nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. I didn't say dat u mupped I don't have any filosafaris
  2. Originally posted by Fabregas: A sol user called Muridii. last I saw him he was in the Islamic section talking about Aliens . The man Muriidi is on his own world, am his biggest fan
  3. The crazy wareer badanaa aka Tuujiska is in London smokin shiisha non stop waraa bahasha iska yaree maraxyahow cagaarshoow aa ka qaadee hadii kale, isbaandheeys aa u baahantahay. JB is in Garoowe too, reports suggested he orchestrated some assasin missions there
  4. ^^ Paragon, Ka daa, ma Lily baa kuu taqaano ul mareer iyo dhebi la isla dhacayo , I can honestly and publicly say kuwaan bari jiman ka bixineenay oon quraanka saarney ayaan ula ayyi nooc ah la dhacney, dhankeyga ayaan kaga jirey xaga bugeenta iyo beer xansharinta, I was xerow doin his duty with xerta, every often we had call outs to oust jinns from people, mainly women, and it wasn't easy task at all, qaar baa macangagyaal ahaa oo waxba kareenin quraan walaa ul oo xoog nooga baxsan jirey.
  5. Ngonge war dadka ha igu dirin, lol@jimicsi guru Malika, these days no one needs jimicsi, winterka unbuu jimicsiga shaqeeyaa markaas ayaa loo baahanyahay
  6. ^^ Faheema, I have an interesting jinni story, will have to make new thread for that, it happened ayaan dhaweeto
  7. Cara, dat must bein mini-jinn which made u laugh, it happens to alot of people, jinni baa la ciyaaro
  8. don't forget motorcycles, that is their mean machine
  9. AlshabaabJet is already there sxb, how do u think they get the latest hub iyo saanado and everythin that comes with. though their plane is marked with AJet for transit reasons so dat it won't be identified, it also carries the Somali registeration numbers like SO-2006
  10. Australian police said the four -- Australian citizens of Somali or Lebanese origin -- had links to al Shabaab Tanaa beentii ugu weyneyd ah, isn't their passports stating where they were born, like place of birth! Dad masaakiinaa la iska qabsanaa la leeyahay waa Alshabaab, Kenyan police do that all the time to get money from the local people in Nairobi and Garrisa
  11. JUXA, lool@warshad, caadi bey noqon hopefully ilaa maanta waan ka war heleenaa, hadii kale aduunyaan qaseenaa sheekada hadee saan ku sii socoto
  12. Juxa, fiican badan, warran adu, meeshii waxba kama soo dhiiqayaan at all illaa hada!
  13. I think guuxooda ayey ka dheereenayaan
  14. ^^^ Ibti it is easy to get a link, just watch the repeat version on universal tv and record it using one of those stream recording prgrammes, and there u create the link and post here lol@must seen jinn ehehe, I have no doubt most of them seen a jinn of some sort
  15. ^^ Nugaal does have a coast yaa JB
  16. ^^^ Jinni caraboow baa ku dhacey wiilka.
  17. Originally posted by General Duke: This sums it all
  18. nuune

    Test your eyes

    Malika try gain masksxdaada Ma joogto maalmahan
  19. ^^^ lol@part of puntland
  20. Ngonge lool saan ogahay saaxiibkaa AT&T his farewell gabay ayuu soo wadaa, Sayid
  21. Nice fotos there yaa Valnteenah, Thailand sounds fab, on my list of course