nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^ lool caato and tabcaan are different levels, it is both in this case, Sayid will come anytime now attacking me
-
Koolo lool@arigiina xataa jaadka ka dharjisaan, wax waalan. Anyone going to Xamar?
-
Si kasta hadey naagi kuu buursato, ugu danbeyntii waa inaad wadnaha kaga fariisataa, sidaasi waxaan u arkey inaad nin daciif ah tahay
-
lol Sayid, oo xata amaadan lagdin!! Mornin folks folketes, JB, Ilaah ha ku caafiyo
-
The other day he was accusing the TFG, now the guy got his old post of deputy defense, he will be quite now and butcher and kill more people just as he did before. Warar iminka nasoo gaaray ayaa sheegaya in xildhibaan Salaad Cali Jeelle uu ka mid noqday wasiir xigeeno uu magacaababay ra`iisal wasaaraha Somaliya Nuur Xasan Xusueen (Nuur Cadde). Xildhibaan Salaad Cali Jeelle ayaa loo magacaabay jagada wasiir ku xigeenka gaashaan dhigga, waxaana uu horay usoo qabtay jagadan oo kale oo uu ka hayay xukuumadii Prof. Cali Maxamed Geedi. Magacaabista xildhibaan Salaad ayaa timid kadib markii la soo shaac bixiyay liiska wasiirada cusub ee xukuumadda Nuur Cadde, waxaana wasiirada la magacaabay ey gaarayaan 10-wasiir. Wasiiradan cusub iyo magacaabistooda ayaa kusoo beegmeysa xilli ra`iisal wasaare Nuur Cadde kula soo yeeshay magaalada London kulan albaabada u xuran yahay madaxweynaha Dowladda Federalka, kaasoo ey kaga wada hadleen dhisida golaha wasiirada cusub. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa aqbalay wasiirada cusub ee uu soo bandhigay Nuurcade, waxaana meesha laga saaray dhamaan wasiiradii xilalkooda iska casilay ee lagu balansanaa in lasoo celiyo. Warkan ayaa lagu wadaa in saxaafadda loo soo bandhigo dhawaan. read
-
Geel-jire, indeed, Taleex as in Xaafada Hodan ku taalo. Laakin the other Taleex is da famous one for the Sayidka and Daraawiishta.
-
lol@JB, qaw ka tuur maxaa tahay wallee, aayar naso maad dhahdid
-
^^ Reason being always budh bey sitaan and don't speak
-
And here I thought Faheema was a white lady with a child Faheemaa la i dhahaa oo waan fahma badnahaya bey tiri, Maashaa Allaah, waa Rageedi wallaahi
-
Ms DD, a/wsalam, welcome, beautifull day but very cold. Ibti, ka qallee wiilka marka dee, haku qarxin
-
what is the meaning of the following words and is Muslim Somali ===????
nuune replied to SayidSomal's topic in General
Waryee Sayid, waaxey "yaad ii maleesay ma nuune", why u puttin me into the convo bal, maad iska celisid ninka, waryaa Awliyada ka xishoo -
That is sad CL, she was great figure, what a songstress.
-
Baxarka, just checked your last 4 or 5 topics, they all are title questions, open questions, closed questions, and probing question, why is that, going with your suggestion, titles with no questions would get good audience oo awliyaa-ullaahi ah Actually, it is not just you, I have seen others doin it too.
-
^^ lol@sariir saar, lets wait for Ibtisaam since she came up with that term, never heard of Sariir Saar, yaaba u baahan in sariir la isa saaro, dadku ma curyaamiin baa
-
lol@I am allergic to JB, war ka daa, haduu ku margan doonaa hilibka geela ee uu ku qadeeyo
-
^^ Garamgaram means qofka afka Soomaliaga markuu ku hadlaayo yara shigshigo, not too much shigshigid balse xoogaa ku yara adagyahay Oo kan Af Soomaaligii ayaaaba dhibayee muxuu dagaal gali
-
Ibtisaam looooooooooooooooooooool Awliyada Alle iyo qaruumihii baa igu soo dagey
-
Ngonge, shaash saar usually happens one week after the aroos, waa todobaad bax, after labada is aroostey ay soo daaleen, and all women with the exception of girls would come to the aroosada gurigeeda, and put all their shaashs(ganbo or whatever they have in their heads) on top of the women's head untill it builds up to a mountain
-
B.G, lol, it is Somali sxb, instead of sayin am feelin cool, great, calm, angry and all feelings etc, use da Somali versions.
-
War magacay badaleen malahaa, roodhigoodu iyo suqaarkooda ingeeg buu ahaa ilaa aan u badashey stc area,
-
JB, gettin excitied about topless women, waryaa you need hilib geel, orodoo Gargaar hodheel tag, dis is my fav bar next to Dahabshiil office
-
Malika, mornin to u, ehehe lol@goormaa ka baxee nuune stage, I am tryin to make myself joobano(young), so da name makes me feel younger Ngonge, lool, war niyahow lets wait till she writes afkii suugaanta, I suspected CL long ago