nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. LOOL JB, aniguba waxaa igu adkaadey english inaan u tarjumo, af carabku waa wax baas, laakin Soomaali ma gaaro Xiin, loolz, aynu sugno Ngonge, xataa waxaan aaminsanahay inuu gabaya ka soo qorey Hargeisa
  2. lol@Xiin, alaabaha Abuu Tamaam waa iga weynyihiin, Mee Xaaji Ngonge, la waa sidii rabshadu u bilaabatey, koleey wuxuu la aamusanyahuu qabaa, waxbaa ku duugan ninka
  3. Kontoroolka Afgooye, oy waliba iskaga baxeen Alshabaab miyey qabsadeen dowladu! Dowlada qumaati qoorta ha uga jarto nimankan qaaqlayaasha ee weerka soo xirtey, hadeysan dowlada wax iska celin karina ha u qeylo dhaanto quwadaha shisheeye. kurey qooqey oo xiniinya gaduudis unbaa uga daran markey shableeyaan xoogaa kadib unbey afganbis u dhacaan
  4. 'War ha na sawirin ban ku edhi'
  5. ehehe war dooxada xataa geeskaan u dhaafey, aniga dee reera xaafada ma ihi waa ku sidee
  6. lool@khaawisaad, well hada seems every faarax is there, u know da guys @ Dollar Store City, just oppossite bank of somaliland, nimankaas ayaa asxaabteyda ah since 2003, had good reception from them, halkaas ayaa darin ii taaley
  7. lool@50 jeer baan ku noqdey, u 2 r crazy runti. Poker, my visit wasn't like urs, mine was damn too short & not planned, ask JB, we had great fun at Waaheen/Gargaar area, usually my fav hang outs
  8. Poker, Ilaahay ha u naxariisto Hooyo, aamiin.
  9. It looks nice and smooth, wouldnt mind holdin it
  10. Fine, if you say so, then Amisom is there too, do you put them in the category of ICU and gov't militia!!
  11. Sxb boqolaal wax ayaa iskaga kaa dhax qasan, adaaba is wareerinaya runti!! Dagaalka hada socda yuu u dhaxeeyaa is my question to you?
  12. Originally posted by Meiji: Clashes between religious warlords leave 65 dead, 190 injured. Are you sure about that, you like fancy titles sxb, there isn't any war between religious factions!!
  13. Maya sxb, rajadu waa wanaagsantahay
  14. Oz, seems Pat Evra was right, I thought it was harsh, but surely this Arsenal team are deteriorating They are not gettin older, instead shrinkin, what happening to them, even Arsene Wenger is gettin younger
  15. Norwey now denies that this took place The bad news is, the deal took place, and can be seen in this denial in the last few lines of the interview!! There is nothin to hide :mad: :mad:
  16. nuune

    Tacsi

    Ilaahay ha u naxariisto, aamin to all the Du'a
  17. I will be wearin City blue scarf tomoro at the local pub
  18. Thanks Wacdaraha, this is a very wonderfull reading, loved it.
  19. ^^ Xaaladu firaash iyo bac dhigasho wey dhaaftey sxb, xaalku meel xun ayuu marayaa, Ilaah ha isku soo duwo ummada!!
  20. Asoo magac 2020 wataan meelaha uga jeeday, ala ninku waa Musbaar wallee
  21. ^^ And this Sharif met Indhacade last night
  22. MMA, man, 3 bilood dhanaa, waa iska ogaa inaad halkaas jirtey markii inta lagaa baafinaayey waa iska aamusey kuma kashifin damn those hotels, aniga Jaamka aa ii shidnaan jirtey, meeshaas caadi ma ahan specially habeenkii, Maryan lodge aa saldhigeyga ahaa after aan ka soo wareegay Umal Lodge(sheikh umal aa nafta isku keenay anoo maalin si khalada jeega jeega la iigu soo xiirey uu i arkey maxaa iga raacey hee, ama wada xiir, ama wada sin la igu dhahay). Waxaa safarkeyga ka bilaabey Istanbul, oon laba maalmood joogey, Dubai ayadna dhowr kale, addis ababa oon week joogey, ka tagay Harar ayaan usii baqooley oon joogey maalmo halkaas oon ka carraabey ilaa Dirdhaba oon ka fogeyn Harar, Dirdhabaan joogey dhowr maalmood oo kale, oon ka sii tagayoo Jigjiga laba bari dalxiisayey, balse dib ugu soo noqdey Dirdhaba si aan the newly Somali Airline Suhura Airways uga qaato ilaa Hargeisa, halkaas oon joogey dhowr maalmood, maalmo meel joog lee ahaa sidaada oo kale uma raaxeesan sxb, noolatey adigu Widaaw maxaa iigu sheegi weyday inaa Nayroobi joogto, meeshaas xiisa xididada xumeeyey aa ii haayo.
  23. Oo hadana ma loo dhalay, xaasasku tira badnaa, wuu iga qariyey!