Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. u say u from hargeysa 3 procent of the somaliland population are agains the the Recogniton of somaliland so you witht them right me we just dont like terorist but still we will see
  2. that holl video was fake Hubso: Ma Jidhdil Wadaad Mise Fidno Abuur? Cabdilaahi Cawed Cige — Liverpool, UK — 29 September, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Guulaha cusub ee farsamada isgaadhsiinta casriga ah, gaar ahaan mareegta internet-ka, laga hirqaday waxa ka mid ah awoodda qofku u helay inuu waxa uu doono, meesha uu doono, goorta uu doono, isaga oo aan Eebbe iyo aadami midna ka baqanayn iska yidhaahdo. Waa guul aad loogu riyaaqo, gaar ahaan haddii aad fidmowale, tuug, geedismaris ama dhagarwade tahay. Inta aad been buurtii Surrad ka culus oo quruumo isku rogikarta soo dhisto ayaad hawada ku tawsiinaysaa, waa taas malaayiin ‘run u qaatayaal ah’ oo wixii loo sheego sida midhaha darayga u liqayaa toos isu dhaafiyeen ee uunka dacalwalba gaadhsiiyeen. Adiguna waa ku kaas dib u fadhiistay ee qalbiga munaafaqaddu yuururto maalmaha khayrka leh ee Ramadaan meel ifka ku taal la dingiiga ee sidii qof Qudus xoreeyay isu bogaya! Waxa maalintii bisha Sebtambar 24ka ahayd, sannadka 2006, bogga sumaddiisu tahay www.radiolaascaanood1.com soo dhejiyay fiidyow cinwaan looga dhigay; “jidhdilka iyo foolxumada ka jirta xabsiga Hargeysa oo argagax leh daawo falka lagula kacay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil.†Fiidyowgan oo sheekadiisu imika gaadhay mashriq iyo maqrib waxa aan daawaday afar jeer. Aniga oo ka talo qaadanaya maahmaahda ah; “Muslinow run sheeg, Muslinowna run uga qaado†ayaan doorbiday in aan idinla wadaago xogta iiga iftiintay sawirka, oo u muuqata mid ka dhuumatay dad badan oo fiidyowga daawaday oo sidii midhaha darayga ku liqay wixii meesha ku jiray. Waxa aan marka hore afeef ka dhiganayaa in aan qoraalkaygu ku socon Shiikha la magacaabay iyo xaaladdiisa, xabsi iyo xor ka uu yahay, islamarkaana aanan gudagelayn rikoodhka iyo raadadka xuquuqda qofka ee xukuumadda Somaliland, taas oo ah sida aan qabo mawduuc kale oo ballaadhan oo dood kale lagaga hadlikaro. Waxa keliya ee aan jecelahay in aan daaha ka qaado Fiidyowga bogga www.radiolaascaanood1.com faafiyay iyo nuxurkiisa, run iyo been ka uu u eg yahay. Fiidyowgu wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah:- Waraysi iyo Jidhdil 1. Waraysiga: Fiidyowgu wuxuu ku bilaabmayaa waraysi lala yeelanayo nin soo fadhiya oo gashan funaanad gamco go’an iyo macawis. Ninku wuxuu fadhiyaa qol u eg mid aan si fiican loo talbiisin, meesha wax gogol ah oo ka muuqataa ma jiraan aan ahayn buste dhulka ku goglan oo ninku ku dulfadhiyo. Waxa aan malaynayaa in meesha afar qof joogaan, mid waa ka kamaradda haya, labana laba rikoodh oo yaryar ayay bidix iyo midig ka soo taagayaan oo hor hayaan ninka afraad oo ah kan wadaadka lagu tilmaamayo. Ninku wuxuu u muuqdaa in gamcaha iyo addimaddu isku xidhan yihiin, marka hore qaarkiisa hoose lagu tusimaayo. Waxa aad arkaysaa laba gamcood oo dhinacyada ka soo taagaya rikoodho yaryar oo kuwa wariyayaashu adeegsadaan u eg. Weydiimo aan