nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. These are the wreckage of the cargo plane belonged to Ugandan Army which was bombed and shot down!
  2. This piece would have made sense without the use of qabiil names and aflagaado!
  3. Somaliland banned all flights from the south for health related reasons as they said, TFG Health Minister Qamar today said this, read the article: DFKM oo jawaab kulul ka bixisay mamnuucidii uu maamulka Soomaliland ku mamnuucay safarada kaga yimaada Soomaliya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabtay Go'aanka Maamulka la magac baxay Somaliland uu ku mamnuucay duulimaadyada kaga yimaad K/Soomaaliya. Wasiirka Caafimaadka Dowladda KMG Marwo Qamar ayaa aad u cambaareysay Go'aankaas, iyadoo ku tilmaantay mid aan laga fiirsan. Waxeyna sheegtay wasiirada in go'aankaas ay tahay mid saameyn ay ku yeelaneyso kuwo badan oo ay ku jirto Maamulka Somaliland waa sida ay hadalka u dhigtaye. Maamulka La magac baxay Somaliland ayaa mamnuucay gebi ahaanba duulimaadyada iyo gaadiidka kaga yimaada K/Soomaaliya, taasoo ay ku sheegeen in Deegaanada Koonfurta ay ka jiraan Cudurada Shuban Caloolaha, sidaas darteedna uu dhibaato kaga imaan karo caafimaad ahaan Gobolada Waqooyi. Xukuumada Soomaliland ayaa wareegto ay soo saaratay hore ugu mamnuucday dhamaan socdaalada dhulka iyo cirkaba leh ee ka yimaada Gobolada Soomaliya gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo ay si gaar ah carrabka ugu dhufteen iyagoo la sheegay in cidii amarkaa ku xadgudubtana sharciga lala tiigsan doono. Maxamed Cali Shirwac ceelbuurnet.com
  4. Oohinta ayaa qeyba badan kala leh, oohin muruga kaa keentay, oohin kaa imaatey xanuun awgiis, oohin ay sabatey qof aad jecleed ood weyday, oohin khushuuc iyo cabsi Eebbe ku salaysan, oohin maseer iyo hinaas keentay, oohin jiljileec iyo qalbi nuglaansho darteed, iyo qeyba kaloo badan oo oohinta ka mid ah, laakin waxaa hubaal ah in nimanka iyo dumarkuba ay ooyaan. intas waxaa sii dheer oohinta laftirkeeda oo darajooyin sii kale leh, tusaale ahaan, ninka ilmeenaya waxaa laga yaabaa iney ilmadu ka daadato asoon nuuxsanin oo sidii sanam iskaga taagan wax dhawaaq ahna uusan la soconin markuu oynayo, oohinta noocan oo kale ahna waa mid dhalisey murugo xoog leh oo aan laga so tiigsan karin. dumarku ayagu hadaan ka hadalno khaasatan dumarkeena Soomaalida ma ahan kuwa saas u oohin badan, kaliya markey isku dhax darsamaan ama isku dhax yaacaan waa markey geeri ama naxdin ku habsato reerka, wey jiraan gabdho iska ooyo markey waayaan ama heli waayaan lamaanahooda laakin ma badna. isku soo wada duub-duub waxa dhan oo waxey ku xirantahay qofka dareenkiisa iyo qalbigiisa siduu hadba u damqado ugana naxo arrin fajjac, jahwareer iyo cuquba xanbaarsan ama xanuun iyo dhibaata kale.
  5. Paragon, sxb, dhulka aad sheegtay oo dhan aad baan u aqaanaa qaarkoodna waan arkey oo saffar gaaban baan ku tagey mar aan Kitanbulusha soo sameesanayey, illen anigu dadkii dagaaladii sokkeeye ka soo qaxey baan ahaayee illaa Xamar, deegaan ahaan dhulkan reeraheena ayaa dago, Lagdheer, Sarrif, Biya Madoow, Kullan, Dhamaajaaleey etc, Balcad iyo Xamar nin ku soo barbaarey muxuu Bannaanneey iyo Biya Madoow ka garan, waa anigee Kullan waa un soo mari jirey oo safarka markaan nahey baan ku nasan jirney, ee aad uma aqaano magaalada, nin adeerkey ah oo magaciisa waad maqashey dhulkaas caan buu ka yahay waxaa la yiraahdaa Qaaqle waa reer Afgaab ah, ayaa daggan Kullan markii iigu danbeesay, Qaaqlaha waa mid jinni ah maalin buu intuu i kaxeeyey ayuu baadiyaha i geeyey caana geel oo markaas la lisey siduu iigu wadey ayaan anigii dhannaa tuubooyinka dhuumaha saliida butaaciya noqdey subaxdiiba waan kasoo cararey igama uusan harinee todobaad baad joogi buu iyiri, anoo waxaan soo noqdey caloosheydu ay tahay mataramakis
  6. Paragon, Cammuu subag yaroo macaan ayaad soo bandhigtey, Allaylahay Qabri geliya leeyahay, Maashaa Allaah, illeen abwaan dhuumanayey ayaad aheyd, waa lagu helay waxaad dudun gashaba, adigaa Kullan iyo Sarrif is keenay.
