soo noqoshada Yeey iyo Geedi wadanka ku soo noqdaan. Maxay kula tahay?
  7. ^^^ waa lagu karbaashi wallee hadaad mar danbe tiraahdo wax puntland la dhaho ma jiro, feejignoow intaadan faruuryaha dhaqaajinin! Now, bal ka warrama haddeynu form-gareeno Indian-OceanLand, yaa igu taageersan
  8. ^^ Abaadir, ninkan MMA caadi ma ahan, ayaamahan ayaan ka yaabey sababtoo ah lahjad hargeysaawi ayuu soo qorayey, yaab ani!
  9. nuune

    NBA

    As Northener has said, enough warning was given to Just-A-Brotha who is using foul language and name-calling. Just-A-Brotha, show respect to others, and respect the rules of the FORUM.
  10. about time our General Duke gets some good reception from the TFG after all that xiiqid and qeylo-dhaan.
  11. Since this conflict started, I learnt that: - Reer Waqooyi are more Somali than the rest of the country, sidey uga xumaadeen, uga soo horjeedsadeen tigreega ma maleen kartid, taasna waxaa kuugu cad our somalilander fellas in SOL sidey uga xumaadeen qabsashada itoobiyaanka ee soomaaliya. - Waxaan oran karnaa danaha somalia marka laga hadlayo dadka ugu horreeyo ee ka damqada xanuunka soomaaliya iney yihiin walaalaheen waqooyiga. fad ama ha fadin xaqiiqda waa saas, ma arkin qof reer waqooyi ah oo u durbaan tumaya tigree laakinse aan aragney dad badan oo u sacaba tumey itoobiyaanka oo ka yimid wadanka intiisa kale.
  12. Our new am-baas-door is 28 yrs old, not bad when u compare dat 2 our new appointed somali envoy to EU who is 21 yrs old!
  13. They can bomb Garissa since it is a Somali-land if they want!
  14. nuune

    Kililka 6

    Thank you Xusein Ceydiid, what you attered is what I just explained on this topic a week ago!! Xuseen Ceydiid is an honest man, at least he told us the reality behind the invasion of ethiopian troops unlike Geedi and Yeey.
  15. Ninkan Geedi yaa u fiirsadey horta marka uu hadlo, kibir baa ka buuxa, wuxuu isku heestaa nin aan innaba caadi aheyn.
  16. War jiraaba cakaaruu imaan, cabdullaahi yusuf haduu naf waayo, geedina waa ku xigaa.
  17. This is exactly what we had predicted, Zenawi is going there so he can lay down the "Sharciyada" uu ku maamuli lahaa Kililka 6
  18. ^^^ well isn't he still Somali, that is the point I guess! PS: We had one Somali boy from Norway and now Fulham and Bluckburn are intersted in him, they already met the boy, his father is the famous guy called Caddaay who is much involved in sports developments in Norway and Sweden, a team I was leading during the summer games in Sweden met this boy's team of Norway, he is talented.
  19. lool Qanyare, here comes Yalaxoow from Malaysia. Nimankan turubkii bey ku daaleen sidey u ciyaarayeen.
  20. This is the latest fears from Ethiopian troops in the capital, residents are no longer going to the mosques as they fear they would be labelled of ICU supportes. We have seen, heard and witnessed people throwing out their Islamic dresses away such as cimaamad, khamees, koofida sunnada etc, what next!!!! This is the result, you can't even pray in the mosques for fear of Ethiopians. Waxaan soo xasuustey barigii ashuunka lagu addimi jirey xilligii Rasuulka(SCW.
  21. I hope President Abdullahi Yusuf commit to send 1000 soldiers to Darfur. He has all the capability to do so. Sometimes it is good to minimize the rubbish you are pouring into this FORUM
  22. Horn, anigu naceybkaan amxaaro iyo tigree u qabo ayaan soo bandhigey adigu maaxad soo bandhigtey aan ka aheyn adeer hirale ayaa qabsadey Kismaayo, meesha itoobiyaa soomaaliyoo dhan la wareegeyso ayaa laga hadlayaa adna kismaayaad ku wareegeesani, war iga tag waad na gabtee. Horn, seed kismaayo ugu noqon, washington dc visa itoobiyaan waa inaad kasoo qaadataa safaaradooda, haye dat is intstitution to you, agree!
  23. Horn waxa u daran unbuu ka hadlaa, Kismaayo unbuu ku waashey, wallee anagaa wax aragney. rawaa Horn, sikmaayo daa uk laawatey dahii da'eerkaa rihaale baqsado xamaad aafidey li'een ti'oobiyaan ya'aa dawankaaga seehto, da'na xawaad ak dahleysaa sikmaayo iyo nijji lake, baqiil ya'aa uk lidey lawwaahi
  24. nuune

    Kililka 6

    Sidii ay horeyba u qorsheenayeen itoobiyaanka, in badan ayey ku fakarayeen qabsashada soomaaliya oo dhan, waxaa cadaatey riyadii itoobiyaanka iney mira dhashey taasoo ah iney 45 sano sugayeen jaanis iyo fursad noocan oo kale ah. Kililka 6 ee Soomaaliya ayaa durba lagu magacaabey Soomaaliya, kililka lixaad oo ka tirsan qaarad weynta itoobiya. sharciyada ay dajiyeen itoobiyaanka ka hor inteysan Soomaaliya soo galin ayaa ah waana laba sharci: - in qof kastoo soomaali ah ku dhashey dalka soomaaliya ee lagu magacaabo Kililka 6 laga bilaabo hada uusan dhaqdhaqaaq suubin karin asagoon wadanin Mustawaqa. - Qurba weynta soomaaliyeed ee dibadaha joogta waa iney viisa itoobiyaan ah u soo qaataan haddey rabaan iney ku soo noqdaan Kililka 6 ee Soomaaliya. These are one of the two main things Ethiopia wants before establishing any governence in Somalia,and they already discussed that Woe to ethiopia and who ever supports them. Anagaa isku dhigney, isku kala wadhney amxaaro iyo tigreey oo dhahney kaalaya na rimiya!
  25. I only found out this channel just two dayz ago. NOTE: The way they report is exactly the same as the new Aljazeera english, same layout, even watch the news ticker feeder at da bottom, same as Aljazeera indeed. waaaay toooo goooo freeenchhh