Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. Qab qableh Cade Muuse oo Laascaanood dib ugu laabtay markii looga dhaartay Buuhoodle in uu tago. Posted by: qaran Jen:Cade Muuse ayaa Fiidnimadii caawa dib ugu laabtay Magaaladda Laascaanod kadib Markii ciidanka qaranka ee jiidde Adhi Cadeeye ay xidheen dhamaanba jidadkii isku xidhayay Laas-caanod iyo Buuhoodle. Gen: Cade Muuse oo manta ku sugnaa tuuladda Kalabaydh ee ka tirsan Laas-caanod aya ayaa baajiyay safarkii uu ku tagi lahaa Buuhoodle kadib markii uu ka war helay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Jiida Hore degeen. Jidadkii uu u mari lahaa Degmadda Buuhoodle. Ciidanka qaranka Somaliland ayaa goobaha uu dagay midda Xidh Xidhi, Dhuumey iyo Bali Hadhac isla markaana duleedka degmada Buuhoodle ka sameystay fadhiisimo difaac kuwaaso u jeedadoodu tahay inaan Cade Muuse cag soo dhigin Deegaanka Buuhoodle Sida ay Jamhuuriya u xaqiijiyeen ilo-lagu kalsoonyahay In Gen:Cade Muuse Waayay Gurmad ciidan ee uu dhiratay dhinaca Garowe waxaana uga yimi hal baabuur oo Ambulance taasina ay niyad jab ku dhalisay. Sidoo kale Duqa Magaalada Buuhoodle Cismaan Yuusuf oo ku sugan Buuhoodle oo Wariye Kayse Axmed Digaale kula xidhiidhay Khadka Telifoon ayaa u xaqiijiyay in shacabka Buuhoodle ka soo horjeedaan Imaantinka Cade Muuse isla markaana ay mudaharado lagaga soo horjeedo ay ka dhaceen Maanta (shalay) Buuhoodle waxa kale oo uu intas ku daray Duqaydda iyo Waxgaradka Buuhoodle ku war galiyeen Cade Muuse ina aanay ogolaynin Deegankooda laga abuuro Colaad. Waxa kale oo uu Gudoomiyuhu sheegay in Cade Muuse dib ugu laabatay Laascaanod , qaar kamid ah Ciidankii la socdayna uu kagag tagay Deeganka Bali Hadhac halkaasna ay isku hor fadhiyan Ciidanka Qaranka , waxana uu ku soo koobay hadalkiisi waxan u malaynayaa inaan Cade sidaas ku tagayne uu talo kula laabatay Laas-caanod. Dhinaca kale Gudoomiyaha Gobolka SOOL u qaabilsan Somaliland Cali Maxamed Axmed (Cali Sandule) iyo xubno ka tirsan Maamuulkiisa oo aanu la xidhiidhay isagoo ku sugan deeganka Adhi Cadeeye ayaa sheegay inay inay Maanta Socdaal ku tageen Deeganada XIdhi Xidh, Dhuumey Bali hadhac oo ay ku sugan yihiin ciidanka qaranka wuxuu intaas ku daray Badhasaabku in cuqaasha iyo waxgaradka Deegaankasi ay Gen:Cade Muuse ku wargaliyeen in wixii dhibaato iyo khasaare ee ka dhaca deegaan uu masuul ka yahay Cade Muuse isla Markaan uu dib uga noqdo. Waxa uu Cali Sandule hadalkiisi ku soo koobay “Awooda iyo Baaxada Ciidanka Qaranka markuu ogaaday ayuu Cade Muuse Dib u laabatayâ€. Dhaq dhaqaqa iyo Abaabulka ciidanka qaranka ee jiida hore aya maalmahan u danbeeyay si weyn looga dareemayay halkaas iyadoo Bulshada deegankaasina cabdi weyn ka muujiyeen Bidhaanta Dagaal ee soo muuqata ay fooda isku daraan Labada dhinaca ee is hor fadhiya. Dhinaca kale Magaaladda Burco ayaa si weyn looga hadal hayay safarkan Cade Muuse uu ku damacsan yahay inuu ku tago Buuhoodle waxanay Bulshadu ka muujiyeen Dareen Cadho leh, kuwaaso aragtidooda ku muujiyay in safarka Cade ee Buuhoodle la macana yahay “Somaliland Ma jirto†sidaa darteed ay waajib tahay in dagaal laga xigsado. Dareenka Shacabiga qaarkood ayaa ku tilmaamay Abaalkii Somaliland u gashay Cade Muuse ay maanta soo dabrayso waxayse walaac ka muujiyeen in ku soo dhiirashada Cade Muuse ee dhulka Somaliland uu taageero kaga haysto Ethiopia. Halka ay kuwa kale aragtidooda ku sheegen in xaaladan soo koradhay tahay tii Xukuumada Rayaale ku dhici lahayeed am ku dhismi lahayeed, lana eegayo talaabadda ay ka qaado, isla markaana ay fursadii Laas-caanod lagu tagi lahaa ay maanta tahay. Si kastaba ha ahaate Bulshada Reer Togdheer xaaladan soo koradhay waxay u arkaan inay tahay mid lagu wiiqayo qaranimada Somaliland sidaa awged ay waajib tahay in talabo cad laga qaado. Togdheernews
