nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. KHAMRIGA IYO GAALKACYO. Source: Raxanreeb Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa bilihii ugu dambeeyay ku soo badanayay Cabida iyo Iibinta maandooriyaha musiibada ah ee Khamriga, waxaana waqtigani sii kordhaya dadka faraha badan ee caba iyadoo aysan qarsoonayn ama uusan daah saarneyn goobaha lagu gado Khamriga ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland. BAAR UDUG. Muxuu yahay BAAR UDUG? Baar Udug waa baar ka sameysan Jiingado iyo tiirar, waxaa uu ka kooban yaahy qolal farabadan oo isku furan, isla markaana leh barxad ama barando weyn, oo mararka qaar la dhex dhigo baabuurta Khamriga lagu keeno, waana goobta ugu weyn ee magaalada Gaalkacyo, lagu iibiyo Khamriga, waxaana ay ku taala bartamaha magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan Xero Dayax. Xilliyada ay ugu mashquulka badan tahay xaruntaasi waxaa weeye Gabal dhaca ilaa iyo habenkii saqda dhexe, waqtigaasi oo ay dad badan oo caba ay ka gataan maandooriyaha Khamriga, marka aaad soo ag martana waxaa ay indhahaagu qabanayaan Baabuur farabadan oo ah nooca xaragada oo Parking ku jira, kuwaasi oo u badan gaadiidka ay ka xeystaan kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Waxaa xarunta iibka Khamriga ee UDUG, ilaalo ka ah malayshiyaad loogu talo galay ilaalinta xarunta, mana jirto cabsi weyn oo ay ka qabaan in ay soo weeraraan Ciidamada Amaanka ee Gobolka, balse waxaa ay inta badan farta wadnaha uga hayaan amaa qof cabey uu waxyeelo ka geystaa xarunta dhexdeeda, sida waxyeelo dhawaan soo gaartey Haweeneydii goobta Khamriga lagu gado lahayd oo la sheegay in ay dhaawacantay kadib markii ay is rasaaseeyeen labo nin oo cabsan. XAGEE KA YIMAADAA KHAMRIGA GAALKACYO SOO GALA?[/b] Khamriga ugu faraha badan ee soo gaara magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa uu ka yimaadaa dhinaca wadanka Itoobiya, waxaa uu soo maraa dhulka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, waxaa uuna aakhirkii ka soo galaa magaalada dhinaca deegaanka Beyra oo wax ka yar 50Km u jirta magaalada Gaalkacyo. Khamriga ugu tirada badan ee soo gaara gaalkacyo waa Daraay Jiin, waxaa xiga Biirta oo laba nooc ah oo lakala yiraahdo Harar Biir iyo Adis Biir, oo labaduba ka yimaada Itoobiya, Daraay Jiintana waxay u timaadaa iyadoo dhalooyin ah iyo iyadoo ku jirta jirigaabo oo hadhow laga shubo. waxaa kaloo jira nooc khamriga ah oo ay burcad badeedu kala soo degto maraakiibta xiliga ay soo qafaashaan doomaha iyo maraakiibta laakin ma soo dhaafto magaalooyinka xeebaha sida Eyl iyo Garacad. Baar Udug oo ku caan baxdey cabida iyo iibinta khamriga Hoteelka ugu caansan ee khamriga laga cabo oo kuyaalo Gaalkacyo Ayadii oo daadsan waa tan Next, Xaafad Hargeisa ka mida oo ku caan baxdey sameenta ama soo saarida khamriga nooca loo yaqaano wiski oo qaali ka ah dunida.
  2. ^^ Juxa ma ka yaabtey, whatever happened to waji macbuus dhagaxoos macangag wadaad etc, no one is mentioning them. Those are my atributes when people meet me at first, Juxa ayaana markhaati ka ah
  3. lool, what results, checkin out on hips and curves xageed ka soo aruurisay baa lagu yiri
  4. How did you get this article yaa JB, did you searched "hips and waist" in google, or "curves" in Yahoo
  5. Trigger Happy Tv HELLLOOOOOOOOOOOOOOOOOOO
  6. ^^^ I can see Gantaal bus, ar maxay si naxariis darro u wadaan between nayroobi and gaarissa
  7. Paragon, ooh, the dhaanto of Baarleex, war niyahow thanks very much, I only had 2 videos of him, this one is new. I had the pleasure of meeting him few times
  8. Juxa, not sure if it important, but CL knows more Somali than anyone else, a fact, proved by Malika, and in here
  9. ^^ anaa markhaati ka ah inuusan Paragon odey aheyn
  10. ^^ Ma Balaqleey bey kuu yaqaanaan dadkani xasuus ayaan galay wallee. PS: NICE VIDEOS, love it
  11. Originally posted by Jacaylbaro: what that has to do with the topic ? badow, waxba ma fahantid, si fiican u dhuux Cowke hadaladiisa
  12. ^^ xagaa iyo politic sectionka tag lool@awliyo-assisted-child.
  13. Xaaji Xunjuf: Chicken’ka baalka cas leh waxaa iska leh Dahir Riyaale nin ay qaraaba yihiin… Mr Konfurians caadi ma ahan wallee
  14. ^^ Saddex sano markaan jirey xaaraanta iyo xalaasha waan kala aqaanay waxey kala yihiin, xadiithkii Nucmaan ayaan xafidsanaa, innal xalaala bayyinun wa innal xaraama bayyinun
  15. Waad sdnbeysaa niyahow, this came on late 90s, what is wrong with you waryee
  16. ^^ On Peace TV, there were 4 & 5 year olds reciting many sections of the Quraan when asked, they were even giving out Khutba on particular subject of their selection. So 6 year old is not a kid, and everyone knows that! Other would do fine, like Bakayle, or Sagaaro, but forget about eeyga
  17. lool@pirate lunsan abwaan wax kaluu ula jeedaa piretaka lunsan lool
  18. ^^ Waa Mujahid Red Sea oo aroos ah, adiguu kugu beer-laxawsanayaa, iska fahan
  19. some 1,000 nautical miles east of Mogadishu. Macbuudkoow, this is like 1150 miles away or 1850 kiometers. credit to them pirates, the Spanish boat that were captured last month was caryying a tuna processing system on board, and now weapons, alla maxaa soomaali la isku direy. I will hereby submit my support to the pirates
  20. Juxa, adiguna sarwaalgaabyada sheeikhyaasha maxaa lagaa siiyaa, iska dhaaf wadaadada yaakhayoow
  21. lool xiin cant find his way around, war heedhe, malahaa Java ayaan computerkaagu laheyn, agah
  22. ^^ At least they are not on benefit however corrupt they maybe!