  7. Keynaan, wey kaa dhicistey adeer, adiga unbaa is duqeeyey, boqnahana is jarey.
  8. Kheyr doodiisa dhan maxaa ka wada dhigey waxey dumarka xirtaan iyo madhabaha(math-habaha) kala duwan, laga yaabo labadan mawduuc iney yihiin kuwa kaliya ee dhaliya shucuurta kala duwan iyo doodaha xasaasiga ah kuwaas oo intooda badan aan laheen ula jeedo kaamil ah iyo meel loo raaco toona, ugu danbeentiina wareeriya dadka intooda badan ee ku cussub mawduucyadaas ama diinta aan wax saas ah ka aqoonin. Kheyr, bro, maadaama aad aragtidaada iyo fakkirkaaga ka baxsatey barnaamijkaas ka baxey talafishinkaas, waxaan ku weydiin rabaa, haddaad jeceshahay in aad dadka wacyi galiso ood wax u sheegto maad si qumaati ah oo toosan wax ugu sheegtid ood topigyo noo furtid oo aan kaa faaiideesano waxaad taqaano, taas waa fikradeyda, waana ka baxey!
  9. By Matthew Green in Kampala 9 March 2007 (Ft.com) Less than 24 hours before Ugandan president Yoweri Museveni began deploying the vanguard of a peace mission to Somalia, his police force was busy firing tear gas to disperse demonstrators in central Kampala. The protesters accused him of presiding over a breakdown in the rule of law after security agents re-arrested six treason suspects released by the High Court and beat a lawyer unconscious, the latest sign of growing autocracy that has dismayed international donors. But when the first Ugandan troops trotted down the cargo ramp of an aircraft at Mogadishu International Airport the next day, Mr Museveni took a clear step towards strengthening relations with his most important ally - the US. "Public perception is against him; people increasingly see him as hardline and intolerant," said Angelo Izama, of the Daily Monitor newspaper. "But the opposition knows he's got a powerful ally in his camp." Once feted as a soldier-scholar who overthrew a corrupt regime to introduce a measure of free market prosperity, Mr Museveni lost support at home and abroad when he broke a promise to step down after parliament changed the constitution to allow him to run again. A year after the elections, he has reinvigorated his leading role in the US "war on terror" by dispatching the first contingent of a planned 1,600-strong Ugandan mission to Mogadishu - a city that has a history of sending well-meaning foreign troops home in body bags. A volley of mortar rounds landed near the airport as the first 400 troops arrived on Tuesday, while nine civilians were killed and two Ugandan soldiers wounded the next day when rockets were fired at a Ugandan convoy driving through Mogadishu. But for Mr Museveni, the risk to his troops may be a price worth paying. Like Meles Zenawi, Ethiopia's prime minister, who enjoys US support as a counter-terrorism ally in spite of a crackdown after elections in 2005, Mr Museveni's strategic role has encouraged Washington to damp criticism of him. Forged during the Clinton years when Mr Museveni formed the linchpin in a regional alliance against the Islamist government in Sudan, his long-standing convergence with US security interests has again come to the fore in Somalia. The deployment of Ugandan troops under the banner of the African Union in Mogadishu is key to the US strategy to deny suspected al-Qaeda agents a base in a country they fear could be used as a staging post for attacks in east Africa. The US gave its tacit blessing when Ethiopia invaded Somalia in December to overthrow a coalition of Islamists accused of links to al-Qaeda. Washington is counting on the Ugandan-led force to protect a weak interim government as Ethiopia withdraws. At a news conference alongside a visiting US general last week, Mr Museveni stressed he was sending troops to improve regional security rather than to act as "policeman" for the US, although he acknowledged Washington was providing funding. "We have the courage," he said, "but we do not have the money." Already under fire, the Ugandans are looking rather lonely. The AU is hoping to muster 2,500 more troops from Ghana, Malawi, Bur-undi and Nigeria, but UN officials say 8,000 are needed. One diplomat in Kampala described the deployment as a "suicide mission", but Mr Museveni displays unblinking faith in an army he built from a tiny band of comrades who launched his guerrilla war against former president Milton Obote in 1981. Given the scandals in Uganda, some Ugandans argue the troops would be better off staying at home.
