nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^ Soonkaa maanta si xun ii haayo shalayto I was active, maanta laba jumlad ma qori karo
-
Maanta gaaja xun weyba i heesaa,,, CL, hakuna matata dada kila kitu kama nahi leo na kula ugali for iftaar
-
Suu ku jabaa waa adagyahay, kuwa kalxamaha iyo xudunta sidii koorta geela lulaya ayaa na hor mara soonkana nagama jabo, yaaba horta fiirinaya, nuursi maleh waa nijaaso socota
-
So according to you, the romantic woman won't have children with you, only JB would come up something like dat,,,,
-
War naga qari qundhuurteeda qaneecaad beeshada
-
^^^ lool true, kubad maba ciyaaraan meel laga marana ma yaqaanaan, da reason is obvious actually, they can't run, if they do, all that spicy things in their stomach ayaa soo butaacayo and would burst out of their mouth, raaliyo aan ordi karin ama aan beerka kaa xanshirin karin maxaa waaye waa la iiga sheekeeyey in duamrkoodu dhogorta daanyeerka oo kale leeyihiin, timaha unbaad dhinacyaha iskaga leexin, shaqaaba kuu soo baxeeso camal
-
^^ lool Hindida caadi ma ahan, laakin waxaa la yiri dumarkooda waxay leeyihiin timaha ape-ka oo kale min xabad ilaa suulka hoose, waa un ape guurso, afar mindi iyo sakiin baa ag taalo subax iyo habeen oy isku xiiraan, no offence to those who married Indian girls, but this is a fact!
-
^^ what a better way for Ade than dat, great stuff, in your face da Arsens Spurs scored first minute goal against United, while just now 25 minute past Giggs equalised
-
Bisinka, hope calm return to Hargeisa quickly, inta dhimatay Ilaah ha u naxariisto
-
Bisinka, hope calm return to Hargeisa quickly, inta dhimatay Ilaah ha u naxariisto
-
^^ in dat case, sheekada ma dhameestiraayo, filin aa ka sameeneenaa diyaar yeah
-
^^ FUFU dat happens all da time, I once heard this similar story, gabadhan iyo hooyadeed baa wada shukaansan jirey wiil, maamada and gabadha Canada ay joogaan where as da boy is in Sweden, anyway, everythin has bein exchanged, pics, voice vieo, gabadha knows da boy like maxaa kaa galay camal, and habartana sidoo kale, da time arived when the boy was about to come over to Canada, of course habartaa filinkaan dajisey inuu imaado Canada oo la kala tuuro arrinta, where as uu ka qariyey gabadha imaatinkiisa to Canada as he was upto somethin else, at this point, he was flirting with two girls in Canada, maamada and gabadheeda. xariifkii Canada uu imaadey, and before dat he knew naagtaan uu shukaansanaayo inee tahay garoob laakinse ay ugu sheekeesay in ay leedahay gabar yar, waxba ma ayasan qarin, habartii dhaarsaneed wiilkii ayey airportka ka doontey ayadoo u eg gibirimaanyo oo dhuuxa lafaheeda muuqdaan, wiilka marax tacbaan uu iska ahaa hoteel dhan lama diyaarsanin for plan B camaleeti, habartii aa soo drive gareesay gurigee keentay xariifkii daalnaa ee safarka ku soo dhintey, gabadhii high school ay ku maqantahay guriga ma joogto laakinse the girl knows dat someone oo abti u ah inuu Europe ka imaanayo, habarta told her about that in case, so gabadha knows there is marti in da house oo abtigeed ah, and martida would stay in da house for some time, wiilkii waa loo qubeeyey, la hagaajiyey, la dhaqdhaqey, daalkii waa ka baxey, la urugeeyey, bugda laga qasey, la garaacey, la xanshiriyey, asaga dhan moolto fitamiina aa laga dhigey, gabadhii high schoolka late ay ka imaatey as she knew nin abtigeed ah inuu guriga imaanayo, at this stage, habarta wax ay qarineeso ma jirto, filinkana waa u shidanyahay camal, the girl arrived at da house, she had her own key of da house, and slowly without any loud or being rude to the guest slowly opened the door, no one noticed her opening da door as she was late, and suddenly she heard laughter and jokes in loud voices in habarta qolkeeda, qolka fadhiga waa laga tagey, the girl slowly came to near da room of her mom, and she heard what she could not believe meesha waxa ka dhacayo, halkan ayaa eber la iskaga dhigey la isku xuub siibtey, gabadha didn't say anything and stayed quite to listen more of what is happening, soon there was normal conversation, where the boy and habarta were discussing the journey that the guy took and how long was it, the girl is listening to all that, and she could hear the man's voice, and it is da voice of her internet boyfriend