nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
lol@markaan qunbulud qaraxdo maqlo waa ii music Has Ngonge being reading books that date back during Jaamacadii Ummada, anaaba la yaabey alaabaha nafaqeysan ee uu maalmahan qoro, vowelskii uu soo gaabin jirey halkaas wuu iska hagaajiyey. Ngonge ninkan Xiin wax encouragements ah haka sugin, waa dhagax
-
Innaa lillaahi, Gheelle, balaayaad ka talisey, Bal dib ugu noqda, oo creditka siiya ninkan Ngonge ee la soo raftey kistaa, yaan aniga la igu maliigin nin xoolihii. EDIT: I see Aw Tusbaxle avoiding the PM he sent to Ngonge
-
Xiinfaniin, thanks for the soo dhaweeen horta, iyo akhyaarta kaleba, aduunyaad isku taxdey, horta maqnaanshaheygi dhulkii hooyo ayaan joogey, oo Alxamdulillaahi 2 week ka hor ayaan soo noqdey, topiganna waxaa sabab u ah maalmihi dhaweed een jaaniska u helay inaan isha mariyo this section, iyo waxa aan ku arkey, xataa Caravanka aad tilmaantey ayaaba la qaatey, isagiiba xataa kama muuqan meesha, wuxuu la mirquu qabaa, adduunya kalaa harqisey, soo celi Caravan topiga oo halaga nasto waxan hada meesha daadsan haddaad nabad iyo xal ka danbeeso. Taasi waa mid, tan kale anoo tix raacayo saaxiibkeen Showqi hadalkiisa, isagu waliba halkan qashin qub ayuuba ku macneeyay sectionkan, anigu darajadaasi maba gaarsiin in kastoon yara dul marey, laakin qodob aan xusey ayunbuu xoojiyey taasoo ah in meeshan noqotey meel sides la kala doorto oo danta guud laga shaqeenin, wax sides la dhahaana anigu mabda' iyo tawfiiq iima ahan, sides wuxuu yimaadaa marka hal firqo ka shaqeeso danta guud, waqtigan hada la joogana danta guud waxa badalay waa iskaa u daneyso. Waxaana filayaa Xiinoow inaad niyad ahaan igu raacsantahay hadalada aan ka dhawaajiyey een postgeyga koobaad ku xusey iyo in la daryeelo dhallaanka yar yaree soo korayo iyo kuwa da'da ahba xalna la gaaro, tanaasulna la sameeyo haba la isla raftee, bal Showqi eeg, kaba dhaartey ayuu yiri inaan halkan ku soo noqdo, maxaa ku kallifey, xataa waxaa dhici karto inuu hayey maqaalo iyo qoraalo xiisa leh kuna saabsan siyaasada Soomaalida, laakin habaa'an manthuuran bey noqotey, kaba carar, kaligiisna ma ahan, kun iyo ka badan baa la qabta oo kabihii ka cararey! Tan kale anigu iskama aanan saarin dhibka jiro, oo WE, iyo anaga unbuu ahaa hadalka aan sheegayey, the blame game waxa la dhaho ma aqaano awoowe, ma garatey! galabtaa meel Quraan saar ah la iiga yeeray, kuwa wadaaadaan is dhax fadhinney, mid wadaad baa yiri waxaan dhageestay Shariifkoo khudbad u jeedinayay dadweyne Soomaaliyeed, oo ku leh "Soomaaliyeey qolooyinka is laayo ee nabad diidka ah lacaga waad u aruurisaanee maad lacaga u aruurisaan kuweena nabad doonka ah, soo aruursha lacago", wadaadkan wuxuu yiri dadkii dhageesanayey khudbada ayaa hal mar afka wada qabsadey, dadkii buu Madaxweynaha hujuumey, xagee buu Caravanku joogaa ninkii dhaanka ahaaba ee sahanka loo dirsadey hadduusan dhiisha ruxi karin! Qolooyinkan kale ee Alsharbaab iyo Xaasidul Islaam iyo wixii kaloo nabad diidka ahba wixii taageera waxba isuma nihin adeer, Caravankan eed dhowr jeer iyo saddex indhaha igaga seyrtayna qudhiisa hadduusan ummada waxba u qabaneyn ka mid ma ihi. Firqooyinkan iska soo wada horjeedo haddeysan is hor fariisan, wada hadlin, qolo kastana sheegato dhibka ay tabeyso, sidaas la isku gacan saaro walaw siyaasad ahaan iskaba soo horjeedaan, oo danta guud laga shaqeeyo, taas ayaan xal u arkaa anigu, taas qofkii ka soo hor jeedana waxba isuma nihin anna waan ka soo hor jeedaa, Soomaaliyana waxba uma uu hayo, danta dalka iyo tan dadkaba midna daryeel uma uu hayo, sidaas ayaan aaminsanahay, mana ihi qof la qabsadaa kolba mowjada halkey u jeedo, halkuu xalka ku jiro, haba yaraadee, halkaas ayaan yuunban ood iga heli.
