nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^ waa hawlaha dumarka ayaan filayaa, iyo maalmaha qallada lagu leeyahy ee soonka sidaan u fahmey, sababtoo ah they miss maalmo badan oo soonka ah due to whatever reasons
  2. ^^^ Arabs are not happy, they worry too much about everything, mostly about their women or wives
  3. Labadiina qash-qashaada joojiya see camal, tuujiska ha idin ka leersado u baneeya darishada
  4. ^^^ Alaabtii Diana ku so qubeeso baa lagu yiri Haneefah. is caddee Haneefah, kumee, AT&T Fiiq iyo Dhanaan buu geela ku raaci jirey inuu meelahaas kugu arkey baa laga yaabaa
  5. Waryaa Tuujiska I know, after 4 years of this topic, the gurl u had the mini-relationship with is gone oo safaaradaha aa kala qaadateen lol, and the one aa Tim Hortons isla aadeen oo ku ersaneesay is no longer there Yaa ka danbeeyey labadaas, ma u sheegaa dadka, Full report lagaa rabaa hadii kale anaa FULL report kaa qoraayo wariiri waaxid, ka cabso nuune waa ogtahay aduunyaan soo qufaa
  6. Meesha amaahis iyo siismo ma jirto, ee waa laga iibiyey dhulka! The Ethiopian government has pledged to grant Djibouti 5,000hct of land for the latter to develop a modern mechanized farm to help feed its population. Haye, halahaas aan la yaabey, Ethiopia can't feed its own population, yet tryin to help Djbouti feed its population, waxaas aa xayeysiis torobo la dhahaa, Tigreey Gaajo maa dhul bilaa lacag ku bixineeso, baaritaan sameeya
  7. nuune

    Short woman!!!

    Waraa dad aan ogahay maa rabtaa inee shaabuug kugu qaraacaan, is jir abaabiina, ani madaxay ka bannaan eehehe Laakin, somehow, waxbaa ka jira, bal u fiirso adi, u fiirso, aad ugu fiirso waliba! Viva Le Alto Ladies, they alwayz rock
  8. ^^^ Maraxaa tahay cun, maxaa usoo quftey waxaan qowmu coonkii ahaa, tabcaan moolto fitamiina waaxid, single mother lee abidkaa daba taagnoow mar dhaw sabaaxatul-holac lagula kacaa runti, countdown aa kugu socoto Yeah, perfect place for all new comers
  9. Kama qasno, marshadaa ugu jirto Faarax Duureedka
  10. ^^^ Keane is no good either, fudeedkaa ka batey, but he will mature enough if he joins Anfield.
  11. ^^^ They do actually, sidii lulumada ayey waliba u maquurtaan oo biyaha meesha moolka ah ku dhax mirqaan,
  12. ^^ Rageedi wallaahi, waa la heshay Anu wax yara qar qari baan is lahaa, balse adigu tagoogtaan ka toogatey illaa ay miskuhu qarxeen!
  13. ^^ haa reerkay libaaxa iyo waraabaha ka celinayaan, inta badan raggu xirkuu iskaga jiraa oo waa mar uu geela raaco iyo mar uu reerka raro, mar uu la lagdamyo dhurwaa iyo mar ay indhaha isku kuuraan aarka libaaxa ah e shaashka badan, Hawl aysan dumarku fahmi karin ayey raggu hayaan, habeen madoow buu caruurta iyo reerka dhurwaa wada gawrici lahaa, marka meel uu nin ka gurxamayo kana taahayo libaax iyo dhurwaaba cag ma soo dhigayaan caqligooda ay leeyihiin
