khalid abuukar maxamed
Nomads-
Content Count
53 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by khalid abuukar maxamed
-
Apophis;893556 wrote: You don't have the money bro; cash is king!! Belo, oo maxaa ku dhacay sharaftii ina adeerow?
-
oba hiloowlow;893548 wrote: well you can always start your DAG club maybe Mooge and Somalia can join you. this not your bizzniz!
-
Apophis;893547 wrote: Impossible! waayo ina adeer?
-
Ina adeer gacaliye postkan wuxu ka hadlaya jeberti traitors waayo anigu i want inan halakaan ku solve gareeyo this upcoming trend of the mighty royal family baanu doonahayaa.
-
Apophis;893532 wrote: Isn't no 2 Barre Hiiraale?? K.A.M you've been missed. haa cuzzin barre hiiraale traitor JVA servant. Ina adeer gacaliye tank you you have been missed also
-
ilma adeerayalo think future this not good. HAG and irir umbrella can not achiif bolitical ajenda
-
The Kismayo politics is the result of HAG politics in Muqdisho
khalid abuukar maxamed replied to Carafaat's topic in Politics
ina adeer gacaliye so you mean that a person from Gaashamo in kilil 5 cant claim hargeysa to be his home??????? -
The Kismayo politics is the result of HAG politics in Muqdisho
khalid abuukar maxamed replied to Carafaat's topic in Politics
why share xamar when i have Kismayo. viva Jubbaland. -
Masiibada Aduunyadu Ayadaa MACALIN u ah
khalid abuukar maxamed replied to NGONGE's topic in Politics
ina adeer che waa maxay afxumada ku hadleysid Kismaayo is what is house of jebertiis. you use to hear '' xamar unuka le'' today its Kismaayo anaka leh. marka waa sidaa. -
Abwaan;886875 wrote: Duke, marada ayaa kaa dhacday waayo beenta aad samayneysid ayaa laga daba tegey. Where are Indhacadde and Goobaale? http://balcad.com/sawirada-wafdigii-waji-gabaxa-kala-soo-kulmay-magaalada-kismaayo-daawo/ You are busted. Just yesterday you were ululating for having a lot of qaraabo in the new cabinet and you are spreading rumors today. Shame on you. ina adeer HAG:s are very funny after the botched operation the take pictures of the so called "delegation" and display it as "evidence". Who do you think you are fooling ?They selectively took pictures of what they thought would be ok to overcome the public embarassment and they left out the ring leaders aka the JVA criminals who were enroute to ensure that the coup leaders aka indocade and Gobale who were on the process of planning a coup in Kismaayo.They destributed the photos to the media houses in Xamar and think that we can buy their lies. The media houses in Xamar are all amateurs who fabricate stories that are mostly unfounded and in the past few weeks have been instigating unrests in Kismaayo.
-
Boosaaso[RBC Radio] Beesha Cawailyahan Cali Saleebaan oo kulan balaaran ku yeeshay magaaladda Boosaaso ayaa si mideysan u taageero ugu muujiyey Hannaanka Geedi socodka Dimuqraadiyadda Puntland ee la doonayo in looga gudbo Nidaamka ku dhisan beelaha. Odayaasha beesha,Ganacsatada,Culumo’udiin,dhaliny aro iyo marti sharaf kale ayaa waxay si toos ah ugu hadleen Hannaanka Geedi socodka Dimuqraadiyadda Puntland,waxayna sheegeen beeshooda Cawilyahan Cali Saleebaan iney taageesanyihiin in gudaha Puntland laga furo ururo Xisbiyo Siyaasadeed. Faarax Xasan Catoosh oo kamid ah Odayaasha beesha Cawilyahan Cali Saleebaan ayaa sheegay ay si weyn u taageersanyihiin Hannaanka Geedi socodka Dimuqraadiayda