nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^^ I was going to say that, but glad you removed the rest from "Q" or Q-xajiso Only in your place ayaa loogu yeeraa macawiista waxaas, wax waalan
-
Malika lool, not really, macawiis had too many types, each has its own name, and sarando is one of them, I think the name is originally from Indonesia, but is a common name. Real Af Somali for macawiis is: Hoos-gunti, used in miyiga or baadiyaha alot.
-
^^^ looooooooooool@87 ehehehehehe, actually tan ii qoran iyo teyda saxda waa isku mid on the year, dhibka waxaa waaye the months
-
^^^ Waa very simple procedure yaa Lily, and there are dozens of ways to tight it up as well. My fav macawiis is called sarando
-
Alle maanta ayaanta Iyo ciida wanaagsan Ilaahii ina siiyey Isagaa ku abaal leh Way ahaataye maanta Si wanaagsan u ciida Callankeena Iftiimay Xiddigtaa ku astaysan Ilaahii ina siiyey Isagaa ku abaal leh Way ahaataye maanta Si wanaagsan u ciida Arday joogta iskuulka Odayaal talinaaya Ilaahii ina siiyey Isagaa ku abaal leh Way ahaataye maanta Si wanaagsan u ciida Hadba kii arrin keen ah Ka kalee aqbalaaya Ilaahii ina siiyey Isagaa ku abaal leh Way ahaataye maanta Si wanaagsan u ciida By Tubeec
-
^^^ usheeg bal, sheeka uuba noo keenayba BG
-
JB, loooooooooool wali tii baad wadaa miyaa, taas dagaal baa ka yaala sxb, si fudud ku sii deyn maayo Afternoon Ibti
-
Faheema, and Afro, AT&T soonkaa si xun u hayo, marka iska fahma, and he is not defensive, quwwad kalaa ka tan badisey! Afro loooooooool@shimbiroow, waxaan kaloo soo xasuustey waraaboow cudurka la dhaho
-
BG, LOOL, SP doesn't count as an Eid venue shoppin, meeshaas waaba dirty socda, Nothing can beat that colorfull Hargeisa Market, even without Eid it is cracking, I remember doing some shopping(mainly disco dance clothes) while I was there on my way back.
-
Afro , JB iyo Sayid iima ogola titelkaas, wey weyraxayaan hadii la iigu yeero darajadaas
-
lol@Afro, you will be called nabadoon
-
^^^ The Cadariyiinta teeth ma aragtey, super stuff, yeah, gabdhahooda
-
woow, An how is my city preparing for the Eid, none existance, yaaba yaqaanaba
-
Intaas kaliya ma aheen waxa uu sheikh Muumin qaadey sxb, wax kale ma heysid miyaa
-
Wadac wadac yaa ramadaan, anyone remembers that song, usually it used to be on Radio Mogadishu during the last few days of Ramadan
-
Afro, soo dhawoow subax wanaagsan oo wacan, maxaa kugu cusub saaka. Sayid, inta aad magacayga gadaal gadaalka u akhrineyso kaa hari maayo illaa, ayaamahan asasiino muundo ayaad noqotey sxb, waa inaan kugu qaraacaa istaraasho maanyo iyo maroono karoono taatiko uultimo liima mandariina
-
JB, the major and the mini miyaa rabtaa inaad daawato, sayid would not accept to be called mini ee maad ka joogtid
-
I wouldn't recognise myself since it is long time picture, but I can see Tuujiye there and MMA
-
Sayid ehehe, waraa see camal adi, turfatoore waaxid, Someone was tellin me yesterday how he met "Gabarmaanyo" or "Gibirimaanyo" near the coast, it was long story, from a long time, but at the end, he said every night he goes there to see the gibirmaanyo, subaxdiina wuu ka soo kallahaa, habeenkiinna wuu ku dheelmadaa xeebaha, their relationship continues until he found that the gibirimaanyo was killed by a shark, he found the body near the xeebta, where he burried.
-
^^^ Some Solers in that picture, can't say now Yeah, it was footie match
-
lool Sayid, ma naag uur-ku jirtadeeda iska soo qubeyso ayaan xata fiirin lahaa, galabtana markaad shaqada ka imaato mid kaloo is jarjareyso ayaad la kulmi doontaa
-
Sayild what I meant was, maxaad islaanta is jarjarayso ka fiirineysay
-
Morning guys, Sayid, taas mid waalan bey aheyd, maxaa meeshaas ku dhigay adiga Norf, give Sophist a warm welcome
-
Classic stuff indeed
-
Popular Contributors