Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. alle uu baahen Ethiopia iyo tigray waxaad ku nacaseyd ball iisheeg maxa kugu sameeyen aniga uu nin beelaha somaliland uu dhashay ah wax ba imey jeeliin laakin diyaarad somaliyeed uu nin somali uu waddo baa magaaladadii burburiye marka tigrey angia wax ba ii muu jeeleyn Dadki haan ka dhashay eeh reer bani hashim jacfar ibn aby thalib awoowgey walaalkey cali ibn abu thalib na wey uu soo tallaaben ardu al habasha boqor tigre aah ayaa nabad galiye ma fahantay Somaliland is qarran sxb qabil maha wadaad surwaal gabaan na xidhan wala xiidhaya u walley ba wala jidh diiliya haduu xukuumada wax ka sheego
  2. i heard barre hirraal is on his way with his milita could this be true that this rabshado is a welcome 2 his arrival
  3. If he was reer hargeysa wey uuu dhamaadtay if he was reer mogadisho wey uu dhamaadtay he will be jaild But i like the imaam in hargeysa in mosqe in hawaadle region of hargeysa he anti courts the imam in hargeysa And thats what the the journalist was tapeng on tape But we also so know that this guys who is arrested doesent have any license to be a journalist in Somaliland
  4. Kismaayo (PP) - Wararka ka imaanaya Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda Maxkamadaha Midoobay ayaa waxay sheegayaan in meel u jirta 30-km uu soo gaaray Barre Hiiraale oo wata Malleeshiyooyin aad u fara badan. Warka ayaa intaas ku daraya in Col. Barre Hiiraale oo ah Wasiirka Difaaca Soomaaliya uu qorsheynayo inuu weerar ku qabsado Degmada Kismaayo mar kale, waxaana magaalada uu isaga baxay 24-kii bishii la soo dhaafay kaddib markii ay kaga yimaadeen dhanka Maxkamadaha Hanjabaado ah inay dagaal ku qabsan doonaan Magaalada Kismaayo. Xubin ka tirsan Maxkamadaha Midoobay oo ku sugan Magaalada Kismaayo kulana hadlay ragga wararka fidiya gudaha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaysan qorsheynayn ka maxkamad ahaa inay dagaal galaan, balse ay doonayaan inay wax walbna ku dhameeyaan nabad iyo wadahadallo. Warar hoose oo ay Puntlandpost ka helayso dhanka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in xubnihii hore ee isbahaysiga oo ku haray Magaalada Kismaayo laga cabsi qabo inay dagaalka uu wado Barre Hiiraale ka qaybgalayaan, waxaana wararku ay sheegayaan inay Xubnaha Maxkamadaha ee ku sugan Kismaayo waardiye ka hayaan xubnahaas oo uu ka mid yahay xoghayihii Maaliyadda Jubbooyinka. Sidoo kale Malleeshiyooyinka Maxkamadaha ayaa waxaa la sheegay inay ka soo baxeen Degmada Bu'aale ee Gobolka Jubbada dhexe halkasoo ay gaareen goor dhaweyd, waxaana ka soo bixitaankooda lagu sheegay inay tahay kulaalidda la soo kulaalay Kismaayo
  5. We the somalilanders we belive in somalilandnimmo We dont care about Somalinnimo that is something for somalis As for sh ismaacil the guy is a somaliland cleric he is not one of those hutuz so there for he is one of uss let our prisinors be ours oke
  6. We the somalilanders we belive in somalilandnimmo We dont care about Somalinnimo that is something for somalis As for sh ismaacil the guy is a somaliland cleric he is not one of those hutuz so there for he is one of uss let our prisinors be ours oke
  7. yes good for somali unity no puntland jubbaland state and banadiir land somalia be one country good But lets respect our colonial borders they have with Somaliland And Ethiopia and kenya
  8. good one somaliland waa muqadas under the flag of the shahaada
  9. a verry bad danbii calling the family of the prophet gaalo but what does she know primitieve somalis
  10. HE IS BACK THE GUY SAID I WAS VISITING MY WIFE WHATS WRONG WITH THAT
  11. Dont worry general duke the first thing the courts will do is go 2 galkacyo So we have enough time 2 mobilize