qaabaysnayn oo mawduucyo kala duwan marba mid u boodaya ayaa ninka lagu boobayaa, muxaadarooyin baa wax laga weydiinayaa, Itoobiya, Maraykanka oo masaajid gudihiisa wax lagaga sheegay, shirar la leeyahay waxa aad la yeelatay SNM iwm. Ninka dhinaca bidixda rikoodhka ka soo taagaya ayaa mar aad ugu soo dhowaanaya ninka wax la weydiinayo oo madaxa korkiisa gacantiisa bidix ka saaraya. Mar buu ninka wax la weydiinayaa u muuqdaa nin weydiimaha qaarkood maad ula ekaadeen oo uu qoslayaa, nin aan filayo inuu yahay ka kamaradda haya ayaa xusuusinaya in aanu qoslin, isaga oo u muuqda in lagu qabtay ayuu qosolkii iska bi’inayaa, se waad garanaysaa inuu isku hayo inuu qoslo. Halkaas marka ay marayso sida aniga ii baxday waxa qofku helayaa xog ugu filan inuu kala saaro maad iyo murugo midka meesha ka socda. Waxa nimankii ninka wax weydiinayay ku wargelinayaa in imika waraysigii habeen loo beddelayo. 2. Jidhdilka Jidhdilka waxa samaynayaa isla labadii nin ee waraysiga qaadayay. Ninka dhinaca midig rikoodhka ka soo taagayay waxa gacantiisa midig imika ka muuqda wax suunka labku dhexda ku xidho u eg, ninkii dhinac bidix rikoodhka ka soo taagayay isagu wuu faramadhan yahay, aan ka ahayn rikoodhkii. Si qaab daran ayaa qaylo iyo laad iyo dhirbaaxo ninka loogu bilaabayaa, ninkii suunka haystay ayaa meel ninka dhinaciisa bidix ku beegan oo dhulka ah si xoog ah suunkii ugu dhifanaya. Dhammaan gamcaha iyo lugaha ninka lagu fiiqayaa inta badan taabanmaayaan ee way u dhowaanayaan, marka ay taabtaanna waad garanaysaa in aanay waxba yeelayn. Waxa kuu muuqanaysa aragti shaki leh, ninku wuxuu metelayay inuu xidhan yahay oo labada gamcood iyo labada addin silsiladi isugu xidhan tahay, mar horeba gacantiisa bidix way dhuunsatay oo waad arkaysay inuu si hawl yar meeshii uga saaray, imika se labadii gamcoodba way furan yihiin oo wuxuu metelayaa nin isaga dhigaya nabarrada ku soo socda. “Waxaad doonaysaan baan idiin saxeexayaaâ€, hadallo ay ka mid yihiin ayuu odhanayaa. Mar baad dareemaysaa iyada oo kaftankii laga daalay oo ninku caadiga isaga soo fadhiistay. Ninkii dhanka bidix ka xigay ayaa rikoodhkiisii yaraa ka dhigaya laydh ninka lagu dhejinayo oo qoorta kaga macmacaya. Si fudud oo aad mooddo in lagu ballamay ayuu dhinac midig isugu tuurayaa. “Laydhka iga daaâ€, iyo hadallo noocaas ah ayuu odhanayaa. Marka ay dhacdada oo dhammi soo gebagebawdo waxa aad maqlaysaa hadallo aad ka fahmayso, “Soo kici, ina keenaâ€. Nuxurka sheekada: Sheekada fiidyowga ku duuban waxa iiga soo baxay in ay tahay macmal, weliba ay sameeyeen dad aad u farsamo xun, waxa ay ka tageen oo ilbidhiqsi kasta oo fiidyowga ah ka muuqda raadad aad u tiro badan oo xitaa aniga oo aan weligay cid wax baadhaysa arag sida dayaxa iigu muuqday. Waxyaabaha marka hore sheekada dhab ahaanteeda tuhunka kaa gelinaya waxa ka mid ah qaabka weydiimaha loo weydiinayo iyo nuxurkooda, waxa aad mooddaa niman siyaasi waraysanaya oo ra’yigiisa weydiinaya, xitaa qaabka ay isu dhigeen waxa ay u muuqdaan yaryarka bogagga usoo warrama. Waxa kuu baxaysa in sheekada la sii dhisay, mar baa nin u eg kan kamaradda hayaa weydiin dhiibanayaa loogu talagalay in lagu baadho sida