  14. MMA, lol, sxb waku kaa waan kuu kala dhig dhigey sidaa codsateyba, anigu qaska iyo labkaanba ka helaa niyahow, wixii federation ah dhan waa hawlahayga. Ku raaxeeso sxb qoraalkaas, Haneefah, waa runtaa, cadaalad darradu wey ka jirtaa miyiiga, balse ma ogtahay shaqada dhibkeeda badan in loo dhiibo ragga, maxaad u maleeni wiil yaroo kurey ah oo geel la raacsiiyey isla markaasna dhowr habeen ama dhowr todobaadyo xirkaas ku jiro, iskaga nool caanaha uu ka maalo geela, kolleey dhib intaas ka badan garan maayo Waan ogahay shaqooyinka guriga in gabdhaha loo xil saaro, Waxaa jirtey oraah Soomaaliyeed oo oraneyso: "Dhiilkaa ku tabey", oraahdan waxaa loo adeegsadaa wax kastoo la hilmaamey ama gadaal laga soo xasuustey, tusaale ahaan gabadh sidii ay ari u raaceesay maantoo dhan, guriga markey ku soo dheelmateyna aan wax cunto ah aan la siinin, sidey wax u sugeysay kol danbe iska seexatey ayadoo beerkeeda iyo caloosheeda isku dhagey gaajo darteed, markaas baa saq dhexe markey tahay la xasuustaa oo galleey diirkeedu ilkaha ku goyni la siiyaa inta la toosiyo Waxay kaloo oraahdaasi ku timaatey asal ahaan, hasha kolkaa dhashey qurbaca ama nirigta, oo candhadu caanaha la ciirayaan intey buux dhaafiyeen, illeen hadaan laga maalin ama aan laga lisin hasha ayey dhibaata u geesanayaan, hashii oo rafanayso oo cuncun iyo wareer naasuhu caanaha buux dhaafiyeen baa xilli danbe ayaa reerka waxey tabeen in reerku caana u baahanyahay dhiiluhuna ay maranyihin oo cadeys iyo wax la cabo kol hore la dhameestay, markaas baa hashii geela oo tabcaana wax ka neefiyey waayay baa loo yimaadaa, sidii baa hashii loogu magac darey, "dhiilkaa tabey" ama "dhiilkaa ku tabey" halkii baa lagu ogaaday in la iskaba hilmaamay hashii oo ay halis ku sugneyd, dhiilkaa ku tabey
  15. ^^^ Marshadaa u gashan jinguwa miyaad leedahay , armuu farizoonaha ka go'aa intey dhahaan sheelaraha ayaan xoog u isticmaaleenaa
  16. Waxaanu ka cudurdaaranaynaa in aanay Hay’adihii Maraykanka halkan ka joogay ee aanu ku martiqaadnay xafladan qaar ka mid ahi kama soo qaybgelin, sida USAID oo kale Well USAID is no political organisation, and has nothing to do with celebrations, maybe that is why they didn't attended! I could understand if USAID or any other US organisation organising this kind of xaflad then reer Hargeisa attending it, but it is the other way round. This whole thing seems odd, this article needs to be verified
  17. Waad ku raaxeesan doontaan qoraalkan Gabdhaha reer miyiga ah Ababinta gabdhaha reer miyiga Gabdhuhu marka ay lix sano gaaraan, waxay bilaabaan inay ariga wax ka raacaan. Toban jir iyo ka weynna waxaa lagu bilaabaa inay keligood ariga raacaan. Waxaa gabdhaha intay yaryar yihiin lagu bilaabaa in la baro hawsha ay dumarka reer miyiga ah qabtaan. Sida la ogyahayba, hawlaha haweenka iyo ragga, waa ay u kala qaybsanyihiin. Hawsha haweenku waa tan guriga, xannaanaynta ubadka iyo raacidda ariga iyo maqashooda, haddii uu reerku ishkin leeyahay(geel iyo lo'), ari lisidda, caano lulidda, subag shiilidda iwm. Gabdhuhu inta ay yaryaryihiin, waxaa loo tababaraa hawlaha kala duwan ee ay haweenku bulshada raacatada ah u qabtaan oo dhan. Hawlahaas waxaa ka mid ah kuwan hoos ku xusan: Cawda oo la falkiyo ayna ka sameeyaan: darinta (salli, gogol, jeex gogol iyo feeragashi), qufadda, satiga, babiska, xaarinka iwm. Cawska waxay ka sameeyaan: rarada oo laga sameeyo cawska, mayraxda la sooho, marriinka iyo xaskusha. Raradu waxay leedahay noocyo kala duwan oo mid walba shaqa gaar ah loogu tala galo. Waxaa ka mid ah: Dheegsaarka, barbargashiga, dhextuurka, daaha, jarcaysiga, dabagashiga iwm. Waxaa kaloo oo ay haweenku cawska ka sameeyaan: Gogosha, daroofka, abjadka iwm. Calallada waxay ka sameeyaan: Kebed ratida, karbaashka, aloolka (ilxirta ama digo xaaraha)iwm. Mayraxda