nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. I have a feeling that he will resign on September 27, 2011, forced resignation by our king Mahiga.
  2. Norf, on the 3rd, Alpha is going to Seoul. JB, lool da list, hope u r not returnin to dat gabarimaanyo
  3. Ngonge, you forgot with quraanjo, and duqsi
  4. war illeen anagaa wax aragney, wife in bed is the TFG, the husband who is at bed with the horny cheating wife is Somaliland(original husband), and the husband who jumps out of the window is Puntland. Same is true for labada shariif(in bed) & Farmaajo(jumps out) Ps: siyaasadan waa political in action
  5. War illeen anagaa wax aragney, bal let me provide Farmaajo's best attempt in bringing this back, yes, this, no other Somali leader even thought of, not for more than 15 years, bal ila akhriya, Farmaajo was the first to point out: Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo oo sheegay in ay xukuumadiisa la wareegayso maamulka hawada Soomaaliya what did he said in front of the world: “Hawada soomaaliya waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed Soomaaliyana waa dowlad madaxbanaan sidaasi darteed waa in aynu la wareegnaa Hawadeena xiligaan waxii ka danbeeya “ayuu Yiri ra’isul wasaare maxamed C/laahi farmaajo . What was the answer of the international kaamuuniti: Diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa dhinaca kale ku tala bixiyay in xukuumada Soomaaliya aysan awood u lahayn in ay maamusho hawadeeda laakin kaliya ay rabto in ay hesho lacago sidaasi darteedna aysan suuragal ahayn in xiligaan xukuumada taagta daran ee Soomaaliya in ay codsato in loo madaxbaneeyo hawadeeda si ay u maamusho . As you can see, Farmaajo was fighting for Somalia's rights, no other leader dared to even mention Somalia's Air Space which generates more than 20 million dollars a year, and this money goes to where, yes, you guessed it right, the UN and its affliaites. So, in simple terms, Somalia is doing a lot for UN agencies and neighboring countries! When Farmaajo spoke against the relocation of UN office from Nairobi to Mogadishu, what happened, the whole world screamed, what is this man doing. When Farmaajo expelled some UN staff from Mogadishu for not doing proper job, what did the UN and the international community responded, who is this man. I say, the international community sacked Farmaajo, for he knows too much details about in and outside Somalia, and what Somalia stands for, for this reason, he is too much of a man, instead they sacked him, kampala accord, bujumbura accord, bunduq accord iyo balaayaa lala daba galey. The end result is, we have two illiterate Shariifs, whom the international community can do whatever they want, war naga daaya dee, ee orda bahasha barta nimanyahow.
  6. waa i kan, waan soo istaagey, huuno Malika, ma mid aan aniga aheyn baa magaalada soo galey, ii sheeg aan kurka ka gooyee, inaan loota intaan ku dhufto, bahal qonof ahna ku jiido, seetana ku gooyo, ayaan bakhtigiisa ka tallaabsan. Ps: Labadan maalmood qaruumihii jimanka ahaa waxaan kala qaadaney safaaradaha, sidaa darteed wax wara kama hayo dhankooda, laakin waxaan soo xasuustey same time last year oo June aheyd baa anoo jalamad shaah ka buuxa gacanta ku wato isla markaana socdo jid magaalada ugu sokeeso ay u jirto 100 kilometer, baa habeen inta ii soo galey baan damcey inaan yara nasto, meeshuna waa hawd dhirtu is xirtey, sidaan u fadhiiso is dhaheyba inta la ila hadley baa la igu yiri maya maya maya saddex jeer, mana arko waxa hadlayo laakin waan maqlaa, waxaan ku jawaabey haye haye haye saddex jeer anoo is giijinaya, kadib waxaa la i soo ag dhigey kursi muraayad ka sameesan oo dhalaalaya, la iguna yiri ku fadhiiso kursigan ee ha fadhiisan dhulka, ma arko waxa hadlayo, laakin waan iskaga fadhiistey una sii raaciyey mahadsanid walaal, sheekada wey yara dheertahey ee topic kale ayaan ku soo qori ma doonayo inaan trollka CL halleeyo waa intaas oy i karbaashtaaye, waan sii wadi doonaa sheekada iyo sida la ii galey
  7. Hadal badan haan ba buuxsho miyaa la oran jirey horta, doofaarna fiicl baa loo cadaabaa baan maqli jirey wax saas camal, Kisaa'i wuxuuu yiri, hadaad always iska dhigto mafcuul bihi waa kuu dhamaatey, war at least aan noqono faacil marfuuc ah, taqdiiran aw takhriiban
  8. Alpha, ehehe, sxb, I know you don't lie(technically), just worried about you eating dog meat down there intaad dhahdo meel isha laga la'yahey hadaad tagto ishaa la iska rida or waxaan ku cuninba waa la cunaa, not that it is bad.