-
The politic section is being dominated by one week of Khusuusi, another week of Kenyan MP, and another is ONLF, and Puntland, iyo Somaliland, iyo Waraabe, Al-Sharbaab, Xaasidul Islaam, and Pirates, iyo Bashkax Jug Soo Dhacey, and Myanruru Wanangara. is this what we all became, no real sense, Somali politics is dead, it has being dead for a long time, but not what we have witnessed recently, it is completely gone. I wonder what many young Somalis who are in the West and elsewhere would think of this Politics Section when they visit, in few minutes, their minds would be corrupted by just reading the topics that are posted here, and in the near future they will write articles after articles that will have no real value, because this is what they think of Somalia. Lets at least make some sense and write articles and posts about promoting peace and stability, or for the sake of the youngesters who will in the near future will replace the oldies, so their minds doesn't become polluted. Wax solution ah, wax tanaazul ah, iyo wax is maqal ah hadduusan jirin ma baddaa la jiiri, jiirneyba goor hore waa un la iska qulqulayaa! Dalkii haddaan deyrinney soo ma ahan inaan dadka yar yar waxoogaa daryeelno si ay bal maskax nadiif ah looga helo teenu haddey noqotey tu faraanfarku faagtey waa hore ee daxaleesatey.
-
iska tuur
-
^^^ lol@ma B baad u danleedahay Koolo, ha ka baqin dat bug, horta back in da days maxaan bugs and mulacyo(bulacyo) intaan qabano dili jirney, bal xasuuso Cawaale, war niyahow wax bood booda dhan ayana iska jeclahay, laakin kabajaan is my fav one, iyo raha, qaabkey u boodaan ayaan aad uga helaa
-
AT&T, balaayaad shiddey niyahow, Abdiladiif oo hadal gaabnaa xataa wakaa toobta dillaacsadey Aaan sugno Maaddeey wuxuu madasha keeno, kolleey wax unbuu la maqanyahay EDIT: lool@cirroole qurbeysan
-
^^ AT&T, that is true, everyone can get predictions wrong, I did got several predictions wrong concerning the CL, but my point is, the way you insist on a particular team, hadey meel kaaga dhagto waa bas ma lagaa fujin karo I have said enough about the ManYuu and Lpool on my earlier post to Oz, but as ManYuu are looking for revenge after they were humiliated back in Octoober, then it won't be an easy game for Lpool, and a win is a must, hopefully the players will be intact after the game tonight with Lille.
-
^^^ Markaan kaa samrey waxey aheyd ciyaarihii Euro 2008kii kolkaad tiri Romania ayaa qaadi koobka eed igu tiri Spain waa maalaa yacni qowsaariin ah laakin halkan sectionkan aad baa lagaaga baahanyahay, your controfeershi of everythin is quite amusin, least to say you are undercover Liverpool supporter, Ngonge will be happy and Norf will welcome that announcement of yours earlier today.
-
Oz, for Lpool, it is a win at all cost, beating United will also help you guys, and possibly Arsenal to some extent, but the job will be done if not a draw, draw ain't enough for Lpool, a must win game it has to be. It would be a big game, and we can say the game would be a deciding factor whether United will lift the trophy or not.
-
^^ No wonder you are a flip-flop Mr AT&T, illeen all this time you were a fan of Shefield Wednesday. but I do welcome your admiration for Liverpool. OZ, ma ku wareertay xaaji AT&T
-
Maaddeey oo sidan defensive u ah maan arag wali, war ninka miyaad iskugu tagteen, see wax u jiraan, Maaddeey, imaam Bukhaari wuxuu wariyey ma xadiith baa, haduu yahay xadiith bal soo caddee inuu marfuuc yahay ama mawquuf. Kulla fitna cinda geel waa Xiin oo script iyo code ku soo afuufey SOL, soo tan dadkii dhannaa wada noqdeen scripts sidii hangaraarac u qulqulaya
-
Thanks Karl Polanyi, oo magacyadan tirada badan xageed ka soo aruursatey, and wlcme back to you too bro, duurkaad iska gashey. Don't mind AT&T, he would say it was Rafa who said that That Anceloti got his tactics wrong is evident in what he said: and we were not able to play how we wanted No one is denying Anceloti is great manager, laakin xalayto wey ka toroqdey, markan oo kale waxaan dhihi jirney dhiilkaa ku gubtey.
