nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. it would be foolish for the new leaders not seek Somaliland's help—most important training Somalia’s security forces. Is this guy appreciating my idea of Samaliland Peacekeepers to Mogadishu
  2. ^^ Khaalid, Waan la socdaa inuu meelahaas qalaama-rogod ku dheelayo, Mornin everyone, Ngonge, yeah aduu kuu dan leeyahay AT&T
  3. Qalalaaso iyo arbushaad ayaa socoto AT&Tyoow, waa halkiiye, lagu baaba' baa la yiri Wardheer, wax ma kala socotaa,
  4. Ma waxaad leedahay noolaa, waaba bastiisee, mise waa halkii Duceysane, noolaatey
  5. loooooool@software, nin waalan ayaad tahay wallee. Anigu waxaan shaahid u ahaa oon indhaha saarey gabar goosatey bishinta wiil ay la socotey, waxaa noo yimid wiilkii oo bishinta ka laalaado, oo dhiigu falalaq ka leeyahay, waa bishinta hoosee, xaraartadii baa la tagtey kolkaas bey kaf siisatey bishinta qeebta hoose.
  6. Sheekadu waa qasantahay, Indha Cade preparing to remove Sheikh Sharif from Mogadishu ama ha towbad keeno, sidaa waxaa yiri Aweys iyo Indha Cade.
  7. Sayid, maxaad ku ogaatey waxey xiran doonto haduu sarwaal tuute yahay iyo mid kiimikaba soo ma ladnid sida kale
  8. ^^ Xaaji Xeyraan, lool, riwaayad socdaad tahay wallee, oo waaba madaxweyne state dhan sidee buu isu diiwaan galin, salaad cali jeelle beel, waa saaxiibkaa qaaliga waan ogahay
  9. nuune

    My Jan/Feb trip

    Ms DD, you can always visit Siyeeloow, Dhamaajaaleey, Kuntugaareey iyo salka-xagalka-barmuuda, very sunny indeed. Good luck with ur trip, carry urself with one of those mobile phones dat has everythin, everythin, it would be ur best buddy, u don't need wax kale
  10. Pls remove it, pls, dat is da worst clib I have ever seen, do remove it plss waa ka baxey
  11. Saalixa, lool, saas aan kaa rabaa, waaba yaabee waxaa is dhahay Mansoor hodheel ayey camiratey ehehe, but that was long time, one year ayaan kaa danbeeyey aniga laakin, was there 2003 and 2004, and loved it. When you goin there next? JB, kaasi muxuu isla walaaqayaa, waaba mid waalan remove it plss
  12. nuune