  2. there is a race that call the jew you know why other wise there was no holocast you know antisemetic Ethiopian where black uu you where right but there was migration there amhaara and tigre we are decented of yemenic jews some say decented of prophet soloman like sellesie claims. But there was no modern tribe in the 13 centry that we know as today But when muhammed was fighting in the dessert he send some of his family jacfar ibn abi thalib and many other those who where lef there and had familys there where calt jeberti www.jeberti.com
  3. who is prince 2 and another thing if we talk about the tribe that live in somaliland now and days it wassen there 800 years ago there where local ethiopians used 2 live there i dont have 2 speak arabic to be an arab i speak hebrew am i jew i speak spanis am i snanyard i speak dutch doesent mean i am dutch man. dont need to be closer to prophet muhammed we have the same blood
  4. hadhwanaag 2006-09-14 (Hadhwanaagnews) Laascaanood(HWN)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cadde Muuse Xirsi, ayaa ka baqday socdaal uu hore u sheegay inuu ku imanayo magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Gen. Cadde Muuse oo dhawrkii Maalmood ee u dambeeyay ku sugnaa Magaalada Laascaanood ayaa mar uu ka hadlayay Magaalada Laascaanood waxa uu ku celceliyay inuu Booqasho ku tagay magaalada Buuhoodle oo uu sheegto inay ka tirsan tahay Maamulkiisa. Balse waxa la sheegay inuu ka baaqday safarkaas oo uu Maanta uu ku sugnaa tuulada kala bar dhinaca koonfuree ka xiga magaalada laascaanood ka dib uu noqonayo xaruntiisa Magaalada Garoowe. ... Hase yeeshe waxa jira warar sheegaya inuu u baaqday xaalad dhinaca ammaanka ah, ka dib markii la sheegay inuu ka war helay dhaqdhaqaaqyo ay sameeyeen ciidamada Somaliland ee jiidda hore si ay uga hor istaagaan safarkiisaas. Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay xidheen waddooyinka Xidhiidhiya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle islamarkaana fadhiisano cusub ay ka samysteen meesha la yidhaahdo Bali-Hadhac oo u dhaxaysa magaalooyinka widhwidh iyo Laascaanood. Masuul sare oo ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland, oo hadhwanaag wax ka weydiisay aya wax ka weydiiyay waxa ay ka yeelayaan socdaalka Cadde Muuse, sheegay inuu ku tagayo Buuhoodle, ayaa waxa uu yidhi, “Imika ka hadli maayo waxase la arki doonaa oo aad war iga helaysaan marka uu yimaado Buuhoodle.†Masuulkaas oo ka cudur daartay in magaciisa la shaaciyo waxa uu tibaaxay inaanu Cadde Muuse iman Karin Buuhoodle. Mar masuulkan la weydiiyay waxa Buuhoodle kaga duwantahay Laascaanood oo uu haddaba Cadde Muuse joogo waxa uu si kooban u yidhi, “Laascaanood arrinkeedu waa tallo Qaran waxaana laga yeelanayaa tallo Qaran.â€Maamul goboleedka Puntland oo aasaaskiisu ku salaysanyahay Qabiil, ayaa waxa uu sheegtaa deegaano ka tirsan gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag oo ay degaan dad ay isku hayb yihiin dadka dega gobolka Puntland. Waxaanu Maamulkaasi gacanta ku hayaa xarunta gobolka Sool ee Laascaanood oo ay ciidamada Puntland xoog ku qabsadeen ka dib markii xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Rayaale ka soo rartay maamulkii Somaliland u magacawday gobolkaas sannadkii 2003, waxaana dhawr jeer dagaal ku dhex maray ciidamada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyada Puntland. Deegaanadaasi ayaa Juquraafi ahaan waxa ay ka mid yihiin Maxmiyadii Ingiriisku gumaysan jiray ee la odhan jiray Jamhuuriyadda Somaliland oo hadda ah dawlad madaxbanaan ugu danbayntiina cade muuse iyo maleeshooyinkiisi waxa dib ugu laabanaya meelihi ay ka so kicteen Wariye cabdisalan ilkacase HadhwanaaReporter Burco somaliland ilkacase1@hotmail.com
