nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. JB, waxaan maqley inaad Moroco u guureeyso, ood halkaa shaqa safiirnimo Somaliland ka heleeso at the end of the year, waan la socdaa hawlahaaga sxb maan dooneeyn inaan ku qarxiyo ,,,,,
  2. awww Malika, here is BIG hug All da best, EDIT: Helloo afternoon trollers
  3. lool@Paragon najjaasuu rimanyahay anaa og horaan u sheegay inuu imtixaan yahay Paragon Gheelle lool, mar haduu Xiin i keenay meesha waa inaan tinta xiirtaaye PS: tix baan kaa sugaynaa Xaaji Gheelle, dadkii uu Xiin magacaabey baad ku jirtaayee, maskaxda soo buttaaci adeer, saaruukhda soo gan
  4. Xiin , Libaax baa toobta dillaacsadey, wakaa Jaceylna geedada taagey, Paragon baa se soo wado alaabtii lagu hoogmi lahaa. Xiinoow jab iyo guulba waynu u joognaaye Jaceylkaa ku joogsadey maansada kama jeedsanine juucdiisi baan heloo waan jarjarayaaye jidhidhico ima kartoo sidii jiibkaan haadiye ragna ways jikaaraa intaa laysu soo jilo'e Libaaxaa soo boodayee jabadka ka soo dhacey ee jiinka ka tagey jiifka ku gaadeene waakaa jawaabta soo ganey ee jirridka ka feeday ragba nimaan mar soo jabin jiimka laga waaye ,,,,
  5. lool@Juxa, hadee mar hadaad exception naga dhigtey aniga iyo paragon taasi wax loo dhigi karaa ma jirto Kidney iyo ka badanba korkaan kuu saari waves@Malika, hakuna matata leo sikumaawiiki baan isku wadna gooyey
  6. usheeg Paraganoow in raggu isku mid aheyn, kuwaan dhaqankii ka tagin oo wali dambaaburada seyraya
  7. lol@furuntaan ku jiraa, oo xodxodashadaadu ma soo afjarmato waaba taraawiix, war heedhe waa inoo August sheekooyin baan kuu hayaaye. AT&t, adiguba cid kaa xodxodasho badan ma jirto SOL
  8. Jiinka gabayga markaan damcey inaan jeedalka daro jacbur baa ka yeedhoo kari waayey jeedsasho jiilka SOL haddeertana bal aan jiinka la higaadsho mar haduu Jacayl jimicsadoo jilibka laabtey Libaaxna xarafkii kala jarey jiimka laga waayey saakana karaamaa jirtee bal aan soo jeedsado Buuxo lool@jaajuska nuune Well done Libaax PS: Paragon, I was expectin inaad saaruukh soo rideeyso
  9. nuune

    b day BOB

    Waraa bax, dhalasho wacan camal
  10. Duke, adigu afarta koonaba ma lid baad ku tahay, qof kasto waad un dureysaaye
  11. ^^ Xiinoow ma inaan jacburis kuu akhriyaad dooneysaa, Jaceylbaraan kuu soo direy, fuud abeesaan soo siiyey
  12. ^^^ Hadaad aragto AT&T oo raadinaya Ngonge ogoow meesha wax weyn baa ku jiree
  13. FUFU, spiceka horaa looga qeeliyey, aawey sheekadii labadii nin ee saaxiiba ahaa midna Soomaaliga ahaa midna Hindiga ahaa ee markabku la gadoomey kadib nibiraga la kulmey, nibirigii baa diidey inuu cuno kii Hindiga ahaa, kii Soomaaliga afkuu ka falnaaye waa uu weydiiyeey "nibiriyoow maxaad u cuni weyday saaxiibkey ood aniga igu xijisii hadaad rabtee" nibirigii baa yiri "hada ka hor baan nin hindi ah cunoo wali afkii baa olol iga kacaya" meeshii baa ninkii Soomaaliga lagu cuney kii Hindiigana ku badbaadey, marka mar buu saaxiibkaa u baxsan doonaa spiceka badan
  14. Ma aan maqal taas, adaa iga yaqaano xaga reeraha dumarkii hore kolka la mehersado timahay xiiran jireen, hadase jeegadey xiirtaan, aduunya is badashey
  15. ^^^ Naag ninkeeda u doqon ah isagana u na.cas ah weeye PS: Wey jiraan camuu, weyna buuxaan
  16. The thing I like about Soomaalideena is dat they are alwayz well dressed and fashioned even in drastic conditions. Wilkommen
  17. lol@cagaha loo dhaqi, am very sure many Somali girls can do dat as well
  18. ^^ lol@ijaara, as in Kenya, waaba xariif taasi noolaatey
  19. ^^^ lol@cayaal suuqiin, dat is soo true
  20. Hilib & Muufo Meat of vitella or manzo with the Arabic bread " pita " year-old calf meat garlic and onion green capsicum potatoes cut for along last carrot to washers rooms of 200 tomato mililiter of water cumino Oliate a wide frying pan and mettetevi the meat, fairies to then cook to slow fire for 5 minuteren and turns the meat with the mestolo, accingetevi the cut garlic and the onion to the great pieces (of the same dimension of the bocconcini of meat), fairies the same one with the capsicum, accingetevi also the carrot and the potatoes, salate and fairies to cook until the meat completely will not be cooked, then put the cumino, the last one of tomato stirring every a lot. As soon as removed from the fire served with the pita one to part that you will soak in the gravy and you will eat with the meat and the verdura, rigorously with the hands... per this time to ban the rested ones... You will see that to eat with the hands he is more satisfactory and attractive BEER IYO MUUFO (liver and pita) pita (Arabic bread) bocconcini of cow liver onion cut to washers rooms cumino incredible Sembra but also the liver prepare it like for Venice. However you little fry the liver in a frying pan with oil to low fire, to half baking you add to the onion the salt and the cumino (is the only difference with Venice), completed the baking and accompanied the pietanza with the pita one, but and rigorously prohibited to eat with the rested ones; I forgot the pita one is the other difference. In order to prepare kidneys of cow that we say KELLY used the same procedure of the liver. PS: I found this in SOL archive
  21. ^^^ usheeg yaakhey, nicmatul baluuq waaye
  22. ^^^ Thanks Indhoos, waa ogaa inaa mid hilmaansanaa iyo inee gabdhaha afar ahaayeen
  23. Originally posted by Jacaylbaro: Jaajuumow baa la igu xidhayaa miyaa ?/ ,,,
  24. Who will guarantee that in the courtroom no one says acuudu billaahi, since it is one of the basic things they requested from the judge. Again, justice meesha ma taalo,