nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Easy with the habaar dear sister, what you see there might have being small group of girls, and not most of our girls are like that. Try preaching those girls and tell them what they are doing is wrong. Ilaahay ha soo hanuuniyo intii dhunsan
-
barnaamij dheer oo xallay laga sii daayey telefishanka maraykanka ah ee CBS ee xaruntiisu tahay magaalada Newyork ee dalka maraykanka ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee waddankii la isku odhan jiray Soomaaliya Any link or source sxb, would be nice to watch the video of CBS News. Tried to find the CBS prgrammes on last night, failed it, maybe you could help adaa iga fara-dhuubanee.
-
^^^ or Musiibada Aduunyada iyadaa u Macalin ah. There are lots of black and white Somali movies, maybe if they do repeat that movie give us more descriptions, inta badan before the start they give you the names of stars or actors in it, then it is easy to know what is the name of the film.
-
Jb, loool nin waalan, war caadi iska dhig niyahow, in badan baan ku iri Awliyada Alle haku caasiyin, ka xaaxaabi hee wakaas
-
Marka hore waxaad ka fakirtaa waxaad saad ama sahay u qaadan laheed hadaad dhimato, safarkaagu yuusan noqon mid bar go' ah oon buuxin, tuko salaad istikhaara, sheydaanka iska naar, culumo Alle ayaad tahay oo salaada badi, quraanka afka haka qaadin, ducooyinka isku duba rid, maalintaada farxad ku dhameeso. Kulla Nafsin thaa'iqatulmawti, waad xasuusataa qisadii ninkii damcey inuu geerida ka dhuunto ee xilligii Nabi Suleiman, intii malaku mawt loo soo direy la yiri orodoo ninkaas nafta ka soo qaad, malaku mawtkii baa tagay magaaladii uu rabey inuu ninka nafta kaga qaado, balse ninkii meesha ma joogin, malagii Rabbi buu ku noqdey oo yiri Yaa Rabbi, ninkaad itiri nafta ka soo qaad ma joogo magaaladii aad ii dirtey, malagii baa lagu yiri adigu magaalada tag, bal u fiirso, ninkii wuxuu markaa la joogey Nabi Suleiman kana codsadey in uu magaala hebel tago meeshuna ay dheertahay sidaa darteedna ka codsadey nabi suleiman in qudradii iyo powerkii uu Rabbi siiyey isticmaalo, cajjiib, yaa nabiyullaahi magaaladdayda wey dheertahay ee dabeelaha i raacsii si aan durbaba u tago magaaladii, sidii buu ninkii meesha ku tagay iyo malagii oo sugayo, halkii baa nafta kaga baxdey. Qisadu wey dheereed oo waliba ninkaas geeridu wuu necbaa sidaa awgeed ayuu magaalada kale ugu cararayey asoo moodayo inuu badbaadayo. Anyway, just xasuusnoow, ajashaadu kolkey gaadho unbaad dhiman, walaa dhaktar, walaa cunug, walaa super power kale, walaa awliyo, walaa quruumo ayaan kuu sheegi karin waqtigaad dhimanayso.
-
Head pirate, Ubu Kalid Shandu, said: "We need a bank so that we have a place to keep all of our ransom money. lol@Ubu Kalid Shandu
-
I really don't know if am right or leftie, I remember macalin dugsiga oo faraha iga qaraaci jirey when using my left hand. And now, gacantaan soo gaaro leen isticmaalaa, I don't discriminate between the two hands. So, it is half-half for me, I use both equally.
-
^^ Arsenal needs English Captain, even the support the wider public had for Arsenal is long lost cuz of the foreign influx Edit: Arsenal 0-3 Manchester City Newcastle earned shared point with Chelsea as it ended 0-0. And Liverpool drew with Fulham, dissapointin match, final score 0-0
-
A historic meeting for Somaliland Oil Industry in London
nuune replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ oo alcohol iyo wine cabaya waliba! aah, other than that, it is good news in all -
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
nuune replied to General Duke's topic in Politics
U-turn aan caadi aheyn buu suubiyey, lets see if he survives, it seems Odeyga waa yaqaan waxa dantiisa ah. -
^^ He is total disgrace, I don't know who made him captain at first! And Arsenal will lose to City today
-
^^^ The same Waagacusub ayaan dhaweed waxey lahaayeen nin Tigree ah baa Soomaaliya u noqonayo madaxweyne oo badalayo Yeey. Talaw ma naceeb Yeey loo qabaa heerkaas gaartey, maan fahmin anigu Waa markaas qosol dartiis uga faniinay kursiga
-
Ms DD, lool, actually jimicsigu waa noocya badanyahay, gabdhaheena exircise markey maqlaan wax adag bey moodaan oo madaxey qabsan, in yaroo aalamiinto ood sameeso can help your body inside and outside, you feel fresh and koorneeto. saxiixaaga aan ku xasuustey, mas madaxaa laga dilaa, ee meesha exircise la'aan baa idin heeso gabdhooy, gacmahaad cirka u taagtaan xataa waa jimicsi lafaha iyo kalxamaha ayaa kuu kala bixi oo waad nafisi.
-
Ngonge would be your best source, he photoshoped all those Jinni pictures Adamuu, I could help, but would love to have the time to photoshop with you. Try Conspiracy, waa gifted brother Seems one of my sites is down due to not updating my credit cards
-
Khalid, u r indeed nin waalan Xayaat, always try maraq whatever it is, maraq malaay, maraq digaag or mid ari. But it is not summer, thought hayfever was common on summer times. Hope it goes well for you, do not forget to do exircise, it helps alot too.
-
for those who haven't done skydivin before, get urself to be glued Ladies, don't forget to form this pattern: just beautifull, love it, done this formation one time, the experience is hilarious, and enjoyable indeed.
-
Maanta dhaanto ayey iga heesaa inaan ciyaaro, waan u xiisey bahashaas. Qarsha weeyee qalbigu amuu nagu qarxaa
-
Maxaad sheegteen, bet ye this Friday would be the longest day ever!
-
What is the bilbad for, was Duke fighting against the SOL comrades, you are putting him down by posting this topic!
-
Bob, please sxb slow down with Grant, plus address him in English even if he knows Somali Grant was there since 60s sxb in Somalia, at that time, most of us did not even exist, I know for sure my mom was not even born at that time, marka lets welcome our Nomad
-
Backaches conclusionkiisu ma waxuu noqdye hala guursado!! Dhamaantiin waa la idin wada hayaa wallee
-
Xiinoow lool Awoowe, waan qosley wallee. waxaan soo xasuustey Af Soomaalka waxa lagu yiraahdo todobada bari ee asbuca, wax ma ka xasuusataa Xaaji. Dood-Wadaag section baan mar ku qorey baan filayey, waxaan ka soo guuriyey aabahay.
-
Oh God! would you divorce your wife if she lied to you...
nuune replied to Chocolate and Honey's topic in General
Koolo, lol iga aamus heedhe ma qosli karee Kolleey waa inaan wareestaa gabdhaha sameeyey jus gareenta, wa mutacallimiin -
Xiinfaniin, waanu ka faaiidi laheyn Sayid hadii uu qumaati wax u soo bandhigo, ee wixii dhannaaba wuu kala firdhiyey. Sayid, halkaa ka wad adeer
-
Oh God! would you divorce your wife if she lied to you...
nuune replied to Chocolate and Honey's topic in General
^^^ C& Honey, walashiis, Hope everything goes well for both of them in their upcoming new lifes. Koolo, xaa ii weydiineesay what is Juus Gareen while you replied to my topic of that many years ago even Cara who asked me that replied to that topic long ago