nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^ Waraa welcome back to SOL, hope the long flight yesterday inaa hada ka nasatey, jet lag aniga waxba igama taro waa ogtahay long flights waaba iigu baxdaa
-
^^ Ha waalin wiilka, FUFU, sxb waxaad sameesaa bakeeri ku shub galaas caano ah, soo qaado toon la shiidey, ku shub bakeeriga, soo qaado carromaanyo, ka daba gee toonta, soo qaado qamadi, ku dhax rushee bakeeriga, soo qaado qaaddo/malqacad, walaaq illaa ay ka wada adkaadaan wixii bikeeriga ku jirey oo dhan sidii dhagaxa camal ama koolo u noqdaan, soo qaado cirbad iyo dun oo uu hor kacayo maqas, ka soo dhax saar qalabkii ku dhax jirey bakeeriga waxaad soo saartaa meel eber ah sida barkin, adoo maqaska gacanta ku hayo, dunta iyo cirbadana isku hayaan ood gacanta kale ku heyso, ayaad qeeb ka soo jeexeysaa qalabkii aad sameesay, kadib dhinac meel baad dhigi, dhinaca kalena meel baad dhigi, labadaa dhinac markaad meel dhigtid waxaa soo harey adiga, maqaskii iyo cirbadii/duntii is gashaneed, xaalku markuu halkaa marayo ayaad dhaheesaa xaajiyada kaalay i caawi oo tarraq/kabriid horey ha u soo qaadato iyo tusbax, markaas adigoo labada gacmood alaabihii ku wado ayaad darin dhulka taalo isku kala fidin, dhabarka meesha ku xanuuneesana cirka u jeedin si xaajiyada kabriidka iyo tusbaxa ay kugu daarto, xaalku marka uu halkaa marayo labadii dhinac ee qalabkii bikeeriga laga soo saareyna barkinta laga soo dajiyo ayey dhabarka kaa saari, kadib waraaq eber ah ayey bikeeri kale ku ridi dab yarna ku daari si holac uga kaco, bakeerigii, bakeerigii kale ee holaca, qalabkii dhagxoobey, tusbaxii, kabriidkii iyo xaajiyada labadeeda gacmoodba dhabarkaaga ayey urug ka kicinayaan, believe me, waad ka boodi, mar danbena waxan kugu soo noqon maayaan,
-
^^ The person who is supposed to come left Somalia this morning, so expecting early in the mornin here, so fresh and fresh oodkac is included as well, just can't wait it
-
^^ am getting Xalwo soon from Somalia, it is arriving tmoro, wana some
-
Originally posted by Juxa: thanks guys, survived Good to hear from you, glad u survived, as Somalis say, sidi koob shaah aa loo qurquriyey
-
Originally posted by Fu-Fu: Maadeey nuune uqeylo dhaanso asaga waliba sharax dheer kabixin doono maadaama uu Garisa school ka dhigan jiray lool Ilaahay danbigaaga ha dhaafo, Garissa dhanba markaan xisaabiyo inta maalmood een joogey waa 12 maalmood in 3 visits MAADEEY, anigu Sawahiliga Joqoraha ayaan aqaanaa, am not expert like Malika iyo BOB, alaabihii 91kii aan ku ceyn jirney askartii keenyaatiga ee na dhibi jirtey baan mar mar la soo baxaa, maalintaan nin askari ku iri : kumaamaako hakuna mboga funjuka intuu isoo ersadey ayuu dhankalaaso suu iigu wadey dhabanada i gaduuteen
-
Koolo, alla runta kugu jecliyaa, markan isla hadlo is only waa markaan abbaay sitti qaadaayo iyo xoogaa jimicsi wixii intaa ka badan qardhaax xirsi ah ayaa iigu xiran anqawga oo qalaw-qalaw ka yeeraayo markaan socdo hambash-hambash sidii socodka goodirka EDIT: Gabar waxaan aqaan markey isla sheekeysaneyso 'abaayo' isugu wacdo...
