nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
safarka dheer ayaad ka cabsaneysaa waan ku aqaan, bal mar isku soo mar dhulalkaa, JBna ku sii mar Hargeisa, iyo Jabuuti, Nayroobina ha hilmaamin, dhulkii business xoogan ayaa ka socda ee gacan qabsi hala diyaarsado.
-
Allow Sahal, it is ugly when public services are being targeted. It needs to be investigated who is behind it, and I hope no conclusion is being made within minutes or hours of the incident, even FBI investigation do take some time, but Soomaalideena, we are quick to judge and point fingers, hope this doesn't happen!
-
^^ Around 30 dollar, that includes everything, jimicsi, cunto, faakideysi, tv, taleefan(Local calls), minus taleefan & cunto: you pay 20 dollar. On average, hotel raaxo and nadiif isku dhacayo, you can get 15 dollar minus jimicsi & faakideysi but includes cunto & tv. PS: Goormaad ambabaxeysaa!
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Teeda kale, Nuunka, jirro iyo cudur ma isku micnaa? Ani koley laba micno inay ii kala leeyihiin jeclahay. Jirro = sick/sickness Cudur = disease Marka ma isticmaali karnaa 'jirrooyinka' meeshii cudurrada ka rabno? Waa ogahay waagaa aan soo dhajinaaye kii hore saas ma u kala fahansanayn, oo dib u gartay. Sax MMA, topigaagi hore leen ka raacey Jirrooyinka, waana runtaa, magaca Cudur ayaa kaga haboon meeshii la oran lahaa Jirro.
-
^^ shukran, laakin caloosha istaageyso naga daa waan ogahay in xagaa laga yiraahdo calool istaag, balse saxaro adeyg ayaa ka caansan kuna haboon, waana isla meeshii un, calool istaag waa physicalityga not the output . PS: Liiskuu SHOWQI soo qorey u soo raadi English, wali waan raadinayaa, bal Ruuxaamo ama Mingis u soo hel english u dhigma kuwa kale waan u soo helay erayo enlgish
-
^^ dat is not a laughing matter waryee Abaay-Heeleey his pain increases as long he keeps punching his eyes
-
This one ain't doing you any favour
-
Originally posted by Showqi: Nuune, Waad mahadsantahay. Laakiin fadlan liska ku dar Cudarada la dhaho: Buufis Mingis Boorame Wadaado Fadhi-kudirir Cuqdad Masayr Marqaan aad baan uga helay magacyadan, rageedi baad tahay hadaad intaas taqaano, fuquburaalena waa un la sii raaacin liiska anaa soo raadin erayo English oo u dhigma hadey jiraan, iyo abbaay sittina yaan hilmaamin
-
Waa qeebtii labaad ee Jirrooyinka, qeebtii koobaad MMA ayaa soo dhajiyey, ka fiiriya page 2 Dood Wadaag. Cudurka Sanbabada (Pneumonia) Dhabar Xanuun (Back Pain) Infekshanka Bartamaha Dhegta (Otitis Media) Dhibaatooyinka Wax Liqidda (Swallowing Problems) Xajiinta, Cuncunka (Allergies) Hawl Gabidda Wadnaha (Heart Failure) Cuna Xanuun (Sore Throat) Cadaadiska Dhiiga (Hypertension) Dhego Beelid (Hearing Loss) Gaastiriko (Gastritis) Xubno Xanuun (Arthritis) Malaariyada (Duumada) (Malaria) Miyir Beelidda (Coma) Neef ama Xiiq (Asthma) Kaadi Sonkorow (Diabetes) Qaaxada (Tiibisho) (Tuberculosis) Dhiig yari (Anemia)[/b] SHUBAN BIYOOD" (Cholera) Saxaro Adayg (Constipations) Shuban (Diarrhea) Qandho ama Xumad (Fever) Cagaarshowga B (Heabatitis B) Cudurka Bararka Xiidmaha (Crohn Disease) Wadne Qabad (Heart Attack) Cudurka Dhimir Beelidda (Alzheimer disease) Oof Wareen (Pneumonia) Jabtida iyo Daweynteeda (Gonorrhea) Bukashada Caloosha (Gastroenteritis) Sonkorta Dhiigga ee Hooseysa (Hypoglycemia) Qumanka (Tonsillitis) Howlgabka kacsiga (Impotence) Wadne Gariir (Atrial Fibrillation) Cudurka Sambab xaniban ee Raagay (COPD) Waraabow / Isfiilito / Xabad (Syphils) Sonkorowga (Diabetes) KUDKA (ANTHRAX) Yirid (Gingivitis) Kaadi-Saarista (Dialysis) Hawlgabka kelyaha (Kidney