ninku u arko xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya dadka walaalaha ah, sida uu hadalka u dhigayo, ee Itoobiya iyo Somaliland. Ninka la waraysanayo su’aashaasii si kale ayay ugu dhadhammaysaa, wuxuu odhanayaa; “Waa dad xaqooda u dagaalamaya†isaga oo ka hadlaya dadka Soomaaliyeed ee ay Xabashida ishayaan. Waxa iyana ciyaar ah silsiladda iyo qaabka ninka loogu xidhay. Waxa maqan habayaraatee dirays ciidan iyo hub nooca uu doono ha noqdee. Rikoodhkii wax lagu duubayay ayaa laga dhiganayaa aalad laydh oo wax lagu gubayo. Mararka ugu ciyaalsan ee cidda fiidyowga samaysay kaftankooda munaafaqnimo debedda soo dhigaysaa waa marka ninka jidhdilka khiyaaliga ah lagu samaynayo, waxa aad arkaysaa cag nin weyn oo kolba dhulka bac lagaga siinayo iyo nin kale oo weyn oo aan weligii meel wax lagu metelayo arag oo lagu yidhi iska dhig nin la dilayo. Addimada laga girifgirifsiinayo iyo farsamoxumadoodu waxa ay i xusuusisay dagaalkii qaraamiga ahaa ee Basbaas iyo Huryo(AUN) dhexmarijiray. Weli sida Basbaas islaantiisa laad uu uga tudhayo dhuuca ugu geliyo ma aragtay? Tiisu waa jilaa dhab ah, se ta halkan ku duubani waa tu jilaa khibrad yare ahi macmalay. Qosolka ninka la jidhdilayaa la dhoolacaddaynayo ayaa iyana muujinaysa raad kale oo ay seegeen in ay ka digtoonaadaan dadka fiidyowga sameeyay, nin kale ayaa is odhanaya ka saar dhiidhiga jilaagu galay oo odhanaya, “Ha qoslinâ€, taas oo aan waxba tarin khashiinnimadoodii oo ay sii caddayso mooyaane. Dhammaadka sheekada ayaa iyana lagala soo bixikaraa in nimanku ay wada socdeen oo waxa meesha ka socda isla ogaayeen, sida ninka kamaradda duubayaa u odhanayo ina keena iyo sida ninka la metelayo in la jidhdilayaa ugu hinqanayo inuu soo kaco ayaa tan ka markhaati furaysa. Gebgebo: Ujeeddada iyo faa’iidada qof uga fadhiyo inuu kasbado samaynta fiidyowgan kama warramikarro, waa se oo keliya aynu mutuhinkarraa, waxa se aan shaki ku jirin oo cad in fiidyowga iyo sheekaduba yihiin been abuur ay samayntiisa ka muuqato taxaddir la’aan, aqoon gaabni dhinaca farsamada, isku dubbaridka iyo maaraynta ah, se ku talagalka dhaawac iyo aafada lagu wado inuu geystaa waa mid baaxaddiisa iyo fidnadiisa leh. Cabdillaahi Cawed Cige, edleh@hotmail.com Liverpool UK
  3. Kuwaa radio lascanood cuqdad bey qabbaan cuqdad qabiileed ba haysa
  4. BUUUBA PPPL READ THIS Gaal ahow ama Muslim ahow Somaliland ma aha wax laga noqonaayo taasna niyada gasho oo waligaa ha sii dayn. Posted by: qaran Somaliland ma aha wax ay badali karaan ama wax ka khuseeyaan shaqsiyaad ama dad isku sheega in ay yihiin maxkamado islaami ah, mana aha meel ay matalaan qof iyo laba meel cararaa oo iyagu hadba meel dhusleeya, Somaliland waa mabda ay goosteen umada reer Somaliland kana adag ka ay ku dagaalamyaan dadyowga isku haysta wixii la odhan jiray koonfurta Somaliya hadan ah Somalia. Somaliland waa mabda muqadas ah waa wax aan dib looga laabanynin, waana lagama hadlaan iyo lama taabtaan, waana been cad oo an sal iyo raad lahayn hadii la isugu sheekayay magaalo heblaayo ayaa nala socota, ama qabiil hebel ayaa taageersan maxkamadaha Islamiga ah oo aan anagu naqaano. Jabhada la dagaalanka qab