nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^ War intaas baad nafta ku ceshaneysaa, war ninkan Torres wuu tagayaa, inshaaradaa ii sheegtey, sxb
-
Naga daa Sacuudigoo, that Torres is leaving the club sxb, for good, but untill 11pm tonight Kuwan maxey mudaaharaadaan horta, weyba ka taalaaba, Ps: Adigu ma reer Dammaam ayaad aheyd sxb
-
Shukran all, qeeba kale oo nafaqeysan ayaan soo wadaa Inshaa Allaah oon meela kale ka soo kala aruurshey. Thanks to Cawaale who shared with me a valuable book about Somali Astronomy a while ago. Ps: Xilligii Soomaaliya ay Dowlada aheyd, iskoolaadka iyo jaamacadahuba waxaa wax lagu dhigan jirey Af Soomaali, scienceka, xisaabta dhammaan Af Soomaali bey ku bixi jireen.
-
^^ hilib dooraa kaa maqan un inaad laba liqdo
-
She is petitioning for 900 billion dollars in child support kuuntadeeda qaalisanaa naagta
-
Just in - Al Jazeera will be banned from Egypt within the coming minutes - Al Jazeera has a back-up plan for undercover reporters without the Al Jazeera logo - Nateniyahu proposes a quick exit for the president to come to Tel Eviv, and Israel to organize a military invasion of Egypt(leaked from Ha'areez Newspaper) - Most Egyptians are now carrying live ammunition, supposedly supplied by Sudan(as was alleged by senior Egyptian authority)
-
Appointing a spy chief as Vice President shows that in few days the spy chief will take over, the people are not happy about it, and this created more riots.
-
lool As russian sceintists says
-
Prometheus;691266 wrote: فمن الذي رفع عنه القلم يا تُرى؟ A-jawaab, anta lathii rufical qalam, marka naga daa ciyaarta adeer, ee orodoo xikaayaatkaas Jinka ee Arabiga ah iska akhriso, your absense from Somali environments is what made you confused of my example of mafcuulu bihi nasbisan oo noqdo mid kasrisan, markaan xerowga aheyn een xalaaqaatka naxwaha iyo sarfiga u fadhiisan jirney ayaa waxaa jiri jirey kooxo wadaado ah oo intaas oo sanadood cilmu naxwa ku jirey balse marka wax laga weydiiyo aan waxba sheegi jirin, dadkaas ayaan oogu wici jirney mafcuul khafdhisan, marka niyahow dadkaaga dhax gal oo ka dhax bax ummadan qalaad eed had iyo jeer aad dhax boodeeso marna Darwin marka Einstein aad ku qarweyso, arrimahan jimanka ah adigu sheekooyinka carabta ee maaweelada ayaad ka akhrisatey, anaguse isagiiyoo nool baan la kulaney, ka bul dheh. Ps: You are right about my Arabic though, I don't use lahjah kharbaanah like most(including you), I use the Arabic of the Saxaabah, iga baandhee awoowe anigu ma jecli inaan la murmo nimanka Ilaah ku kufriyey, halkaa ha inoo joogto
-
What a thread this is, I am with Stoic on this, let the man express his views & opinion on matters concerning Somali-Weyn, he can give support to whichever entity he wants, I will also blame brother Zack for bringing another matter from another thread from 2010 to this thread, I am also advising brother Stoic to cool down and not throw out all of that energy just to explain himself and his stance on issues concerning Somalia.
