dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. At this point in our history, anyone would be better than President Cade. But remember Puntlanders-- it will take more than one man to make a difference and we all must contribute to the development our Somali state. I also pray for a peaceful transition later this year. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. Maxaa ka xususataa Inqilabkii dhacey 21 Oct, 1969? Maalin Talaado ah [Oct 21, 1969], ayay Milateriga Somalia afgambi aan dhiig ku daadan kula wareegeen taladii dalka, kadib geeridii Madaxweyhihii hore ee Somalia C/rashiid Cali Sharma'arke. Xukunka Milateriga ah ee xooga kula wareegay Somalia waxaa madax ka ahaa Gen. Max'ed Siyaad Barre, waxaaan la xiray maalintaas oo roob uu da'ayay wadooyinka Muqdisho, iyadoo dadkii loo diiday inay shaqooyinka aadaan. "Maalintaas waxay ahayd maalin bandow ah, waxaana dadka oo dhan loo diiday inay guryahooda ka baxaan, wadooyinka oo dhan waxaa la dhigay ciidamo wata gaadiid dagaal oo ay ku jiraan taangiyo" ayuu yiri Axmed Cumar oo ka mid ahaa dadkii xiligaas goobjooga ahaa. Raadiyaha Muqdisho ayaa ku dhawaaqay isla maalintaas in dalka Somalia lagu soo rogay bandow bilaabanaya 4:00 galabnimo ilaa 10:00 subaxnimo, iyadoo aanay jirin cid jabisay bandowgaas. Heeso salka ku hayay amaanka kacaankii October 21, ayaa ka bilowday Radio Muqdisho iyo Radio Hargeysa, Gen. Max'ed Siyaad Barre ayaa kala hadlay shacabka idaacadaha, isagoo ku dhawaaqay inay iyagu dalka gacanta ku hayaan lana taageero. "Waxaan leenahay xukunku waa inay ka mid noqdaan, xoogsatada, beeraleyda, askarta iyo shacabka intiisa kale, waana in la taageero qofkii xukunka haya, waana banaan tahay in wax la iska weydiiyo ruuxa xukunka qabtay" ayuu yiri Gen. Max'ed Siyaad Barre oo shacabka la hadlay; isagoo intaas ku daray: "Kacaanku wuxuu doonayaa cadaalad, wuxuu diidayaa cadaalad-darada, qabyaaladu waa mid aan la aqbalayn, qof walbana waa inuu dalka iyo dadka u shaqeeyo si horumar loo gaaro". Maanta oo kale [Oct 21, 2008] ayaa waxaa laga xusi jiray Somalia oo dhan maalitii uu curtay Kacaanka, iyadoo la dhigi jiray xaflado lagu maamuusayo maalintaa. Waxyaabihii ugu waaweynaa ee lagu xusuusto Kacaankii [ Oct 21, 1969] waxaa aka mid ah dagaalkii dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, waxaase maanta gudaha dalka Somalia jooga ciidamo ka socda Ethiopia oo gacan siinaya dowlada hada jirta ee uu hogaaminayo C/llaahi Yuusuf Axmed. Sanadkii 1978-kii waxaa bilowday in laga horjeesto xukunkii Siyaad Barre iyadoo ay sameysmeen jabhado ku kacsan xukunkaas, waxaana jabhaddii ugu horeysay ee dagaal la gasha xukuumadii Max'ed Siyaad ay ahayd SSDF, taasoo uu dhisay Madaxweynaha hada C/llaahi Yuusuf. Jahadii USC oo la aasaasay [Jan 12, 1989] ayaa ku guulaysatay inay xukunka ka tuurto xukuumadii Gen. Barre; waxaana wixii xiligaas ka dambeeyay ay Somalia cagaha la gashay dagaalo sokeeye iyo fowdo. Somaliland ayaa ku dhawaaqday sanadkii 1992 inay gooni isku taagtay ayna ka goosatay Somalia, waxaana dalkaas ismagacaabay haanta ka jirta nabadgalyo la isku haleyn karo. Puntland ayaa iyaduna sameysatay Maamul Goboleed, halkaasoo ah goob nabadoon; waxaana laga sameeyay dowlad uu madaxweynihii ugu horeeyay ka noqday C/llaahi Yuusuf Axmed Madaxweyaha haatan ee Jamhuuriyada Somalia. Weli waxaa jira fowdo iyo amaandaro ka taagan koonfurta Somalia, iyadoo la ogyahay in dhowr jeer la dhisay dowlado, balse ku guulaysan waayay inay Muqdisho ka shaqeeyaan. Garowe Online, Muqdisho ************************************************* dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  3. ^^^ You know thats one thing I never did understand... Why on earth, with ALL the women in the world, would anyone want to marry his cousin? That's bloody disgusting. I don't know about y'all, but marrying a cousin, to me atleast, is like marrying your sister and thats sickening. This "cousins make dozens" idiocy should be opposed! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. It seems everyone is reporting this a$$ whooping the shabab munaafiqiin are getting....lol ************************************************* Balcad: Ciidamada Al- Shabaab & Maxkamadaha oo dagaal toos ah ka dhex bilowday. Balcad(AllPuntland)- War deg deg ah oo AllPuntland ka soo gaaraya degmada Balcad ayaa sheegaya in dagaal uu dhexmaray goor dhaw oo uu hada ka dhex socdo dhinacyada ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna dagaalkaasi ka socdaa degmada Balcad. Ururka Al- Shabaab ayaa lasheegay in ay saakadii hore dhaqdhaqaaqyo ciidan ku bilaabeen degmada Balcad ayna talaabadaasi ka biyo diideen Maxkamadaha ayaguna la dagaalama dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo ay dagaaladaasi geysteen khasaare dhimasho & dhaawacba oo kala gaaray dhinacyada ay dagaaladu udhaxeeyeen. Hadal hayeen uhadlay ururka Al- Shabaab ayaa sheegay in dagaalka lugu soo qaaday dhinacooda ayna iska difaaceen dagaaladaasi, wuxuuna sheegay in ay ururkoodu mudo badan ka gaabgaabsanayeen dagaalada & hadalada qalafsan ee uga imaanayay dhinaca Maxkamadaha. Afhayeenkam wuxuu sheegay in uu hada dagaalkaasi meel xun marayo, wuxuuna sheegay in aysan ayagu marna raali ka aheyn dagaalada lugu soo qaado ururkooda, wuxuuna sheegay in ay mudo dheer ka soo horjeesteen dagaalo ka dhex bilowda dhinacyada ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Warar faahfaahsan oo ku saabsan dagaaladan goor dhaw ka filo www.AllPuntland.com ************************************************* dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  5. ^^^ Don't worry about my government! Worry about the deviants(Al Shabab) who're getting their a$$es handed to them by locals wherever they are. ************************************************ Dagaal xoogan oo maliishiyada maxaakimta iyo shabaabiyiinta ku dhex maray Balcad (Shabaabiyiinta oo jab xun loo geystay). Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in maanta ilaa iyo caawa uu halkaa ka dhacay dagaal aad u qaraar oo dhex maray maliishiyda shabaabiyiinta iyo kuwa maxkamadaha beelaha midoobay. Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in maanta ilaa iyo caawa uu halkaa ka dhacay dagaal aad u qaraar oo dhex maray maliishiyda shabaabiyiinta iyo kuwa maxkamadaha beelaha midoobay. Dagaalka oo la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa waxaa uu bilowday barqanimadii maanta waxaana uu socdaa ilaa iyo xiligan oo la joogo habeen,iyadoona wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in 3 gaari oo kuwa dagaalka ah laga qabsaday maliishiyada shabaabiyiinta. Gurmad ka tagay magaalada Jowhar oo xoojin u ah maxaakimta ayaa gaadhay Balcad,halka gurmad ka tagay Bakaaraha oo shabaabiyiinta xoojin u ahna uu gaadhey Balcad,waxaana laga cabsi qabaa in uu dagaalku sii socdo ilaa iyo maalmaha soo socda. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in magaalada lagasoo saaray maliishiyada shabaabiyiinta uuna haatan dagaalku ka soconay cirifka koofureed ee magaalada Balcad. ********************************************* dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  6. Originally posted by Kool_Kat: As for Caano Boore', a word/phrase is just as strong and meaningful as one interprets it...I agree with DQ when he says 'Caana Booraha cid gaar uleh ma jirto'...Cid gaar ulehna hadey jirto, they should come forward and claim it, hadii kale inanka hala daayo... I like kaluun...A lot! [/QB] Kool_Kat, Haa usheeg... in kaluunku uu maskaxda iyo garaadka kobciyo oo dadka kaalunka cuno ey ka maskax badan yihiin kana caafimaad badan yihiin, kuwa caano booraha quuto. Marka aqoon la'aan baa duulkaan heesee-- damiin nimada wey ka bixi lahaayeen hadey quutaan kaluunka. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. Originally posted by xiinfaniin: Waryaa DQ please dont corrupt gabayyada in my presence. Especially when the poet is reer banii fulaan. . Wuxuu yiri: Doofaar ma daahiro haddaad wabi dabaalsiiso Oo dubka iyo lafaha hoose baa dixiri jiifaaye'e Inuu Maxamed dumiyyuuu rabaa doorashada dhowe Dilaalka Berdacad iyo qoluu hoos ka dabayaay'e Xiin, Incasto durdur iyo dabaal galo doofaar weligii ma daahiro dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. Originally posted by Laba_Xiniinyood: Nin dameero soo horay Yaan la odhan denbuu galay Billay duunyadiis tahay Doqon nimada waa lagu ogaa daa'in ebidkoode Dameer dhaqatadaa kaaba