  5. The are going to all parts of somalia excluding somaliland
  6. So if the etnici of the ppl of the somaliland are half Ethiopian wich we all know sh isxaaq married from habar xabuusheed xabashi xabusheed that makes us closer to those in the mogadisho
  7. description>In the 1500's several things happened in the early struggles of Axmed Gran with the Ethiopia Christian Imperialists who where sprearheading attacks into Muslim lands. According to Fatuh Al Habash: 1) Ahamed Gran can into the hinterlands of North Westren Somalia in order to recruit fighters amoung the Mandaluug *** , Mahomed Xiniftire Or Mahe *** and Madoobe. a) The fatuh al Habash mentions the Habar Magadle (Maha *** ) by name as one group which Gureey try to draw into his camp.Nevertheless, the Habar Awal and Habar Yonis joined the Gurey jihaad. For Example, the Makaahil of the Habar Awal was the son of an Amhara princesse who was broght back to Somali by a Habar Awal worrior. The Amhara princes asked her captor one favour which to name the first son. After she bore the son she named him Makahil "Micheal" the angel. As a matter of fact many Mahe *** like the Habar xabuush or Habar Jeclo were also named in such a case. According to the Fatuh Al Habash, "the fierce and rebellious ***** , Issas, and Afar clans who lived close to these groups and was know as "Oda Cali" caused Guurey many problems because as soon as the attacked the Habash enemies and gained some booty they would return to their territorie this angered Imam Ahmed who wanted a displined army. Ali and Mataan a brothers in-law of Gurey and Ahmed Nuur a knephew or Gurey, who later married Gurey's wife Batiyo Delwambero(Dawmbiro). It is interesting to not The name Dalwambero. It is no accidental it sounds like Dombiro. The ****** Somali clans under Imam Ahmed Gurey where led by another Garad who was know as Guuray and he was married to Delwambera's sister Mardiya. It was at this period that the Madaxweyn *** enlisted the Yabbare, Geeri, and Harla, also it was at this juncture of history that the ****** confuse history. 1) The ****** confuse to distinct persons. Namely, Imam Ahmed Ibrahim Ghazali Aragsame the proper Ahmed Guray and the Garad Gurey who led the ****** armies. After centuries they think that their Garad whose name is mentioned in the Fatuh Al Habash as Guray is the same as Ahmed Gurey. So the legacy of Axmed Gurey is not limited to the Gababuursi or Ciisa or Gurgure but as touched
  8. War anigu maxmmed baanu ilmadeer naahay imam cali baanu toos ugu aabtirsadda carab waxba ku qaban mayso maanta yaa carab ah soo labnaanin iyo qudhun uu dhan maha . yeah it was political back then but it is also true but if you see before 13 centry there wher no somalis in the north http://www.somaliland.net/forum/viewtopic.php?t=444 read that i dont know about other somali but it was cumar carta qaalib who whent to jamaacat al carab and said somalis are arabs more arab then those sudanis. then af carabi bu ku gabye then the emir of saudi arabia said somalis are carabs from kismayo to seylac
