nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Ilaah ha u naxariisto, aamiin
-
Stop working Rudy, and let her do the work with full-time this time, problem solved
-
Guur Ma garanayo sida afka soomaaliga kusoo galay ereygani guur, laakiin waxaan marqaati ka ahay inuu yahay erey hodan ka ah murti , xaambaarsana sifo kasta oo wanaagsan oo ka turjumeysa waxa loola jeedo, aan kala qaadno, ugu horeyn ka fikir in ereyga Guur aad ku aragtey isagoo darbi ku qoran, maxaa niyadaada kusoo dhacaya?, waxaa kugu soo dhacaya micnaha koowaad ee ereyga uu leeyahay ee ah in meel laga guuro meel kalana loo guuro, maadaamaa aan reer guuraa nahay, sidaasi darteed marka ereyga loola jeedo labbo qof oo is aroostey micnaha dhabta ah wuxuu noqonayaa in noloshii hore laga guurey oo nolol cusub la galay. bal eeg baaxada micnaha uu ereygu xambaarsanyahay marka sidaasi loo fasiro. Marka xiga kala qaad ereyga, shibbanaha iyo shaqalka ugu horeeya kasoo qaad oo ah (Gu’), micnuhu waa xili roobaad la fisho barwaaqo iyo baraaro, guurkuna waa sidaasi oo kale, marka xiga soo qaado labbada shaqal iyo shibanaha ugu dambeeya (UUR), waa natiijada ka dhalata guurka oo ah in ilmuhu calool galaan oo ubad la helo. Waxaan filayaa in aysan cidna dood ka qabin micnaha dhabta ee uu guurku leeyahay marka laga hadlayo dhadhanka nolosha dhabta ah, laakiin dad badani aysan fahamsanayn muhiimadiisa iyo sidii loo xajin lahaa xariirkaasi, taasi darteed ayay qoysas badan maanta u burburaan in ka baddan xili kasta oo lasoo noolaa. Anqaastii Abdinaasir Saxansaxo
-
Ngonge ayaan kuu aqaanaa, intaad nashrineyso ayuu asna qaamuuskii Kisaa'i soo faagayaa, the doctor appointment waa marin habaabin
-
^^ lool amiijaheeda, oo heestay u qaadi jirtey maxey aheyd, too ciyaareeso maba ahanee, bal share bal, maybe something like this: hab hab isii xabadkaa hoo hoo aan ku dhahee hii hii iga daba dheh haa haa aan kaaga yeersiiyee huu huu aan isla dhahnee wax saas camal ah,
-
^^ Xiinka, Af Sawaaxili crash course ayaad u baahantahay duqa, from what I can see, JB can't speak Swahili, waa jajab iyo qajajac un no meaning. Just say: Hakuna Matata and you are done
-
Odeyga waqti waan isku weynay but we met briefly yesterday evening in a makhaayad Soomaali ah, in there, he was helding minor meeting with his new proposal for Somalia, the odey runs Somali Community in his Xaafad, so he is successfull in this kind of sort of things and talks professionally in this field. on a little corner inside makhaayada, I entered makhaayada and odeyga greeted me loudly there, saying war xaggeed ka dhacdey and the usual stuff. We had a little meeting after his minor meetings with the people, I was more interested in his belief and what made him think that he should seek Allah to talk to him directly. as maghrib time was approaching, and the time was too short, I had to leave odeyga back, and with our little chat about Islam, odeyga was saying he knows everything about Islam, and the religion, but was still wondering why Allah was not talking to him directly though he made lots of duca day and night, but talked to Nabi Muuse without Nabi Muuse making any du'a at all. I will update you on this weekend, I had all my undercover recordings and all that with me.
