nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
I think, even comparisons with other fields such as telecommunication and internet usage, still Somalia takes first place, what does that mean to us anyway!
-
Originally posted by Jacaylbaro: Why only one source is reporting this ??? Sxb, other Somali media sources are not interested what is happening in Somali-Galbeed, so, the only sources you will get are the one's from that region. You may check the websites from that region for upto date news of what is happening in that part of Somali-Galbeed.
-
Ethiopian Miltary Burns Down the town of Laasdoole in Somali-Galbeed, ONLF responded to the extra judicial killings and mass civilian displacement carried out by the Ethiopian military. Eyewitnesses confirm that heavily armed contingent of ONLF attacked the Ethiopians who carried out the mass murder. For more,read
-
in the 2nd attack in London of 2005, that waved consisted of Somalis. Not one was a Arab. He had told Somalis to go and blow themselves up and they have done so. Even the British didn't make those accusations against Somalis, why would you! I also see Islam as being part of this failure too. Subxaanallaah apart from that, Ilaahay hakuu danbi dhaafo
-
^^^ It won't be an easy task though, but I believe Liverpool can make it
-
^^^ why do you want the LINK bal, cajjiib
-
Waa hubaal in mid kastoo inaga mid ahba ay ishiisu kudhacday Meeraha dhalaalka badan ee Venus,Meerahan oo qoraxada kaga wareega majiiraha udhexeeya Mercury iyo dhulkeena,baaxad ahaana dhulkeena le'eg;waxay Somaalidu utaqaanaa Shuhuura, Maqalo xidh-xidh ama xidigta waabiri oo sidoo kale maqaariibtana waxyar kadib marka Cad-ceedu dhacdo sidhalaal weyn uga ifta dhinaca Galbeed waxyar kadibna kadabagalbata Qoraxda. Meeraha Venus oo majiiriha uu kaga wareego Cad-ceedu inaga sii xigo xaga Qoraxdu weligii masoo gaadho ama laguma arko badhtamaha Cirkeena oo aan ka ahayn subaxa hore oo uu Bari kasoo boxo iyo galabtii oo uu Galbeed ka muuqdo,taasna waxaa keenaya xigitaanka majiirihiisu inaga xigo Qoraxda oo inaga ahaan inoogu muuqda inuu marwalba ka ag dhowyahay Qoraxda. Venus waa duni ay kugadaamantahay Carbondioxide heerkulka bogcadiisuna aanay hoos uga dhicin 500 oo degree centigrade Athmosfeerkiisa 96% waa carbondioxide 3.5% waa natrogin 0.135% waa uumibax biyood waxaa intaa soo raaca Schwefeldioxid iyo naqasyo kale, Venus waxa kajira cadaadis dhan 92 bar taasoo udhiganta cadaadiska lala kulmo hadii 900 oo mitir biyo hoos loo quuso,majiro wax faraqa oo u dhexeeya habeenka iyo maalinta venus sidoo kale badhaalaha venus iyo labadiisa cidhiftoona faraqa udhexeeyaa masameeyo wax micno ah oo weyn. Daruuraha culus ee venus kugadaaman waxaa lagu qiyaasay inay qarra le'egyihiin inta udhexaysa 48 ilaa 70 km,daruurahaas oo intooda badan xambaarsan ama kaba samaysan Acid kuwaasoo sida roobka u hoora balse aan gaadhin hadana bogcad-dhuleedka Venus. Roobkaa sumaysani kahor inta aanu gaadhin dhulkaba wuxuu markiiba isu bedelaa uumi marlabaad kor usoo kaca sababta keenaysaana ay tahay heerkulka sare ee bogcad-dhuleedka Venus oo gaadha 500 oo degree. Daruurahaa dhagarta