-
^ lol@makin money, Malika, Koolo, Juxa, and whoever isla hadlo, free Quraan Saar from me boqol wardina waan idin kugu dari iyo afartan faataxa as a bonus
-
Jinka ku jiro anaa diyaar u ah inaan ka saaro, waa hadduu ogolyahay, kolleey wuu madax adagyahay, C&H, some isla hadal could get into series conditions, I can't list them all, I know so many people in that condition, usually Suuratul Ikhlaas and few other Suras would do da trick.
-
^^ Juxa, haa waan ogaa barigaad jimanka la sheekeesan jirtey B sxb it is not normal as JUXA puts it, next, you will be walking down the street with your toast maker wrapped around your head and asking people where to plug into, so is ilaali and akhriso Quraanka waryaa.
-
if you continue like this, you are a danger to yourself and to your surroundings sxb, ee act quickly, and seek help ASAP. PS: I can however volunteer inaan quraan ku saaro when am around at ur area.
-
^^ lool isn't that same effort posting pics on FB or in SOL, same energy and work lee iga dheh, I might plan to go to Bangalore end of summer, and visit briefly Calcutta, which is a mad place
-
^^ looooooool waa runtii, I would have said da same Tuujiska, abaabiina, intaa Ailamos rifi lahaa adi aan iska kaa rifaa camal, odeygaan Ailamos waa kaa qeeliyey marka u daji banoonta, ka wareeji camal, kuwii waaweenaa ee kale anaa kula rifaayo oo mar mar soo baxo sidii boosaneeradana u soo butaaco qufac iyo hunqaaco ku soo daayo halkaan, why is Ailamos different from the others, simply the others they badmouth Islam and even abuse Nabigeena, kuwaas xataa Ibti wey kugu raacdey inaan feer iyo haraati kala daalno, they don't come always, they will only show up when they see Muslims protesting on some issue in europe such as Niqab/Minerats and others.
-
^^ How come JB got this article before you
-
^^ hadhowti uu inta imaanaa markaas uu dhahaa "waraada waa i jarjarteen yeah wareer badanaa" bas waaye, sheekada halkaa haku dhamaato and this debate ends here, khalaas.
-
^^ one thing, tuujiska dadkuu la murmoo dhan wuu jecelyahay deep inside, anaa taas og since I know him since childhood waa dabeecadiis waxan, ee kitaabkaas eberka ah ayaa dhibka keenayo ee aan ka tuurno kitaabka
-
^^ Ibti Tuujiska waa iska suufi maalmahan, waliba suufiyaasha aaba dhaamo, asaga waa suufi kitaab eber ah la ordaayo waxba kuma jiro Laakin kuma raacsani tilmaamaha uu ku sifeenayo Ailamos, would have agreed others oo afkooda najaasa ka soo baxeesay but not with Ailamos
-
^^ bal anigaa nabadoon ahaayee aan idin kala dhax galo sadexdiina naga daaya yaakhey see waaye idinka, banoonta dajiya camal
-
^^ yep, right on, mee aayar iska dhahaan wax Muslim sheegta ma rabno wadankana ha ka tagaan including the nationals who became Muslims. Ailamos, what do you think of the article
-
^^
-
Adeer inaad wax baratana waad dooneysaa, qaabkiibaa kaa halleesan laakin muranka intaad yareeso, orodoo odayaasha weydii waxa qaanjeer la dhaho iyo qundhuur intaad ka baxdo afafka qalaad eed ku dhuumaaleesaneeso, ciyaar baa dhawaan ii soo galeeso(City & Villa) ee kacoo sabatul wiido ku qaad labadaa eray oo wax baro
-
^^ Waan ka xumahay awoowe, inaad i tiraahdo bey aheyd waa maxay qundhuur iyo qaanjeer intaad ku gabaneyso swahiliga maad qumaati si toosa ii weydiisid, kadib waan kuu sharxi lahaa, hadase wax help ah iga heli meysid, wey kaa turuqdey
-
^^ Qaanjeer in Swahili means munja wa kitanzulu
-
Ailamos, ma aniga xataa, can't believe you fall for Gheelle
-
Popular Contributors