nuune
Nomads-
Content Count
12,988 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
If the word slave is taken out, it would be normal husband and wife(is garaacayo(is qabo(isla seexanayo(is kudayo)(is abaahinayo(is boodayo(is biiqayo))))))), laakin she uses the slave word to keep the man to his nationality(not giving a Kuwaiti Passport or the children as one mentioned in the comments), this fear of losing the enthic people is well known in the Gulf States. The idea is not bad, because Kuwaiti women can't find men, simple as that, there is not enough men in Kuwait, the few that are there are either married to 4 wives and divorcing the 4 wives only to marry 4 brand new wives to keep the status quo in tact. Yaan lala yaabin, mashaqey dadkan ku jiraan, wey rafaadeen, naago wada balbalayo oo karayo ayaa joogo Kuwait oo basbaaas gaduudan xataa hadii lagaga shubo candhada aan waxba ka tareyn,, dumarka kale ee Khaliijkana wey ka daranyihiin waayo saabuun bey cunaan.
-
Soomaaliya: Qiimaha Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Sicirka Raashinka Markanna Heerka Qabashada:- 100-dollar waxaa lagu qabanayay 3200,000 Sh.So 100-Riyaal waxaa lagu qabanayay 800,000 Sh.So 100-Dirham waxaa lagu qabanayay 810,000 Sh.So Markanna Heerka Bixinta:- 100-Dollar waxaa lagu bixinayay 32800,000 Sh.So 100-Riyaal waxaa lagu bixinayay 810,000 Sh.So 100-Dirham waxaa lagu bixinayay 820,000 Sh.So Sicirka Suuqa 1 Bur Cumaan 50kg $26 2 Bur Shaariqa 50kg $25 3 Bariis Badriya 50kg $31 4 Bariis Basmati 50kg $60 5 Sonkor Barasiil 50kg $42 6 Baasto 7 Star 10kg $7.6 6 Baasto Marino 10kg $7.9 6 Baasto Macaroni $8.2 6 Baasto Bella 10kg $7.6 6 Baasto Garina 10kg $7.8 7 Baasto Rosa 10kg $8 8 Saliida Cuntada Al-safa 6xKartoon $25 6 OMO New $8.2 6 OMO Amwaaj $9.2 9 Yaanyo Muna 12xKartoon $12.5 10 Yaanyo Mudhish 12xKartoon $25.5 11 Yaanyo Safa 6xKartoon $12.5 6 Maraq Digaag Jumpo $37 12 Cabitaanka 7UP 24x600ml $7.2 13 Cabitaanka Shaani 24x300ml $7.2 14 Cabitaanka Cocacola 24x250ml $8.8 15 Caanaha Qasaaca Coast 6xBox $94 6 Caanaha Qasaaca Amis $73 16 Caanaha Qasaaca Nido 6xBox $102 17 Biyaha Safaysan Jeema 24x600ml $8 18 Cabitaanka 7UP 24x300ml $7.2 19 Cabitaanka Rani 24x500ml $7.7 20 Cabitaanka Vimto Kartoon $21.5
-
lool Ibti's book, for some strange reason, I thought the book is something else, illeen dumarka dhanba book bey leeyihiin, didn't know Ngonge meant normal book, next time people, bal xoogoow sharraxaad bixiya bal waxaad oraneysaan ama qoreysaan, I know JB was thinking same as me but didn't want to spoil the magaad
-
^^ Lily, exhange with goat's eyes. Norf is already in Hargeisa miyaa, yaa ogaado it is only 3 days trip eheheh
-
I can say Alpha is two, meaning don't let the online persona of Alpha put you off, his online persona is pathetic wallaahi, laakin real life waxaan maqley waa beezaani weynaadey oo cayaalka xaafada ah and can get along even shinbiraha iyo masaska xuubka siibtey.
