nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^ lool Koolo, afuufoow haku galo ma lagugu dhihin waligaa miyaa, afuufoow waa qeeb ka mida cudurada maskaxda ku dhaco ee qallafsan marka uu qofka gaaro ama ku dhawaado sodomeeyaadka, badanaa waxey ku dhacaan maskaxda dhinaca bidixda, waana qeebta uu aad u asiibo ama uu qoob ka ciyaarku ku dheelo, waana xanuun yaroo electric shock wato iskuna badalo shock waves ama hirar maliigsan oo u eg dhurwaayo raxan raxan u socdo. afuufoowga waxaa loo qeebiyaa lix nooc, nooc kastana darajo ayuu leeyahay lagu garto ama lagu daaweeyo oo si ka hor tag ah, Dad badan uu ku dhacaan aqaanaa oo halkan joogo SOL Anigu wuu isoo hayaa balse waxba iga qaadi kari maayo maadaama aan awliya Alle ahay
  2. Nime toka Arusha, sasa mimi na sujui kubwa
  3. Hadaba ogoow dhoola cadeyn ma taqaano, is ilaali yaan lagu raamsanin
  4. loooooooooool@cuni maayo lamana cunayo wa maxey Meesha dabin, seeta iyo gorfeysi baan uga jeedaa wallee, AT&T, sxboow armey cirro kaa soo daataan intaad leedahay Ngonge ayaan kula heestaa CL iskaga har baan ku oran lahaa, hada ka horna kuu sheegay, yuusan ka caana maalin haduu rabo e
  5. Marka waxaad leedahay foox iyo cuud ha isku daaraan, mise nimankaaba uuminaya miyaa, ii balbalaadhi hadalka wuu i waran jeexee
  6. ^^ Why would they be two months in doors, miyey is cuudinayaan, mise wey is uuminayaan, see wax u wadaa abaabiina
  7. Niyahow Ngonge, ninkan JB yuusan ku waalin, anigu waan iska ilaalshaa, wuxuu wado iyo wabiyada yaa weyn, wankaan waa weyraxaa, walaxuus wadyaa
  8. ^^^ Xaaji Emperor, haa nooh, intaas ayaan carrabka ku dhufanayay, hada Dirdhabuu dhax fadhiyaa dhinacna ugama socdo, dhowr jeer baan ku soo arkey meejaa, waa nin sheeka badan oo qosolka kaa dhameeni. gabay la yiraahdo Galaalxoor ayuu allifay dhawaan, AT&T ayaa haya gabaygaasi.
  9. The only National Somali poet living today is Dhoodaan, I think he was in Boosaaso awhile back, and he is great patriotic, most of his poems are against Ethiopians, then Ethiopia knowing how strong his words can be, they befriended with him and gave him houses.
  10. Cabdiyo, gabdhaha khuuriyo waa awliya ayaa la yiri, waa xaqiiq, horey baa loo yiri ana waan idiin sheegayaa, igu hallee adna waad iga heli geedkaas Koolo, alaabta kaloo khattarta ah mid adiga hada ku anfaceeso ma ahan, balse hadaad diyaar u tahay waa mid isbaandheys ah, sidii xabbatu sawdana waa loo qurquriyaa illaa ay kalxamuhu ku ingagaan unbaad dareemi kartaa nafciga uu xambaarsanaa, hurdana warkeedaba daa, waaba hurdo socoto
  11. ^^^ Koolo lool, my dear, ducadaada maqbuul waaye maadaama aa tahay dhal awliyo Tokyo ayaan qararaf ka siini aan weydiiyee waxey hayaan, alaaba kaloo khattar ahna waa laga sheegayay Hiroshima
  12. The Ethiopian withdrawal is only a fraction of solutions, and nothing more, the bigger agenda lies inland and outside, and that is hard to reach by the means that are available at the ground right now!
  13. ^^^ Gabar iyo caana niido, wiil iyo caana boore
  14. Today Somalia is playing with Rwanda. Rwanda beat Somalia in their last 3 appearance by 3-0 on 2001, and 1-0 on 2002, then 3-0 on 2006. Can Somalia change the course, and show the Rwandese some lessons. Possible predict for today: Somalia 2-1 Rwanda. PS: This should be in Sports Section
  15. Ngonge, dat report was 2006, any signs of Sturbucks in Cairo, I couldn't find one there last year.
  16. I think this was somewhere in Galkacyo, Again, Baarleex doing his thing, classic stuff. I had the privelage of meeting this guy very long time, shabaab baan ahaa markaas
  17. for those not doin the dishes or the laundry, here is great stuff for lazy wives and husbands. Tokyo University has unveiled its latest house-keeping robots which are able to do tasks ranging from washing dishes to doing the laundry etc See the video: Halkan Guji
  18. ^^ r u sayin Ramadan would be in 7 months time, dat is very quick indeed!!!!
  19. Life is a journey course, just follow it, raac durdurada xareeda leh and meeshay kaala dhacdo arag
  20. ^^^ it is simlpe yaa Che, waxani waa naturaale, when u c others are doin great in their plans and ahead of you, you might need to take and do some change based on human nature competetion.
  21. Any UN Resolution would be blocked by US, so no hope there!
  22. AT&T, wlcme back adna sxboow, bal waxyaalo cracking ah nagu soo quf, JB, pj niikis ahaa, lool, only in Hargeisa reer Burco waxaas ma yaqaaniin
  23. JB, maxaad miss gareesay, party baad ka bixi weyday chrismaskii dhanaayee, niyahow ma weynaatid wallee