nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. It is said that she weighed the equivalent of two dooros and a musbaar
  2. Originally posted by Juxa: 42 Don't forget the 7 months Jumca Wanaagsan All, and nabadeey
  3. isn't that one the one located at suuqa hiliblaha gadaashiisa, mise waa mid kale, please explain bal
  4. anoo isjiid ku daba dhagan ayaan ka dhacey aroortii, it reminded me when I was 4 yrs old oon sidaas oo kale intaan ku daba dhagey iska-roge kaalbarees ah oon ku dhacey laamiga kadibna jilbaha iyo suxulada i xoqmeen, someone told me cusbo iyo biyo kulul ayaa la mariyaa meeshuu diirka ka kacey ama caleen qoyan baa la saaraa, JB adaa Doctor ah bal prescription keen, and no soup snake, already had that one this morning.
  5. Sheekada ugu hadal heynta badan Somaliland waxay noqotay kadib markii Madaxweyne Siilaanyo uu xil culus u magacaabay Xaaskiisa Amina Waris isagoo si weyna u amaanay. War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye. Waxaanu Madaxweynuhu yidhi :- Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka, MarkaanTixgeliyey: Ahmiyadda ay Madaxtooyaddu u leedahay Dhismaha Qaranka, Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad). Markaan Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo, Markaan ku qancay: in ay hanan karto xilkan loo magacaabay. Waxaan go’aansaday In Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  6. hehe the incidents I witness I mean, they differ but too spooky, sometimes spiritualized ruuxaan appears in a simplified skeleton koonbo-stuffed liquid. Norf: no sxb, this was daytime sightseing, maantadan ayey aheyd
  7. ^^ lol Sheh, this is nothing compared to what I see daily and nightly, and no Jinn these times, the Jinn incidents do occur often but they are not that horror.
  8. Originally posted by Polanyi: Who needs a xalimo newayz. I am gonna a marry a polish girl. Polish girls are super sxb, if you are in a hurry, I know 4 Polish ladies who are Muslims.
  9. This is becoming a crazy world wallaahi, I know it was crazy enough but not that crazy to witness someone cutting their hand instantly in front of a crowd, the woman just got a knife from her purse, she looked like a career woman, who was just finished work an hour ago, in a very busy street, she yelled LOUD, and people stood watching what is she going to do next, then comes the knife, she kneeled down making sure her left arm/hand is straight on the ground for easy execution, she then bang chopping off half of her left arm, it is like there were no bones in her hand, very smooth cutting, she did it with all her powers, everything was quick, I wasn't far off from where the the hand fell, she had nice hands and in her early 30s boronto, this wasn't magic or indha-sarcaad, quickly the ambulance arrived and she was rushed to the hospital, too much blood on the street though, and I forgot to eat my lunch(the Italian sandwitch I was carrying at the time), one time while standing there I had this weird thought that the woman's blood could have made nice tomato ketchup! PS: This explained my dream last night on mid air accident where fingers were found on the ground(one belonging to me)
  10. Originally posted by *Ibtisam: I was chasing the train in my dream xaley- it was a loud train and the driver was mean. Every time I got close he drove off at speed. :mad: How coincidence, xalayto diyaarad ayaa ila qaraxdey, yes it was a dream but very sensational accident in mid air, none of us 6 on board survived, nothing was found, no debris, no wings or tail or fuselage, nothing but people on the ground only discovered 3 separate fingers which one of them matched my Somali gene, that is how people discovered I died, my finger was about to depart to somewhere in Somalia then I woke up checking my finger is intact, it was indeed!
  11. Of course partyga waxa dhiganayo waa gabadha reerkeeda to make sure business is usual. lol@copy and paste brigade
  12. Marriage is the chief cause of divorce baan hada ka hor meel ka akhriyey, yesterday I was invited for a grand divorce party taking place this evening(no wonder it is not held on weekends(that belongs to weddings etc)), Soomaalida wey dhaqaaqdey wallee, at least it is sabtii adduunka for me so no problemaatiko, wondering what kind of food will be there.