  10. A cargo plane transporting Ugandan soldiers to Somalia's capital caught fire as it landed at Mogadishu's airport, officials say. A Somali Islamic group has claimed it shot at the aircraft, but Uganda's army spokesman told the BBC investigations so far suggest a technical problem. Gaal jabkiisa wuu qarsan, techinical problem kuye, they never admit defeat
  11. Ethiopian troops leave Juba's That is a bad news indeed for all of us, they shouldn't be leaving just like that, there has to be some justification of their withdrawal from the Jubba's, very bad news indeed.
  12. ^^^ Sheikhyadaa kala ah, suufiyada waxaaba dhici karto in ay kistoo bakhshiish ah soo shaqshaqdaan inteey meelaha soo xadreeyaan, hadhowna xoogaa ka bixiyaan waxey soo luflufteen, laakin Taliban suufina ma ahan, akhwaan muslimiina ma ahan, waa dawacadii socodka libaaxa iska raadisey, kiisana mey sameenin, keedina wey ka tagtey, dhaxdey ku luntey. Taliban, be normal sometimes akhii, laakin ithaa qulta sa akhruju seyfii kulla daqiiqah bilaa sabab, ibtila kabiir kugu dhacee calaashaan mar aa lagu duqeenaa is jir, mar kasta ha iska dhigin qof saxsan. Lilly, thanks dear for that information, glad you posted it here, I received the email from the friend as well, will be in touch soon Inshaa Allaah
  13. Bob, bro, sadly so, as much as I wanted Arsenal to stay in the CL, they just drop out after Alex's 83rd minute header gave PSV a 2-1 aggregate win, but you are right, Arsenal are no match for Chelsea, I don't want Soma-Ink to spot this statement! Man United are in, Larson sealed off that farewell goal for Man, Lille worked so hard, they had many young players so as United, but they wasted their chances. Real Madrid are out as well, thanks to Lucio, and Bayern won on away goals, 4-4 aggregate. I also forgot, AC Milan are through, Celtic did well for going extra time with Milan. It is just getting easy for Liverpool, with PSV, or the likes of Man United or AC Milan with their performances tonight, it will even get better for Liverpool to progress with simplicity and with style.
  14. What a night, what a night, we deserved to win, and deserved to go through, it should have been 3-0 for Liverpool</b at first half. Benitez should be punished for taking out Bellamy and replacing Pennant with him, BIG mistake, and that is how Barcelona got the goal. Barcelona looked amateur team at first half, then when they realiZed Benitez's mistake, that is when they started firing. Liverpool got 16 shots on target, Barcelona got only 7 shots, now can anyone tell me who is the best team in the CL.
  15. I think this has to do with envy and jealousy, the accusation was made by some of his officials who months ago wanted him to resign. Anyway, Allah knows the best, the guy has to come out and tell the truth. Jaylaani, sadly, all the sports you had in mind are all taken, check here: Somali Tennis Federation Somali Athletics Federation Somali Handball Federation Somali Volleyball Federation Somali Basketball Federation Somali Chess Federation Somali Rowing Federation Somali Taekwondo Federation Somali Swimming Federation Somali Cycling Federation Somali Judo Federation Somali Archery Federation lool Somali Gymnastics Federation Somali Boxing Federation Somali Billiard Federation Somali Weightlifting Federation Skinny Faaraxs doing some weightlifting