roon, doxorka booreed(caano boore) dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. Originally posted by Ducaysane: (muu gadhaha sidayda la kaftamo, hadii uu wuxuu sheego garan waayey) Inaa-lilahi wa inaa ileehi raajicuun! Ninyahow Ducaysane, see wax kaayihiin? Waxaan umaleenayaa inaad rabtid inaad jar iga ritid oo aad tahay, one of the 'new enemies', NGONGE was talking about, that I've made on this site. Ma maantaad itiri-- la kaftan xaawaleyda SOL, oo aad wada modid iney iyagoo dhanba ey ugu oodanyihiin geed hoostiis saaxiibkey CBA&T. Anigu maalin walba gar kama bixi karee; ninkaan xaawaleydiisa wax kuma darsanoyo. dhulQarnayn :cool: Repupublic Of California p.s CBA&T- How do you like the new and improved NIDO 2.0 name Calaacal Badane Abtigiis&Tolka?
  10. ^^^YOU BIG TEASE! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. --------------------------------------------- Obama's punchlines are lame, whilst McCain would make a good comedian. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. ^^^Saaxiib, I will have you know that nin caano boore heley, wax kale aduunka uma baahna. Casiirkaan aad sheygaysidna wa maxay, oo ma carab baad i mowday? Anigu bahashaan burka cad lamoodo inaan walaaqdo mo'oyee, wax kale ima anfacayaan dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. Originally posted by NGONGE: It seems that the two opponents that this thread was aimed for managed to sort out their differences without any help from anybody. Good! Now let us turn our attention to the originator of the thread himself. The judge as it were. The forum is littered with threads about disputes between A&T and Xiin. In fact, only two weeks ago was there such a thread where the two protagonists were lopping poems and verses at each other and injuring unsuspecting passersby in the process. How then could Xiin preside over a judgment that involves A&T and be expected to be impartial and fair, I ask you? As my reer burco boys say when they suspect a conspiracy or smell a rat, I too think that sheekadan yehood ba ka dhambeesa (using the expression in the loosest form possible of course). Therefore and as a neutral in this business (since you already all know that A&T saaxiib ma leh), I conclude that Xiin's judgment is a wounded one and should be fully dismissed as biased and unacceptable. I therefore propose that a new judge be found. I would propose that Gediid be given that honour, assuming that Xiin would condescend to allow him access to the toilet. ^^^Stuff iyo caano boore.... LOL..I just had to say it to Mr Macne maleh, NGONGE! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. Originally posted by Abtigiis &Tolka: Because he dropped Daasadihii NIDO' ga iyo 'COAST'da. Apart from that, there was never a bad feeling. Waa ku yaroo rabshoole ah laakiin. Anigu daasadaha NIDO waaba cabay oo waan kusoo koray oo ma diidani...laakin, adigu maxaad ugu balan furtay caanihii aad kusoo mooday xiligii ba'naa ee kusoo maray, waa adiga diidan in magaceeda lasheegee? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. Nuune, Taladaadi baan qaatay oo odayga raadaarka waan ka wareejinayaa, madaama afka uu qeelo ku shubtay. Laakin ma aha inaan ereygii ey igu eedeeyeen, inaan ula jeeday qabiil. Caano boorahuna aduunkoo dhan ayuu ka dhaxeeyaa. Hadii ee leeyihiin anakaa iska leh oo lagama hadli karo berinah waxaa imaandoonto iney yiraahdaan digirta iyo jaadka iyo soortaba, dad gaar ah ayaa leh oo kama hadli kartid. Taasna mid caqligu qaadan karo, ma aha. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. ^^^ Awalba ereygaan sidaan u isticmaalayo iyo meesha aan gelinayo, mid aad adiga ii xadideysid ma aha. Sidaad adiga rabtidna... mid kaayelayo mi ihi. Marka waxba ha ku mashquulin sidaan ereygaas u isticmaalo ee orod oo howlo-haaga qabso! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. ^^^All that counts is that he is God fearing and aint no secessionist. I say,we need more of him, and less of the fake cimmamad wearing munaafiqs who hide behind the holy name of Islam in Somalia. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. Originally posted by Abtigiis &Tolka: Emperor Mar kale, and for the last time, IT IS NOT ABOUT ME. How come you don't see the harm in insulting tribes? Hoos isu eeg, eex baad ku jirtaa'e isa sax ninyahoow. Am I saying he insulted me? If the boy breaks the rule, yes, he must be banned. Who is he? Why didn't you come and say the same when others were getting the marching orders? Where is Saqajaan? where is Marx? Personally, I think, if DQ can hide under "o!I meant that, o no! it was this", then let that bliss go around and benefit everybody else! Su'aashu waxaa weeye, maxaa keenay yarku inuu siduu rabo dadka u caayo oo aan cidnna ku oran jooji? What makes this boy special? And I see him still unrepentent. Again, emperor, bal waxaad ku hadlayso eeg bilaa caleyk!! "Aw-dubadoow, you are suggesting DQ should be banned miyaa, yarka muxuu idiin dhimay, ma Adigaa ma Red Sea-baa, ma gabdhahaa ma AT-baa, idikaaba kasii shidaaya oo sii carinaaya." Carinayaa??????????? maxaa loocarin uu yahay? Let him break his chain bal? It is this kind of nonesene that enourages him to continue what he has been doing to everbody! If I have to lower myself to stop vice, so be it. The end justifies the means. ^^^ ALA MAXAA LA IS WAALAYAA MEESHAAN. A&T, Horta meeshaan meel aad adiga leedahay ma aha oo aad iga ceerin kartid; meel adiga kuu xiran oo hadba sidaad rabtid aad ka sameen kartidnah ma aha. Ereygaan aad ka cabaadaysidna oo aad leedahay qabiil baa lagu caynayaa waa sida aad adigu u fasiratay. Laakin anigu cidna qabiilkiisa ma cayn- tanah marmasiiyo haka dhigan! Waxa kaa cabaadinayo adna waad ogtahay anah waan ogahay-- waa maqaalada meeshaan aad ku soo qortid oo aad doonaysid sidaad rabtid in lagugu raaco, anah midaas weligay kaa yeeli mahayo, waana kaaga jawaabayaa intaad shekooyinka baaba riqiiska ah aad meeshaan kusoo qoraysid. Marka saaxiib, ha noqonin hashii geela kujirtay marna wax cunaysay marna cabaadaysay. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. ^^^ Aw-Dhubad--Nin jiran baad tahay! Waxaan ku leeyahay, caana booraha iyo kaluunkaba, nin gaar uleh majiro oo Somaali oo dhan baa isticmaasha. Sheekadaan saan hadii kusii socoto, mar dhow waxaan filayaa inaad oron doontaan, digirta iyo jaadkaba dad gaar ah ayaa cuno oo wax lagama sheegi karo, hadii aad wax ka sheegana waxaad dhihi doontaan qabiil baad ula danleedahay. Marka waxaan, tala ahaan, idiin soo jeedin lahaa, iniidan ku mashquulin erey uu ruux so qoray oo aad ka raacataan danahiina--hadaladaan raqiiskanah aad joojisaan. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. To Ducaysane: Ninyahow, adigu nin gar gali kara matihid oo cid gar kuugu yeeratay majirto; ruuxi xifaaltanka na dhex marayna matihid; hadaladaadana waxay iigu muuqdaan mid hal dhinac ah kasoo jeeda sidii xaawalayda meeshan wax kusoo qortay oo kale. Marka arinkaagu waa arin ka baxsan waxa meesha lagu hayo, marka waxaa fiicnaanlahayd inaad ka fakartid wax yaabahaad ku hadlaysid! To Xiin: Horta fikradaadu maxuma, waxeyna kaa tahay inaad aniga iyo A&T aad na dhexdhexaadisid, laakin intaad gogasha aad noo fidin ka hor, sooma fiicna inaad haysid laba ruux oo garnaq u baahan? Waayo anigu ma codsan in aniga iyo A&T lanoo garnaqo, sababtu waxay tahay anigu cid aan qabiil ahaan u weerarey mijiro. Ereygaan CAANO BOORAHA ahna; cid gaar uleh haday jirto, anigu maba ogeenee, hala ii sheego oo hala igu yiraahdo, cidaas baa iska leh. Markaas waa garwaaq-sanayaa oo ereygaas faraha ayaan ka qaadayaa. Hadii kale, meel cidla'ah yeesan dadkaan iga xagxaganin. Tan labaad, arinku si kastaba ha u dhacee, hadii aad adigu gogashii dhigtay anah aad igu casuntey waan ka qeeb galayaa. waxaad go'aamisaan waan ogolahay. Laakin waxaan idinka codsanayaa in gogoshaasi eyna ka soo qeyb gali karin xaawalayda SOL, waayo hadii taasi dhacdo dhaqanka soomaaliyeed ayaan meel kaga dhaceynaa. Sidaas daradeed, gogoshaan aad fidiseen, xaawalayda thread-kaan ku dhex lunsan oo kale, kama soo qeeb gali karaan. Dhaqan ajnabinah, ma rabno oo keenaa nagu filan. Wibilaahi Towfiiq. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Back to Somali roots Just as Somalia's disastrous status quo seems unceasing, punditry on how to mitigate it abound. The most prolific on this are the Somalis in the diaspora, who take to the pen daily, publishing their two cents on the matter on Somali websites. Some, genuinely moved by the tragedy, can't help but try to be useful in this way. The only way, far removed from the carnage, that is all within their power. This exercise also dispenses to them, I suspect, a modicum of self solace in theirs and their country's misfortunes! While others engage in these writings as a continuation, by other means, of clan politics and warfare on the ground in the country, which have been the source of Somalia's pitiful state. Whatever the situation, much of the prescribed solutions, to me at least, misses way off the mark. This is simply because many of us Somalis do not take the time to analyze the problem from a “Somali” historical and traditional prospective. Ironically, we may all agree on the disease which Somalia suffers from today is of Somali origin. It is the old virus variety, aided by modern weapons and foreign interests, of clan politics. Clan or subclan politics and conflicts are not new, for these have been with us since we formed a Somali community early on. What we have forgotten, however, is that along the way of Somali social developments, we also mastered and put in place effective ways to deal with them. Somalia has been a state since 1960 only, but Somalis existed for more than a thousand years before that. Before independence, we were also clans and subclans. How did we get along? Then, as now, there were wars and rumors of wars; there was blood shed among Somalis, among clans and subclans for a myriad of reasons. We should ask ourselves: how did we manage then to stop them? The answer is very clear for any one who is open to see it; it is encoded in Somali traditions. Naturally, we Somalis had successfully utilized elders (odayal) who exercised Somali common laws (xeer). Before you laugh at this, I must remind you that we Somalis still live in subclan clusters, just as our ancestors did, with our elders and religious clerics (wadaado). “The more things change, the more they stay the same,” as a wise person once said. But, Somali tradition and law systems never left to chance resolving any arisen problem among Somalis. In fact they still apply and often applied successfully, even in this difficult time. Obviously, the use of the elders and Somali xeer is not readily a substitute to a modern state and its politics or functions. Although, in a better, more advanced and enlightened Somalia and Somalis, we might find, one day, many of our Somali, long held traditions and laws have all along been more than good enough to be incorporated in a modern Somalia. For instance, the English House of Lords or the US Senate all mean the house of “elders.” Even if you study the original source of western democracy, which was the Greeks, you will find people —led by their elders—who out of necessity developed a system to keep order in their society. Somalis have not been any different; Somali future anthropologists and sociologists, as already compiled by western scientists of these fields in many volumes, will confirm this fact. Without being boastful and too proud, our ancestors had been very clever and exceedingly imaginative in customary laws, of general (xeer guud) and particular to specific community (xeer tolnimo) with judges (odayal), jurists (xeer boggeyaal), investigators ( guurtiyaal), attorneys (garxajiyaal), witnesses (murkhaatiyal), verdict (gar) and a policeman (waranle) to enforce it to boot—all assembled as needs arise in a makeshift, under a tree or in an open sky courts! Somalis do not facetiously say “xeer baa inaga dhaxeeya” (the law is in between us or bounds us). Western societies may have eventually developed statutory laws for their modern governments, but until the 18th century they used effectively common laws not that dissimilar in many respects to ours. One more thing, the amazing thing about the Somali customary laws has been its distinct separation from religion— except in matters of family and inheritance laws on which religion was paramount—and politics. “ Diinta waa labaddali karaa, xeer se lam baddali karo” ( one can change his religion; one cannot