-
Oz indeed you guys were exposed, and of course the likes of Drogba and Lambard were handled very well, aawey saaxiibkaa Tuujiska, caguhuu wax ka dayey(he is obsessed with Drogba, he had funny names for him, like killer, abuser, destroyer, smasher), all that xalayto waxaa laga dhigey hal bacaad lagu lisey. The only guy who did try to play and defend well was Terry though he made many mistakes at the back, but still he was not emotional like Drogba who worships Mourinho at all costs, I am sure if Drogba were to score last night he would have run towards Mourinho and give him a hug! I even expect Drogba to move to Inter, rumours already started about his future. Tactics do work, if two teams are equal in performance, even in physical terms, then the only thing to employ is a tactic, and as many people said before me, Mourinho got it right, he was the master last night, and Anceloti lost it, he simply didn't had any substance to add to the game, some say at half time he didn't say a single word to his players while Terry was telling Drogba to do his job as he does with smaller teams in the Premeirship.
-
^^ Tuujiska, and you keep repeating the last sentence over and over again, war naga daa Ngonge Mr Liibaro , mar dhaw niman rafaadsan ayaan la ciyaareenaa oo mushaar la'aan dishey, anagay nagu qaras-bixi rabaan, horta balaayada wada tabcaanka ah maxaa na daba dhigey, meel looga fakadana ma jirto, waa Wigantii wiifta laheed oo kale, illeen balaayo. AT&T, I have seen the Dire Dawa stadium, and tried few times to bring some friends there and meet other ethiopians who could challenge us and play footie with us, I have even went as far as promoting our mini team so we could get a team that can play against us, it took us a month to find a team from Harar, Dire Dawa wey hoogtey, they were not even a full team, we had to donate 3 of our lads to them, such is a place where football is not the main sport. And Addis is much worse, everyone you see on the streets they are running wearin their hero shirt
-
^^ yaa gantaal saaruukh ridey oon AT&T aheen, I will agree with him though on the selection of Tuujiska of PuyoL and Toure, bad taste of him! anyway, just to clarify few things between AT&T and Tuujiska When I was first-class University striker, with a tiny 55 KG but speed of light and full of heart, But they don't play footie in Addis or Dire Dawa, even in Harar, whom did you played with, I know there is a football stadium in Dire Dawa, but who excatly plays there, none whatsoever, they use it only to jog and run, wasted! the game is not even well known there in that end of the hood, they are more into marathon and running as being suggested by your speed of light(which explains you were more into running), unless you were based in Fiiq and Dhanaan, then I can believe you did played footie But I will believe Tuujiska whom I played football with many times back in the old days, though he is heavyweight now and can't even kick a ball let alone few runs, he gets many things wrong with his analysis But North can explain more about Tuujiska's footie tactics since they both played against each other recently. I know many people who never kicked a ball in their whole life(AT&AT will say that is Ngonge), and these people, believe me, they are the best footie commentators, simply because they master all the commentary and reinforce it with few highlights, and they would argue you that they were the best strikers, none of them would say they played in any other position, all strikers, soomaalida maxay ku jecelyihiin strikers, hadaad dhahdo kaalayoo goal-keeper noqo, wuxuu ku dhihi uff maxaan ku fali goal baan dhaliniye, suu u ordayo ayuu hadana dhihi hala i badalo waan xiiqayee dhakhso.
-
^^ No more kaneeco and kuleel in Garissa, I passed it and stayed there a week while goin to the border, Liboi and surroundings, I think Sarrif, Bannaaneey, Biyamadow and Kullan were more hotter, I find them extremely hot compared to Gaaris. back 2 da topic, I was raised in Ulaan Batar
-
^^ Faarax, abti tan iga qabo bal tuuji anbadan, tan kalena dhakkab iga dheh ayadna wac ka sii kobtan. Lychee
-
lol@highlight heroes, waryaa Norf ninka maad iska celisid, mee gantaaladaadi, orodoo ku soo asqee oo ninka meel fariiso dheh, AT&T is taking football into another level, one thing for sure, he knows what he is talking about, despite getting numerous predictions wrong waa meeshan meesha aan wax billad haba yaraatee aanan siineyn.