Failure) Boogoobidda Xiidmaha (Ulcerative Collitis) Cagaarshowga C (Hepatitis C) Lafa-beel (Osteporosis) Bukashada Caloosha (Gastroenteritis) Burburka carjaw laabatada / Riixa (Osteoarthritis) Alarjiyo aad u xun (Anaphylaxis) Qallalka (Epilepsy) Qalitaanka Saarista Xameetida (Cholecystectomy) Qabsin-saarid (Appendicectomy) Baabasiir (Haemorrhoids) Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease) Xanuunka caadaada (Dysmenorrhoea) Heerarka Foosha (Stages of Labor) Buruq Naaseed (Breast Lump) Sonkorowga Uurka (Gestational Diabetes) Dhicinta (Abortion) Uurdoox (ilmaha lagu qalay) [C/Section] Niyad Jabka Umusha Kadib (Post Natal Depression) Ilma Qoolan (Ectopic Pregnancy) Ka-Saarida minka (Hysterectomy) Daryeelka Dhalmada Ka Dib (Postnatal Care) Daryeelka Dhalmada Ka Hor (Prenatal Care) Walac (Morning Sickness) Baraska (Vitiligo) Findoob (Acne) Kasoo-bax (Boils or Furunculosis) Cambaarta Madaxa(Tinea Capitis) Qaniinyada Cayayaanka (Insect Bites) Cabeebka Ibta (Candida of the Nipple) Xajiinta Gacmaha (Irritant Hand) Isnadaamis (Scabies) Xajiinta, Cuncunka (Allergies) Qaamo-qashiir (Mumps) Xiiq-dheer (Whooping Cough) Talaalka Dabaysha (Polio Vaccine) Gedef (Rickets) eebka Ilmaha - Candida (Thrush) dhakaako (Autism) Busbus (Chicken Pox) Caadka Indhaha (Cataract)
-
Zu, this Roy guy dhowr jeer baan ka hadley, he lacks strategy, and cant create real hype as RAFA did, tacbana fowqal joodari madaxu ka weynaadey, I don't expect much from Liverpool while he is around, at least not top four anymore With RAFA, you are gaarantiidh at top four!
-
Originally posted by NGONGE: Guidhe. spellingkaad khaladey weeye dhibka, it is gaydh
-
^^ Let Tuujiska enjoy his honeymoon, that is "the newly promoted teams", give him one more week and Chelsea will dramatically drop down in a sliding scale
-
Kuunka, Ileyga waa madax ku sheega gobolka, so waxa wax garaacayo waa un isaga, CakaaraNewsna waa the mouth-piece of his maamul ku sheeg, so nothing to expect there!
-
Ina-iley uu gacantiisa ku garaacay last week oo uu dharbaaxo kala daalay. Website ayuu password'giisa keen ku yidhi ka dib markii uu shaqadii warfaafinta ka eryey, dabadeena wuu isku adkeeyey, sidaa ayaa markaa keentay in la garaaco. That says it all!!
-
Originally posted by Juxa: otherwise you can come with to africa, i decided i want to be a farmer Markaad the factory in Ghana kala kicisey ayaad farming u wareegeysaa, allow sahal ammuuraha
-
Ibti, lool, that is not me, I am not into NGO job thing or health, not my thing, but I know the nomad JB is talking about, waa mid wareersan
-
^^ Expect Legend to come Out again and tell us Arsenal's game was the best I only checked it 2 minutes, to borrow MARX'S word "UFF" spent the night watching Madrid, 2 solid teams.
-
JB, I changed my mind,I cancelled that trip last night
-
Waryee gabadha ka har, she only heard 3 lines(the worst lines), while you mastered the whole lyrcis and who sang and history
-
Ibti waxbaa ka yaabiyey wallee, anaaba ka cawdu billeestay that song last night after afur, couldn't do it while fasting JB Quraan dag-dag ah waa inaan saaraa, waryee consider yourself in lagugu akhriyo Qul-Uuxiya iyo Dhaasiim
-
^^ Share it so I can break my fast too CL: Jimicso walaal
-
Horrible CL games last night, at least tonight we may see some good football but I doubt, Real will struggle against Ajax, and that Russian team will have easy ride against Zilliijug. We came to know that CL games are just not different from Carling Cup and Divsion gams, at least this season untill the big boys arrive
-
Popular Contributors