-
Here you go again Ailamos, another theology oriented topic, you just love such issues don't you wakaa saaxiibkaa RAAMSADE hurdada ka soo kacey
-
^^ fahmo beel Gheelle, sheekadu ma dhameestirna, qeeba fara badan baan ka tagey, balse at da end, xariifka baxarka waa uu ka baxey, but si dirqi ah oo kaarteesan ayuu si xarageesan uga baxey
-
^^ Back in Nayroobi barigii dhaweed een joogey, another mirqaan session took place, this time, wiil aan saaxiibo nahay ayaa faxdoo qalqaalsanaayey, but we were all invited gabadha gurigeeda for casho sharaf ah, gabadha beezaaniad ayey aheyd, and gabadha hooyadeed was cayaalka xaafada camal, so saaxiibkeey wuxuu yiri illaa wa illaa casho sharafta waa inaad ka soo qeeb gashaa, waa soo baxney, faxdoo kalena horey aan u soo kaxeesaney, qolka fadhigaa la wada camirtey including maamada, filimaan hindi aa la iska camirtey and alot of qosol, dhammaan waa lagu wada gurayaa, marqaankii adduunka gisaha gaabgaabkii waliba, balaayaa ka dhacdey, nalkii aa halmar damey waa taqaanaa nayroobi sometimes nalkaa hawada ka baxo sometimes, meeshii mugdi, no tv no feynuus, nothing, xariifkii saaxiibkey oo marqaansanaa waxaa midig ka fadhiya gabadha hooyadeed bidixna gabadha uu xodxodanaayo, wuxuu is yiri inta nalka maqanyahay ka faaiideeso oo gabadha yara cuudi, waa marqaansanyahay xariifka, habartii oo midigtiisa fadhida ayuu moodey gabadhii markaasuu ku bilaabey taataabasho iyo tuunbadeen asuu garabka intuu qabsadey isku soo duwey xabadkeeda sidii asoo baaf dhar ku dhaqaayo camal, habartii oo yaxyax hadal uga soo bixi waayey iyo xariifkii oo iska wato hawshiisa laba-shaagleenta ayaa nalkii soo dhacey meeshii wada iftiin noqotey, markaasaan anagii halmar afka wada qabsanay gabadhiina hadalka ku dhagey habartiina hadalka ka soo bixi waayey, xariifkii markuu ogaadey xaaladu iney qasantey ayuu hadley markaasuu yiri "sheekaan idiin wadee xaaladu markey halkaas mareyso ayey heblaayo igu dhagtey markaasaan iska fujin waayey" waa marqaan dartiis wuxuu saas la dhahayo laakin marqaan kaarteesan waaye, waaana marqaan dartiis waxa uu habarta ugu bilaabey taataabsho oo uu moodey gabadha, hadee wixii kale waa iska history
-
^^ Afkeena waa isku ammaano
-
^ xaaladu foox wey dhaaftey, cuud iyo jaawi bey mareysaa, waa markii danbaska qiiq laga abuuri jirey, ma sahlana hawsha, saaxiib
-
^^ Yesterday's 4 goals wasn't bad after all, it will count the last minute. Somehow, 4th place would be qaala wa qiila(rafaad & kadeed) but inshaaradu waxey mar walba ii sheegtaa in Liverpool ay xadi doonto booskaas
-
^^ Waa laguu yaabaa mar haddaad bakeyle tallaabsanaya aragtey, yuusan ku takhaantikhin un ee is ilaali
-
is the bridge getting closer by any chance
-
^^ you have my point there C&H, allow ku daa for stating runta
-
As you can see, Spurs & City both have one game in hand, very worying there! Tottenham's remaining games: Bolton Manchester City Burnley Manchester City's remaining games: Aston Villa Tottenham Spurs Westham United Aston Villa's remainign games: Manchester City Blackburn Rovers Liverpools remainign games: Chelsea Hull City 4th place for Liverpool will only come if Stephen Hawkins retract from his comments about not talking to the aliens
-
Deleted, magacii ma bakeylaa kaa dafey
-
Soomaaliya maalintii dumar loo gacan galiyo ayey hoogtey!! at all cost, I will prevent that to happen
-
lool Ngonge, stuff some stones in the cushion waryaa << aan ka cararo meesha inta aysan Juxa qoorsagaaro igu dhufan
-
Ngonge, Juxa waxey la caateesantahay waa rag naceebka ilaah baa ku direy ragga
-
The biggest stuff & nonesense ever published!
-
^^ looool@Hooskagadhangadha
-
^ Caadiyoos waaye abaa, lugahooda iyo minjahooda is heesta ayaan loo ogoleen iney kala siibmaan sidaa darteed weeye waxa aysan lugaha kor ugu qaadi karin halmar, ee adu ka bax warkaa luga jaceel lee iga dheh waxaaga
-
Popular Contributors