nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. nuune

    Canadians

    lol wasaarad waab iyo wakaalad, wareer iga dheh MMA, gabadha Ismalurto ah fooda dar baan ku iri inta aan lagaa cantuugin, hadhow un ha oranin biya-xireenkaa la ii fadhiistey Ismalurto, walaal, lagdintu waa caadi, naag i lagado oo qonof inta dhab igu siiso cirkaas ii kala ganto waaba bariis subag laguugu darey. hadee gabdhaheeni hore ee waayaha soo jiri-jirey marka la aroosayo timahaa laga xiiri jirey muluq basa yuul iyo dhaka malasaan salaaxatun, ee adiga sidee damacsantahay walaal, toobaz waxaa hayo Tuujiska, anigana Walcaadiyaat ayaan akhrin iyo dhowr Qul-Uuxiya, hawshana naga soo dadaji walaalkeen MMA inta uusan carrada faaganin aad la hor kacdid baaldi biya ku jiro iyo hal dhaloo viimto ah.
  2. First time in Somalia's history does a constitution allows a president to be a non -Muslim! PS: Nothing to be proud of, and Good job to the International Community in drafting yet another destruction for Somalia, and thanks to Djibouti as well for not working in the interest of Somalia.
  3. ^^ Mayee quwwad Rabbaani ah ayaa loo baahanyahay oo halmar wada tirtirto qolo kastoo rabsho wado, markaas ay isku soo haraan xalaal dhaqato iyo xamaalato iyagaana wadanka maamulan kadib!
  4. Last night dooro kalliifkeed ayaan ku afurey
  5. nuune

    Canadians

    war labadan nin daya ee yaanbada dhabarka u saaran waxaa moodaa in la dhahay beertii ina Qaanduur soo fala, kaalaya ma waxaad soo cabteen xulbad lagu darey miraha garaska, mise xididkii laga xantaxantoonayey ayaa furka ka fakadey oo saas darteed ayaad Ismalurto(Melisa) la iigu dirayaa. Tuujiska, adiga qaaba qowseeni inaa tahay waaba ogahay oo burcadkii gaaweetada ku jirey mar hore kaa buqey ee saaxiibkeen MMA u bannee hakaa leersadee, waxaaba ku noqotey laastiig aan go'eenin oo kadabshiir lagu dabraayo, asna waa kaa xishoonayaa ee anaa ku leh u bannee ha isku xoqee Ismalurto wey is jecelyihiinee, meherkoodana anaa free of charge ku kala tuuraayo, faataxa.
  6. ^^ works for me, it is because the site is overloaded with contents here and there, to overcome this, computerkaaga si fiican u dhaq or clean garee emptying everything & anything lol
  7. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Ilaahow labada R (Rhazes iyo Raamsade) mid noo islaami, niman sahlan ma ahe. lol@labada R
  8. nuune

    Canadians

    Ismalurto, wallee hadaad gewer diidey inaan igaar kuugu yeeri goor dhaw, mise waxaad tahay gaanjibad gawsuhu kala dhaqaaqeen sidey xabag u cuneysay. Oz, kistoo u yara daji banoonta gabadha wey cusubtahay, reer Canada waa fahmi la'yihiin, allow yaa keeno Ausi aan sabaaxatul-fiinto aan la kacnee
  9. Sanadkii 2000 ayaa labada Gole Baarlamaan ee Somaliland [Guurtida Iyo Wakiillada] ansixiyeen qaraar ay ku mamnuucayaan inay cid u dhalatay Somaliland ka qeybgasho shirarka dib-u-heshiisiinta kooxaha Soomaaliya, waxaanu qaraarkaasi dhigayey in talaabo adag laga qaado muwaadiniinta Somaliland ee ka qeybgala Shirarkaas, kuwaasi oo ay u aqoonsadeen inay yihiin khaayinul wadan.
  10. nuune

    Canadians

    ^^ Maxaa ku soo jeediyey saacadan, soo caana lagaama sugayo
  11. nuune

    Canadians

    ^^^ maa naga deysaan reer Canadoow, waad naga badbadiseen bahasha, wixiina garoor intey dhaaftey ay gaartey ciir baqdey. gewertaan IsmaLurto ah xagee dagantahay horta(inaan qaaba-qowseeni la kacaan ka yaabi), ma Saskashwan mise muntaariyo, Koronto iyo Odawada hadee dagantahay halkaas quud kama soo socdo waayo MMA & Tuujiska aa siriq xarig mallaay ka sameesan u dhigantahay, marka kuma jiro ani. PS: MMA Waa runaa, reer Ausi caadi ma ahan, Oz aaba ka imaadey oo kunka ku socda(one day aa Garissa inta lagu tagey looga soo noqdey ka bacdi Nakuru la sii aadey after he met us in Islii), Gantaal socdo waaye ninkaan, did I told you that crappy bus called Waamo inuu dhowr jeer nagula jabey between Garissa & Dadaab, waaba ka helay while in no man's land met an old friend oo baska saarnaa asna, it was total fun.
  12. Ilaah ha u naxariisto intii ku dhimatey qaraxyadaasi, Bil Ramadaan oo barakeysan ayaan ku jirnaa. Sakhar should stop fuelling the situation, sxb waad soomantahay ee bil fadlak aayar.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: It is politics ,,,, and it is dirty. I just can't help.
  14. adigu Norf waxba ha weydiin, I am afraid he will bring Alonso into the box. PS: Xalayto Lucas worked very hard, waaba machine, maba daalayo
  15. Rafa, the master of strategy has being missed already! PS: Ninkan madaxiisa xataa ma qaadi karo, waa Roy
  16. ^^ add that to 2 people I know died yesterday. Ilaahay ha u wada naxariisto
  17. JB, Nadiifa dhawaan waxey imanaysaa London, ee intaa ka hor hadaadan kala tuurin waad ogtahay in la liqi doono markey soo caga dhigato, digniin,,,,
  18. nuune

    Canadians

    ^ i say say no to the gym and embrace your baruur That is what I am campaigning for viva wixii baruur leh, and lastly, suxul baruur
  19. JB, wali ma Nadiifaa nagu socota, xataa Ramadaankaa, waxaan moodayey inaad kol hore kala tuurtey meeshii Thank you Nadiifa
  20. nuune

    Canadians

    Maa la iska dhaafo wixii fuuc noqonaaayo ha noqdo, wixii fuuraayo hala daayo, wixii baruur ka laalaado barako waaye, gabdhaha gymka yaan loo dirin ee aayar jimicsada un dhaha(2 sit ups, iyo laba hareeraha), gabar gym nagu aadey hadhow lafo sidii cambaha u adag hadee la soo baxaan yaa ka masuul ah, yaase laf cambo tabar u haayo, yaase ku dhaco!
  21. ^^ dee Somaliland-script writing system baa lala sugayaa markaa baa lagu qori daasada, naw PS: waa imported product, and there are so many like these.
  22. caro cad oo soo xigta xamar iyo qeyb dhoobeey ah (correct word is dhoobey) after the bridge wali carrada colorskeeda ayaa iskaga kaa dhax khaldan, isa soo sax inta uusan Maadeey imaan, lol
  23. ^^ that you have caro-cad and caro gaduud parts? and your knowledge of Balcad is in shatters, Maadeey to the rescue