talking about sweden iyo meeshuu daganaa and what he does or work. the girl could no longer listen to any of more of da conversations, she didn't know what to do, where to begin, she had tears in her eyes and all over her body, she didn't know who she was anymore, she wanted to jump and kill herself, it was about time for the girl to get out of the house, she couldn't believe what she heard and her new abti was indeed her friend whom she was talkin an had relationship for many years, the girl left da house unnoticed, with her school bag, and came to stay with her friends for tonight, it was midnight, as for every mother out there, the mother felt calling her girl and ask her wherabouts, the girl did answered the phone and said dat she was staying with friends for tonight, the mother got angry and demanded da girl to come home ASAP so dat she would be introduced to her abti or else waxbaa dhacayo hadee guriga caawa ka maqnaato, the girl left and on her way to home, she didn't know what to do again, she couldnt face da anger of her mom if she stays with her friends, she knocked da door this time, and da mother opened da door, straightaway da mother took da girl to da guy to greet her new abti who is marti and would stay at the house for sometime, the guy is sitting in da living room watching some riwaayado, the girl stood at da door and said salaam abti, he replied salaam, he hasn't found out yet that da girl is his girl oo uu shukaansan jirey for a long time, she knew who he was from his face and voice and then she turned back quickly, he hasn't noticed anything yet, he is tooe excited, habartaa wax tustey, jimicsi iyo farxad iyo shaah iyo malab ayaa ag yaalo, waala nooleeyey, gabadha xataa si fiican wajigeeda uma uusan fiirin inkaar qabaha, the girl went to her room and left da mother and da guy to enjoy their conversation and their riwaayado, the girl could not sleep, nor can she do any homework, and suddenly she wanted to be online to entertain herself, she came online on msn trying to catch up with some of her friends, the guy downstairs and da mother are still having fun, and enjoying their great moments together, the living room had a PC and da guy wanted to come online to see any emails sent to him, he suddenly seen da girl is online on msn, and he told habarta dat he wants to check few more of his emails then habarta said she would get some dinner and be back later to him, the two, the boy and da girl chatted in msn, in da same house, same country, different rooms, she knew he is in da house, but he doesn't know anything, habarat doesn't know anything about her daughter's relationship with the guy, the girl asked him on msn where his abouts these days, he said he was around and was coming online but they haven't catch up well, she asked him to call her number, but he said he doesn't have calling card, she said she would call him on his phone, but he also said he lost his phone, the girl demanded dat he has to call her number and if he doesn't she won't talk to him anymore and this would be da end of their relationship, the mother doesn't know anything is going on, the mother came back with dinner for the guy who has being chatting on msn to call da girl, he is confused, he doesn't want to lose da girl, he asked habarta dat he wants to call his friend, and wants to make da number private so no one could see where he is, habarta said no problem, give me da number I will dial it and no one would know where u r, the number won't be seen, the got guy confused more, jeebkuu gacanta la galay pretending he got da number, but he said to habarta dat he doesn't have da number, he is still on msn with the girl, DAMN IT, am too tired now, will be back to finish it off, c u all
-
^^^ Dhagaxtuur, xabis maa lagu galiyey adna Ibti haye threadka kale ayaan ku akhrisan looooool@bacmadow.co m
-
^^ sxb FUFU, it happens all da time, they travel as far places as the other side of the world and meet their internet admirers. nimankuba hadey safraan as far places why not dumarka, meesha waa survival sxb, lama joogo xiligii faaraxs la gula kulmi jirey jidadka diyaarad weeye badalku, taasna badalkeedu waa al baxrul axmar
-
LOZ, niyahow sheekadaas ii dhameestir markaad jaanis hesho, waaba lagu helay!