Puntland,wuxuuna xusay in Hannaanku yahay mid meesha ka saaraya Habkii markii horeba lagu dooran jiray madaxda ee qabiilka. Halkan ka Dhagayso Codadka Nabadoon Faarax Xasan Catoosh Guji Halkan Waxa uu tilmaamay in isagu uu kamid ahaa Ergadii wax ka ansixisay Dastuurka loo ansixiyey Puntland,wuxuuna wax laga Xumaado ku tilmaamay in dad wax ka ansixiyey markii horeba ay hadda bilaabeen hadalo ka dhan ah taasina ay tahay mid aan loo baahneyn ayna haboontahay in laga waantoobo talabadaas. Faarax Xasan Catoosh …”"” Dastuurkii lagu ansixiyey Garoowe oo anigu aan ka qeybgalay anigoo ah Odayga ugu weyn beesha oo nala siiyey Man-date ah ah inaan soo ansixino maanta oo dad ay kadaba hadleen anaga nala mid ahaa oo sidaa oo kale mandate siiyey Odayaal iyo waxagarad baa ka daba hadlay dabadeedna Shirar badan oon Isugu nimid iyagoo jooga hadda Shirkan aan joogno Culuma’udiidnkii, Ganacsatadii iyo Suldaankii beesha, Suldaan Cabdilaahi Saalax Cumar”Jeenicad”" oo isna ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ka beel ahaan ay taageersanyihiin Hannaanka Dimuqraadiyada Puntland,wuxuuna xusay maadaama Puntland ay u guurtay Hannaankan ay soo Jeediyanaan inaan laga bixin laguna socdo Wadadiisa lana ilaaliyo. Halkan ka Dhagayso Codadka Suldaan Cabdilaahi Saalax Cumar Guji Halkan …”"”Puntland maadaama ay ka guurtay qaabkii beelaha oo Nidaamka Dimuqraadiyadda u guurtay oo waxgarad badan oo kasoo qeybgalay Shirkii Dastuurka ay ansixiyeen,waxay beesha jeceshahay inaan laga bixin balanqaadkas laguna socodo wadadiisa,lagana miradhaliyo,lana ilaaliyo….”"“ayuu yiri Suldaanku. Suldaanku waxa uu sheegay in aysan marnaba kasoo horjeedin Siyaasi kasta oo reer Puntland damaciisa balse looga baahanyahay inuu furto Xisbi si Dimuqraadiyad lehna u tartamo balse uusan isku mashquulin Habka qabiilka,isla markaana muwaadin kasta laga rabo inuu soo maro Nidaamkaas Dimuqraadiyada. ..”"Nina damaciisa Siyaasadeed beesha kamahor horjeedo laakiin waxay jeceshahay wax burburin iyo iska horkeenid in Umad la kiciyo waa laga guuray,waxna matarayso waayo Soomaali in badan oo ay waayo arag qaadan karto ayaa soo maray,waxaan leenaha walaalayaal waan idin soo dhaweyneynaa cid ale cidii muwaadin ah ee Istaahisha iney Xukunka qabato Nidaamkas hasoo marto,Xisbi ha furato,ha tartanto,waxay dadkeeda iyo ehelkeeda oo ay bulshadeeda ka hesho haku Calool fiyoobaato,sidaasaan leenahay…..”"“ayuu mar kale sheegay Suldaan Jeenicad. Gabagabadii ayaa Suldaan Cabdilaahi Jeenicad uu u sheegay kuwa xilka ku doonaya Habka Nidaamka beeleysan laga gudbay aanan laga yeeleyn in maatada iyo masaakiinta iyo dadka u baahan ee Puntland meel lagaga dhaco,waxaana fiican buu yiri in Qabaa’iladu wada istixraamto. …”"”looma Ogolaan doono loomana dulqaadan doono cidna laga yeelimaayo maatada iyo masaakiinta iyo dadka baahan ee dhinacwalba taakulaynta uga baahan ee Puntland in lagu wararcleeyo in kaalmadooda iyo sharaftooda meel lagaga dhaco maahan qabaa’ilku waxaa fiican in ay Is-ixtiraamaan Ummaduna waxay dhigato iney Ixtiraamtaa wanaagsan,…”“”ayuu yiri. Beesha Cawilyahan Cali Saleebaan kulankooda ayaa ah mid qabaa’iladda kale lagu boorinayo iyadoona uu muuqday in aysan ka leexan Hannaanka Dimuqraadiyadda ee ay ansixiyeen,waxayna iyaga qudhoodu sheegeen in habka uu yahay mid Ummadda reer Puntland oo dhan dan ah lana doonayo in lasii horumariyo. __________________________________