nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^ You crash onto people, or they crash on to you, I think adiga waaye dhibka ee baabuurka hadaa xoog u wado you won't have accidents, laakin tartiib aan u wadaa and expect others iney tartiib u wadaan is what is causing accidents.
-
Zack, that toyota tuntra, if it is laba shirley, it is called qooqan, Afrikay ku fiicantahey, that 4 yrs old, lacag fowqal caqli ayaa lagaa siin, but its shipment over there might cost you alot I guess, still dhabal faa'iido ayaad heli, hadaad ayagoo raqiis ah heyso ila soo socodsii, qooqantaas oo kale anaa suuq u hayo!
-
^^ maalin dhaweed baa la igu marti qaadey, extra ingredientina waa ku jirtey oo xoogaa dhagaxyo ah ayaa korka looga sharraxey, it was tasty and even romantic watching the ladies(gabdhihii Burqud iyo Shukaax) munching the food, mid baa waliba intey boobsiis u cuntey cunnada ayaa dhagax weyn baa ka soo baxey sankeeda.
-
Maan moodeyn inuu dhankaaga ka socdo, waanba soo dhaweyn lahaa qaneecaad beelaha
-
Malika, in dat case ii soo tiri how many qof ayaa Jinn ku jiro in your tuulo, I can only come if the numbers are 10, you do da finance side anigana howsheydaan wadan JB, Jinka Khuraabush hada ka hor buu weerar igu soo qaadey aniga iyo xeyn yar oo ari aan watey, maba uusan ka warqabin ciidanka igu lifaaqnaa, isagoo dhacdhacayo ayuu gadaal u noqdey, cafisna i weydiistey, waan iska cafiyey Ilaah amarkiis
-
JB, adiga un armuu ku fire-gareeyaa oo uu kaa dhex qeeliyaa, waligaa adoo ibriiqa shaah ka shuba is leh ma ku dhax aragtey Jinni dhax fadhiya, kaas oo kale devil lama dhaho sxb, waa hadaad qabaa'ishooda taqaano, waxaa la yiraahdaa Duqrud, meel kasteyna galaan kuwan, xataa cidiyaha dadka, dadka cidiyaha ruuga badankood Jinni baa ku jira waayo howshiiba wey u sahleen
-
JB finally you admitted your Jinni inuu mid dadka jabiyo yahey, waliba lugaha
-
"they are playing half pitch, they are not going to get tired"
-
Axmed-InaJaad;700489 wrote: adeer bal nooga sheekeye meelaha lagu bashalo iyo the malayas . waa bilaahi towfiiq Looking for baashaal & Dhilleynimo, and then saying Wabillaahi Towfiiq after that, I don't know what world you live in.
-
we were simply poor and we deserved what we got which was NOTHING. I am afraid but Zu will disagree with you hehe
-
^^ Fixed Malika, it should work now, a very inetresting interview on his final days
-
^^ it is 3-1 to Barca now, and AGG 4-3 to Barca
-
Listen to Sheikh Cumar Faaruuq on what he said last week about: Alshabaab Ahlu Sunna Sheikh Sharif TFG International Organization Foreign forces Culumada Soomaalida Listen to Sheikh Cumar Faaruuq
-
Salaadii Duhur ee maanta kadib ayuu Sheikh Cumar Faaruuq ku geeriyoodey Jeddah, the news is from. Caasimadda Online Tuesday, March 8th, 2011 | Posted by JD Sheekh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday magaalada Jeddah Allaha u naxriistee, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Jeddah ee wadanka boqortooyada Sacuudi Carabiga wadaadka caanka ah ee Sheekh Cumar Faaruuq. Sheekh Cumar Faaruuq maanta salaadii duhur ka dib ayuu geeriyooday, sidaas waxaa xaqiijiyay Sheekh Cumar Daahir oo sheegay inuu mudo badan aqoon u lahaa. Allaha u naxriistee, Sheekh Cumar Faaruuq wuxuu caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka, isagoona ku bartay culuumta shareecada gudaha Soomaaliya. Waxaa lagu xusuusan doonaa tafsiirka quraanka iyo barnaamijyo kale oo diini ah. Waxaa waayihii u dambeeyay uu ku noolaa magaalada Jeddah halkaas oo maanta uu ku geeriyooday. Marxuumka waxaa uu ifka kaga tagay saddex xaas iyo caruur ay u dhaleen.
-
^^ Kabaha taakaduu xiranyahey ma u jeedaa, murqaankaa ka tusey
-
We promised we never talk about Jinns, but somehow you start it and I get hyper-active about them, do you watch that programe called "Monsters inside me" on Discovery Channel, last night this man BIG frog ayaa calooshiisa laga soo saarey, don't know how it ended there
-
you two jiman baa idin ka buuxa, I know JB for sure, but Ibti kan ku jiro waa mid ilka waaweeyn, mar dhaw waxaan uga baqi inuu ku dhaco cosmic explosion, maybe Ibti already had the supernova phenomena, so she is qualified now
-
I am in the same boat as Val, don't think or believe inaan noolaanayo another few months, have seen all the signs. Ps: I just realized now that I turned to a BIG number maalin dhaweyd, something and BIG zero at the END.