-
what a nice name, you are business minded ibti
-
It is google ads, I think the Yahoo ads is gone, they never had images anyway. of course somalisingles.com is also registered to the guys who hold match.com, they make millions daily haye Ibti, wana set up a hookin up site
-
For those who don't believe this story, Source Magazineka Codka Soomaalida ee South Africa, XOG-MAAL, read on page six on the PDF Xog-Maal Magazine South Africa LOZ, lool, filinkaas waa qarxey durbaba, nice one
-
To summarise the story briefly, the lady was in touch with a Somali guy in South Africa through paltalk, no exchange of pictures yet as she was sheikhad but communicated mainly through voice. The two decided to progress their relationships, and it was the lady to come to South Africa to marry the guy she was in touch with for some tmie, she hasn't seen his picture, and same goes for him. Just after she was about to depart from her country in the West, the guy found out her true age, and this woman is indeed someone who is older than him in many years, and not the age she told him which was about his age. He decided not to continue with this relationship and not marry the lady, quick decision, but also wanted not to tell his aims to her, and he let her come first to South Africa, but what happens next read the bold part in Somali Aduunka wax kasta ka fillo, wax kastana waa la maqlayaa, waan hubaa in uu kusoo jiitay ciwaanka sheekada, laga yaabee in aad u malaynayso in aan ka hadlayno gabar waalidkeed guurkeeda lacag ku qaatay, maya taasi ka hadli meeyno, waa qiso layaab leh. Ma aamineysid marka aad u dhacdo dulucda sheekada, wiil dhalinyaro ah ayaa Paltalk-ga (aalad internet-ka ka mid ah oo lagu haasaawo) ka bartay gabar soomaaliyeed oo dibadaha ku nool, muddo ayay wada sheekeysanayeen oo shukaansi iyo sheeko wadaag ahaayeen. Muddo kadib waxaa la gaaray xiligii la guran lahaa mirihii jacaylka, waxaa lagu heshiiyey in gabadha timaado halkan oo la’is guursado, laakiin markii ay gabadha tahay inay soo ambobaxdo ayuu wiilkii ogaaday da’deeda oo ahayd mid aad oga weyn tii ay sheegatay. Tallo ayaa ku cadaatay, wuxuu sameeyo ma garanayo, ma xumeyn karo mana xalaaleysan karo oo waa qof aad uga weyn, maalinkii dambe ayaa waxaa kusoo dhacay fakir cajiib ah, oo waa maxay? Hoteel uu degenaa ayaa waxaa la degenaa mid buufis madax maray oo ku waashay haweenka dibada jooga, malaha markaas ayuu tuulada kasoo baxay oo waa uu kululaa, wiilkii gabadha u imanaysay wuxuu arkay fursad ah in uu gabadha ka qarxisan karro ninkani hororka ah. Wuu u yeerey, sheekadii ayuu u sheegey, wuxuuna ka dhaadhiciyey in uu gabadha ku wareejiyo, oo isaga u imaanayso gabar kale, ayna jiraan rag kale oo lacag diyaar la ah, wuxuu u sheegey in haddii uu doonayo in booskani uu galo ay fursad u tahay oo uu durbo dhoofayo, laakiin uu bixiyo lacag R40 kun