-
Mubarak skeptical of U.S. reform push: leaked cables (Reuters) - President Barack Obama's push for democratic reforms in Egypt has faced resistance from its longtime leader, in part because President Hosni Mubarak believes Washington's past pressure for change has caused chaos in the Middle East, leaked U.S. diplomatic cables show Secretary of State Hillary Clinton, speaking on Friday as anti-government protests rocked Egypt for a fourth day, said it was "absolutely vital" for Cairo to embrace political and social change as the United States has been pushing for years. U.S. diplomatic cables posted on Friday by WikiLeaks show Obama has guided the United States to warmer ties with Egypt by avoiding the public "name and shame" tactics of his predecessor George W. Bush while urging political reforms in private. But they also show U.S. pressure is viewed skeptically by Mubarak, who believes ill-advised U.S. pushes for reform in the Middle East have produced colossal mistakes, from the ouster of the Shah of Iran to the election of Hamas Islamists in Gaza. "We have heard him lament the results of earlier U.S. efforts to encourage reform in the Islamic world," the U.S. embassy in Cairo told Clinton in a cable before Mubarak's visit to Washington in May 2009. "He can harken back to the Shah of Iran: the U.S. encouraged him to accept reforms, only to watch the country fall into the hands of revolutionary religious extremists. Wherever he has seen these U.S. efforts, he can point to the chaos and loss of stability that ensued." The cables were part of some 250,000 U.S. State Department documents reportedly obtained by WikiLeaks, a website that aims to expose governments and corporations through the leaking of information not previously made public. MISSTEPS IN IRAQ The cables indicate the U.S.-Egypt relationship soured under President Bush. Mubarak viewed the U.S. invasion of Iraq as a mistake that ultimately boosted the influence and power of Iran, Egypt's main Middle East rival. "Mubarak viewed President Bush ... as naive, controlled by subordinates and totally unprepared for dealing with post-Saddam Iraq, especially the rise of Iran," the May 2009 cable to Clinton noted. The Egyptian leader believed Iraq needed a tough and strong but fair military officer as its leader. "This telling observation, we believe, describes Mubarak's own view of himself," the cable said. The cables depict improving ties as Obama moved away from the Bush administration's public criticism. Obama's overtures, and his speech to the Islamic world from Cairo in 2009, further helped to improve ties, even as his administration continued to press Mubarak's government for greater openness and an end to rights abuses. "We continue to promote democratic reform in Egypt, including the expansion of political freedom and pluralism, and respect for human rights," the U.S. embassy cabled FBI Director Robert Mueller ahead of a visit to Cairo in February 2010. t said Washington was pressing Cairo to lift its state of emergency, in place almost continuously since 1967, and replace it with a counterterrorism law that would protect civil liberties. The government of Egypt "remains skeptical of our role in democracy promotion, complaining that any efforts to open up will result in empowering the Muslim Brotherhood, which currently holds 86 seats -- as independents -- in Egypt's 454-seat parliament," the cable said. The Muslim Brotherhood is Egypt's largest opposition group and favors a return to Islamic rules, away from the secularism of the Mubarak government. Its members run as independents to skirt restrictions barring religious parties. (Editing by John O'Callaghan)
-
^^ They took the same stance in Tunisia as well, fearing they will lose friendship with any future government, all in all, the West want to guard its interest, and they are doing it right now with dat deluded briefing
-
N.O.R.F;691186 wrote: "The entire staff of the Israeli Embassy in Cairo has been evacuated by helicopters." The Israelis know when Husni Mubarak leaves the country and his regime collapses, the peace deal between Egypt & Israel will be null & void, Israel has to face 80 million furious Egyptians who can take any action at any given moment!
-
Ps: I don't think many Somalilanders will agree to identify themselves as being Somalilanders in the UK due to immigration purposes, as we all know, every asylum seeker wuxuu isku dhiibey inuu yahay reer koonfur, and from smaller clans that are prosecuted & tortured. Ibti, what do you think of the point I raised, do you think it would be a concern for many, or it doesn't really matter to tick that box and say whatever you want! Pss: Ibti wasiirka dumarka ayaa loo dooran rabaa mar dhaw
-
^ Country Representative - Somaliland Closing date: Wed, 16/02/2011 Based in Hargeisa, Somaliland Full-time (35 hours per week), three-year fixed-term contract US$34,500 gross per annum Please note that for this post we are only able to consider applicants who are fluent in Somali.