  16. MMA, sxb qodobo wanaagsan baad ka shanqarisay, intooda badana waan kugu raacsanahey maadaama aad taabatey boogo u baahnaa in la dhayo. Qofka markuu samro oo sabirkiisu bato dhibaata awgeyd 16kii sano, oo uu helo ama dareemo nabad iyo xasillooni muddo qaddar dhan, hadana kuu badasho xassillooni darro iyo dad shisheeya oo waligaa naceyb iyo kala go' kuu rabey oo la yiraahdo kaalaya imaada wadankan dihinka ah ee aad waligiin ku riyoon jirteen inaad qabsataan, soo dhawaada jaalayaal la yiraahdo, miyeysan muraayadillaac aheen. Taas waa taas, tan kale een doonayo inaan ka hadlo waxaa weeyaan mawduucan een abuurey kaas oo dhaliyey shucuur kala duwan iyo khilaaf, wali dad badan ayaan fahmin sababta aan u abuurey mawduucan xasaasiga ah ee dad badan ku fashilmey wajiyadoodana bannaanka soo dhigey iyagoo ku hadlaya magaca qabiilkooda iyo ma dawlad somaliland la yiraahdo ayaanu daris la ahaan karnaa, ma gobol baa dawlad jaar ah nala ahaan karo, taas waa iyaga iyo fahankooda, illeen qof fahankiisu iyo dareenkiisu dhanba noqdey shucuur qabiil wey adagtahey siduu maankiisa garawsiyo u heli lahaa ama u dhadhansan lahaa xaqiiqda jirta maanta. Horta wali Somalia kama quusanin, oo wali waan ku raja weynahay in ay nabada ay sugeysay hesho, laakin waxaa niyad jab igu noqdey xabashi wadanka halaguu keeno, hakuu maamusho umuurahaaga daakhiliga ah iyo dibadaba, dhaqaalahaaga ha kaantoroosho, maskaaxiyyan iyo mabda'iyyanba haku wadwadato oo kolba dhan hakuu rogoto, waa middan mida igu dhalisey inaan ka quusto Soomaaliya, inaan ka raja beelo Soomaaliya, adduunka wax ka xun ma jiro itoobiya oo gobolo dhan kaa heesato oo waligaa ku guumeesan jirtey ku casuun wadankaaga. Dadkan isku sheega iney Soomaaliya hogaanka u hayaan waa saad sheegtoo in yar oo shucuur wadaninimo kuma jirto, ma aaminsano in itoobiya iyo Kenyaba u guntadeen sidii loo garbaduubi lahaa Soomaaliya si aysan nabad u helin, itoobiya waa cudurka kudka ah ee nagu dhax jiro, waa miino nagu aasan oo ay adagtahay sidii ay uga tagi laheed wadankeena, waa takkarta saaran maroodiga had iyo jeer. Waxaas oo dhan waxaaba iga sii daran, cadawgeyga aan la dagaalamee maxaad iigu keentay wadanka, maxaa adiga ula shaqeeneeysaa, maxaaadse ka faaidey waa adiga keenay wadankee, iyaga unbaa faaiido iyo natiijooyin aan la xanbaari karin ka helay Soomaaliya, saldhigyo iyo xarumo aan waligood la salguurin karina ka dhistey, dowlad ku sheegan umadda Soomaaliyeed ayey dabin u dhigtey, dabin aysan waligood ka bixi karin, mid aan laga soo waaqsan karin, dabintaas oo ah dixiri hakugu dhaxjiro, dixiri aan dan ka laheen meeshuu lugta ku walaaqdo, kaasoon u aaba yeelin dheef iyo dhibaato, aaran iyo abaar, waa itoobiya dixirigaas nagu dhax jiro, dixiri nagu sii dhalanayo oo korkeena ku kobcayo kuna sii faafayo si xad dhaaf ah. Sheyga inta badan aan la wareero oon fahmi kari waayo ayaa wuxuu yahay, dadka taageera dowlad ku sheegan ee u taageera qabiil ahaan ayaa intooda badan u uloleeya wadaninimo iyo isu tag Soomali Weyn, maxay uga dan leeyihiin, maba ogsoona iney saddex waxyaabood isku dhax qasayaan iyo ka badan, maba dareensana iney xunbo cuskanyihiin, mana arkaan ama wey iska indha tiraan cadawga shisheeya ee ay u sacaba tumayaan, waxey isku qasaan qabiilkaaga taageer, itoobiyana taageer, dowlad ku sheegana taageer, midnimada Soomaalyana taageer, luga badnaa ma hangaraarac baa, yacni tan waxey ku tusineysaa in maskaxdoodu aysan aheenba caadi, maskax dagganoo kalsooni iyo wadaninimo ku jirta ayaa damqatoo ka naxdoo diido cadaw shisheeya ah la shaqeentiisa, kana xishoota qabiil iyo durriyadiisaba.
