nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
lol@gettin muscles dat is good image
-
Lilly looooool, you really wana do kick boxin, somehow waanba kaa baqey
-
The guy is enjoyin himself, wuxuuna u egyahay qof jaceel kala gooyey indhihiisa qumaati u fiiri
-
^^^ Why sad face, ma noogto xataa waa jirtaa
-
Cadaan, you can open one there, remember you have many links and experience in the beef industry
-
Sayid,lool, haye, ma waxaad la soo bixi leebkaaga iyo qaansada, war ka joog, kuwaa horaa wax la iiga qaadi waayee Aniga waxaad iga heli un takhaantakho, turaanturo iyo kalbadhuudhsi, kolkaas baad noqon turaanturootoo kuftey ayaa taqaan ee maxaad taqaan, marka is ilaali awliyada Alle baxru aswadooda hasoo yuunbanin:D
-
lol@Ngonge, leave da poor kid, untill he gets keyaboard to type somethin. Sayid, haye maanta maxaad walaaqeeysaa, mise sida JB ayaad xalay wax soo qarbudey, nin arbushaad badan baad tahay
-
Waxaan xasuustey "kheyr ha sameenin shar kuuma yimaadee" unknown adaan ku caawinayey waxyahow
-
unknown cuz u say nothin other than hello and hi, is your keyboard working, u were sayin u were typin with ur mouse and moustache
-
Norf, oo ma KFCda aad London uga carartey baad halkaas ku daaqeesaa Waitin for JB to answer me and Ngonge, JB, laadar weynaadey baad tahay habeenkii baad mirataa xaafadaha
-
^^ Maxaa kugu dhacey, ma daruur quruntaa kugu da'dey
-
lol@Nephys, waxbaad aragtey wallee, kii caadiga ahaa ee cell phoneka ayaaba dhib nagu hayo qaadistiisa, ma dhagahaan wax suri karaa Ilaah baa ilahee. Their ears needs to be cut, then again they will use their noses to hang da bluetooth
-
^^^ lol@computer generated riwaayds, I can see your topic bein turned upside down, blame da old man lool@Ngonge@Yaa Fircoon, don't ever mention AGE near JB, allergic buu ka qaadaa da'da, maskaxdaa holacdo kolkuu maqlo AGE
-
wakaa waxaan sheegayaa soo baxey, wallee da'du waad necebtahay fara kulul bey kugu heesaa, da' hadii la sheego toobtaad dillaacsan, alloow yaa ku eego cirro meel kasta ku qarisey waxaad oran doontaa waa Cirro Caanood lol
-
Adigu waad is yareeneysaa, da'daad ka baqeysaa, anagu danaheena ma ahan waxaas da'du waxba nama yeesho
-
Ngonge lool, islaantaas in that riwaayad is a man called Dhagjar(AUN), great actor indeed he toko part many films and Riwaayado, very fittinf in the role of a woman. That Riwaayad is "Beenee Waa Run" AS I REMEMBER Michael Jagsan jalamad dhoore
-
lool bahalkaas waaweeyn eed soo gantey wax la jafjaftey iilama ekka wallee waxaan dhihi jirney barigii sagaashameeyaadkii oon sidii dhaanto camal u qaadi jirney: "Kun sanan jirey keenya wali ma arag" waxyaala kalaan oran jirney: Kuuja ma kaalay baa Kiinboo ma subag baa Gaarisa ma gobolbaa Wewe ma yur baa Xasuus Lilly, looooooooool, innaba caadi ma tihid wallee
-
^^ Sujui baad aheyd illeen adna, waad ii gabatey
-
^ lol, more like it, nowadayz it has many names as well, so you see some people trying to avoid da word qudbo siro, they use such words like: - For a man saying: is kala bixis baan ku jiraa(meaning waxbaa ii qarsoon ayaamahan) - or a woman saying: "ummul baan ku jiraa" not the actual ummul, but referin to that she had a man that she hasn't married yet but feels like qoftoo ummul ka baxdey camal. more and more crazy words you hear alot!
-
una sikia usingezi kama Ugali Asante sana for reminding me Ugali, yellow Ugaali I remembered u become sweaty after eatin that, such a heavy food. Dawa ya moto ni moto :cool:
-
^^^ oo waliba si saa'id ah hada loo isticmaalo qudbo-sirada kuna baahdey qurbo joogta Soomaaliyeed, qaab farsameysan waliba aan cidina ogaan.
-
unknown, a/wasalaam, how r u
-
Ngonge, I can't recall them, I was shabaab , mida kale maskaxdu wey boloshey heh, most Riwaayado they used some cracking arabic for laughter. I have watched many Riwaayado/Films with beautiful names like: Beeney waa Run, Dalxiis Cilmi iyo caado, Yoomal Aakhiro Nin Baa Yarad Wado, Dhoof Buu Eeday Jacayl , Canaad, Dabin, Arxanlaay, Qayaano, Abaal, Barinayee Ma Bariseen, Shalaay, Wadci, Imtixaanka Adduunka, Diana(this one has laba isla baxsatey oo qarsoodi isu mehersadey), Calaf, Fajac, Shido, Aargoosi, Caasi, Daawo Maleh Hinaasuhu, Damiir (best film), Galadlaay, Godob Jaceyl, Guur waa calaf, Wallee Waa Yaab, Xishood Jaceyl OK let me stop, you probably will recall the titles, most of them meher iyo guur baa ka wada buuxa
-
Ngonge, Don't remind me, was dat late 80s I think when I had glimse of it, the main character creating his own girlfriend, aad uma xasuusto, it was super aan ku dhahay, laakin erayga computer maanan aqoonin oo waxaan dhihi jirney, gabar buu abuurey Ilaah idinkiis But this is nothinn compared to 80s films In mid 80s I was tuned into Hindi alot, Hema Malina, Cali Dheere and Mintun films were kuwaan isku dili jirney shineemooyinka
-
Popular Contributors