xambaarsani waxay kusocdaan xawaare gaadhaya 360km saacadii halka dhulka kahooseeya ee Venus ay katahay juuqla aan neecaw xaada dhaqaajisa loo aqoon,taas waxaa lagu xaqiijiyey sawiradii uu qaaday dayacgacmeedkii Verena oo sawiray dhagxaan bal-balaadhan oo aanay kamuuqan inay wax raad dabayleed ahi kajiraan.Sababtoo ah meel hadii dabayli kajirto intay doonto awoodeedu haleekaatee waxay dhaqxaanta meeshaas uqaabaysaa malaayiin sanadood dabadood habab kala duwan sida kuwa dhulkeena oo kale. Sawirada ay Raadaaradu kaqaadeen oogada sare ee Venus oo intiisa badan dhul siman ama aan dhul sare oo fara badan lahayn,ayaa waxaa ugu xiiso badan laba meelood oo dhul aad usareeya ah oo kala ah Ishtar Terra waxay kutaala meel u dhow cidhifka woqooyi waxaana baaxadeeda lagu qiyaasay inay le'eg tahay Australia halkaasoo ah meesha laga helo buuraha ugu dhaadheer ee Venus,kuwaasoo loo bixiyey Maxwell Montes dhererkooduna dhulka kakacsan yahay 11'800 m marka laga qiyaas qaato Gacanka dhexe ee Venus,meesha labaad ee iyana laga helo dhul sare waxay kudhowdahay badhaalaha Venus ,kuwaasoo iyana loogu wanqalay Aphrodite Terra. Commetyada kuguud dhacay Venus waa wixii baaxadoodu kawaynayd 3km,wixii intaa kayari suurtagal maaha inayba soo gaadhan dhulka Venus oo waxay markiiba kuqar-qarxaan Athmosfeerka sare cadaadis iyo culays jira awgeed. Markii Galileo Galilei bilawgii qarnigii 17aad isagoo isticmaalaya diirad uu isagu samaystay markii uhoraysay kujeedaaliyey meeraha Venus waxay ula ekoonaatay walax-cireed sida dayaxa oo kale ubed-bedalaya wejiyadiisa (mar dhamaystiran marna dhiman) taasoo loola jeedo in mudo kusiman sanad iyo badh gudohood meeraha Venus iska dooriyey wejigiisii uu markii uhoraysay ku arkay ee ahaa qaabka bisha oo kale uu mudadadaa kusiman sanadka iyo badhka gudohood isu rogey qaab wareeg dhamaystiran ah. Intii udhexaysey sanadihii 1761 iyo 1769 ayuu meeraha Venus mudo saacado gudohood ah Qoraxda iyo Dhulka dhexdooda taagnaa .Dhacdada noocan oo kale ah marka laga eego dhulkeena waxay looga arkaa sidii oo dhibicyaroo madoobi kudulsawirantay Qoraxda ,maadaama qoraxdu aad uga weyntahay wax saamayn ah oo sidaa uweyn kuma samayn karin Venus inuu inaga wada qariyo qoraxda.Marka sidanoo kale dhacdo waxay dadka aqoonta dheer uleh cilmiga xidigisku uyaqaanaan Transit. Lagasoo bilaabo 1957 waxaa larumaysnaa in Venus ay afar casho kuqaadato intuu udub dhexaadkiisa halmar kuwareego waxase taa lagu beeniyey dabayaaqadii lixdanaadkii markii hirarka jabaqda raadaarka lagu cabiray in aragtidaa hore aanay wax lug ah kulahayn wareega uu sameeyo bogcad-dhuleedka Venus ,balse waxa waagaa hore lacabiray ahaa xawaaraha daruuraha dul haadaya Venus oo ay afar casho mudo kusiman kuqaadato inay kuwareegaan Venus,halka wareega bogcad-dhuleedka Venus ay tahay 243 maalmood. 