nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. The Somaliland leader “expressed deep concern” regarding the planned withdrawal of Ethiopian troops, “ Oo sheekadu iney sii dhabaqduu rabaa odeyga oo ay tigreyga joogaan meesha!! nasiib darro
  2. ^^^ Wait till the winter ends, she will say, to hell with internet love. waxani waa winter bug ee yaan la rumeesanin.
  3. Caada la doorsha cara Ilaah bey leedahay ayey waligeed Soomaali maahmaah ka dhigan jireen markey doonayaan iney point score gareeyaan ku saabsan dhaqamadaa foosha xun een ku tacaalno. Waxaa jirey hada ka hor, nin guursadey gabar ay habaryartiis dhashey, soo ilma habreed ma ahan horta, haa, gabadhii ayuu guursadey, wax jaceel oo dhax marey ma jirin aqoona waa la isku lahaa oo isku meel ayaa lagu soo korey, waa un la isa siiyey iyo wabillaahi tawfiiq ubad dhala iyo baraare farxad. waxaa dhacdey dhowr todobaad ka dib gabadhii ayaa wallacdey, illeen waa meel ay wax ka soo socdaan, wallacii dumarka lagu yaqaaney maba ahan, waa mid kala joogsan waayey illaa ay xaamilo ka noqoto kadibna ay ku dhashey, wallaca noocan ah mid soo marey ama horey loo arkey maba ahanba, gabadha ku dhawaad baaldi hunqaaco ama matag ayey sii deyn jirtey, maalin walba intaas oo kale ayey sidii tuubo usii butaacin jirtey ilaa ay ka dhasho sidii bulaacad, waa cibaaro Eebbe! ugu danbeyntii waxaa la gaarey fooshii, kaalay oo bal ka dhaliya gabadha idinku, wax ka dhaliyaa la waayey, ilmihiina waa diyaar oo lugihii ama minjihii ayaa soo jeedo oo muuqda, tab la dhaho ayaa la waayey si kastaa lugaha u jiid, dhakhaatiir habeysana ma joogin oo caloosha dhinaca ka dillaaciyo si ay u uur wareemaan raximka. waxaa la iskugu yeeray wixii umuliso magaalada joogey, mid cunuga lugaha muuqda jiido, mid gabadha caloosha ka bugeeso, mid indhaha sanjabiil uga daadiso, qaar baa lahaa waliba lugahan waa luga sheydaan ee muuqda balse aan soo jiidmeenin, qaarbaa lahaa lugaha aan dib ugu celino caloosha. waxaa dhacdey in meeshii nin caalim oo wadaad ahaa yimid, halkii uu khudbad ka akhriyey gabadhiina ay kala warantahay, wuxuu yiri, taariikh kooban iga siiya labadan qof ee is guursadey iyo heerkii ay gabadha soo martey, sidii baa wadaadka loogu sheegay in ay waliba gabadhan maalin kastaa oo daa'in ah fuusto iyo baaldiyaal hunqaaaco ah sii deyn jirtey iyo iney ilma habreed yihiin labadan qof. wadaadkii baa yiri, allaahuma yarxamu raaximiin, ma anaan garan sheekada meeshay ka qalloocantahay, markaasuu yiri lugahaas muuqdo waxey la soo bixi waayeen waxaa weeye cunuga jilbihiisa or his/her knees ayaa ka weyn madaxiisa, it is blocked, ee dillaaciya caloosha, sidii baa mindi iyo maqas iyo sakiin wixii la heli karo la soo qaatey halkii baa gabadhii lagu jeex jeexay, meesha mucjiso ayaa ka dhacdey, cunugii wixii la moodayey laba lugood ee muuqdey hal unbey isku ahaayaan, hal lugoo laba foot leh, waxaa kaloo meesha ka soo baxey madax goonidiisa u socda oo qeebtii madaxa ayaa maqan oo gooni isu taagtey, madaxuna kolkaas wax waji ah ma laheen, waxaa kaloo meesha laga dhax helay mucjiso kaloo meel iska fadhido, waa biyo fara badan iyo dhiig xinjir ah oo meesha ka dhigtey wabi ama balli camal, illeen waa meel uu daad qaadey. sheekada yaan badinin ee wadaadkii baa yiri hala kala furo labadan qof, wiilkii iyo gabadhii ayaa diidey oo yiri ma sharci na isku keen diidayo ayaa jiro, wadaadkii aayad quraana baar baar ayuu is yiri, wax kale markuu waayey buu yiri yarxamulaah raaximiin, orodoo na dhaaf bey ku dhaheen wadaadkii That is to say, nothin is wrong marryin your cousins.