qablayaasha Koonfurta Somaliya ama sida aad isu taqaanaan maxaakiimta Islaamiga ah. Waar yaa gaalo ah?. Somaliland waxa ay soo martay maraxalado kala duwan, oo runtii mid waliba xusid mudan in wakhti laga sheekeeyo waayaheeda, hase ahaatee waxa lagu faanaa in ay mid walb goonideeda ugasoo gudubtay, mana jeclin in aynu dib ugu laabano wixii tagay soo fadh -fadhno, laakiin waxa xusuusin inaga mudan in ay reer Somaliland meel u taalo difaacida iyo adkaynta nabadgalyda xiliga ay timaado in lagu soo safaado jiritaanka iyo qadiyada Somaliland, taasi oo loo soo maray in loo daadiyo dhiig, xataa aan loo ogolaan in uu dalka ku noolaado ama ku dhex tax taxaasho qof siyaasi ah oo ka soo hor jeeda qadiyada Somaliland, waxa kale oo ah wax cadawga Somaliland loo sheego in ay Somaliland maanta ka soo gudubtay beelaysi iyo in la kala qo qobo, waxa wax lagu faano ah in aanu leenahy awood aanu ku difaaci karno wax kasta oo lid ku ah jiritaankayga. Wax aanu xasuusinaynaa cadawga Somaliland in aanu ku taageersanahy in ay dadkooda iyo dalkooda iyo aayahooda ka tashadaan, isla markaasna bad baadiyaan dadkooda iyo dalkooda, hase ahaatee sinaba uguma raacsanin in ay kalmad aflagado ku ah jiritaanka Somaliland ay ka soo baxdo, mana aha wax loo dul qaadan karo, hana u qaadan raga calooshooda u shaqaytayaasha ah ee ka soo jeeda Somaliland ee hoostiina xaabaaya in ay yihiin qaar umad ama dadkooda matala ee waa qaar muxubo naagood leh, ha noqdaan siyaasi ama wadaad ama wamiin iyo waxa aad u taqaanoba ee aad ugu yeedhaan idinku. Waxa aan idiinku soo gabo gabaynayaa dhamaantiin intiin aha cadawga Somaliland. Ama gaal ahow ama Muslin ahow anagu waanu tashany waxa aanu nahay dad la laabtay xornimadoodii ay sida qaldan u keeneen 1960kii ama diid ama doon wax cid looga fadhiyo ma aha waxa aanan idin leenahy baabacdaas miyay timo ka soo bxi? Somaliland gooni isu taageeduna waa sidaas oo kale mana aha wax dib looga
  5. http://en.wikipedia.org/wiki/Image:Somalia_Sep24-2006.gif
  6. Thats how we deal with terorist war sheeg war sheeg war sheeg
  7. aND your point is i said its crazy if you claim land by Etnicy and tribe rayaale can claim the holl off jabuuti becous just his tribe lives there and his clan gote almost 30 wassiers in Djbouti its enough to claimm inne
  8. Why do you like the mad mullah so mutch he killed ppl other tribes that where not his clans members he took camels by force He brought his own style of daariqatal saalixiya And he wassent even from somalia he was from Somali galbeed Ethiopia he doesent deserve this credit Its good that the war lords have taken his STATUE from mogadisho
  9. I RATHER LIKE FAYSA CALI WARAABE WHEN HE SAYS DIIN MUDUG LUGU SOO SAMAEEYE ANAGA LA NA BARREY MAYOO ANAGU REER BANI HASHIM AAH FAYSAL RAGGEEDI
  10. Somalilanders will go verry far for there recognition i still dont see why somalia is holding and sayng lets stay one we the ppl have chosen our own respect that and u will find peace 2
  11. John wayn i tottaly agree they have probably a wadaado mishon just like when arab wadaads visit eacother from lebanon to libiya