waxay ka sameeyaan: Kebed (aqal/galool), xargo kala duwan; sida, geeddiga, qoosha (mareegta), xargo samays ah, marriinka rarada, xargaha aloolka, xargaha kebed aqasha, iyo kuwa kale oo badan. Qabada oo la tolo, waxay ka sameeyaan: haamaaha biyaha lagu shubto, kuwa ciirta lagu lusho dhiilaha caanaha lagu shubto/kaydsado oo haruubkoodana ariga lagu maalo, doobiyada geela iyo lo'da lagu maalo, qufad oo ah sanduukh oo kale, xaarinka (masafta) badarka lagu haadiyo iwm. Argeegta xididkeeda waxay ka sameeyaan: Haamaha (cabayo iyo biyoodba), dhiilaha, ubbooyinka, qufadaha, xaarinka (masafta). Hargaha iyo saamaha xoolaha waxay ka sameeyaan: adabta, qalqalaha, xashinta, abxadda, xabka, sibraarka, tebbedda, qumbaha, jilka oo loo isticmaalo dhigaha, saababka haamaha iyo tebbedaha, dahaarka satiyada iyo weelasha sariirtooda. Waxay kaloo ka sameeyaan higaagga haamaha, suumanka dhiilaha, siddooyinka, naarka (darta iyo wadaanta), lammada, weylaalista ( hargo weylaad oo la isku tolay oo la goglado), kaldho (hal harag oo ishkin ah), harag waxar, indhisha oo ah hargaha naylaha iyo sagaarada (mid wax lagu tolo ama afsaar (durbaan) ah) , cukadda oo ah harag dhisan iwm. Saamaha waxaa kaloo laga sameeyaa hoggaanka ratiga, shakaalka fardaha, qoofalka, xargaha aqalka. Waxay kaloo sameeyaan dhigaha oo ka kooban lool iyo qabax oo laga sameeyo harag la aslay iyo laamaha geed miroodka, sida kuwa dhuyaca, dhebiga iyo geed miroodyo kale. Gabdhaha waxaa loo ababiyaa in ay hawl kasta oo ay hooyadu qabato ay bartaan.
  18. Hope rabshadihii iney dageen oo magaaladu caadi tahay, somehow it looked like Xamar in 1990/1991.
  19. nuune

    Breast Ironing

    One cannot straight away put the blame on the parents, the parents are worried in one way, and in another way punishing the young girls. Question is, which punishment should the parents perefer, her little girl carryin a baby, or this practice?!! and here they chose this horrible practice. The government and institutions should be blamed for what is happening. At least Cameroon is doing on the chest, while Somalia is doing under the legs, but in no way I am comparing the two practices, this Cameroon one is sick and horrifying and needs to be stopped.
  20. ^^^ lol, qumaati u dhuux baan ku iri sheekooyinka huuno, oo maskaxdoo daggan dhuux, markaas adaa ogaan doona maxrushaadka iyo nuxurka ay la ciirayaan Odeygan sheekooyinkiisa ee maldahan!
  21. Bravo yaa AT&T, soo noqosho wacan, lol@If too dark, Goryaan weynn
  22. ^^ Shalay baan BBCda ka dhageesanayay gudoomiyaha gobolka Awdal, dhibaatooyinkuu sheegayay iyo biya la'aanta ka jirta gobolka waa mid aad looga deyrinayo. Siduu gudoomiyaha hadalka u dhigayna waxeey aheyd, reer Awdal ha tashtaan oo ha isku filnaadaan maamul iyo dowlad iyo aduunya kale yeysan waxba ka sugin, ha tashadaan, ha tashadaan reer Awdal
  23. lool, maba aan arkin topikan, waa riwaayadii Hablooy Hadmaan Guursan Doontaan hadey xasuusteydu wanaagsantahay, Waa Qamar Cabdullaahi qofka heesayo, riwaayada badan ayey ku jirtey, sida Riwaayadii caanka aheyd ee "Xishood iyo Jaceel" PS: Soomaaliya iyo dadkeeduba si xawaali ah ayey ku socdeen xilligii dowlada.
  24. Da name sounds crazy, itis mimickin femenist, instead of meninist why not just say mensists But those men, they are femenist, dat is da correct word