change the law). This Somali saying clearly shows how religion is a matter of a private, individual business, while the law is communal and public, subject to all. How do we put our traditional assets to use in this current Somali problem? Before I delve into my take on this, it is useful to state that the one thing, above all else, Somalia and Somalis need is to see or hear the violence cease! If your house is on fire, your first task is to save lives in it and put the fire out; only then will you be able to assess the damage and the cost of rebuilding it. Only then you may even contemplate on building a better house, less prone to fires and equipped with fire alarms and sensor-activated water sprinklers on the first whiff of a smoke. First things first; the fighting in Somalia must be brought to a halt. Peace must reign in all its corners. Give me that, and I will give you Somalis willing and capable to move their country back to a more modern and prosperous state. I believe no other Somali traditional institution is more suited than Somali elders to affect a ceasefire throughout Somalia. Elders are heads of subclans; they have a tremendous weight with their respective peoples and areas. Here is where the Somali Transitional Federal Government (TFG) has missed the boat. On July. 2007, there was the So-called National Reconciliation Conference held in Mogadishu, where estimated three thousand elders, religious and social groups from supposedly all corners and in betweens of Somalia attended. There were plenty of niceties in rhetoric on reconciliation, nationalism and adherence to religion, but not a concrete empowering plan and a call to action to the delegates. What a missed opportunity that was! Somalis, especially their elders, do not like to be lectured. What should have been done was to give these elders a clear mandate and a full responsibility put on their shoulders to take ownership of their areas. They should have been put on government payrolls, told to go back and hold meetings, debates and deliberations among their kin to choose their local leaders. They should have been given the chance to secure their areas. Instead, to this day, the TFG appoints people to regions from baydhabo, the seat of the Somali government. It was laughable to hear many appointed, without their knowledge or being consulted, go on the Somali BBC Radio to reject these positions, for fear of being associated with unpopular entity. Others, having accepted such appointments, became the target of the Al-Shabaab terrorists. Thus, some pay with their lives, while even some switched their allegiance from the TFG to the trouble-makers. Does anyone doubt that if appointments to local positions were made among locals that they would have been defended and cherished? I think not. This is elementary, 101, Somali tradition, that whoever goes against the interest of the subclan in their domain, let alone kill a member, would have to deal with the fury and fight of the whole subclan. Even in the heyday of Mohammed Siyad Barre's regime, with strong central government and and international superpower equipped-and-backed military and police, would not discount the role of elders. I am sure some would assign a sinister motive on Siyad Barre's part to have done that, even though one can easily counter-argue that he was from old school and a well versed in Somali traditions. These elders are there to be activated for the good of Somali cohesion and peace-making! It is well past time for this old, Somali institution to be called on, consulted and empowered. Just few days ago, one of the well respected elders in Baladwayne town of Hirran region, Dacar Hersi Hoshoow, was gunned down. This man was one of the elders who negotiated a peace deal with the then occupying Ethiopian forces in Baladwayne. His only crime was to have achieved peacefully the Ethiopian withdrawal from a Somali town and back to Ethiopia across the border where they came from. These elders have obviously taken control of the town, at the cost of one of their dearest. If Somali elders can even successfully negotiate international agreements, with an occupying, foreign military