nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Anigu waxaan SOO JEEDIN lahaa in gobal walboo Soomaaliya ka mid ah uu sameesto Passport u gaara, chaos iyo chaos
-
Sharmaake, waa fikrad wanaagsan in SOL gacan qabsi loo diyaariyo
-
Sharmaake is hyper active today
-
My government has the best chance to liberate Tigreeys from the country. Am glad I have Oodweyne as the real Mujaahid to wipe out the Tigreys in my government!
-
Waxaa la yiri maraq mallaay qofkii cabbaa maskadiisa moolto fitamiina ay noqonee, Koolo, abaayadiis karroon, niikiskeyga indhaha ayba u roonyihiin, ask Leezigaal, she encouraged me to keep the avator for life Waa walansaqo niikiska noocan, walansaqo
-
Soomaali wey habaarantahey, meel nalaga habaarey baan garan la'ahay laakin!
-
Koolo, abaayadiis, maxaa kale hee, afartan baaldi oo xabatu sawda aa igu tagtey iyo laba jiirgaan oo kataabiyooos
-
Koolo, my dear sister, sharoobo kataabiyoos cab waa ka reesanee SOL markaas, ama xabatu sawda, it worked for some peolpe in the past
-
Oodweyne for Prime Minister 1- Ayoub for wasiirka difaaca 2- Suldaanka for wasiirka warfaafinta 3- Qudhac for wasiirka gurigeynta 4- Gedid for wasiirka gobolada 5- Lander for wasiirka xiriirka 6- Jacaylbaro for wasiirka wararka aan asalka laheyn 7- Northerner for wasiirka cayaaraha iyo fara ka cayaarka 8- Red-Sea wasiirka damashaadka 9- Serenity wasiirka beeraha 10- Ghanima wasiirka afka soomaaliga 11- Xubeer for wasiirka xadka ama xuduudyada(borders) 12- Nuune for wasiirka dhirta iyo daaqa AGENDA: waxaanu dooneenaa inaanu la wareegno gacan ku heenta dalka si aan itoobiyaanka uga xoreeno Soomaaliyadii hore
-
I think the Daallo guys are a bit tired, they have been in business since 1991 when they started with a 4 seater aircraft. There is a competetion as well on the market, nowadays any business minded individuals can set up an aviation company.
-
^^^^ Lacagtaa u daran sxb, marka waxey is leeyihiin waa jaanis ka faaiideesta, hala yaabin, Soomaali Maryooleey waaye.
-
About time they replace those giant MARAWAXADO hanging on the sides of many Daallo Airlines!
-
Since the admin is on travel mission, the servers are travelling with him too so hala sabro, sabraa sadkiisa hela
-
Wlcme back Bro Soma-Inc, Let me add this, that Everten goal against Chelsicklavias was the goal of the season
-
^^^ Abuu xubeer , waa magac maansooyin ku dhaganyihiin wallee, waan ka qeelshay magacan sxb thanks for the topic, Inshaa Allaah ONLF would prevail, I had some secret connecton with them, from time to time I get feeds from the men in the BUSH, they are actually doing well and making secret attacks on Saldhigyada Tigreeyga, where else do they get their millitary hardware, from the Tigreey themselves by making such attacks, last week alone, they made 2 undercover attacks on Tigrey stronghold.
-
Sure it was common on waayo waayo back in the days, people actually loved those Nabi Ammaan Songs, women and men used to mix, even sometime hold hands when doing Qasiidooyinka Nabi Ammaanka. Soomaalida sideedaba waxyaalaha qaarkood inuu shirki yahey maba aaminsano, xataa hadaad dhahdo war maad sidan iska deysaan waxaa lagu orani, ma magaca ilaahay aan qaadayo ayaad ii diideysaa, bidciyahow akhwaan muslimiinka ah,
-
LooL@LeeziGaal, dat is my leezigaal, true story indeed, Be aware, Soomaalida hada joogto ma ahan Soomaalidii hore, kuwa hada joogo they are way too advanced in dat field!
-
Originally posted by Tuujiyee: 2. Nuune..he is a player with low I mean very low grades.. Wareer Badanaa!!! Aboor miciya goomo leh, Leezi kaa dhex qeelisay ceesaan yaroo mina shaakiriin
-
^^^ Xaaji BOB, sxb libinta ay Liverpool muteesatey haka xayuubin, waxaan u arkaa sababtee baa Arsenal 7 goal ee recordka ahaa dharka looga dhigey
-
Ama ilma galeenka iska xira ama makaanka iska qufula, ama si kale isku mud muda ama dhowr kun oo kaniini laba liqa, kolleey calooshaas mar unbey buuxsami!
-
baqbaq = shuban biyood qofka uu ku dhaco wuu isku seeraa iskama duwo ciic = ciicda iga daa abeeso ku cuntee cooc = cooc as hunqaaco, or mataga is hees-heesta caac = yacni quuqda badan iga daa fiririq = doorada markey lugaha isku walaaqdo kadibna ay kufto intey rifato qoorta dhulka la gasho faquuq = cuntadii buu faquuqsadey, qofka sidii yixaaska wax u cuno wararaq = sikta ayey walaaqdey, ama barida ayey cirka u taagtey, wararaq bey ka siisey si ula kas ah
-
Waa Maskaxdii Dunidoo Malaasan Mawjadaheeda kala gadisan
-
Mabruuk to LayzieGirl & Tuujiye on the coming Friday night for their engagements in Ottawa, the big wedding will take place two months time Inshaa Allaah. Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano
-
QAYAANO FAJAC FLIGHT 13 XAASKEYGA CARAWEELO SUUQA WAALIDA IIBSHA DIANA SHALAAY ISMADHAANTO SHIDO IMTIXAANKA ADUUNKA ABOOTO KUTUBEY WADCI These are some of the list of Somali films, search them to download or watch!
-
Popular Contributors