nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Horta I have never said anything about the Jabuuti conference, or anything to do with Nairobi, sababtoo ah maba aaminsani Soomaali meel wadanka ka baxsan intey iskugu tageen inuu wax ama nafci ka soo baxayo meeshaas! Quracyadii iyo geedihii garaska hoostiisa la fariisan jirey dib ha loogu noqdo, sidaas Soomaaliya xal ha loogu helo, hoteelo nayroobi ku yaalo iyo jabuuti baan ka dhax qeelineenaa horaa wax looga keeni waayey, wallee soo kuma barto!
-
Would you marry someone you were not attracted to ?
nuune replied to finestsista2005's topic in General
^^^ kakac kaniini ku margee! FirstLady, maashaa Allaah, glad to hear that and you made your decision. -
Originally posted by Malika: ^Astagfirullah,kulaha friend of Cara,that got me laughing , maaa intaan ala maqneed beriyahaan? Malika's reply made me laugh lol@ma intaan aa la maqneed.
-
Originally posted by Kool_Kat: Nuunoow, koo aan aqaan markuu ka sheekeynaayo gabdhaha uu shukaansado wuxuu shaki iga galaa inuu basketball dheelooyo iyo in kale...He would say something like "taas three point rabay inaa katuurto, igu soo roor ma'aha, free throw xataa way diiday nooh"...LOL eheheheh, koolo what about ka dhahaayo sidii bushkuleeti aan u wadey gawarta, badeelada aa iga istaagey, shaagii aa banjarey, kadib kashawiito aa soo qaatey waa qod qodey ilaa aa riixey sidii ina taree camal ay sinyaalo gadaal ka bixisey These are some heavy things to decipher and too slang, but Koolo adi cayaalka xaafada aa tahay waa fahmee Afro, where on facebook have you seen those pics, I am now obsessed with Berbera beach not ebcause of those fish and chips sharks, but it is nice place to be on summer time.
-
Kuligeenba Xaaji xiin, aniguba waan sii galbadey, Salaama.
-
Warkaagi baa rumoobey kolkaa, halka ay hablihii ka soo jeedaan, raggiina sidii hal salaama naqsaneeso afka dhulka la galey
-
lool@ingiriiska, wallee nimanka ingiriks ajooga wax aa heesto, mar lagu dacaayadeeyo iney sarwaal tight ay qabaan(waana run), hadana sidii dooradii ay xaroodaan(tanaaba run sii ah) Xiin, aniga ha igu darin xisaabta ingiriiska, waad ogtahay inaan ka madax bannaanahay. Laakin waa dariskeygoo, waa inaan difaacaa asxaabta, reer north amerika, hana shaansheenina
-
lol Xiin, anaga maalin cadeydii ee noo camirantahay meeshan, suubis ay ii noqonee hadaa darin sii dhigto.
-
Thanks Xiin, This would be debatekii lagu kala bixi lahaa baan filayaa!
-
What time is that yaa Xaaji, Europe time!
-
^^ That is true Che, Siph is just normal girl, honestly, she is cool.
-
Sayid, wlcme sxb, and leave da gabdhaha hakaa sheekeestaanee
-
^^ lool@igu soo duuxayaa, and igu soo maaxayaa Koolo, lool waa runtaa Ilaah kuma geeyo meeshaa qoftoo ku shukaaminaayo adi maaba fiirsan karo ilka badan aaba ku daadanaayo
-
^^ CL, it is true they always say one is not complete fully packaged, there has to be somethin missin, in somewhere
-
loooooooool@Lily, dat was good one
-
Geel-jirena xilli ay casar gaabad tahay unbuu yiraahdaa Morning sxb subax wanaagsan wlcme
-
^^^^ eheheh lol@kugu soo afuufaayo, aawey Cabdiyo, haye hee noo sheeg, kan sidii bulaacada kugu soo buttaacinaayo Soomalaigaan waaweeyn kee waaye lool@Jeylaaniyaa joogaa ehehe
-
It is not about changing mind, and it is not about having minds to change beliefs, it is all about the set of mind you have
-
^^ SIPH,by just looking your replies there, it seems that you really adore and like AT&T alot. PS: Hows your campaign against men going, did you catch any!
-
Odayaasha joobano iska dhigo ayaa ugu khattarsan, they always end up with midoo bislaatey
-
This will be the longest week, keep dat in mind folks
-
Dhibka jooji rawaa ramaxaa hatay nucee gana gat aa uk hadhay xab
-
sharciga magcaayga ma qabto, waayo it only has 2 constant
-
Popular Contributors