-
Ma rufical Qalamu ayaad tahay, mafcuulu bihi nasbisan ayaan arki jirney, waaba mid kasrisan, Quraan saar u diyaar garoow
-
u ekaa AT&T, maba laga garto markuu gafuurka saas u dhuubo
-
ma nabarkii ay jinku ku dhufteen inta aan ka soo gaarin ka horbaa, waan ogaa in ay Ibti meel xun gali, laakin mar hadey nabad qabto waa kheyr
-
Ibti, anigu koleey free of charge weeye, ajirkaa ii daran aan helayo, kii xumaa ee JB ahaana waan soo wadan faa'iido malahane kolleey
-
Ma iyadaa wax boobeeysay mise waala boobayey, halkaa ii yara iftiimi riyo kale bey u yara egtahay dhowr todobaad ka hor
-
^^ being siqraana yaaba heli karaba, foox iyo jaawi unbaa kaa maqan inaad kaga qiiqiso Ps: habeen dhaaweed baan ku riyoodey anoo Jinni kaa soo ridey, intey ku af duubteen ayagoo ku duban rabo ayaan u imid markaasaan ku iri maxaad gabadha u shiilaneysaan waxey igu yiraahdeen waa sheeka dheer mar kalaan soo daabici, anyway, anaa kaa celiyey Jimankii ku karsan lahaa
-
Ali, like most of Somalia’s 8 million citizens Maan fahmin halkaa Cara, iigu celi, ma 8 million citizens born after siyaad, or Somalia's population is 8 million, maanta indhaha waxba uguma jeedo mid Jin ah oo indhoole ah ayaa saaka igu soo kalahey oo hada ka hor qiso na dhax martey calaama Alla ha saare
-
^^ Magaca yuusan ku khaldin ee waa gabadh kuleh walaalkiis
-
Asxaabul Kahfi
-
calaayata xaal, ka bax baan iri gabadha oo anoo ku arkaya oo ku sagootinaya hubsanaya inaadan meel kale ku leexanin soo bax, sidii buu iga yeelay, tan kale jinku wuu necebyahay in la garaaco, aad buu u xanuunsadaa, acuudu billaahi wuxuu ka necebyahay garaacista, anoo indhaheyga ku arkaya ayuu gabadhii ka soo dhax baxey Muslimna waa uu ahaa khayaana ha sameyn baan ku iri isagoo sii socda ayaan sii arkayey mana uusan ku leexanin qolkii kale ee sadexda gabdhood ku jireen, gabadhii hada laga baxey iyadana waan ka soo saarey meesha reerkeedi baan geeyey oo na sugayey aadna ula yaabanaa sidana u daahney, waxaana ku wargaliyey in aan maanta la kulaney jiman afku miciyaha ka taaganyihiin ee noo dulqaata afar saacadod oo kale, sadex gabdhood baa ka harey intii qolkeyga wadaada ku jirey, culimadiina wali wey wadaan akhrinta, waxaa durbaba adkeysan waayey sadexdoodi oo laba saac ka badan lagu wadey aduunyada, markiiba wey is dhiibeen, waxeyna yiraahdeen iyagoo jareenaya aad moodo in ay qarqarsanyihiin in la fasaxo oo la sii daayo, kii hore waxa ku dhacey bey ogaayeen, wali wax aan ul ku garaacney ma jiro, jinka kaligii marka uu yahay ayuu is waalaa, laakin marka ay koox yihiin wuxuu ku quus-qaataa kuwa asxaabtiis ah sida loo galey, sadexdii jin ee sadexda gabdhood ku jirey waxey isku raaceen in ay halmar baxayaan ammaan iyo nabadna siinayaan gabdhaha masaakiinta ah, sadexda jin kolba mid baan hadalka ka gurayaa oo wuu waramayaa waxa ku qasbey in uu sidan u galo gabadha mustaqbalkeedana dilo, waxey shegeen oo dhan aqbaltu baan iri waxbana uma aanan qabsanin wey dhacdaa baan iri ee yaan loo noqon sidan oo kale hadii kale ciqaabta imaata waad ogaan doontaan, sadexdan