1dii Mars 1966 ayay ahayd markii dayaxgacmeedkii uhoreeyey ee Ruushanka oo magaciisa la odhan jirey Venera 3 kudul burburay daqiiqadii udambeysey isagoo aan wax natiijo ah noocay doontaba ha ahaatee kasoo dirin Venus, kaasoo noqday shaygii uhoreeyey ee gacan aadami samayso oo gaadha Venus.Sanado yar dabadeedna waxaa si joogto ah isu daba marayey dayax gacmeedyo kale oo ay ganeen Ruushanka iyo Maraykanku. Sahaminahaas kala duwan ee ay ukaltamayeen labada quwadoodna waxa ugu muhiimsanaa ee kasoo baxay wuxuun buu noqday oo lagu ogaadey horaantii todobaatanaadkii in cadaadis- bogcadeedka Venus sagaashan jeer kasareeyo ka Dhulkan aynu kunoolahay iyo in heerkulka Venus gaadhsiisan yahay 500 degree C. Aakhiritaankii waxaa lagu guulaystey in dhawr dayax-gacmeed si nabad golyo ah loogu dejiyo Venus kuwaasoo weliba Cimilada ba'an ee Venus ay hadana usuurta gashay inay mudo kudhawaad laba saacadood xamilaan oogada sare ee Venus kadibna iyagoo waqti intaa kabadan u adkaysan waayey ,hanoqoto mid kaga timi heerkulka ama cadaadiskaba'e ay juuqda gabeen. Hadaba maadaama shayga keliya ee lagu eegi karo bocad-dhuleedka Venus uu yahay Radar kadhex dusi kara daruuraha qarada weyn ee kugadaaman Venus,ayaa sababtaa awgeed NASA usamaysatay dayaxgacmeed ay ugu wanqaleen Magellan oo intii udhaxaysay sanadihii 1990-1994 kuwareegayey Venus,dayaxgacmeedkaas oo uu kurakibanaa (Synthetic Aperture Radar, SAR)quwadiisu dhantahay 2.385 GHz.Raadaadrkani wuxuu awood buuxda u leeyahay inuu kadhex baxo daruuraha qarada weyn leh ee Venus,kadibna dhulka taaka-taakeeyo isagoo hirarka jabaqdiisa kukala cabiraya Buur iyo Banaan ,Tog iyo Taag iyo meel banaanba. Meeraha oo qarnigiiba hal ama laba jeer Transit kudhex mara qoraxda iyo dhulkkeena sida sawirka sadexaad ee sare muujinayo,iskagana keen gudba Cadceeda ayaanay taasi dhicin qarnigii labaatanaad ee aynu soo dhaafnay,balse 8 june 2004 ay arintani dhacday,taasoo macneheedu noqonayo inaanu jirin qof nool oo nasiib uwada helay oo laba jeer usoo joogey Venus transitkii 2004-tii iyo kii kahoreeyey,ayse suurtagal ruuxa nool 2004 inuu mar kale nasiib uyeesho aragtida transitka Venus isla Qarnigan 21-aad gudihiisa.. Sidii aynu hore usoo sheegnay meeraha Venus waa walax cireedka sadexaad ee ugu nuurka weyn Cirka marka laga yimaado Qoraxda iyo Dayaxa.Taniyo intii aadamahu hore uga maray aaladaha cirka lagu saadaaliyo kuna talaxtageen safarada ay Kawnka kusahminayaan haba ubadnaadaan dabayaaqadii Qarnigii 20aad'e waxaa la ogaa in meeraha Venus ay jiq kutahay Daruur culus oo daymo kagudubtaa aanay jirin ,xataa hadii la adeegsado aaladaha ugu casrisan ,waxa keliya ee lagu akhriyi karaana yahay hirrarka Jabaqda Raadaadrada. Meeraha Venus malaha dayaxyo sidii meerayaashii aynu hore usoo qaadanay ee Jupiter iyo Mars Venus oo tiro ah masaafada Qoraxda1 108'209'000 km waqtiga wareega udubdhexaadkiisa 0.61519726sano masaafada uu dhulka ujir 39'600'000 km gacanka badhaalihiisa 6'051.8 km janjeedhsigiisa2 0 culayska 4.8690·10 24 kg cufka 5240 kg/m3 waqtiga wareegiisa cadceeda3 243.0185malmod cufisjiidadkiisa4 0.90 g heerkulkiisa dhexe5 456°C athmosfeerkiisa CO2, N2 tirada dayaxyadiisa malaha
-
^^^^ Well said Bro MC-XAMAR. I don't know where Peacanow is fitting his argument into this topic, obsoletely has nothing to do with the topic in hand. *Amakaag, yaab, cajjaaib*
-
^^^ lool, great sport Leezigaal, what a supporter you are, waaw, am kind liking this sports now, but I still need some summary of what is it!