power no less, should not the TFG trust a little the power of elders. Nay, the TFG rather must put resources in and a full backing of this tried and tested Somali institution. This Somali disease will not have a cure in Western medicine, metaphorically and literally speaking! The medicine is not a western style, free and fair elections; not now or even in the immediate future. Nor is the answer the western ways of institution building. The cure has been with us. The Somali institutions still exist, especially in conflict resolution. The so-called Somaliland region, for example, has already employed the wisdom of Somali elders. Right after the Somali government ceased, the people of this region were on the verge of going on a revenge rampage; however, true to their old Somali ways, the elders convened and intervened to prevail on their people's better angels. They set the right tone from the onset. It is no accident they named Somali traditional institutions after their democratic institutions. One of their bicameral parliament is the house of elders (Guurti in Somali). We must go back to our roots; the antidote to this unending, so it would seem, culture of “violence disease” has been with us all the time. We must examine the current situation in our homeland through the lenses of Somali ways; we must remedy it by Somali methods and methodology. Hello, TFG; are you listening! (Husseinab77@hotmail.com) ----------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  22. Originally posted by Aw-Dhubad: ^Waraa DhulQarnay, sida siku dhaan saaxiib, qofwalba wuu u jeeda meesha aad hadalka u qaloocinaysid. Besides you are overdoing it man, its time for you to stop....that is a brotherly advice. War anigu waxaad ka hadleysid ma garanayo. And nobody is over anything, so mind your own business, else xabashida caana booraha ey qeybiso ayaa xoogaa dhankaaga usoo leexinaynaa dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  23. Originally posted by Ina-Bilaa-Magaclaawe: So this is not my thread anymore? BUT OFCOURSE ITS YOUR THREAD MY DEAR GOOGLE EARTH MAPPER; Marka Meesha ku darso: Buur saalax, Bayra, Buurtinle, Jariiban and ofcourse Gaalkacyo. As for the co-ordinates, that I do not know. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  24. Originally posted by Abtigiis &Tolka: let me remind you that it was you, not me, who said the following statements. Who do you think you are fooling? - Sayid Mohamed was born in Nugaal, and hence is not Caanaboodhe, and hence is not... - Hubaka lagu guumaysto Caanaboorayaasha waxaa laga soo dajiyaa Berbera,and Caanaboodhayaasha has no mind etc, and hence caanaboorayaasha are... Does anyone need to take lessons on Syllogism to decipher your primitive prejudices and insults? Evermore annoying is your disingenous and doughty expanations. Hadalka kolba si baa loo dhigaa ku lahaa. Who EXACTLY do you thinking you are talking to? I would like to respectfully disagree... You said... Sayid Mohamed was born in Nugaal, and hence is not Caanaboodhe, and hence is not... And all I ever said was that...Sayid maxamad never imbibed powdered milk like some of us, but was raised on camel milk...so stop lying! Somaalidu waxay tirahdaa, " farta iyo meeshii bukto ayaa is og"...marka anigu garan maayo meeshaad ka gubaneysid ina-adeer, ee saa rabtid u fasiro. Laakin aniga waxaan ku leeyahay hadaad karti aad dad kula doodo aada laheyn waxba qabiil ha kusoo xoqxoqoninee danahaaga ka raaco! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  25. ^^^ Ala rag aan karti laheen muxuu kiska iska waaley? Marna uu leeyahay waa li aflagaadeeyey, marna busto intuu soo huwado yuu wuxuu rabo sheegaa. Markii lagu biyo keenana, calaacal iyo cabasho buu meesha la fariistaa; iyo qabiil baa lacaayey ayuu sabab ka dhigtaa. Anigu qof aan qabiil ku caayey majiro-- oraahdana hadba sidaad u dhigto ayaa kaaga soo jawaabaa. Marka hadaad jawaabteydii kugu cuslaatay oo aad qaadi weyday, dee walaal meeshan labadeena nama wada qaadee iskaga rawax! This sorta reminds me of the Justin Timberlake song entitled, "CRY ME A RIVER!" dhulQarnayn :cool: Republic Of California P.S A&T, Ninba waa markiisee mus ma kula koray