Jin gaalo ayey ahaayeen, jinka sidiisana marka uu gaal yahay ayuuba dhaamaa kan Muslimka ah, waayo kan Muslimka ah Quraankaad akhrin ayuu kula akhrin waqti ayey qaadataana in uu baxo acuudu hadaad dhahdo wuu kaa daba dhihi, waa mashaqo, sidii bey kubaxeen sadexdii jin, niman bey na wada ahaayeen codkooda, midbaa indhoole ahaa oo kan marka aan sadexdooda jin banaanka ula soo baxey iyiri reerkeyga ii gee waxba ma arkee, this was the third mistake of our day, waxaan ku iri i sug anaa ku kaxeyn, labadii kaloo Jin iyagu wey mirqeen markiiba hooskoodina meel fog ayaan uga sii jeeday, kii indhoolaha ahaa waxaan ku iri intaan ganbar meel yaaley u soo qaadey halkan fadhiiso, intuu igu qosley buu iyiri ganbar kuma fadhiisano iyo kuraas hadaan jiman nahey, salli jeex jeexan oo lagu tukado ayaan ku iri sii fadhiiso oo isug, waxaan u imid wadaadadeydi sagaalka aheyd een anigu tobanka ku ahaa, waxaan ku iri 21kii wadaad(mid waa la galey hada waa 21) ina keena aan caawine wey na sugayaanee, waxaan u soo galney 21kii wadaad oo dhulka wada yaalo laguna tumanayo oo la garaacayo, sadexdii jin iyo kii afaraad oo wadaadkeeni ahaa afartaas ayaa qumaati uga shaqeestey culimadeeni, meeshii wey qasantey, afartii jin ayaa dul taagan 21kii wadaad oo dhulka sakaraad sidii loo dilayey u wada yaalo, afartan jin xoogii baa intuu ka batey baan tab aad iskaga celiso aadan heleyn, afartan jin mid kasta shaash ayuu leeyahay oo timaha aarka libaaxoo kale ayaa saas geesahooda uga halqaamaya, wax u dhawaadaa la la'yahay, anigu markaa meel yaroo duleel ah ayaan ka fiirinayaa, qorsha ayaan durbaba dagney aniga iyo culimadeydi maadaama aan guul ka gaarney inaan badbaadino shan gabdhood oo jimankii ku jirey ka saraney in aysan afartan jin ee kale waxba nala ahaaneen Ilaah idinkiis, Markiihba hala ii keeno ayaan iri ithinka lagu shito fooxa iyo luubaanta jaawiga iyo cuudka iyo waxyaala kaloon isku shidey, anoo ithinkii gacanta ku wato qaacana ka afuufmaya ayaan soo galey qolkii afarta Jin xaaranta ku heesato wadaadadeeni, halkan bey toob-dillaacsanayaan afarta Jin, qeelada iyo guuxa ka yeerayana meel dheer laga maqlayo, toban wadaad ayaan hada nahey, anooithinkii wata ayaan irrida uga soo galey, wadaadadii waa wada daadsanyihiin, kuwii ial socdeyna gadaasheyda igu daba-feela ayaan iri, afartii Jin markey arkeen gacanta waxaan ku wato ee qaaca ka baxaya ayaa mid ka mida igu yiri qoortaan kaa jari, waxaan ku iri kaalay soo soco aan qoorta iska wada jarnee, waan ku soo socdaa markaa anoo ka tallaabsanaya wadaadadii wadad daadsanaa ee 21ka aheyd, dhankoodaan ku soo socdaa bootadooda horaan u aqaaney, markaan ku soo dhawaadey ayey i hareereeyeen afartii Jin, sagaalkeygi wadaadna halmar bey irrida ka soo wada galeen ayagoo akhrinaya Quraanka iyo Thumma-Nathara, Jimanki baan dhaxda ugu jiraa, mid baa gacanta i qabtey anoo gacantii kalena ithinka fooxa ku wado, bal maan iska dhigo, another mistake, gacantii buu i maroojiyey, bahal candhuuf ah ayaan wajiga uga seyrey, wuu isii daayeysagaalkii wadaad ayaa