dhan(about 5,500 us dollar). Waa uu ogolaaday kii kale, waana la gorgortamay, waxaa lagu heshiiyey in uu bixiyo R30 kun(about 4,000 us dollar) oola dhigayo meel xawilaad ah marka uu gabadha guursadana la siinayo kan kale , kadib muddo 2 todobaad ah waxaa wiilkii la barayay sheekadii kadhaxaysey wiilka iyo gabadha, mudadaas 2da todobaad ah ayaa laga bixiyey tabobar layaab leh oo ku saabsan wax alaale wixii hadal ahaa ee labada qof dhex maray. Maba ahan wax maskaxda caadiga ah ay ka fikiro karto, waana wax ay adagtahay in la rumeysto, laakiin waa qiso dhacday. Markii ay gabadhii soo degatay waxaa garoonka ka dooney kii iibsaday, soona qaaday, gabadha waxbo meeysan dareemin maadaamaa aysan wiilka horey u arag sawirkiisa, waayo iyada meeysan ogoleyn in sawirkeeda ay dirto ama sawir gasho oo gabar wadaad ah ayay ahayd, isaguna sawir umaba dirin iyaduna kama codsan. Habeenkiiba dambaba meher ayaa qac laga siiyey, waana la aqal galay, haddii dhowr habeen la’isla hoydey ayaa laga sheekeystey waxyaalihii hore ee dhexmaray, ma iyagaaba ah wax lasoo koobi karro,kow iyo labbo haddii sheekada la wadayba wiilkii gabi ayuu kolba ka dhacaa. Gabadhii shaki ayaa loo taagay, waxay gashay "war maxaa ku heley, miyaadan hebelkii aan aqiiney ahayn, sidee wax kaa yihiin, mise gadaasheey ayay maskaxdii kaa masaxantay", markii dambe waxay ogaatay magaciisa dhabta ah oo dabcan ka duwan ninkii ay taqiiney, codkii ma ahan kii hore, kaftankii iyo haasaawihii iyo waliba dabeecadii ma ahan wixii ay taqiiney, tallo ayaa ku cadaatay. Habeenkii dambe ayay dhaarisey, kuna kashiftey arrinta, howshiina waa ku cadaatay, gabadhii waxay dib u laqi weeysey waxa lagu sameeyey, haddii ay ninkeeda iska sii heysan lahayd ma ahan nin dhaqan ujeed ah ee waa nin dhoof doon ah oo doonaya markii ay halkaasi geeyso in uu furo, kaaga sii darane waa ninka wax ka maleegey qayaanada heerkaasi la’eg. Kalarka ayay ku dhegtey, waxayna ugu hanjabtay in ay xireyso haddii uusan dalaaqin, isagiina halkii ayuu ku furey waayo waxay awoodey in ay xirto sanooyin badan. Gabadhii oo dhulku la wareegayo oo shalaay joogta ayaa dalka ka laabatay
-
FUFU, caadi ma tihid niyahow, lol the headlines on the magazine
-
Hongera waraa Stoic, xabis baad gashey
-
Xamar buu soo qasey, Hargeysuu doonayaa inuu kabriid qabadsiiyo. Ninkan Soomaaliya halaga qabto
-
^^^ $100 to $140 in Somalia now Absoluletly WRONG walaal, sidaas ma ahan, walaal ma geela Soomaaliya ayaan ka hadleena mise geela Mongolia iyo Sacuudiga ee gaagaaban, geela Soomaaliya qiimihiisa 200 oo doollar xataa ma ahan, sadex ma ahan, afar ma ahan, shan ma ahan, kan ugu raqiisan ayaad ku heleesaa 600 oo doollarka ameerikaanka ah, waana geela la iibsan karo ee nool ee caafimaad qabo, kaad tiri 100 doollar baa lagala baxaa waaba meyd aan dhiman!
-
^^ Gabadhaasi qalanjo wey dhaaftey, waa tii xididada goyn jirtey