nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^ That is bad news, I bet it will come back, cats dont go stray, they can adopt their new home in few hours, so expect it come back!
  2. ^^ Koolo, why not cook your own saambuus, it beats the saambuus from so called makhaayadaha or tukaamaha kuwaasoo ka daadanayo abkey saliid oo dhan. ar iga tag waxaa i xasuusiey soorta la cunaya hadee subag tahay ...., qiiro aa sheegee ani dhan aaba isku kaduutey sidii bakayle camal. MMA, lool dhaxda maa ka cuntaana, aniga is strange the way I eat saambuus, first asoo dhowr xabo aan qoorta ku soo dhagaa, uur ku jirtada aan ka daadinaa, lama tuuraayo dib aa loo dhiganaa, bursaliid aa la soo qabanaa then bursaliidka dhaxdiisa aa saambuuska uur ku jirtadiisa lagu shubaa, waxaa kuu soo harey sadexdii corners of saambuuska iyo dhaxdiisi oon kala baxey wixii ku jirey(uur ku jirtadii), sadxedii cornerska ahaa iyo dhaxdii aa ayagana lagu qabanaa bursaliid kale, kadib waxaan isku keenaa uur ku jirtadii hore een ka daadiyey saambuuska iyo qeebtan kale, ma ila socotaa, I know waa confusing, then halkan saambursaliid wax la dhaho ayaa ka dhashey, very tasty, the outcome is just marvelous.
  3. ^^^ Layzie got new job as a teacher, don't think she would be around alot. I think SOL missed Layzie
  4. lool@candhooftuu liqayey, maskiin
  5. lol@fastin, I bet Johny had some waters as the day went
  6. ^^ AT&T, saambuus is part of the system, so don't miss it, don't be saambuusphobiac If one had good dinner after afur, then no need for suxuur, I think many people waxyaala badan ayay isku qasaan, it is not good idea to have BIG dinner on afurka, normaalito cunta fudud, and later after Salaada Cishaha the dinner, which at this time of the year would equal to your suxuur. But again, suxuur makes your fasting smooth, and you feel more fresh because barakada ku jirto cunatada suxuurta aad baa loo ammaanay iyo xilliga suxuurta taasoo ah xilliga ugu fiican, waayo saladii subax ayaa kugu xigto after suxuurta, you will feel the whole day fresh and smooth.
  7. lol@enuun, that is not the backward I was talking about, instead, af soomaaliga gadaal gadaalka loo akhriyo, which doesn't mean reading backwords, so following that rule, no change will take if you read it backward, same lee waaye yahe, xamad saqeesaa naamta, daiga nadh ya'aa uk cosdo waxaali
  8. Sayid, magacayga haduu ku dhibey, backward u akhri Plus anba qunyar socod ayaan ahay, waligeyna ahaa and Yes, about your other question, on weekends,
  9. ^^^ Rasuulka also wuu ka digey in la tukado while there is cunto waiting for you, salaada waa khushuuc and one niyya only, not thinking of food. So, JB, you can do that, cuntada iska hor mari, then adoo niyadaada saafi tahay tuko maghribbkaaga Well, I had my timir, and xoogaa isbarmuunto ah, then Maghrib, after that, time to butcher saambuus, break lama siinaayo. B.G, true, qof aan saambuus cunin in Ramadan, Soomaalinimadioisa khattar ay ku jirtaa
  10. Sayid, adiguba qunyar socod baad noqotey sida AT&T, maxaad qaseesay maalmahan. Pool, what if the car got stolen, with your body inside lol
  11. Yeah, and its disaster plus disaster after disaster, so to deal with disaster one at a time is good, but how! If there is no general agreement against the removal of Ethiopia, or against the warlords(remember every warlord is supported by his clan), then it wouldn't be easy to achieve peace that easily. And the warlords would stay there with or without Ethiopia removal. the so called Al-shabaab are even making alot of divisions between people, so I don't see any easy solution for Somalia. Waxaa la dhihi jirey kud ka guur oo qanja u guur
  12. ^^ Wariikoow ma yaqaanaan dadkaan, Malika would know isturungi and wariikoow
  13. Indeed, too many viistors All of his children and their mothers would be rushing to him carrying food etc, wuuba noolaadey. Hada waxey dhaheen afar naagood soo reebo, how can he choose, unless he divorces all of them, and marry FOUR BRAND NEW one's, in that case, justice is done!
  14. 1. Removing Ethiopian troops - I think this is a must and needs to be done sooner rather than later. We didn't have Ethiopia inside Somalia before, and peace wasn't there, so peace basically kuma xirna the removal of Ethiopia from Somalia, they only came there yesterday and can go tomorrow. 2. Removing all Warlords - This is also very important because before the war, these were the guys keeping Somalia from peace and stability. Warlords were removed, all of them sent to exile on 2006, and peace didn't come, xagee salaada iska qaban la'dahay marka. There must be other factors!!!!!!!!!!
  15. ^^ Tea without sugar, my 5 spoon sugar(4 full spoon and half) will always stay there no matter what they say about health! Legend, I think they are trying to infect people around the world by promoting ways to drink, which can affect alot of people. Bal maxaad u maleeni odey tabcaanoo Soomaali ah intii loo yimaado la dhaho, bahashan kulul kabo waad caafimaadiye, asoon weydiinin su'aasha waxay atahy intuu qurquriyo ayuu dhihi "hooga, war dadkeygi aan u yeeree aawey ha ila qurquriyaane"
  16. Sayid lool, sxb Salaamad ka dheh, niyadaan kaa salaamay maadan arag laakin
  17. nuune

    Today I....

    Afro, you already made me smile Soo ma ogid in ay ajir tahay if you share good news with people, maanta ajir badan ayaad ka dhargeysaa.
  18. Ngonge, we used to say back home that cats do have Bismillaahi Raxmaani Raxiim on their tongues, anoo yar ayaan intaan soo qabtey yaanuur or mukulaal or bissad to check mucjisada on its tongue, gacantaaba la iga qaniiney waffff, it really hurt, could you do that and see its tongue, you won't get hurt since you know the cat pretty well
  19. Johny, inaad jin socoto tahay waan iska ogaa ama aad xiriir hoosaad la laheed illaa yaraantaadi, waxa sidan ku yeelay waa iyaga PS: I know sida jimanka loo saaro, marka you are wlcme anytime
  20. lol@Malika, I think you got it right, Johny needs qof jimanka ku jira ka saara, rooxaanta, fuquburaalaha, booramaha iyo abbaay sittida in laga shido waaye, oo laga cuudiyo, Morning all
  21. Johny, I hope mid wadaadoo from Goteborg iney dhuunta kugu dhagto, then you have some hope, dariiqa toosan ayey kugu ridi laheed or you can wait me while I land there, and sidii Macalin dugsi ul kugu qaraaci
  22. nuune

    Today I....

    ^^^ Maashaa Allaah, that puts smile on everyone's face, waaw. Today, is another day, of Ramadan, and enjoying it I am feeling a bit sad that Ramadan is quickly ending
  23. not all people go to taraawiix nowadays though