  4. I was there on his wedding party, it was on TuesdaY night
  5. ^^ Duke, I was referrin to an earlier post of urs when Kismaayo was captured by Turki's militia. In dat post, you were cheering for him, and here, different. Adeer meel aan kuu raaco ayaan garan la'ahay, mar baan is dhahay Duke waa af hayeenka Somaliland
  6. Leezi Gaal, looool adiga hadalkiisa maa ku dhibaayo, adba waxaa doonto daldal see camal adi yaakhayoo waxaan u maleenayaa, wey dhaqaadey, wey duushey, s-land is here to stay, s-land warns against ethio pull out looool, erayadaas aa iska dhax aragtey yeah
  7. Noqda kuwii tarma ee tinta ka bata
  8. Duke, sxboow soo adigii maalin dhaweed lahaa Xassan Turki waa tribal leader oo waa nin wanaagsan, kolba ma waxaad doonto ayaad orani. well, to me, everyone who is power hungary should go to hell, turki walaa tuur, mansuur walaa abuu maqas
  9. Leezi-Gaal, wax waalan, heedhe Somaliland wey dhaqaaqdey, soo ma ogid iney duushey Duke, adeeroow bal yara naso, qumaati baad u dawakhdey wallee!
  10. ^^^ Actually what DD meant wasn't that, only if u stayed in Qaxooti u will know, I am not gona elaborate more, danger zone inaan galo dooni maayo, gabdhaha qaxootiga caadi maaha. Real image taken while we were watching footie match back in da days, I won't say who is who LooL@eat trees, sxb geedka magaciisa ayaa iga maqan hada, MMA or Tuujiye may know it, it used to make us HOT when smoken, hiper active camaleeti, we used to smoke those tree branches sxb, better than hashiish and koolo or normal cigarrates. But the worst of all was when we get into the car parts and remove the battery, get into inside the batery, and take the chemicals, and put it into alumanium paper and fold it to make it smoke, there we used to smoke untill u get totally cracked up.
  11. I remember belongin to a gang group, and Tuujiye in another gang group from different xaafad, and we used to fight alot using the Waraf, but out of nowehere we were in the same madrasa, dont know how thata happened, in his xaafad, it is called Barxada Lafaha marka waxee aheed abaar camal . It wasn't da puffin the magic off, we used to go to the bush for dangerous missions, and hunt down trees which is known to be having higher level of activity in your mind, we used to cut that tree/branches into smaller bits to resemble it to a cigarette, and there the smoke would come out and gash out of our mouths like a factory, untill your lips become black very dark, this is when the girls used to love us, black dimmed dark liped guys, sometimes we used to make them smoke in order for them to have blackie lips, it was romantic, that was in 1991,
  12. As far as I know, the whole melting point started when the 550+ has being introduced, Soomaalidii oo awalba kala fogeyd ayey sii kala fogeysay. This is when things started to go very critical!
  13. ^^^ Odeyga that is the part he didn't liked, it is obvious. 550
  14. ^^ Horta Besbaaso, wlcme back, you indeed belong to a different breed of women, where are you from, you shouldn't be called Somali Woman at all!!
