nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Wax duca ah ma aan akhrin adeer, faraha unbaan tiriyey, inshaaraana ka soo boodey, boqolka wardi waa goor danbe iyo hadhow kolkey hawsha qaala wa qiila gasho
  2. iney Liverpool 4th place galeeso bari horaan inshaarey, inshaaradaasi hadey soo bixi weydo calaacasha timo ha iga soo baxaan!
  3. Did anyone of you attended one of her live songs at Tiyaatarka, then you will see lots of seniour madaxda dowladda sitting front seats watching/listening to Land-garuusal gado, War Ninkow Ninkoow ninkoow, and the famous Nafteydaan kuu Jirrabanahay, it was only after few days that the seniour government leaders found out the true meaning of the songs performed by Saado at Tiyaatarka, this was her demise, was sent to exile for a brief of period of time, but was pardoned shortly. The reason she was pardoned by the government was her songs supporting the Kacaanka was far more superior to her anti-songs which only numbered 4-6 songs, compared to 40 kacaanka songs performed by her live. what am I talking about!
  4. Next topic, Saado to stand for Somali Presidency, meeshan wixii la doona ayaa la iska soo afuufaa, leave the lady alone guys, she is like any other Somali, and can give her opinion on any matter concerning Somalis and Somalia.
  5. Liverpool will need 12 points including a win over Chelsea. I think they will get 6 (Burnley and Hull). West Ham and Chlesea kama badinayaan. Even if they beat one of them, it is nine points. 56+9= 64 it is 65, waxaas ma naceeb Liverpool loo qabaa, xattaa additionkii aad keentay waxbaa ka khaldan EDIT: Waan u jeedaa inaad edit gareesay
  6. ^^ Ciyaar ciyaar baad u leedahay hadalkaa adu, laakin ma hilmaantey Liverpool qolooyinka u harey eey la ciyaari doonto, waa Hull, waa Burnley, oo waa Chelsick and West Ham, all easy rides, 12 points halkan si toos ah ayey uga salaxantahay, marka Liverpool isma dhibeeso sxb, Fulham oo u maleeneesay iney Liverpool Europa Cup final la ciyaareesay unbaa ina heshay, iimaanka Alla haka qaado, kuligood defensive bey wada galeen, ma dadkaas baa wax laga dhalin karaa, weyba karayaan, wajigiin gubey
  7. Habka guurka iyo doonista miyaa la casriyeenayaa oo la warshadeenayaa, ma hab kalaa jirey soo un habkii iyo qaabkii doonista ee la wada yaqaaney ma ahan, mise hab cusub ayaa soo baxey ama kii horaa naqshadeyn xag dhimis ah ama siyaado lagu sameenayaa!!!!
  8. ^^ Zak is on the other side of the Atlantic, maybe he can book his flight now and be there on time
  9. Gabadh baan xasuustaa oo mareekanka u socotey markii ugu horreesay, waala soo dhajiyey, marka flight suga ayey aheyd, meeshu waa Nayroobi in early 2001kii, asxaab badan baanu aheyn kolkaa oo televishionka daawanayey, khaasatan News, gabadh caddaana oo ameerikaan ah ayaa warka akhrineesay oo malaha aan ku qiyaasi karo 37 is heesato aan kala dhicin wali, gabadh kaloo ayadna TVga nala daawaneysay ayaa tii u socotey dhoofka mareekanka ku tiri, naa heblaayo, waxaad u egtahay naagtan wararka akhrineeso ee TVga, tii mareekanka u socotey waa is celin weyday, wey rumeesan weyday, dhulka iyo cirkey qaban weyday, dooxii baa ku xirmey, meesha waala buuxaa rag iyo dumarba, intey soo boodey bey tiri "alla ma anaa ayaankaas leh oo ma naagtan ameerikaanka ayaad igu soo matashey, ala calafkeyga iyo kheyrkii adduunka hada ayuu ii billaabmey alla hooyooy" intey qeela af laba daan ah ku dhufatey bey ku soo boodey naagtii ku matashey naagta ameerikaanka aheyd bey waliba konton doollar siisey mahad celin ah illeen saddex bari kadib ayayba u ambabaxeysaa mareekanka, anagii intaan yaabney baan dhahney, hakaa saarto markaa tagto mareekanka, waxaa noogu danbeesay tii oo noqotey model somewhere in Vegas, as a laab dancer diskow.