-
President of Somalia Uganda hod a joint press conference
nuune replied to General Duke's topic in Politics
Ma waxey ka hadlayaan afartii la qawracey si afar kale loogu soo badalo -
MMA, lool, ani muggoo ma ihi qofkii soo rarey topigaan, Baxrul-Mayyit, sxb halkaa ka wad baan ku iri, waxaan Soomaali aheen haku hadlin lol Aaliyah, oo qeebtanna ma soo gashaa, ballan baan ku mari inaan soo qoro Af Soomaali aad fadmi karto, illeen adaa i dhahee af soomaali nooc minal korean baad ku hadashaaye
-
BOB, sidoo kale salaan sare ina aabooy, soo ma ladnid sxb, waa laguu nabad qabaa, dhib ma jiro Dhadhaab aaran waaye
-
Pacifist, dhalasho wacan oo wanaagsan walaashiis, sanadkan sanadkiisa kale ku gaar baraare, bashbash nicmatul fashuuq iyo aaran, waxaan kuu rajeenaa cimri dheer, camal suuban iyo cibaado wacan.
-
^^ Sxb Emperor, horta war sugan lama hayyo illaa hadda, oo inuu soo baxsadey, inuu iskiis usoo tagey, in gaadiid gaashaaman weheliyaan ama in la iska soo fasaxey, wax aan war u heyno ma jiro illaa hadda, we expected more from the Yeey media since they know alot, that is why I said maybe they knew inuu xabbis baydhabo ku jirey, so waxaan cuskanayey Yeey Media, lamaba yaabaneeyn aniga intaas iyo sababaha uu uga soo tagey Baydhabo, oo waxaan la yaabey markey dhaheen meeshuu ka talin jirey ayuu kusoo baraarugey una noqdey, af lagaado ayaan u arkaa hadalkaas laguna minja-xaabinayo masuulnimada Hiraale iyo odeynimadiisa, kolleey umaadan fiirsan hadalkaas aan af lagaadada u arkey loo geestay Duq Hiraale!
-
Waxaas waa ku tiri ku teen iyo siyaasad wiiqsan, illaa goortuu soo galey Soomaaliya ayuu saas oranayey walina wuu dhax kududaa.
-
Number one coverage for this girl is: Sky News, they got 24 hour coverage of this girl, they brought more than 10 of their reporters to Portugal and Spain. Shaqa la'aantii baa ka badatey, that is what happens when a Televison Network runs out of news, they could re-play the Blair election of 1997, they always like to show that.
-
^^^ Naag yahuud ah baa qortey article ku sheegaas, faaiida malahan.
-
Xildhibaan Barre Hiiraale oo tan iyo markii maxkamaddihii Islaamiga ay ka saareen gobolada Jubbooyinka ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa haatan ku soo baraarugay inuu booqdo halkii uu markii hore ka talin jiray. Now that is what I call breaking news, baraarugey iga dheh, I wonder why allpuntland.com aysan uga hadlin Barre Hiraale before aan xilka laga qaadin, maybe they knew inuu xabbis Baydhabo ku jirey and they didn' wanted to talk about, laakin hadda ayey leeyihiin wuu soo baxsadoo wuuna soo baraarugey inuu Baardheere baqdin ugu baxsado! Breaking newska ayaaba i cajabiyey wallaahi.