  9. M/weyne Cadde Muse Boqor Oo Hadeer Dib Ugu Soo Noqday Laascaanood (Buuhoodle}14.09-6 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland maxamuud muuse xirsi Gen: cadde muuse Iyo Waftigiisii Oo hadeer Dib ugu soo noqday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool .................................................. Madaxweynaha puntland oo ay waardiyaynayaan raxan ciidamada daraawiishta puntland ah ayaa qadar daqiiqado kahor soo gaadhay magaalada laascaanood kadib markii uu ka baaqday safar uu kutagi lahaa magaalo madaxda gobolka caynee buuhoodle Madaxweynaha iyo waftigisa ayaa booqasho iyo ukur galid xaaladaha ka jira tuulooyin badan ku soo sameeyay wuxuuna kormeer madaxweynuhu ku sameeyay tuulooyin ay kamid yihin Kalabaydh, saaxdheer, dabataag, dharkayn, waxaana uu wasiirka caafimadka puntland uu u qaybiyay marakaneecooyin qaar kamid ah tuulooyinkaas. Qadar daqiiqado ah kadib ayaanu idiin soo gudbin doonaa warbixintan oo faahfaahsan. Liibaan jordan he chicken out he coudent go to afraid of the sl army
  10. well mr cadde muuse cant go pass lascanood other wise jsl army will attack. and once again you cant claim land on Ethnicity Would ismacil cumar geele alow if i say i want to add jabuuti 2 somaliland just becous my tribe live there its crazy talk
  11. when will they came this a great day finnaly they are comming
  12. Imam mahdi what shiica say he is the mising imam in the hadith of muhammad say imam mahdi will come trough the linage of imam hassan not hussein, and are you telling me that imam ali and iman hasssan and hussein are shicats i dont think, so how can you call the imams of allah shiates wich means the group of ali. Trueli i belive other wise we woudent celebrate the mole at anabbi the same salawaats the iraqis does wich is the same what we do read the report about imam yaxya its about on somalilandnet.com
  13. i dont know who you are i think i know you from somalinet i go 2 this place and somalinet thats all i do i dont hijack any thing i just love 2 debate with my somali brothers about the commen couse of the horn
  14. but we will see barre hiiraale has some good ties lately with the goverment based in baydhabo why not used Ethiopian soldiers to protect him and his city
  15. O sorrry i diden knew that becous i am a newbi but still its all cool baby babe
  16. SOO YOU BELIVE THERE ARE NO EHEYLE AL BEYT IN THIS WORLD REMMEMBER WHEN WE SAY BANI HAHISM WE MEAN ASLO BANI QUREESH. SO YOUR SAYNG ITS BLA BLA WHAT THE ROYAL FAMILY SAYS IN JORDAN OR THE PRESIDEN OF IRAN WHO CLAMS ALSO BE DECENTED OF IMAM HASSAN. OR THE PPL OF TUNISIA YES MY FRIEND THERE ARE EHEYLE AL BEYT IN HORN IF YOU NEED FURTHEREN ALLABRIATION READ THIS HISTORICAL DOCUMENT I HOPE U CAN READ ARABIC http://www.somaliland.net/forum/viewtopic.php?t=444 ALSO SOME AABTIRSIIMO YOU DONT REALY THINK FAYSAL CALI WARAABE IS MAKING THIS UP HE READ THE BOOKS OF THE IMAMS AND SH ISXAAQ MAY ALLAH BLESS THEM ALL IN THERE GRAVES ILAHOO QABRIGA UGU NUUR Sh IsxaaqBin Amed Bin Maxamed Bin Xuseen Binu Cali Binu Xamsatul Mud-har Bin Cabdillaahi Bin Ayuub Binu Muxamad Binu Qaasim Binu Axmed Binu Cali Binu Ciisa Binu Yaxyaa Binu Maxamad al Mahdi Binu Xasan -al-Caskari Bin Cali-al-Naqiyi Binu Muxamad al taqiyi Bin Cali al ridaa Binu Muusal Kaadim Bin Jacfar a Saadiq Bin Muxamad al Baaqir Bin cali zeynal-caabidiin Bin Xuseyn Bin Cali ibni abi Daalib Ibn Cabdil-Mudalib Ibnu Haashim...
