nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^ Sxb, maahmaahyadaas aan soo sheegay waxa lagu nasakhey maahmaahya kale, waa lagu nagate gareeyey Inshaa Allaah, anaa keeni doono maahmaahyada kuwaa lagu nasakhey
  2. loool@Ngonge, bas waaye, bannaanka ayaan ka joogi
  3. AT&T, oo Ngonge waa Shabeel Naagood baad leedahay miyaa! sxb, wallee dab ayaad daartey, goortuu damaan arki doonaa, anigu halkaas iyo Fiiq baan iska sii aadi iyo Sallax
  4. ^^ AT&T, sxb inaad isku hadashaba ma ahan adiga, kooxdaadi Romania into the Balkans ayaa loo direy markaas ayaad isku hadlaysaa, and the mighty Spain is rocking, you will see sidaan u gali doono nimanka qubka mooska cuno, waa Talyaanige, bal u soo fiirso.
  5. Ngonge, aawey gabayadaadi Carabiga la soo bax, muxuu AT&T kuugu booteenayaa
  6. looooooooool@ 1860 Turki
  7. Northener, sxb maxaa ku dhacey kooxdaada, hawadaa loo direy
  8. ^^ Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
  9. Bajaq beel balaaya sheeg waaxid waa markuu buufiska kugu dhici jirey
  10. is ilaaliya gabdhooy!
  11. Originally posted by Abtigiis & Tolka: ^ Xarfaantan KK ayaantan waa la waaye, se weeye camal? Waaye dheh hadaa lahjada xamariga canjileesid
  12. War gabey sidii sheeka u dhacayo ayaan doonayaa oo english ah, sheeko caruureed dooni maayo ee orodoo halkaas ula dhaqaaq fiidmeeryahow
  13. Malika & Ngonge, dabin baad dhigeysaan waa in dube la idin ku qaraaco ee dadka ka daaya durbaankaad tumeysaan, Malika, adiga anaa kuu soo diyaarin qoraal dhaguhu qiic iyo danbas kaa kiciyo. PS: Rule one of this topic is, "whoever enters the topic, cannot withdraw or leave without having a story to translate" So far, aniga no one gave me a story to translate, I don't know why
  14. Waa ummad waalan, MBA aa, muraadkiin Ilaah ma sahalo
  15. "Aqyaarta, waa la idin salaamay. Xariifkan sitting to my left Iikar aa la dhahaa! Jeesto aas ku magac dheer yahay. Xarfaantiina Fardows aas u kulul yahay. Maxaa ka qabtaan haddaan isugu toosino?"
  16. ^^ JB, adigu qolodii badiso unbaad u sacaba tumeysaa
  17. Balo, magacaad ii soo badalatey, Alla Al shabaabna fududaa
  18. ^^ waxba ma ogi, just didn't wanted him to go dat further, Anigu nabadoon ayaan ahey sxb
  19. Awoowe xiin, Odeyga walansaqo ayuu nagu kor dheelayaa, marka waxbuu duur-xulayaa, kolleey gadaal baan ka fahmi doonaa waxa uu maaganyahey kama ahan gaabsi sidey ila tahay, aanu ka war sugno waxa uu soo jeediyo.
  20. ^^ I can blindly say he did hold a gun, and did operated one Xiinoow, waa in aanu habeenaa AT&T, maskaxdiisa waxa ku aasan waa in aan ka soo buttaacinaa, hawsha horaadba ka billowdey waanba arkaa, Almubtada' iyo wa Khabaruhu weeyaan, wa kilaahumaa marfuucaani, marka halkaas ka sii ambaqaad adaa manager u ah Odeyga
  21. Duceysane Very easy to tell da difference yaa Koofi Cad da Japaneese have luga dalbo leh, u can check or experiment urself, while da korean had garbo or dhabar godan oo qalfoofsan hadey dheeryihiin iyo hadey gaabanyihiinba dhabarku waa sidii fuustuu u godanyahay, da chineese luga qalloocsan while da Vietnameese had waji ballaaran oo kalboobsan, and da Cambodians had one body(jirkoo dhan baa is gashan lama kala garanayo dhankee baa waji ah or dhabar ama xabad)
  22. ^^ Oo xoogoow luf luf ahna idin kama heli laheen, idinka unbaa bukurta ceedha leh jabin lahaa
  23. Northener, loolz, dad kale garan maayo, kolleey aniga Carabiga aan ku hadlo dadka waxey yiraahdaan waa kii Asxaabta ay ku hadli jireen, maalina anoo kula hadlayo Carabi kuwa Liibiyaan ah, ayaa waxey igu yiraahdeen intey qosleen, oo kaalay ma Quraan baad akhrineysaa xaggeed ka soo baratey luqadan Fusaaxada ah, markaas baan iri, Xerow baan ahaan jirey oo saaxiibu Naxwa iyo sarfi baan ahaa, waxaan ku sii dhahay "Innakum Qawmun Dhaalluun" markaas bey qossol la sii daateen The Libyans had the worst Arabic in the Arab world