-
Xuseen Maxamed Faarax Caydiid ayaa daboolka si rasmiya xalay kaga qaaday inuu guud ahaan ka tanasulay xilalkii Ra'isulwasaarre ku xigeenka iyo Wasiirka Hoowlaha guud iyo Guryeeynta ee Xukumadda Cali Maxamed Geeddi isagoo xusay inuu yahay oo kaliya Siyaasi wadani ah oo u taagan sidii uu Shacabkiisa uga dulqaadi lahaa waxa uu ku tilmaamay gumeysiga isbiirsaday. “ Ra'isulwasaarre ku xigeen iyo Wasiir midna maahi,cidii iigu yeertana way I aflagaadeeysay,waxaana ugu baaqayaa dhamaan Wasiiradda damiirnimadda ku dambeeyso ee hoos jooga Cali Geeddi inay iska casilaan jagooyinka loo siiyay inay jiqaan dhiiga dadkooda gaar ahaan Caruurtooda,waana inay ogaadaan in waqtigii Dowlad Federal ah Soomaaliya ka jirtay ay dhamaatay oo fashilantay”sidaas waxaa yiri Injineer Xuseen Caydiid oo Xalay u waramayay Waagacusub. Xuseen Maxamed Caydiid waxaa uu sheegay in Dowladda Federalka ee uu mudada xilka ka hayay ay ku guuldareeysatay inay badbaadiso Shacabkeeda sidaas daraadeedna uu isaga iska casilay dhamaan wixii uu xil ka hayay. Inj Caydiid wuxuu noqonayaa Siyaasigii ugu horeeyay ee iska casilo xil sare oo uu ka hayay Xukumadda Cali Geeddi,waxaana la rumaysan yahay inuu Shacbiyad xoogan ku yeelanayo tilaabooyinka geesinimo ee uu xilkaa uga tanasulay Xuseen Caydiid maadama Cabdilahi Yusuf iyo Cali Geeddi ay shacabka aad u naceen ,xasuuq baahsan oo ka dhacay Muqdisho kadib.
-
“Al Qaeda is predominately an Arab organization, and Arabs tend to stick out in Somalia, so it’s difficult for them to establish large covert bases. The only thing they hate more than their own homegrown radical Islamists casting themselves as holier-than-thou are foreign terrorists coming in and telling them they are not good Muslims and acting holier-than-thou.” bal wakaasee nin Soomaali ah oo jaahilnimo ku ciddiyeestay diin warkeedaba daa ku dheh gaal baad tahay, qoortuu ku goyn bilaa shakk. Anyway, the report is not something new, many organisations like this tried their best to say there is no Al-qaeda group in Somalia, but the US and their Ethiopia allay dhag jalaq umeysan dhigin.
-
t is sad kuwii Soomaalida ahaa inay baabuurta sidii koronkorradii saaran yihiin, lool Abwaan, ma ila aragtey sawirkaas, xata qumaati uma saarna baabuurka, sidii rah iyo anyax bey is dul saaranyhiiin, ma jawaano masagaa maxaa is dul saarey!
-
Hadana masaakiinta maalkooda oo la burburiyo in lagu faano oo la yiraahdo waa qaran dhis maa la keenay, maskiinoow xaal qaado!
-
Waa ayaan darro soo wajahdey Soomaali kastoo sanku neefla ah, waxaaba iiga sii daran, maxey Soomaali Community ku sheegyada Canada ay u sameen waayeen mudaaharaadyo wax ku ool leh, dhaqdhaqaaq baa loo baahanyahey, Dawlada Canada ayaa masuul iyo xil ka saaranyahay sida ay u so deyn laheed walaalkeen Makhtal, waana xil saaran Soomaali kastoo Canada joogo si ay ugu sheegaan dowlada Canada arrintan naxdinta leh not just warbaahinta Canada.
-
Popular Contributors