-
^^ ciyaartu ma qalaama rog baa waan fahmi la'ahayee
-
lol@khalweyn, Ilaah amarkii, maybe waa coincident, laakin xalay I spent 6 hours on khalwo session, wallaahi saan u khalweenayey ayaan Salaadii Subax ku gaarey, the only sound I could hear was coming from my stomach, cuz I had dinner for different kinds of mxture of food(muufo, macsaro, cambuulo, macsaro, soor iyo caano, all in one plate), laakin the end result was good. On minimum, I do khalweyn 8 times a week, that like 20 hours set a side for only khalweyn, it is what makes me go smooth and take everything as it is, 20 hours is like a part time job, with no salary. Nabi Muuseba Arbaciina yawman ayuu duurka ku maqnaa oo uu khalweyn jirey. iga durug saaxiiboow, dadkiina kalena, ha ii soo dhawaanina bil fadlakum, iftiin baan arkaa, cirkaa laga soo dagey, al yawmu lii, wa naxnu masaakiin, thumma la tus'alunna yawma'ithin cani naciim.
-
Jacaylbaro;731659 wrote: Jumca Mubarak yaa Folks Wanted to sleep the whole day but ciyaalkii iyo umaddii dalka joogtay baaba madaxayga durbaan ka dhigatay ..... Now i'm thinking where I can find Khamri Make your own one, how to make: Leave some milk in a a gaaweeto for 60 days, closed for 60 days Open the gaaweeto and add 2 kg of salt Drink it, waa khamri casri ah Hadaad sidii dameerka qeela qabsatana for 60 days aniga ha i aydeen
-
^^ Waxaas uu qorey waa Af Soomaali dhintey, Norf saas maan moodeyn hehehehe
-
Waa ku la kaftamooyaa lee yaa Lily, laakin nowadays all da kids bac madoow aa ku xiran lol Maalmahan Africa ma aadin laakin meela u dhaw ayaan ku soo yara jimicsadaa, Inshaa Allaah, I am planning a long trip this summer as of end of July, Ramadanka saambuus wadkiis aan rabaa inaan noqdo oon ka soo dabar-gooyo Africa, this time Soomaaliya haduu Eebbe idmo, and later Kenya
-
Lily, I wanted maa amminkaan soconeyso ee ku laabo wiilkaa oo hab sii heestii waa kula guuraa gidaar i saar u qaad, ilaah amarkii, sida kale xaaladu soo ooreydh ma ahan, ma nooleeyd
-
Ilaah amarkii anigu naaga tennis ciyaaraya maba daawan karo, shantii secondba mar bey tarta cirkaa u taagayaan, ma waxaas baa wax la daawada ah, tar qulquleysa unbaa indshaha wac kaaga dhihi. Laakin naagaha banooniga ciyaara waa iska caadi, khaasatan markey goalka dhaliyaan ay celebrationka sameenayaan
-
Ngonge, Indha yixaas un iska qiyaaso, yixaaskaa dhowr nooc ah, midka markuu qof ku dhago ama qabsado isla markaas kala gooyo waxaa magaciisa la yiraahdaa Gaani, gaanigaas indhihiisa oo kale weeye hadeysan kaba weyneyn. Waxaan u maleeni inaan wiisito u baahnahey, koolba aaryo iyo afuufoow aa i soo hayo baan filayaa, intaanan noqon alfoorno mia straado waa inaan qolyihii u wacdaa aanu asxaabta aheyn. Sayidka, maalmahan inaad rooxaaneesantahey warkaa waa i soo gaarey, inaad abbaay sitti waayahan oo dhan aad qaadeyseyna waan la socdaa, kugumaan ogeyn nin fuquburaalaha dadka ka tuma, mise hadaad dhax gashey dhushuqdaas iyo qalaama roga
-
Ilaah aan u towbad keeno, maalin loo dabaal dago iyo dullinimadaas Ilaah nama badin, ee aan diinta u noqono, oon iska dhaafno maalin hebel baan xorowney iyo maalin hebel baan midowney, illeen inagaa ibtilo aragney. Nin weyn oo ku oranaya maalintaas waa maalintaan xornimo qaadaney, oo muxuu ahaa markii hore, dulli miyaa oo dadnimo iyo damiir aan laheyn, nin gafuur cas oo facaaga ah ayaa i gumeystey ma Af Soomaali baa waxaas, hadaadse sidaa dhahdey ood iska celisey maxaad u leedahey waan ka xoroobey, isagii unbaad magac iyo maamuus siineysaa un ood ammaan iyo abaalmarin la daba ordeysaa, war xageen aadnaa, meel kasta dadkii oo dhan hadey leeyihiin maalin hebel waa maalintii aan xornimo qaadaney, maalmihii kale se maxaa ku dhacey, miyeysan aheyn ama mudneyn in ayaguna almiino saas oo kale loo xuso hadiiba dullinimo darteed maalin hebel loo xusayo, xageen u cararnaa marka hadaan meel kasta af cas buurya jawaan leh aan la daba taaganahey wuu na soo guumeestey.