  9. ^^ lol Faheema, just waiting what he will say to you now, I don't think we can believe Alpha going to Seoul unless he shows us his ticket, with his forehead stamped on it.
  10. I thought you were culturally oriented, and was always raising the culture issue, sxb, eat with your own hands, and brush your teeth in public places using the traditional stick brush, you need to yell at people, on their face, sometimes spitting it off, you know nothing about being Somali if you can't do that, you dissapointed me sxb, and now I see you the kind gentleman who carry folks, spoons and tissues in their jacket pockets all the times, use your hands sxb, be culturally diverse, and be aggressive, don't let small issues like that pass away without flashing some blood, if you can't adopt the system, just come back, and be a loser in London.
  11. UNHCR Somalia Representative Bruno Geddo Little spelling mistake there, it should read "UNHCE Somaliland Representative Bruno Geddo"
  12. Haye ma cabsatey, ma waxaad ka baqdey in flying saucer lagugu soo halgaado sidii kanooni dhacaya, wallaahi pathetic baad tahey sxb, sida kale xaalku soo ooreydh ma ahan
  13. Dadoow goormaad tan dowlad moodeeyn, wallaahi Ximan & Xeeb ayaa dhaanto
  14. lool@ they usually don't, soy ou have examined all of them, and concluded they usually don't, you must be a great Diktoore.
  15. cynical lady;729026 wrote: No thanks. P.s i am sure i shall regret asking this-But do you have one and what do you talk about/do etc lol Good question CL, yes, I do have one Jinni girl, they are not in anyway similar to human girls like you, not even a single feature you have that you will find in them, not a bit, I can go on and describe their looks and features but that would be a long very long post(I don't mind doing dat but right now running to Khutba Jimca), but some features you will find in human girls, the Jinni girls will have the exact features but in large quantity of numbers. What do we talk about, or do, it is a relationship dear, break ups, fights, yelling, hitting, slaps, all sorts of things, but I do regret hitting her one time(for not coming home on time), in return, she broke both my legs and arms, and I was on bed for 3 weeks, luckily, her father is a good Jinni who also is a chief, she would have killed me had he not heard my screaming and rescued me from her, she is a giant super dove lover.
  16. lool@ vodoo, I am not sujui dee, as some believe, they r expert on that fudhuu thing, let me know if I can get u a Jinni soulmate, they are friendly wallaahi
  17. jinn an blood r not related, I will laugh at u if u say jinns got blood like humans, cuz they don't, they do have water instead of blood, thick water, that is why water is so hard to find in our planet, they steal it all the time and filter as to stay ALIVE.
  18. ^ hehe ever tried goat's blood, iswiit I tell ye
  19. Marriage, what is marriage, marriage is going to a prison willingly(volunteering) for a period of time without police enforcement, for the whole period while you are in prison, you actively participate repetitive workshops that never end, only until you escape, you won't feel safe in the hands of the animal kingdom.
  20. ^^ Ukkun aa fiicneyd in la dhalo booskii isaga laga dhaley
  21. lool qurbaawi's cant speak the host language, look no further, I am in that list, balaaya ha barato luqadooda.
  22. Alpha, how can a woman define her position, since your into them more and actively campaigning for their cause, can you elaborate more, I like to hear your humble opinion on this matter, I am sure you have come across countless women who were eagerly interested in learning more about your contribution to society in general, and very specific to women folk.
  23. Alpha, what can you, as a gentleman, do for a Somali women!
  24. dee waxbaanu ku weydiiney ka jawaab, naw