  10. Rageedi, wardigaan soo akhrin si ay durbaba u hirgasho hawsha the coming weeks
  11. kaa daba bilaabi maayo, waliba waan kugu taageeri
  12. first customer kaliya kuu noqon maayee rukun baan kuu noqon, hadaad productskaaga u bogo waanba daldalan waxa meesha kuu yaal,, hada si series eynu u wada hadalno, hadaad wax bilaabeysid, meel aan wali la taaban oo dihin ah ka billoow, bacadle iyo maqaaxi iska ilaali kuwaa ayaa madaxa kaaga jiro hilib geel aad ku noqnoqtaad dooneysaa
  13. ^^ lol@ but at least Arsenal didn't get humiliated and defeated at the same time at home. typical excuses afar goal hal nin hakaa dhaliyo humiliationka ka xun kana weyn muxuu yahay.
  14. Originally posted by Jacaylbaro: I'm launching a huge business very soon IA ....... dhakh socotaa tahay adu, hadal baa ku dooxey, waxba bilaabi meysid
  15. lol@Polishmadow, come'on people, this post was to highlight B's love for Poland where he stayed 36 months after leaving Qoyooleey in a long journey to Warsaw, and later came to London. I am glad he is still alive
  16. Originally posted by *Ibtisam: Farrurow maaxa berbera ku geye? Dhee faaduul. that is so true, B, We expect topics for the following people who died same date as your president: - Dixie Virginia Carter (May 25, 1939 – April 10, 2010) - Arthur Mercante has died today, 90 yrs old - Anatoly F. Dobrynin Dies at 90 yrs old
  17. ^^ hada ka hor Tuujiska waa ninka ku dhahay Marx waxaad tahay sida "f" oo kale, yacni f-ta tuur malahoo si fiican u fiiri Marx asbaabihii uu ooga tagay sol eftaas aa ka mid ah f buuujimo eheheh aan ku noqono quruxdii afka Soomaaliga
  18. Gheelle, lool, actually it is not the same Suuqa Siinaay as the one in Xamar, this one only existed qixii bas, and only in 90/91kii in Libooya, that was it, odayaal aan iska aheen aniga iyo Tuujiska oo wali sab madaxa kaga jirtey meeshii waliima lagu sheego waa taagneen adiga markaas Utaango aa ku xareesneed camal Koolo lol@30 jir, baambariis beel, waa ku ogaa inaa tom boy iska aheed oo wiilasha sabta u raaci jirtey
  19. ^^ aah, it is the art of destruction, I think girls had their own version of sab, they used to sneak into habraha mingiska iyo quruumaha iska tumo and share the timirta iyo bunka, cuudka iyo jaawiga, Val, ma waxaad dhihi rabtaa you never participated in abbaay sitti sessions Tuujiska, waraa marax, ha i xasuusin those dayz faarabuuto, in those days, though it was recent, we are talking about 90gii/91kii/92gii, and maalin maalmaha ka mid aa waxaa suuqa siinaay oo barxada lafaha u dhawaa ka jirey sab yaroo gaabagaabeey ah, shab aan dhaney aniga iyo koox aan isla soconney oo same khaalid binu waliid isla dhiganeenay, markaa meeshii tagney, waa naloo diidey inaa sabta galno, irrida banaanka aa naloo istaagey waa isbaaro, markan oo kale aa ugu daran, we don't want to miss da great sab which will start soon anytime so kaartaa dagney, sabta bannaanka aa la fariisanaa barxad deyr weyn oo guriga hortiisa ah and gudaha for special people, dhagaxaan iyo bacaad aan bacyaal ka soo buuxiney like a bomb camal ka dhiganey, the first saxan marka la soo dhigey ayaan halmar shan bac oo bacaad isla tuurney, it landed right in the middle of the big saxan, and people started to run away qeelo iyo buuq qaxar iyo kadeed meeshii ka billaabmey, maxaa yaalo hee, we get in, and got special sabtii adduunka inside where the shuyuukhda fadhiistaan, wadaadadii aa nala dhax fadhiisiyey, meel cidla ayaan dirney sheikhyaashii intey duceenaayeenba saxamadiiba waa eber
  20. It is Liverpool night, I remember well this kind of night with Benefica, It will be easy ride for Liverpool, but it will come at a great cost! I expect some shidh to happen
  21. Xiinfaniin, lol@destroy, war balaayada iyo qaxarka waan necbahay sxb as long the codes can be edited regionally to some extent, then enhancements and improvements can come automatically without any intervention of third-party intruder programmes.
  22. ^^ I can give him lift to the bridge
  23. Laf laf baa lagu jabiyaa, isha saxarka ku dhaceyna iyagaa iskood iskaga baxa, gacanna waa la dhowraa, lugna waa la dhibaa
  24. Destroy the operating system, and replace it with Ubuntu, the more you use open source codes, the better for all develelopers to access, and users can run the system smoothly, problem solved.