hareeeraheena soo istaagey anna Jimanka ay igu hareersanyihiin, sagaalkeygi wadaad baa dhahay afartiina Jin hadiina ku fadhiisan laba il-biriqsi shaabuug baan idinla dhaceenaa, wey is waaleen Jimankii, afarta Jin laba naag oo jin ah ayaa ku jirey waxa rabshada iyo dhibka wadana ayagaa ugu daran, Waxaan is jiid-jiidnaba sidii bey afartii Jin ku fariisteen, wadaadaeenina Quraan yara saarney oy soo wada tooseen, hada 31wadaad ayaanu nahey kii Jinka naga galey baa 32 ku ahaa, markiiba strategy baan sameenay oo weegaar weyn baan sameenay si aan dhaxda u gashano Jimankii, sidii baan yeelnay, Quraankii baan wadnaa oon wadnaa, anigu waan yara baxey si aan uga wardoono Jinkii indhoolaha ahaa een salliga fariisyey, saladii maghrib ayaa soo dhaw, waxba kama harin, mugdi hadey nagu noqoto arligana waa naloo baqaa, Jinku habeenkii buu shaqeestaa, anaguna maalintii, markaan soo baxey baa waxaan u tagey Jinkii indhoolaha ahaa oo hurda la dhacey salligii, maba toosin markiiba waan isa soo majiirey oo qolkii baan ku soo noqdey, akhrintii baan wadnaa, laba Jin ah aya ais waaley, saan u qaraaceeney u tumeenay markuu gaduutey buu yiri mindhicirkaa i xanuuney waan iska baxayaa, saas ayuu ku baxey, waxaan ka yaabey inuu toosiyo jinkii hurdey ee indhoolaha ahaa, waan soo kaxeeyey waana hubsadey inuu toos u baxo, sidii buu ku tagey, hada saddex jin ayaa inoo hartey, iyaguna waxey dhaheen waan baxeenaa ee ammaan hanala siiyo, markey hadlayaan waa ay gariirayaan, Quraankiii baa ka tanbatey, saddex jeer baan Quraanka ku dhameenay, ciyaar ciyaar ma ahan, aduunyadii kalaa u dheereeyd waliba, sadexdii Jin ayaan soo kaxeeyey oon ku hubsadey iney toos u baxaan oon jid cidlaha ku sii daayey, hada sadexdii gabdhood qolka ayey jogoaan iyo wadaadkeeni nalaga galey, sadexdii gabdhood aban iyaguna reerahooda u geyney, wadaadkeenina reerkiisa u geyney waligii maantaa ugu horreesay wax sidan oo kale ah iyo meel jin lagu saarayo, wadaadaii waan kala direy, aan ka aheyn mid igu soo harey si uu iila hayo Jinkii indhoolaha ahaa, waxaan ku iri saaxiibkey iska hoyo orodoo reerkaaga u tag maantoo dhan baad ka maqneydee anaa la joogaya Jinkan indhoolaha ah oo kaxeenaya maadaama uusan waxba arkin, sidii baan kaligey ugu soo harey, wali wuu hurdaa alla qaadka, hurda weynaa ban maqli jire ma jinbaa, saladii maghrib baan hortiisa ku tukadey, wuu yara toosey markuu Allaahu Akbarta maqley, reerkii gurigoodi inoo goglry galabta ayaa ii imaadey markaan magrhibka tukadey si ay sharaab iyo shaah iigu keenaan, waxaan ku iri waa la ila joogaayee ee hadhow ha inoo ahaato shaaha iyo sharaabka, reerihii baa ial yaabey waa maxey waxa kula joogo, hadalkoodi maba ka sii jawaabin waxaan ka yaabey iney iga kala cararaan, sheekadan waan dhameestiri doonaa aniga iyo Jinkii indhoolaha ahaa waxa na kala qabsadey Ps: Hal mar baan wada rabey inaan soo wada qoro laakin waxaaba la igu yiri more than 10,000 words in one post kuma qori kartid, waxaan soo qoreyna 18,000 words bey ahaayeen, laba post ayaan ka kala dhigey kolka
-
Popular Contributors