Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. its good puntland doing progress ilahay haa saa idunku waddo
  2. Ohh yea why do we have 5 countrys then in where all somalis live Djbouti somaliland ethiopia and kenya
  3. we are not alll one tribe u realy dont know anything about somali origin somalis are not ethnically not the same thats a fact all tribes live on there own and only the same tribe clansmen can trust each other
  4. Qabil will never leave somali culture even in here somalia online u cant use tribe names thats cool but thats just here but if u go 2 places like somaliuk somalinet ********** somalilandnet somalivoices and also somali websites like www.puntlandpost.com www.somaliweyn.com they still use tribe names and in our socity for me its diffrence i just check if the person is a somalilander then we can relate doesent matter what his tribe is
  5. inshalah it will come if it doesent then we will fight those hutu born again muslims hahha
  6. why do you think allah need an army he is the strongest of the worlds and the universe
  7. acording to sh maxammed al xusseyn beesha burco wadda daggaa anagu somaliland baanu nahay burco na waa hooyadii somaliland
  8. Somaliland will wait till the madhi comes he also from the main tribe in somaliland so we will wait for him till he comes he will make an islamic world with our flag
  9. Maxkamadaha Muqdisho Ha ******** Inaanu Culimo Iyo Shicibba Ka Midaysannahay Jiritaankayaga Somaliland†Badhasaabka Togdheer – Shir-Jaraa’id Burco, October 17, 2006 (Haatuf) – Gudoomiyaha gobolka Togdheer, Cabdi Xuseen Dheere ayaa shalay xafiiskiisa shir-jaraa’id oo uu ku qabtay waxa uu kaga hadlay kormeero uu ku soo maray degmooyinka gobolka Togdheer, kuwaas oo uu sheegay inay ahaayeen kuwo uu ugu kuur-galayay xaaladda nabadgelyada guud iyo xaaladda nololeedba. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Togdheer, Axmed Aadan Yuusuf, Badhasaabku wuxuu shirkiisaa jaraa’id ku sheegay inay roobabkii gu’gu si wanaagsan uga da’een dhammaan degmooyinka gobolka, isla markaana nabadgelyadu ay fiican tahay, wuxuuna intaa ku daray in sababta uu u kormeeray degmooyinka gobolku uu ka kooban yahay ay ahayd si xog-ogaal uu ugu noqdo xaaladahaas, isagoo sheegay inuu dadka degaamadaas kala hadllay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeyso buu yidhi: “cajalada been-abuurka ah ee jidh-dilka la sheegay in lagu sameeyay ninka maxbuuska ah [Maxamed Sh. Ismaaciil],†isagoo intaas ku daray Badhasaabku oo yidhi “Waxaan u sheegay in wax allaala wax ka jiraa aanay jirin ee la doonayay uun in qarannimadeena uun wax lagu yeelo.†Badhasaabku isagoo ka hadlaya hadalada dhawaanahan ka soo yeedhaya kooxaha Maxkamadaha Muqdisho, waxa uu sheegay inay yidhaahdaan had iyo goor cid baa noo joogta gobolada Somaliland, “balse waxaan leeyahay ha ******** in iyagana cidi noogu dhex jirto, dadkayagana aanu annagu is ognahay culimo iyo shicibba, aananu ka midaysannahay nabadgelyada iyo jiritaankayagaba,†ayuu yidhi Cabdi Xuseen Dheere. Waxa kale oo uu gudoomiyuhu dhaliilay hay’adaha miinooyinka ee ka shaqeeya degaamada gobolka Togdheer, waxaanu sheegay in miinooyinku ay halis ku hayaan dadka degaankaas oo aanay hay’aduhu sidii looga baahnaa wax uga qaban, dadka degaanadaasina ay aad uga cowdeen dhibaatada ay miinadu ku hayso. Waxa kale oo uu Badhasaabku sheegay in dadkii dhammaan degaamadaas uu soo maray ay u cadeeyeen inay heegan u yihiin qaranimada iyo jiritaanka dalka Somaliland, cid kasta oo ku soo xad-gudubtana ay il gaar ah ku eegayaan. Waxa kale oo uu gudoomiyuhu ka dayriyay xaaladda dadkii ay hore abaaruhu u aafeeyeen, kuwaas oo uu sheegay inay magaalooyinka waaweyn ku soo qulquleen cidina aanay waxba u qaban ee ay u baahan yihiin taakulo. Gudoomiyaha gobolka Togdheer, Cabdi Xuseen Dheere wuxuu hadalkiisa ku soo geba-gabeeyay in dadka ku dhaqan gobolka Togdheer ay dhammaantood nabadgelyada iyo qaranimada Somaliland meel uga soo wada jeestaan.
  10. He is an Ethiopian terorist who was an onlf The snm had many battle with him in aware
  11. And what that does that have 2 do with somalia or somalis
  12. Gaalkacyo: "Magaalada Waxaa jooga dad loo soo diray in ay laayaan madax iyo shacab kala duwan oo Muqdisho ka yimid" Gudoomiyaha degmada Koonfurta gobolka Mudug. Axad, October 22, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Gaalkacyo (AllPuntland)- Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug Xusen C/lle Aw cali ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xubno ka mid ah maamulka Gal- Mudug ay wadaan olole ay ku doonayaan in ay maxkamaduhu ugu soo tallaabaan gobolka Mudug. Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in madax uu ka gaabsaday in u saaxaafadda magacyadooda ka sheego ay wadaan qorshahaasi, aysanna ku matalin shacabka iyo waxgaradka gobolka Mudug. Mudane Xuseen ayaa waxa uu sheegay in waxa ugu muhiimsan ee loo baahan yahay ay tahay in la adkeeyo amaanka iyo difaaca midaysan ee gobolka Mudug ee ay wadaan ciidamada isbahaysiga ah ee Puntland iyo Gal-Mudug. Waxa uu intaasi ku daray in dad laga soo diray magaalada Muqdisho, looguna talo galay in ay isku diraan dad deegaanka laayaanna dad madax iyo shacab isugu jira, Si la isugu dhufto dadka degaanka Mudug waa sida uu hadalka u dhigaye. Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug ee maamulka Gal- Mudug ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu waraysi caawa siiyay Radio Gaalkacyo. Ma jirto cid ka tirsan Puntland iyo Gal-mudug oo ka hadashay arrimahani. M. J. Koronto AllPuntland
  13. khalid does that make sence nah i mean i left somalinet 2 boring man so do i have so many nicknames on the somali websites termujin hadith ka diib ugu noqo adeer they where fighting kafirien meaning the biliqo of the somalia goverment we where fighting a country not just a goverment our target was 2 destroy the somalia republic and we did well. dagaalka culummada reer somaliland bala weydiye maxaanu ku dhawaaqna and the culuma said , dagaalka wa fii saabililah ather na la hum And thats what we did
  14. Barre hiraale and his army is weak so are his ppl