  13. Challenges - Caqabad/Loolan/Hardan Collective - Kooxeed/Urureed/Wadareed Conceptual frame work - Gadaan-fikradeed/Aasaas fikri Constructive - Wax dhisid/Dhismo-gal Conventional Wisdom - Xikmad soo jireen ah Corruption - Musuq-maasuq/Laaluush. Dilemma - Laba daran mid dooro Diversity - Kala duwanaan/Kala gedisnaan Encouraging - Dhiiri-galin/Geesinimo galin Fundamental - Asal/Aasaasi Identification - Tilmaamid/Baadi sooc/Aqoonsi Individual Contribution. - Gacan ka geysi qofnimo/In qof biiri Infrastructure - Dhismo-hooseed. Input - Wax galin Insight. - Aragti Maskaxeed Inspiration - Maan-godlin/Ra’yi fiican helid Interaction - Isdhex-gal/isla fal-gal/Isku dhafmid Judgement - Xukun/Go’aan Land Use Malaise - Aafada dhul boobka/Dhul ku habsa Multipurpose - Ujeeddo badan/Ujeedooyin kala du Output - Wax ka soo saarid Potential Candidate - Musharax dihin/Musharax iman kara Pre-training- Tababar horaad/Tababar hortiis Priority - Mudnaan Problem Solver - Furdaamiye/Xaliye dhib Proficiency - Xirfad Hanasho/Aqoon sare u leh Public - Guud Public Sector - Qaybta Guud Public Service - Adeeg guud Regulation - Xeer Hoosaad Self Governance - Isxukumid Self Introduction - Is-sheegid/Is-tilmaamid Self study - Isbarid Self Assessment - Isqiyaasid/Isqiimeyn Shrinking Resources - Khayraadka sii yaranaya Technical - Farsamo/Farsamayn Training needs - Baahi tababar Absolute Poverty - Saboolnimo Absolute - Gebi-ahaan/Buuxda Application Commitments - Nidar-gal/Daba-qaad ballan Bureaucracies - Biroqraadiyad/Xafiisyad Dawladda oo shaqadoodu gaabis tahay Caution - Taxadar/Digniin Density - Cufnaan/Jirmiga shega Environmental Degradation - Hoos u dhac degaan/Hoos u dhac xaaladda degaanka Equilibrium - Dheeli-tir/Is-le’eg Hawker - Ha is wareerin/Dadka badeecada naadiya Implication - Maldahnaan/Hadal aan dhab loo muujin laakiin laga fahmi karo wajiga qofka Jurisdiction. - Haya’addaha Garsoorka Legal Requirement. - Baahida Sharciyeed Legislation - Xeer Degin Legitimate - Sharci ahaan/Qaanuun ahaan Matchmaker - Isku aadiye wax isku habboon Misinterpretation - Fasiraad xumo/Fasiraad qaldan Off-spring - Farac Optimistic - Samo-filasho/Samo arag/Dhanka Wanaagsan ka eeg Partnership - Wadaag/Wada lahaansho Pessimistic - Xumo arag/Xuma filasho/Dhanka xun ka eeg Phenomena - Ifafaalayaal Professional - Xirfadle/Xeel-dheeri Recycle - Sameyn celin/Dib u nacfi galin Rules - Qawaaniin/Xeer Status Quo - Xaalad taagan Stimulation - Xiiso galin/Fi-fircooni galin To Wear Different Hats - Xilqaad badnaan/Kaalimokala duwan qaa Water Pollution - Dikhaw Biyood/Wasakhaw Biyood/Dhiiq Facilitator - Fududeeye Financier - Masuul Maaliyadeed Negotiator - Wada hadal siiye Overseer - Korjooge Policy Maker - Siyaasad dejiye Power Broker - Awood wax ku Qabte Institution Builder - Haya’ad dhise Accountability - Xisaabtan/Xilkaa Saaran yahay Action plan - Qorshe hawleed/Wax-qabad hawleed Active Listening - Dhegaysi Mug leh/Dhegaysi feejigan/Dhegaysi Darban Alternative - Kala Doorasho/Wax bedeli kara wax kale Assessment - Qiyaasid/Qiimayn Authority - Suldada/Awood xukun Awareness - Wacyi-galin/Ka war qab Basic Education - Wax-barasho Asaasi ah. Beneficiary - Dan ku Qabe/Ka faa’iidayste Capacity Building - Kobcin wax Qabad/Awood dhisid Case Study - Daraasad Xaaladeed Check list - Liis Hubineed Collaboration - Gacan siin/Wada shaqayn/Is Caawimid Committee - Guddi Communicator - Gaarsiiye/Isgaadhsiiye Community - Beel/Jaaliyad
