nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
War illeen anagaa wax aragney, waa aduunya gadoon haddii aan kala sooci la'nahey farqiga u dhaxeeya qabyaalad iyo qabiil, qofkii intaas kala saari waayo waxbaa u dhiman. Aragtideyda farqiga u dhaxeeyo qabiil iyo qabyaalad waa sidan, if you have something else or other definition I would LOVE to hear. Qabiil = waa aqoonsi, lagu aqoonsado qofka meesha uu ka soo jeedo Qabyaalad = ma ahan aqoonsi, qofna laguma aqoonsado, ee waa fal ama ficil la sameeyo, si addin ah ama si hadal ah, falkaas oo xambaarsan faan, fitno iyo faatadhug, waana middan tan Soomaalideena rogtey, baabi'isey, ku abuurtey cuqdad iyo xiqdi. Ps: Waxaa wanaagsan marka aan ka hadleeno dood ku saabsan qabiilka inaan ogaano micnaha qabiil iyo qabyaalad si ay dooda u ahaado mid ku socoto labadaa mid. To echo Bilan's post, qabiilku waa aqoonsi, tusaale waxaan aqaanaa gabadh yar oo 8 jir ah waxey bas ka soo raacdey Garissa, waxeyna ku soo dagtey boosteejada Nayroobi, gabadha reerkeeda Garissa joogo ayey ka so tagtey waxeyna ogeyd gabadh walaasheed ah oo dagan Nayroobi, meel ay ka dagantahayna war uma heyso, wax taleefan ah ma jir(waa 1998 mar aan fasax ku joogey Nairobi), baskii dadkii wey ka wada dageen, waa habeen maghrib ah, waa la kala dareerey, gabadhii baa meel cidla ah iska soo istaagtey, kuwii darawalkii baskaa weydiiyey gabadha ciddey la socotey, iyo halkey ku socotey iyo in meesha loogu imanayo, intaba waxey tiri MAYA, meelna ma aqaano, marka wax kasta laga waayey ayaa la weydiiyey qabiilkeeda ciddee tahay, horey bey ka sheegtey, kuwii baska shaqaalaha ahaa farxad, wey aqoonsadeen finally gabadha qabiilkey tahay, yaad ka tahay qbaiilkaa baa la sii weydiiyey si specific ah loogu geeyo reera ay yaqaanaan shaqaalaha baska, wey u sheegtey ciddey qabiilkaa ka sii tahay, gabadhii waa la soo geeyey, reer baa loo geeyey, iska tage shaqaalihii baska, reerkii baa sii wareestey, yaad ka sii tahay ciddaas, wey u sii sheegtey, isla subixii danbeba gabadhii yareyd waxaa loo geeyey walaasheed, taleefan is gaarsiin ma jiro, word of mouth iyo aqoonsiga ayaa la isku yaqaanaa, aqoonsigu waa maxey, waa qabiil, waa identity, nacallaa qabyaalad ku taalo marka haddii aan heesano qabiil aan isku aqoonsan karno
-
^^ all I can see is Jinni dee, sometimes waxaa ii sawirma adoo Jinni ah oo lugeenaya, so dat is why, mar dhaw waxaan ka baqi inaad Jinni noqoto, weyna dhawdahay markaad noqon laheyd, you have the signs
-
^^lolz, u can be on SOL and give birth to a baby ONLY if you are a Jinni, for some strange reason, i thought gabadhii Ibti aheyd ma Jinni baa xareestey waata durbaba dhashey ilmaha.
-
Woow, did Ibti gave birth to a baby boy, I didn't read much, update me guys
-
Acuudu Billaahi yaa Lyzie-Gaal, I didn't know you were so worried of Israel, illeen yahuud baad aheyd Don't worry, whoever takes over will not invade Israel, but one thing for sure, the treaty between Israel & Egypt will be null & void, so much about peace treaty that allows the follow of gas freely into Egypt
-
^^ Lyzie-Gaal, haye, our beloved Mubarak is gone, what comes next according to our analysis, maybe Hamas backed government, Hamaz already congratulated the people
-
hada soo ma ogid hehe, Koolo ayaan u xiisey, meeshan bey fahmi weydey anaa garanaya, simple forumkii bey rabtaa
-
^^ Yaa ku yiri nuune ayaa waalan, mise awliyanimadaa Sacuudiga loo yaqaan waalni,hadey saas tahey waan waalnahey according to khaadimul xarameyn
-
^^ NGONGE, markey shan jir xataa aheyd wey necbeyd nimanka Soomaalida, aniga i weydii
-
Barwaaqo waan qabaa - Nimco'na waan raadinayaa Laa Xawla
-
People will see your topic as a confirmation for supporting the military of SL to cleanse the ethnic SSC as Xaaji Xeyraan said, ninkaa Xaaji ka ag dheeroow niyahow, waa kalluun ibriiq madhan la ordaya
-
^^ All rubbish, Aabe Siyaad did not said that yaa Sayidka, bil fadlak, isku shiix. I like how people interpret and put words into his mouth(even while he is dead(AUN)). This is what he said, if you were listening to Radio Mogadishu on his final days(2 days before he left the country). "Soomaali gacan adag ninkii ku hayo unbaa xukumi kara" this was long speech. another one he said was on his final departure, just outside Afgooye with his 67 military convey vehicles, he knew what could come after him, ninku waa awliyo, aniga i weydii "Waddan baan idin kaga tagey, ee ilaalsada, cadawgiinana ogaada(iska ilaaliya ajnaniba)" it was a long speech, I hope you listened the speeches on Radio Mogadishu, unless of course you were in dhabta-hooyo.