  12. yes i suport Ethiopia as a federal state I Suport my somaliland as wel as my Djbouti May allah help uss 2 divide our selfs
  13. CIIDAMO KA TIRSAN MAAMULKA PUNTLAND OO LAGA QAADAY JIIDA HORE waxaa galabta laga qaday ciidan gaadhaya shanboqol oo askari jiida abeesalay, ciidankan ayaa laoo wadaa magaalada gaal kacayo yadoo lagu badalayo ciidan fadhiya magaalada gaalkacayo oo loo wada xarunta dawlada taagta daran ee imbagaati,hadaba markay kabaxayeen ciidan kani magaalada laasacaanood, ayay dad ku ku sagootiyeen cay iyo dhagax tuur. waxaana kamid ahaa halku dhigyadii dad ku lahaa dooni mayno gaajo land , doonimayno puntland, doonimayno dhiigmiirato, iyo erayo kaloo badan iyo hadhacdo puntland iwm. taas oo ka tur jumaysa in shacab ka reer sool rabin maamulka puntland, hadaba dad la soo xidhiidhay shabakada wararka ee sooyaal ayaa noo sheegay inay ku farax sanyihiin kabixitaanka ay kabxeen ciidanka puntland magaalada, waxaana kamid ahaa dakaa cuqaasha , dhalin yarada iyo arday. waxayna ugu baaqeen in maamulka puntland uu isaga baxo g/sool. dhinaca kalena waxaa galabta is ka horimaad rabshado wataa ku dhexmaray dhaliyaro iyo ciidanka bilaysaka ee maamulka tamarta yar ee puntland waxa uuna is ka horimaad kaasi kadhacay xaafada jaamalaaye ee magaalada laasacaanood,halkaa oo ay dhalinyaradu ku gubeen calanka maamulka puntland oo ay meelkasta ka taageen calanka sharafta badan ee j/somaliland. dhalin yaradan oo lasoo xidhiidhay xafiiska sooyaal ee laasacaanood ayaa sheegay inay sii wadi doonaan halgan kooda ilaa iyo inta ay ka baxayaan malayshiyada taagta daran ee puntland g/sool,waxaana saaka lagu qoray meherad kasta oo ku taala magaalada laasacaanood qoraala kadhan ah maamulka puntland qoraaladaas o ay kamid ahaayeen cade hadhaco jareer ku hadhaco iyo puntland ha dhacdo. waxaana baryahan danbe soo badanayey dadka diidan maamulka puntland ee ku sugan g/sool. wariye axmed maxamed yuusuf. laasacaanod sooyaal. Date: 2006-09-27 Readed 219 Times
  14. aahahhaha all these woman are protesting its funny about what are they protesting
  15. your sick waleh waleh i just suport my country no secsonist or whats so ever man
  16. thats how they call it i just say it 2 u no worry Ciid aniga somalinimadayda ku weydiin mayso adeer marka halka noo fadhey
  17. haahah i mean ahmed gurray amhaarina tigrinya somaligina oromigina gambeelina I dont know if u want 2 add us somalilander 2 the Ethiopian kingdom if you do why not u heard faysal cali waraabe my uncle he said wiilka ku dhashay adiss ba iga dhow ka ku dhashay mogadisho so your right
  18. And that means explain becous i dont know these ppl and its ramadan been ku sheegi mayoo
  19. Not realy becous i am not from there i dont get u say i love amxaaro but u suport this yusuf goverment who lick amxaaro *** 24/7 i am just a hard working Somalilander from Belgium And these days there are no amxaar leading Ethiopian goverment waa nimman tigre la yidha u stuck in the time when Emeporor haille sellesie was Emperor off Abbesiniya
  20. i dont know those names u named but i am just sharif its the truth claimin land on etnicay thats great it doesent matter the jsl army are inside sool and are taking care those infedels