  14. Originally posted by Tuujiye: It was a mistake when the coach took out Drogba, UFFF(Marx's trademark), every Chelsea fan says that, geedkaan wajiga balaqa leh ay u maleeyaan inuu wax kasta u sameenaayo, war stop eksaaajireetin Drogba, he is nothing, tell him only to score goals againsnt masaakiinta, tell me what influence he had on the City game, and yes the manager was right to take him off because Drogba heart attack aa ku dhaco when he plays against BIG teams, kubada baro niyahow(hate to say this to Tuujiska since he plays footie)
  15. ^^ Originally posted by N.O.R.F: Hadaa Tuujiye la waayi for a week he will then come back when Chelsea win lol And Zu as well, give him 2 weeks to recover, for Tuujiska, give him until tomoro Norf, it wasn't bad for Liverpool(though Roy miscalculated few things up & down), that Gerard got us back into the game, otherwise would have being disaster. Also a lesson to the big teams, now the minors will hammer Chelsea, United & Arsenal, if West Bromich can trash Arsenal like that, then anyone can do it
  16. Originally posted by Showqi: Cajaa'ib. Horta waxaa iswaydiin leh: Ninku siduu u neefsanayaa? Siduu u ogaanayaa in la daawanayo iyo in kale? Lacagta meesha u taala yaa u ilaalinaya? 1. Hogga/godka uu afka kula jiro hoos ayuu ka duleelaa ooo underground air soo galayo weeyaan. 2. Meeshu waa wado public ah oo qofkii kufo xataa la iskugu imaanayo, nin minjihiisa kor u jeedaana madaxana dhulka kula jiro soo la daawan maayo. 3. Ku asaga oo kale oo ay is badalaan ayaa la jooga si uu u waardiyeeyo lacagta iyo wixii kale.
  17. Ciidanka Sirdoonka Somaliland ayaa maanta u guuraya Qalcad ay Sirdoonka dalalka Maraykanka ee CIA iyo Ingiriiska ee MI6 ka dhisteen Hargeysa Subxaanallaah
  18. The Real Premiership started today. Chelsea hammered by City, honeymoon over Arsenal trashed by West Bromich(enjoying 5th place), no more we are the best for Arsenal fans Tottenham smashed by Westham, another honeymoon gone bad Liverpool was held by Sunderland, points shared, bad result, but one more win and Liverpool will be back to 4th place Birmingham drew with Wigan Fulham and Everton share points Blackburn secured win over Blackpool
  19. ^^ Easy yaa Xudeedi, what MMA means is that SPORTS is a SPORT, whether you have a minister in it or not, in fact, since it is schools and colleges that are doing the tournaments, it is more educational than politics, how many presidents were watching and cheering for World Cup games, yet they were not political! PS: Great pictures, more engagements like that is needed to integrate the masses.
  20. ^^ lool sawirkaas aa ku bururtey yaah, ma iska jubboonee see camal waraa, mxaan wadaa hee meeshiiba MMA ayaa hobseyd noo dhigey MMA what did you searched on Google, did you input Geerisheyn or Dabamusbaar mise dallac bilaash, dat is one of a hell picture widaaw. PS: Labada gabdhood sawiro kale ayaan ku arkey(waan soo raadin), khaasatan tan gacantaada bidixda jirto ee midigta wax ugu xiranyihiin
  21. Hindida hala ii daayo, a Hindi friend was telling me yesterday that the recent commonwealth shame was due to global warming and not something can be blamed on India, I agree
  22. ^^ I suspect that we will lose to Sunderland by 2 goals to 1 thanks to Roy, he will mess it up tmoro, just wait & see.
  23. Originally posted by madmc: Why Somalia ten years till now without central agreed Authority because of what? TRIBE 20 years now!
  24. Originally posted by Sayid*Somal: nuune inta kale ma maskaxdaada ku gaalaysay? Acuudu Billaahi Ibti there are no Muslims, that HUGE mosque is a recent church-turned-mosque