-
Ps: adoo waligaa cirka fiirnaya bahal weyn isha ma kaa galey oo the size of rat, happened to me early this morning anoo meel iska fadhiya iskana daawanaya cirka siduu Ilaah u suubiyey, I can't tell whether that bahal came out of my right eye or not, laakin I can feel inuu isha ku dhax jiro sababtoo ah markuu galayey ayaan arkayey. Dhakhtarna maba la i maqashiin karo, Soomaalidu maxey dhihi jirtey, wixii isha galaa ayaga unbaa iska soo bixi, that was true for daqsi isha galo or somethin small but not something the size of a rat. Can I sue the sky, or maybe the location I was sitting. war illeen anagaa wax aragney
-
lol@Qandalaawi, sxb, ragga ha ka waalin dee, yaaya
-
^^ Aaliyah nin Soomaali ah ma rabto, hada ka hor bey igu tiri waxaan rabaa inaan noqdo sister-sister ama nin ajnabi, bal maxey isku caddibi ama ajnabi ugxanta inooga siini
-
Madhaqan gali doono heshiiskii Kambaala ilaa inta B aarlamaanka laga horkeeno anaguna qiyaano qaran ma gelin intuu dhaqan galey baa ninkii ummada wax u qabanayey laga takhalusey, intaan la eryin Farmaajo ayey aheyd in Barlamaanka la horkeeno heshiiska Kampala, hada xuu taraa hee. illowsha dhawaa ma ummul baa, hangaraarac ku qaniin Ilaah ithinkiis.
-
Sorry not to hijack this smooth Caravan, but here is Abdiwali's list of priority, in order: 1- Nairobi visit on second week of July 2- Kampala visit on the same second week of July 3- Addis visit on third week of August, host iftaar dinner at Zenawa's palace. All the 3 vists, Sakiin will accompany two of them(Nairobi & Addis). Abdiwali will travel to Kampala alone(no Sharif or Sakiin), but with only 1 minister, information minister. When all that is accomplished(the first 2 visits), Abdiwali will announce his cabinet selection, then on his third visit is when he travells to Addis to discuss possible sacking of 3 ministerial positions he announced on mid July. Anigu faaliye ma ihi laakin faal-gurey waan aqaan si loo rido.
-
^^ What areas Alpha, Ngonge, waxan inteed ka soo aruurisey, indeed, naxnu macaka, hayyaa binaa, taqadamuu weylakum hadii kale li'iilaafi qureyshin baad noqoneysaan, hayaa yaa shabaab, kallaa sawfa taclamuuna
-
JB, no worries, you got the job, aniga i weydii
-
^^ Wax dhiba uma arko kolleey anigu, waayo horey baan u arkey nin guursadey xaashi, ama warqad, iyo mid kaloo saabuun guursadey, xataa markaas lama yaabin waayo waxaa ka sii horeeyey oon arkey nin mehersadey saxiixiisa ama signaturekiisa, laakin meher unbuu ahaa I don't know in uu guurkii dhacey. Ps: Adduunkan hada la joogo hadaad dhahdo wax kasta waan la yaabi adiga unbaa xiidmaha ku kala fakkan sidii rooti laga hilmaamey in butter ama jam la marsado.
-
^^ Koolo, lool bankrabsi, beentaa ma ahan, I personally know two people who did set up, and lost 38 thousand dollars in 3 months, they operated same way as those one's in our corners, WHATT, kabahooda ay ka soo carareen, so many mistakes they made, I warned them before they did set up and make sure to make field study, and even wanted me on board, knowing the local market very well, I turned down, and they went there, later, they came to me telling me some of the biggest mistakes they made. Right now, another friend is there, doing exactly the same thing, but in different way, I don't have to disclose everything, but gave him all da advice, field study, field study, of course, advicekaas yar aan ku lahaanaa businesskiisa half.
-
Popular Contributors