  15. ^^^ Anigu waxaan aqaanaa mid dhabar dhabar inta uu u seexday sidaas ku propose gareeyey gabadhii uu jeclaa in muda dhan 3 week. Marka proposingku kuma xirna qaab iyo ama xeelad iyo si kale toona, sidaad doonto ayaad sameen kartaa, some people even go as far as goin naked and nuts to propose to their ladies. I know this guy, waqtigii uu gabadha la socdey ayaa aad u batey, 15 sano ayey sheekadu maraysaa la iskuna jilba murxey iyo qadaad, kaliya waxay gabadhu intaas oo sanadood sugeysay when would he propose to you, wey daashey, inkaar qabahana danahiisa maba ahan waxan oo dhan, wuxuu is yiri mar hadaad ceyshkii oo qamiirsan heesato maxaa propose iyo buraanbur kuu soo arkey go'i waa, waxaa dhacdey in ninkii uu damcey ugu dambeyntii si la yaab leh inuu ugu sheego his proposal, wuxuu iska soo tuurey dabaqa afaraad ayadoo hoos taagan markaas yirina, inta uu u yeeray yiri ubaxaas qabo, ubaxii baa dabeel dhinac u yara tuurtey, suu is yiri qabo, oo dabeesha ka daba orod ubaxa la ordeysa, halkii buu ku jajabey dhulkana ku soo dhacey, meydkiisina iyadaa ugu horeeesay wax qaado, sheekadan shaahid baan u ahaa
  16. The Latest Breaking News From Mogadishu, Djibouti, Nairobi, Addis Ababa, Jeddah, Kampala & London: - Abdullaahi Yusuf expected in London soon for good, for health related issues and not to return to Somalia. - Nur Cade called to attend International Conference for peace talks in Kampala, and to be the negotiator between various factions in that region, will stay there for good. - Riyaale in Addis Ababa en route to Jeddah for health check ups, he will retire there too, Faysal Cali Waraabe expected to do mini coup and take the post of presidency. - Sheikh Shariif joining his former friend Aweys, soon expected in Asmara from Djibouti. - Jenday Frezer landing in Mogadishu soon to be crowned Queen Of Somalia, the deal was struck in Jomo Kenyatta Airport in Nairobi where Yeey & Cade agreed and were given the flow of cash *These are insider information which got leaked* sidaas ayaan warkii oo abur kicinaya oo soo butaacaya idin kugu soo gudbiyey
  17. Seems the situation is getting out of countrol now!! Stay Tuned.
  18. Xaaji Xeyraan, adigu Gibiley inoo soo xisaabi iyo Arabsiyo, Togdheer hakuu danbeesee tiradeeda.
  19. ^^^ lool@wax kalena waa yahay When he is back to his usual place from his holiday in Africa, he would entertain us with his full adventure report, waa markii na loo yaabi lahaa.
  20. xattaa Oodweynaha afka ka abruniyyaa sidii awrkii waxbaan isku nahay LooL@Xiin, war odeyga ka har, Soomaalida sideedaba wey isku noq noqotaa, dhinac unbey iska soo galayaan, waa ummad wax isku wada ah I thikn I qualify to be Burcaawi, Viva Le Togdheer
  21. ^^ Ducadaadu Libaaxoow waxey aheyd ineysan kicin diyaarada, mana aysan kicin oo weatherka ayaa xumaa, hillaac, onkod, gugac iyo balaaya kalaa isla daryaamayey oo cirka ka guuxayey.
  22. ^^^ Saalixa, he didn't leave, warkaas dhag ha u dhigin, xoogaa stunt ayuu sameenayay un kaliya
  23. Where are the photos JB, these are not photos sxb, these are odayaal dhaqameedyo picture. falal inay ka fuliyaan biyaha Somaliland kuwaasi oo la saaray maxkamad gobolka saaxil oo ku xukuntay mudo 15 sano ah That is harsh and soo harsh, someone needs to voice their protest on this.
  24. ^^^ What do you mean NATURALLY, maxaad u qarineysaa gabadha waryaa