-
Zack, if you want to witness that great event of the end of the world, then I have something for you which is ending your life in a great fashion, PM me if you want the details hehehe. Ibti, waan iska dhaafayaa jimanka in that case , but this project can be achieved, I reduced it from wishful thinking to achievable.
-
^^ While I was thinking, and at the same time working on a wishful project called: Somalia Peace Tour, I saw this topic, I was even thinking posting a topic about Somalia Peace Tour here, Inshaa Allaah will do soon. And Ibti, this area is your area, I will post the details soon
-
^^ Ceeb ya Maadeey, gabadh baad ku leedahay AFKAA WAA FURANYAHEY, hadana waxaad leedahay waligey qof ma attack-gareenin Ps: Madaxweynaha Burundi loves to watch football, and he doesn't care waxa ka dhinto, he is not even aware of it, aniga i weydii taas, anaa Bujumbura joogey maalin dhaweyd
-
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya oo magangalyo siyaasadeed siiyay Safiirkii hore ee Liibiya u fadhiyay Soomaaliya (SAWIRRO) Talaado, March 01, 2011(HOL): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xafiiskiisa qaabilaad sharafeed ugu sameeyey safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Xukuumada Liibiya Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur, kaasoo dhawaantan sheegay inuu xilkiisa iska casilay tan iyo inta uu madaxweynaha ka yahay dalka Liibiya Mucammar Al-Qaddafi. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan baaq u jeediyay shacabka dalka Liibiya isagoo ka codsaday in aysan dhibaateyn shacabka Soomaaliyeed ee qaxootinimada u miciin biday dalka Liibiya. “Waxaan baaq u jeedinayaa walaalaheena shacabka Liibiya waxaana ka codsanayaa in aysan dhibaateyn shacabka walaalahooda ah ee Soomaaliyeed oo qaxootinimada ku jooga dalkooda maadaama dalka Soomaaliya maanta aysan wanaagsaneyn xaaladiisa amni” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo si gaar ah u xusay in shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya aysan qeyb ka aheyn rabshaddaha, banaanbaxyada iyo siyaasadaha dalka Liibiya balse ay yihiin oo kaliya shacab xoogsato ah sidaasina loo tixgeliyo. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu magangelyo siyaasadeed siiyay safiirka xilkiisa ka degay ee dalka Liibiya Ambassador Ciisa isagoo u ballanqaaday in dalka uu joogi karo tan iyo inta uu si xor ah uga baxayo “Dowladda Soomaaliyeed waxay magangelyo siyaasadeed (Political Asylum) siisay Ambassador Ciisa Rabiic oo ah Diblomaasi Liibiyaan ah waxaana damaanad qaadeynaa Amnigiisa, Noloshiisa iyo sharafkiisaba, wuxuuna wadanka joogi karaa tan iyo inta uu ka go’aansado inuu isaga tago” ayuu yiri Mudane Farmaajo. Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur oo isna munaasabadan ka hadlay ayaa ka mahadcelinayay qaabilaada diiran ee Ra’iisul Wasaaraha, isagoo si gaar ahna uga mahadceliyay magacgelyada siyaasadeed ee ay siisay dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed. “Waxaan halkan ugu horeyn mahad ballaaran ugu jeedinayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyeed iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee igu sharfay iina ogolaaday inaan wadankooda ku noolaado, waxaan si gaar ah uga mahadcelinayaa damaanad qaadka la ii sameeyey” ayuu yiri Ambassador Ciisa. Dhanka kale, Ambassador Ciisa Rabiic Caashuur wuxuu baaq u jeediyay shacabkiisa reer Liibiya isagoo ugu baaqay in asyan dhibaateyn shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya, wuxuuna carabka ku dhiftay in Soomaalidu ay Liibiya u joogaan sidii ay u heli lahaayeen magangelyo maadaama dalka Soomaaliya ay ka jiraan nabad darri.
-
On your other new topic, you were accusing certain nomads to be foreign mercenaries, and now this topic you are advocating to embrace each other. Dowlad Dhurwaaland critics
-
Former Somaliland aviation minister trip to South sudan Pics.
nuune replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
To make it more appealing for the photo-shoot-out opportunity, he should have dressed the way they did, then it could have being historic, or somewaht African, all I can see now is a man who is running away from his African heritage. -
Ngonge, how about from this angle: if Puntland & Somaliland leave SSC, then I guess SSC will find no one to fight against, maybe iyagaa is dagaali, which is why my earlier post was a major concern, so according to you, and everyone in greater Somalia will favor the current situation of SSC, that is, having Puntland & Somaliland from every angle, bahasho baro niyahow
-
Popular Contributors