nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. 40 sano qofka da'diisu tahay ayaa ba'ay oo hoogey no offence to those who are exactly 40 yrs old by now wixii afartan ka weyn kuma jiraan waayo wey soo nimceesteen sida JB
  2. Elisa lool, connection qoynkee ah ayaad raadineesay Ngonge, taasi holac ayaa ka kacayo, holacaas qof bakhtiiyo ayaa la rabaa oo dab damis wato J11, adaaa ugu daran waxa magacyada majiiro
  3. Elisa, Timiro is an ancient name, u never heard of someone named Lily, mornin to u, and heard dat ibti and juxa went sky divin
  4. Originally posted by Jacaylbaro: Sheekadiiba ma kaftan baad ka dhigteen ,,,,, waxaad sugeesay wax is rifo iyo wax is lagdo iyo drama,,,, Tuujiska lool nin waalan baad tahay sxb aniga meelna fara igama yaalaan, wali waa aaryeesnahay camal
  5. ma saas baa, hadaba Timiro still stands
  6. He sure cemented our clan as dominant and cutt us karkaar so we can separate funding on top of the funding for bari. Faaiida malihid intaad our clan un ku heeso!
  7. Originally posted by Aaliyah416: It looks beautiful, inshallah I would luv to visit. Are there any Somalis there? Yes, the wife of the king of Botswana is Somali.
  8. ^^ Mornin Elizapeth, oo ma magac crisis baa kugu dhaceyna on average daily, u change 5 times aan kuu bixiyo magac aad la dhici doonto, how about Timiro
  9. nuune

    Kabood!

    Ceesaan yaroo mina shaakiriin
  10. Come'on people, are we going to that road now, let me list all da dialects of every region in Somalia. But before that, there is one word I heard from riwaayad jabuuti ah dat made me laugh, and how they meant it, and how I know of the word, call it their dialect etc, maybe our jabuutiyaan Solers will explain more! The word is Kalliif, and in Jabuuti Kalliif means the kitchen or jikada wax lagu karsado, that riwaayad, this woman ran towards her daughter or jaariyad and screamed saying "naa orodoo kalliifka soo hagaaji" when I was watching, waan yaabanaa, tiiyoo waxaa soo noqotey dhaheeso ee macooyo kalliifka waan soo hagaajiyey PS: to those who know what kalliif means, it might be af suuq or whatever, waa ka baxey
  11. Xiin, exactly, dat is how I see it, inshaaradu waxey sheegeysaa in alshabaab iyo xisbul Islaam ay ku egyihiin 2009kan aan waxba ka harsaneen. laakin nasiib xumo, group kaloo waalan ayaa soo bixi doona watana magaca badbaadada ummada oo dadka dhuuqi doona, sharkooda Ilaah hanaga duwo
  12. Che, loool, waxaan doonayaa inaan ogaado Cowke siduu ii address gareen doono as a Puntlander
  13. Hatu, ka fiirso hadalada qaarkood sxb, hadaladaas oo kale dab ayey sii huriyaan!!
  14. Originally posted by Cowke: nuune are you from puntland? Yes, now what you wana say to me!
  15. Adaa christian ah iyo mayee adigaa ah miyaa hada la isku ceenayaa oo mindida la iskugu afeesanayaa, cajiib
  16. Forget about Cade, he is past, lets deal with the present and future, Faroole is here!
  17. Comes mid november and december, Liverpool will top the table by 7 points clear, iswiiit. Legend, faanoole fari kama qodna sxb, la isma gaarin
  18. Ma inaad na waasho ayaad rabtaa, anyway, imtixaanka waan ku dhacey su'aashii toaster aheyd e roodhiga, sandwich baan dhahay, halkaas ayaan ku simbiri-rixoodey
  19. Originally posted by NGONGE: فسألتُها بإشارةٍ عَنْ حالِها وعليَّ فيها للوشاةِ عيون فتنفست صعدا وقالت...ماالهوى إلا الهوان أُزيل عنهُ النون aw kamaa qaala Kisaa'i
  20. lol Rafa was playin down about da beach ball, deep inside he was furious but didn't want the media to pick on him. Bring on any balloon, we are bound to burst them into flames
  21. Originally posted by Oz: ^^ So really the only person you have to blame is Pepe Reina. I blame da beach ball AT&T waxbuu maliigaa oo meel kasta ayuu mariid mariyaa magaadna ku daraa, markaasaa qaraxya dhinac walba ka dhaco. JB, gartan waa horaa la gooyey, Tuujiye ayaa ganafka ku dhuftey oo gooyey
  22. aduunyaa isla dhugucdey illeen oo isla dhubuqdey oo isla dhalaashey oo isla holacdey Kulla fitna cinda geel waa AT&T illeen ibtilo anagaa aragney LeezyGaal, wlcme back yaakhey, shir dagdaga waa ineynu yeelanaa bacdal casar saacatul casariya
  23. ^^^ I think he explained dat at da end of his sentence. dhul dilaac between Somaliland and koonfuria Xaaji Xeyraan would like to see the seperation of Somali regions by means of natural disasters like dat of volcanoes and earthquakes. dat would make Somaliland stand out from the rest and no borders.
  24. Could be the Earth's tectonic plates, da boundaries for that may not be far from this region.
  25. ^^ Hatu, in easy way, do you need a watch to bring the sheep back to home after a long day in da bush, few miles from Garissa city, of course, as da sun is about to set you will be getting ready to gather the sheep and bring them home safe before da dark. Your mind is programmed into coming home without da need of a watch, but still time exists there, it is only u don't need time keeping! Seeker, they said da Hadron Collider will smash this November coming, remember, da first test took place September last year, for the second stage they experienced problems and it took them a year, would be cool to see da outcome.