-
I think that's why A&T gave up. Heh
-
BREAKING NEWS: MUBARAK STAYING UNTIL SEPTEMBER Mubarak: I will protect the constitution untill september.
-
H doesn't seem to be resigning based on the points he is making woow so much drama
-
Breaking NEWS: Mubarak SPEAKING right now
-
Xaaji Xeyraan, is every SSC origin a rebel? I need one page explanation if you have spare time now PLEASE
-
^^ loooooooooooooooooooooooooool Ps: For some reason I thought extraterrestrial has invaded the house, then I thought there was some eclipse outside, finally I thought she was playing some tricks on the husband like hide and seek, I then realized she held hostage of the remote.
-
سليمان: بعض تصريحاتى لقناة (أيه بى سى الامريكية) أخذت على محمل غير صحيح أكد السيد عمر سليمان نائب رئيس الجمهورية أن بعض الجمل من تصريحاته لقناة (أيه بى سى الامريكية) أخذت على محمل غير صحيح وخاصة تعليقه حول التحول الديمقراطى فى مصر حيث أكد أنه مؤمن بالديمقراطية وقال أننا نسعى لأن تنتشر ثقافة الديمقراطية بمصر .. وأن أى تفسير آخر لهذه العبارات هو تفسير مغلوط وفى غير محله. وأكد نائب رئيس الجمهورية فى بيان له اليوم أنه أكد فى أكثر من بيان تقديره لحركة شباب 25 يناير ، وأنها تحرك يؤكد الديمقراطية التى تعيشها مصر ،موضحا أن الحوار الوطنى الذى يجريه والتعديلات الدستورية التى تم طرحها من أهم دعائم ودلائل هذا التحول الديمقراطى.
-
^^ That is the problem when you use GOOGLE TRANSLATOR to translate the orginal text: here is the article, do let me know if you don't understand Old article, UFFF Erik Eggens 30/12/2010 Tijd: 12:21 Auteur: Erik Eggens BREDA/NAIROBI – De Somaliër Dahir Alasow, die er van wordt beschuldigd zijn landgenoten in Rotterdam bij de inlichtingendienst te hebben aangegeven, ontkent in alle toonaarden. Alasow is onderzoeksjournalist die sinds twee jaar in Breda woont. In Somalië is hij zijn leven niet zeker door zijn werk. In belshop Banadir in Rotterdam werden op kerstavond twaalf vermeende terroristen van Somalische komaf gearresteerd. Van hen zijn elf weer op vrije voeten. Eén zit nog vast en twee anderen worden nog verdacht. Alasow reageert via de e-mail vanuit Nairobi in Kenia op de beschuldigingen van twaalf opgepakte mannen van Somalische komaf. Zij voelen zich erin geluisd door Alasow. Eén van de verdachten, Mohamed Abdullai R, zou worden afgeperst door Alasow. “Maar ik ken niet echt een Mohamed Abdullai R.”, schrijft Alasow in de mail. “Ik ken wel Mohamed Kahiye Garmashaqo”. Garmashaqo gebruikt volgens Alasow ook wel de bijnaam Mohamed Abdullai R. Garmashaqo is weer de eigenaar van belshop Banadir in Rotterdam, beweert Alasow. “Garmashaqo runt de belwinkel die eigenlijk een dekmantel voor een bedrijf is dat geld opstuurt, genaamd 'Olympic Money Transfer'. Mohamed Kahiye Garmashaqo stuurt daarmee geld rechtstreeks naar de terroristische organisatie Al-Shabaab in Somalië. Waarom hij zou worden aangemerkt als tipgever van de Keniaanse en Nederlandse inlichtingendienst, is Alasow onduidelijk. “Ik ben onschuldig”, verklaart hij. De onderzoeksjournalist, zoals hij zichzelf noemt, woont momenteel in Breda en volgt een cursus aan Capabel Taal, een school voor integratie, zo schrijft hij in de mail. Door de aanslagen op zijn leven kan hij voorlopig niet terug naar Somalië. Alasow runt een succesvolle website waagacusub.com, die reportages publiceert over de Al-Shabaab. In 2014 komt er een boek uit van Alasow waarin hij beschrijft wat zijn ervaringen zijn met Al-Qaeda, Al-Shabaab en de eerdere (bom)aanslagen die op hem zijn gepleegd.
-
Nin aan madax banaaneyn iyo qori cabaysan ma kala foga. Hadal xikmeysan indeed
-
^^ lool definitely, soo diyaari baan ku dhahey , waa inaan meesha soo arkaa, it is the Islamic Cultureka waxa la rababa soo ma ahan, sanadkan somewhere waan soo booqan Zanzibar
-
^^ if it is Zanzibar, ii diyaari then one of a heck, Malindi ayaan hada jeclaadey, waana laga helaa some paradise villas, taas aan soo dhajiyey St.Maartens island ayey ku taalaa, landing planes ayaa dhakada guriga iska soo fariisan airportka 10 second walk ayuu u jiraa
-
Haa laakin you can't deny those cases, adigu kuguma dhicin cuz u r a local lool@walaalkaa, naga daa walaalkaa waa faashle, maxaa gabdhaha u geeyey isagu oo uu ugu akhriyey inuu ka yimaadey dhankaa iyo Jigjiga, malahaa iyagaa reer Jigjiga ahaa, shukaansi waa dhameeyey walaalkaa
-
Popular Contributors