-
Considering the lyrics you hinted, this is the song. Listen that song in here Halkan Guji then select the name of the song Baxnaanadaydii in the list, sound might not be clear, but it is great song. Lyrics: adaa beeray jacaylka hadana baabi'inaayee adaa beerka ii xaadhay hadana beyd ku shubaayee adaa been iga dhaanshey hadana i bedalaaya baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii waa bar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar adaa caashaqa la booyey hadana beyris isu yeelayee adaa qooyay bogayga hadana hoos ka baloobayee adaa buuqa samaysta hadana diida bulaanka baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii waa bar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar adaa booday cayaarta batarkii ka tumaayee adaa saantii ka baydhey tii kalena bowsanaayee ereyga kaa soo baxaaya ruux ka dhego la baan ahee baxnaanadaydii baruu kasoo reyntisii waa bar kuma taalee waxaad la bugtee la bogsanweydey bushaaradaada banaanka usoo saar PS: iga raalli ahoow hadii aysan aheyn heesta aad rabtey!
-
^^ Hold on Mr Russian Tycoon you want to buy the lads, they ain't for sale, now, leave them will ye The game was horrible to even watch, I will say this game was Liverpool's worst display ever seen. I will agree with Rafa as the team lacked attitute and character. The attack was minimum, and Wigan was enjoyin every moment when they got the ball. I hate to see Liverpool playing against strugling teams, bring the big boys, and they will be smashed!
-
^^ lool@wiishka Nin baa wuxuu isla qabey laba naagood, labadooda gurina waaba isku dhaganyihiin waxbaba uma dhaxeeyo oo waa la is maqli haddii aad loo qeyliyo. Ninka labada naagood mid unbaa hal ilma ah u dhashey, tan kale wali wey rimantahay, marka inta uu guriga kale joogo ee uu cunugiisa ciyaarsiinayo ayuu aad ula qoslaa ilmaha yar, tii kale waa ay maqashaa ninka qosolkiisa waxeyna aamintay inuu la dheelayo ama la qoslayo tan kale oo uu aad u jecelyahay, xariiftii waa maseertay, furkey tuuran rabtaa, dhiilkaana ku gubtey, waxey sameeso ayey garan weyday, oo waxey is tiri ninkaaga naagta kale waaba uula ciyaarayaa lana qoslayaa mar kasta ee see wax kaa yihiin, kaarto ayey dagtey, waxey go'aan ku gaartey inta aysan maryaha xoorin iney weydiiso sababta uu u qoslayo marka uu naagta kale la joogo, ninkii baa ku jawaabey waxaan la qoslayey af aan ilka laheyn(yacni ilmaha yar), wuuna iska dhaqaaqey si uu usii aado tookadiisi habeenka ay naagta kale ee ilmaha heesatey, xariiftii marka intaa lagu yiri maba aysan ka sii fakirin in afka ilkaha aan laheyn lagu wado cunuga yar, baa intey soo baxdey bey iska wada jabisey ilkihii dhannaa ee ku yaaley, hal xabbo iskuma aysan reebin walaaa fool walaa mici walaa gaws wixii dhannaa wey iska jajabisey ayadoo isu diyaarineyso in caawoo dhan lala qoslo lalana dheelo, habeenkii danbe ayaa odeygii ku soo hoydey gurigeeda si uu u fuliyo tooka bar tookadiisa, saq dhexe mar la joogo sariirtiina gogoshey si aan caadi aheyn bey isu diyaarisey, iyadii baa sariirta kaga hormartey oo iskala dhigtey, tartana taageeyso, afkana furatey, waaba af aan laheen hal ilig, markaasey tiri kaalay aan wada dheelnee xabiibii, aan wada qosolnee jaceelkeena aan muujinee, intuu saas u fiiriyey ayuu ku yiri, naa maxaa ku helay go'do, waa maxey sidan oo ilkahaagi maxaa ku dhacey, waxey ugu jawaabtey oo naagtaada kale ilkana ma lahanee waad la qososhaayee lana dheeshaayee ma anaad i xasdeesaa, aniguba af aan ilka laheyn ayaan leeyahay, naagtaadana waxba ima dhaanto inkaar qabihii halkii buu ku furey naagtii, nin la'aan iyo ilka la'aan ayey isku darsatey
-
Popular Contributors