nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Africanqueen aloore atarisho waxaa leedahay ma fahmin miyaa, see camal buufiska aduunka maa kugu dhaceyna mise tarantoorigaa ku go'ay, moolo moolaati iska dhig yeah soona dhawoow mar kale macbuudkaa ku dhaartee bajiyaha sida loo kariya ma aqaani maa dhahdeyna
-
Guurkeedu haduu tashuush iyo qashqashaad galay ma ahan iney guurka ideelkiis tiraahdo wax perfect ah maba jiro bataatanba, waxa adi kuu shaqeen waayey dadka kale iney u shaqeeyaan baa suura gal ah!
-
Africanqueen ka daa wiilka sidaas ha u galine ^^ haa Poker, dhaaf aan isukgu qooshee nimcada
-
You come to da right place, I mean maxaa dhibkaa ku gelinaayo, aayar maa isbarmuunto iyo faankuulo isku walaaqatid wlcme
-
On top of that Puntland actually is on it's way to become an opec member state while u other somalis eat your bananna and khat!!!
-
And Chelsick will be stopped in a similar fashion Now da arsens can take a rest, qeeladooda aanba ka seexan weenay, am not worried of Spurs at all, at da end of da season, they know their place, 6th place
-
^^ oo ma ciidamada cirka ee puntland iyo kuwa barriga ee Soomaaliya miyaa isku mida
-
lool@OZ war shan ciyaar baan isku daawanayay halkan jaanis uma helin aan ku soo galo Chelsick's hyper mood will be stopped anytime, and Spur's show will end, waa un hordhac ciyaaraha hada socda, and Lpool not so worried about it
-
Oz, dat was great game between Bolton and Lpool, and your Chelsickovich team are swingers Stoke really doin great, if they hold, they might be 3rd place, Spurs just scored second goal to lead, birmingham can hold and make a come back but da great game remains da Arsens & da yankees
-
FUFU waraa baaska taraaraxa ah waxaa ka yaabaa inee ku takhaantakhdo gabadha, moola moolaatiga lee afur wanaagsan sxb, my afur is gettin near too
-
FUFU looool waraa qashqashaad waaye camal, sug waxaa tijaabineenaa banoonta Ardo inee moolo moolo tahay
-
Ardo, qaboow haduu ku haayo heaterka isticmaal
-
Originally posted by NGONGE: "Her" friend is Oz girl of course. Are you people blind? somehow thought u said his friend is Oz u r tahluuka, sxb
-
Farancab, war waxaan ku iri boogta bislaatee bukta een wali la dhayin hadii aad dhiig xinjir ah kala kulanto intaad qalniinka ku wado farsamadaad yeeli laheed ood seedaha iyo xididada u kala sooci laheed maxay tahay?
-
soo dhawoow, boosteejada ayaad ku qallashey saad u taagneed
-
Maashaa Allaah Ditoore Farancab, now aan ku weydiiyo su'aal ku saabsan xaga qalniinka, marka aad ku guda jartid qalniinka wadnaha ood seedaha iyo xeedha isku hafisey xubinta wadnaha aad ka feydid kaliya waxaa kuu soo haro dhiig xinjir ah adag oo aad moodo xabag bislaatey, su'aasheydu waxaa weeye, ma xeedha ayaad ka fiiqi wadnaha mise dhiiga xinjirta ah ee isku huwiyey wadnaha ayaad si tartiib ah uga soo guri si uu kuugu muuqdo wadnaha, labadaas kee baad hor marineysaa, iyo sababta aad u dooratey.
-
loool@google is his friend, Sayid, adigu jimankaad la shaqeesataa niyahow, waxaan maqley shir jaraa'id baad qabanaysaa ku saabsan jimanka Juxa, lool, aren't you da macalimada afka Soomaalka, waxeygu waa jacbur
-
Ibti, I never had any doubts about ur reer miyinimo, though alot of people do, cuz of ur long vowels I see alot of improvements, thanks to da af jinni I guess Muqmad, Luqmad, Oodkac, Collab, all da same, original word being collab as da true ancient word, the rest other than oodkac was derived from arabic.
-
Ibti lool@faraha subag ku leh, you are indeed a true reer miyi only a miyi person would say dat, I love laxoox, aka canjeero I call it, mixed with luqmad or oodkac or collab.
-
Thiery, sxb Bayern ayaan anu ku xisaabtamayaa, they will do well. Glad we had same identical predictions, almost
-
Adam looool waryaa beenta daa waa bil ramadaane Ibti, I did, look how Adam is smilin
-
^^ lol@not buying it waryaa
-
^^ lool I did actually, check it out ya Adam