  17. HE SAID WE ARE DECENTED OF IMAM HUSSEIN AND IMAM ALI WHO IS THE COUZIN OF PROPHET MUHAMMAD THAT MAKES US NABBY MAXAMMED ILMADEER. WHO IS IBN HASHIM IBN QUREESH, SO HE IS RIGHT THEY WONT TEACH THE PPL OF SOMALILAND RELION BECOUS WE BROUGHT ISLAM TO SOMALIA. BECOUS SH isxaaq ibn axmed went to harrar when he came to somalia to meat islamic leaders there sh cabdiraxmaan who was harrari who was also daariqatal qaadiriya salafi sunii wich the islamic courts are not cou they are wahabis they belive timir is holy becous muhammad loved to eat that . they belive the can cute of hands and heads wich we totally oppose islam dadka lugu ma qasbo muhammed told us that
  18. IT WAS JAYLAANI MOST OF THE JOURNALIST AND SPEAKERS ARE SOMALILAND ONLY THE MADAX ARE FROM SOMALIYA SIYAAD BARRE MAD SHURE OF THAT
  19. THATS WHERE BOODHOODLE IS MARKT ANY WAY CADDE MUUSE CANT GO 2 BOODHOODLE ITS PART OF SOMALILAND SO IS LASCANOOD BUT THE BORDER WIL BE CLOSED DOWN THATS WHAT RAYAALE SAID. BUT LET ME TELL YOU SOMETHING U CANT CLAIM LAND BY ETNICI JUST BECOUS YOUR TRIBE LIVES THERE. SOO I CAN INVADE ETHIOPIA TO GET BACK JIGJIGA HARRAR AND DHIRDHAWE BECOUS JUST MY TRIBE LIVES THERE OR DJBOUTI THATS CRAZY TALK THESE ARE COLONIAL BORDERS BRITISH SOMALILAND AND ITALIAN SOMALILAND BRITISH SOMALILAND WHAT IS NOW SOMALILAND BRITISH SOMALILAND CONTROLS ALL ITS CAPITALS EXEPT LASCANOOD THATS GOOD AND INSHALAH WE WILL GET LASCANOOD 2. BUT LET ME TELL YOU SOMETHING SOMALIA IS GOING TO WAR PUNTLAND SOLDIERS ARE NEEDED EVERY WHERE IN KISMAYO IYO IN LASCANOOD WE WILL SEE VERRY SOON THESE FOLOWING DAYS
  20. WE ALL KNOW SOME TRIBES IN SOMALIA DONT LOOSE WARS OF INSTANCE THE BEATEN THE AMERICANS. AND SIYAAD BARRE WHY NOT JUST SOME WARLORD IN KISMAYO
  21. THIS IS GREAT WE WILL SEE COURT WILL GET RID OF HIIRAALE AND BASE ISLAMIC COURT THERE GREAT NEWS
  22. Ciidamada Somaliland oo madaafiic kusoo tuuray Deegaanka Adhi cadeeye Last Updated::2006-09-12 18:01:04 Laas Caanood:- Ciidamada kasocda maamulka La baxay Somaliland ayaa maanta madaafiic kusoo tuuray deegaanka Adhi Cadeeye. Arrintan ayaa la sheegay in ay Ciidamada Puntland ee deegaankaasi ku sugan ay jawaab ka bixiyee, ayadoo la dareemayo heegan sare oo ay labada dhinac ku jiraan. Duqeyntan ayaa kusoo beegantay xili uu Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse uu ku sugan yahay magaalada Laas Caano. War kasoo baxay Madaxtooyada Laas Caano ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cadde Musse uu guddi u saaray inuu soo baaro dhaq dhaqaaqa la sheegay oo ay wadaan ciidamada Somaliland. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada Soomaaliland ay isku dayeen in ay kala xiraan jidkad u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laas Caano, si uusan halkaasi u booqan Madaxweynaha Puntland. Mas'uuliyiinta Puntland ayaa ayagu sheegay in arrintaasi aysan dhici karin, isla markaana Madaxweynaha uu tagi doono Gobalka Cayn iyo magaalada Buuhoodle. Waa markii ugu horeysay oo uu Madaxweyne Puntland uu safar ku aado gobalka Cayn ee Buuhoodle tan iyo intii la dhisay Dowlad Gobaleedka Puntland 1998dii. Arrintan ayey u muuqdaa in maamulka Somaliland uu si weyn uga soo horjeedo. Ciidamada labada dhinac ayaa la sheegay in ay hada ku jiraan diyaar garow iyo heegan sare. C/risaaq Shiino HorseedNet.com
  23. Ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland oo maanta madaafiic isku weydaarsaday deegaanka Ari-cadeeye Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ay maanta rasaas culculus iyo madaafiicba isku weydaarsadeen deegaanka Ari cadeeye oo u dhow magalaadaasi, halkaasoo mudooyinkanba ay isku hor fadhiyeen ciidamada labada dhinac. Madaafiicdan oo bilaabatay barqanimadii maanta ayaa laga maqlayey magaalaada Laascaanood, iyadoo hakadna gelisay isu socodkii gaadiidka ee magaalooyinka Burco iyo Laascaanood, mana jiraan wax qasaare ah oo ilaa hadda la soo weriyey oo madaaciicdaasi ay geysteen, hase ahaatee waxaa la sheegayaa inay khal-khal fara badan geliyeen dadka ku nool magaalada Laas-caanood oo iyadu aheyd sanadihii la soo dhaafay meel muran uu ka taagan yahay oo labada maamul uu midba goonidiisa u sheegto, lamana garanayo waxa sababay shaqaaqqadaasi, inkastoo maamulka Puntland rasaasta maanta dhacdey ay ku eedeeyeen inay bilaabeen ciidamada Somaliland, mana jiro war madax banaan oo xaqiijiniya arrintaas. Madaafiicdan laysku weydaarsaday deegaanka Ari cadeeye ayaa ku soo beegmay xili magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool uu ku sugan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi oo sida ay wararku sheegayaan halkaasi u jooga xalinta khilaaf u dhexeeyey mudooyinkan dambe beelo ood wadaag ah oo halkaasi ku wada dhaqan. Ma aha markii ugu horeysay ee iska horimaad noocan oo kale uu deegaanka Ari cadeeye ee gobolka Sool uu ku dhexmaro ciidamaada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland, waxaana horey halkaasi labada ciidan ugu dhexmaray dagaalo dhowr ah oo dad badan dhimasho iyo dhaawacba ay ka soo gaartay, mana jiro ilaa hadda xabad joojin iyo xal laga gaaray khilaafka u dhexeeya labadaasi maamul ee salka ku haya cida taladeeda yeelaneysa magaalaada Laas-caanood