  12. This is guy is crazy he think i am an Ethiopian let me tell me you something Ethiopians dident bomb my citys rape our woman treat uss like dogs The Ethiopian army dident beat uss up just becous we where not from the same tribe as the leading goverment Yet Ethiopians said up refugee camps eventhough those where lands somalis used to live and local somaliland tribes used to live there but they payd the money for it Soo this somaliland idea is not Ethiopiand idea other wise they would recognize somaliland but they dident
  13. Ziyaaras are not haraam we do not belive in holy men but there are so calt aawliyo ppl visit there graves also the ashure is off limit for them the wahabis and the mole ta nabii The ziyaaras for instance we will never give that up we do that centry Ziyaarada sh isxaaq walugu dhiga hargeysa ziyaarada nabbi maxammed wala dhiga iyada na ziyaarada imam cali iyo imam xusseyn waanu dhigna iyadana When u go saudi arabia i went there whats the diffrence u go 2 prophet muhammad mosqe in medina and they tell u give this aw ghadke le dhor rayal and then u can visit the tomb of the prophet and abu bakr al sadiq and cumar ibn khatab so whats the diffrence u see Another issue is when u pray those surwaal gabaan bois say u cant say us salli farasataalat casri atham akumula arbaca raqacatii They say dont say that just salaadda xidho And last one is we do the salwaata nabbi ammaan awliyo amaan imam amanan they forbid that
  14. Thats how we deal with terorist So if indahcadde soo farre galliyo somaliland we gonne do the same
  15. Daallo Airline oo laga joojiyey inay ka hawl gasho Puntland {Bosaaso}30-09-06 Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in digreeto ka soo baxday xafiiska madaxwayne ku xigeenka Puntland ahna ku simnaha madaxwayanaha lagu mamnuucay in diyaarada Daallo Airline aanay ka soo dagi karin garoomada diyaaradaha maamulka Puntland. Digreetadani oo soo baxday maanta ayaa waxaa ku qoranaa in wixii maanta ka danbeeya aysan diyaaraddaasi ka soo dagi karin gobolada Puntland. degreetadan oo saxaafada la soo gaarsiiyay ayaa waxaa ku xusnaa in shirkadda Daalo ay doonaysay in ay magaalada Baydhabo ka soo qaado Xilldhibaan Cismaan Xasan Cali (Caato) ayna keeni lahayd magaalada Gaalkacyo si uu maxkamad islaami ah halkaasi ugaga dhawaaqo. Madaxda shirkadda Daallo ayaan iyagu wax hadal ah ka soo saarin joojinta la joojiyey shirkadooda iyo iyadana eedayta kale ee sheegaysa inay soo qaadi lahaayeen Cismaan Caato si uu halkaas maxkamad ugaga dhawaaqi magaalada Gaalkacayo. Waxaa isna dhiniciisa wax war ah ka soo saarin Cismaan Xasan Cali (Caato) oo la sheegay inuu isagu maxkada kaga dhawaaqi lahaa magaalada Gaalkacayo. Magaalada Gaalkacayo ayaa maxaakiimtu isku dayeen inay geeyaan nadaamka maxkamadaha waxaase arintaas hor istaagay maamulka Puntland oo kaashanaya Cabdi Xasan Cawaale Qaydiid oo horay xamar looga eryey iyo ciidamo Ethiopian ah. News Desk WidhWidh Online Soo there is conne be an islamic court in galkacyo
  16. Maxa ka assal aah dee markay maxkamadu yidhahaan ziyaaradu wa xaraam nimankan reeer burco sh cumar iyo sh isxaaq iyo sh muse bey zo ziyaartaan iyaku 10 landcruiser isku dabba eryaya gobolka sanaag
  17. Then we will show them a war its gonne be the war muhammad used to talk about in islamic times in the six centry when the great war happends in ardu al habasha yama all diin is close
  18. this flag issent needed no more Somaliland is gone Djbouti is gone nfd is not comming back thanks 2 siyaad barre who sing the documents that somalia will never claim back NFD Somali galbeed well what can i say somalis tryd 2 times one 1973 and again 1977 both lost So only italian somalia is left and even italian somalia is divided into courts controld provinces and the puntland administration
  19. Barre hiiraale his tribes thought he was a reincarnation of muhammad siyaad barre
  20. Barre hiiraale his tribes thought he was a reincarnation of muhammad siyaad barre
  21. Allah protects somaliland and we the bani hashims are not afraid we will deal with those moryaans as the terorist they are buncha wahabis