  17. To support a reliable government that is based on its people is one thing that needs to be supported wholly, to support and cheer for an illegal government that brought Ethiopians and other foreigners to our country is a blind support and that person needs some check-ups for their next visit to hospital just to make sure their mentality functions well and is free from clan stuffs etc. Back to the topic, Somaliland didn't bring Ethiopian troops to its territory, they didn't invite one single Ethiopian advisers in the disputed Sool and Sanaag areas, that is if Somaliland wanted to use Ethiopian powers for those disputed areas, they would have done so! You brought foreigners to Somalia, and simply you are talking about UNITY, lets drop that part for now, unite the people in the South, then lets come to Somali-galbeed, Somaliland and NFD etc. As everyone is entitled to their own opinion on this matter I would say some people are deluded from the fact, and are constantly and blindly supporting something that doesn't exist in my many Somali books, that is the TFG, it is not representing the people, and is only there to serve Ethiopian interest in Somalia and that is "No Peace For Somalia". For the ICU, yes, I supported them, they brought some kind of peace and tranquility to many parts of Somalia, something that didn't even exist and was never heard of in 16 years of anarchy and disaster. Many people would be mistaken to assume that whoever supports the ICU is automatically from Mogadishu clans, WRONG! I would say, let YEEY and his Ethiopian troops go to Addis Ababa and leave Somalia for its people to govern, he is not the good governor and won't bring Somali people together, only keeping them apart. I would never agree how some Somalilanders present the ideology of Somaliland, I think they need to revise their approach and present qadiyada Somaliland in a more peacefull way and diplomatic manner, I think Mr.Oodweyne knows what I am talking about here.
  18. ^^^ Typical Man U always gets away with a late goal, these guys should be tactically maneuvered, I mean they play bad, they score at the end, and they do that every game. This was one match I had full hope with that Liverpool could win easily as we dominated the whole game with simplicity. Soma-Inc, bro, it seems the race for the title is loosening out of hand from Chelsick and notably from Liverpool's point of view!
  19. If you don't believe me just wait and see for yourself in the coming 20 years. Economist, I have waited 16 years to cool down things, but maalin kasta waa ka daroo dibi dhal, iyo kud ka guur oo qanja u guur, iyo ceesaan meel ay ku galaangalatey. But thanks for your 20 years! Glad to see there are some nomads who share my take on this topic.
  20. I said SomaliLand should be recognized, I never uttered those words in my life, and always wanted a Somaliweyn entity for all, but I also never critizised Somaliland, and I always acknowledged their achievements, I was there, seen the peace, the kala-danbeyn etc what made me campaign for recognition is that I no longer consider myself to be from Somalia, or a place that used to be Somalia, this is a difficult approach! This is after I witnessed that Somalia is no longer for Somalis, that Somalia has no hope whatsoever, and that Somalis will never have the dignity, sharaf, cizzo, sumcad and magac they used to have and enjoy, and that Somalia will never be a nation that is capable of governing itself while we have munaafiqiin in our midst who bring and invite foreigners without the consent of its citizens . I want peace, i want a place to live when I go back to Africa, I want to see some kind of governance, I am running away from the South, I want to have some sense of security, Somaliland should be reocgnised, and if not, I will campaign for that in my part.
  21. Waryaa Rudy, finally you achieved your long awaited Xalimo-Camp. Sunday is 2moro, we wait your report on that Camplaville, glad to hear there r many lollipops out there, shinbira badan baad daban doontaa axada, tirfatoore waaxid.
  22. Caasho-Garatey bey qolo kasta moodaan Soomaaliya waa iyaga kusoo dhuq-dhuq leh sidii balli xareedu tibaaxeyso!
  23. MMA, sxb waxaan la yaabey oon illaa hadda la yaabanahay, ma jiraan wax buugaag af soomaali ah oo ku qoran waxyaalaha ku saabsan MEDICINCE ama MEDICAL guud ahaan. Maxaa loo waayey buugaag ka hadlayo caafimaad? Maxaase loo waayey buug qaamuus ah oo medical ah? Somalida isku sheegta iney yihiin qoraa, maxay ahmiyad weyn u siin waayeen mawduucan intii ay waqtigooda ku qasaarinayaan buugaag siyaasad daabicidooda iyo wax aanan bulshada waxba u tareenin? dabcan wey jiraan oo wey buuxaan buugaag af soomaali ku qoran oo leh mawduucyo fara badan, balse qeebta caafimaadka cidna ma daneeso waana qeebta ugu muhiimsan oo bulsho weynta u baahantahay. Hadaba, arrintan waxaa igu dhiiri galiyey anoo habeen dhaweeto ku jirey website af carabi ah oo gabigiisaba ku saabsan Arabic-Medical-Dictionary, hadaba waxaa igu soo dhacey fikrada ah, maad sameesid website ku saabsan caafimaadka, khaasatan qaamuus Soomaali ah oo caafimaadka ka hadlaya ama Somali-Medical-Dictionary. MMA, sxb fakkirkaas muxuu kula yahay, ma kula yahay barnaamij hirgalaya hadaan ku dhaqaaqno.