    My Jan/Feb trip

    Somaliduu wexee tiradaan, dumar qabiil iyo diin maleeh lool, and u forgot the last part of the maahmaah "qabiilkooduna waa nin" dat is the maahmaah, alla maxaa dumarka soomalaiyeed maahmaahooyinka eber looga dhigey
  13. lol, Promoting London yeah, you should be workin in the Mayor's office, wot was his name, dat funny guy who was sayin Ping Bong is comin home for da olymbics yes, am talkin to lily
  14. Geelle called the parties together again after TFG Yeey disrupted the conference earlier on: Geelle = mar kale ku soo dhawaada madasha shirka TFG Yeey = iga raali ahoow Mudane Geele, shalayto xoogoow wadnahaa i yara kacsanaa ma dooneen inaan shirka qaso TFG Cade = markii horeba wadna meesha kuma aadan heyn PL Cade Muuse = war Nur Cade, waa ku sidee ARS Shariifka = ujeedada iyo muhiimada fadhigan aanu guda galno SL Riyaale = waaxey ujeedada, mabda' aad ku socotaan maba jiree hadaad Soomaali tihiin Aweys = haa Hassan Turki, shir baan ku yara jiraa ee igu soo celi waxoogaa kadib Hassan Turki = kugu soo celin maayo ee yaad la shireysaa oo baas, eegga unbaan jaanis kuu hayaayee Aweys = anaa kuu warrami doono Hassan Turki = qolyihii ONLF xarun ay Dhoobleey ku lahaayeen ayaan wacdaro ka muujiyey Aweys = ii balbalaadhi hadalka Hassan Turki = waan kugu soo celin khadkaa la ii soo galayee Geelle = hadeynu guda galno gunta iyo gogol-xaarka aan idin fidiyey, waxaan doonayey oon jeclaa in muda ah inaan hal meel ku wada sheekeesano, oon afkaar iyo aaraaba is weydaarsano, waxaana aad u jeclaan lahaa inaad mobiladiina off ka dhigtaan si aynu durbaba u dhameesano kal-fadhigan qiimaha leh een wali horey loo arag sidiisa oo kale TFG Yeey = haa Madoobe, iman maayo Baydhabo hada, laakin waan soo socdaa ee u qeylo dhaan xildhibaanadii Nayroobi joogtey si ay durbaba u yimaadaan Baydhabo, ha iga sii horreeyaan Madoobe = widaaw wala kiin sheegtoo ani ma fahmaaw kiin naqy mug kale TFG Yeey = Maalinta Sabtida ayaan imani Baydhabo ee la soco ARS Shariifka =Cabdullaahoow teleefanka off ka dhig oo akhlaaqda muuji TFG Cade = nin ka dhib badan wali maan arag, sidii labaatan jir ayuu u dhaqmayaa SL Riyaale = dee wadno labaatan jir baa ku rakkiban, niman culus ayaad tihiin wax fahma TFG Yeey =afar indhood Riyaale, maxaa i kaa daba dhigey illaa xilligii Siyaad saas unbaad iiga daba yoontameysaa unee PL Cade Muuse = Allaahu mustacaan, halkaas afar markab ayaa ku xiran, laba ka mida waa la ogolaadey madax furashadoodi oo malaayiin doollar kor u dhaaftey TFG Yeey = abshir, abshir, waa deeq Rabbi, waa canshuur soo xarootey, nimceesaney SL Riyaale = ciidama Somaliland oo la dagaalama budhcad badeeda xeebaha ayaan ansixinnay dhawaan, mareekana waa imanayaa PL Cade Muuse =Sool iyo Sanaagba waa Puntland SL Riyaale = budhcad badeed ayaan ka hadley waxyahow boqolka wax ku fahma ARS Shariifka = Mudane Geelle hadalka wado wixii murmayo ha murmaanee kuwani kuwa ixtiraam leh ma ahan Aweys = Soomaali baanu nahay murankaanu isku weedaarsanaa afkaarta Geelle = niman waaweeyn ayaad tihiin, oo anigu madaxweyene qaran ayaan ahay hawla badana wey isugayaan, waqtigu waa muhiim ARS Shariifka = wa ayo qofkani, Indhacade =helloow, ma i maqashaa, helloow, haa ARS Shariifka = war maxaad ii soo wacdey Indhacade =Muqdisho ayaad u soo socotaa ayaan maqley ARS Shariifka = hadalkaaga dooni maayo shir baan ku jiraa ee khadka iiga bax Indhacade =nin wareersan ayaad tahay habeen iyo maalin sidaa shir ugu jir, doollar baad dhadhansatey waan kula socdaa To be continued .......
  15. ^^ Xaaji Xeyraan, waaxey waxaad isku qastey
  16. Remember they are here to observe for any vote riggin or fraud elections etc, and not to learn anything from Somaliland!
  17. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Good for AU ....... they can take the sample and tell others to follow. lol@good for AU, mate, it is good for Somaliland, not the other way round. What are you trying to say
  18. Malika eheheh illeen adaa meesha joogey, my bad lol@dark skinned or maariin, that is why I used da word "xiiran" for them, wey wada xiiranyihiin, or are called Xiiranta Gheele lool@indhabug, Wajeer abidkey ma arag, Gaarisana 2 weeks ayaan joogey, Faarax ayaa wajeer gaduutey ah sidii ciida wajeer Hargeesana waan tagey dhowr jeer sxboow, meesha asxaab baan ku leeyahay fara badan
  19. ^^^ He is BIG time Sujui, gudhuu weeye lool@fiijiyaa, mar hore iigu danbeesay eraygaas
  20. ^^^ Ma hodheelkaad ku dagtaa barigii aad xagga aadey waxaan u maleeni maba uusan jirin barigaa sax?
  21. ^^^ Kuwa xiiranka durbaba waxey oran lahaayeen xaafad halkanaan galaa ee ina mari yaa waa la kala khattarsanyahay Abti, doonooyin aan caadi aheen aa ka muuqda meeja
  22. And I would love to see Riyaale landing in Mogadishu, it would be international news hit
  23. Would be nice if Lpool steal Deco Some one bet me the other day if Liverpool stays top or second place in whole of January, then I would get few hundredh lol, the guy is Chelsea Mafia and nothin goes to his head, nothin, even if Liverpool wins he would still say it went over the bar and wasn't very clear one so it is lose