Sharif_seylaci

Nomads
  • Content Count

    450
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharif_seylaci

  1. Hey actually whe where qarrandummis we wanted 2 destory somalia becous we knew we where going 2 be independent and u see today when we left the building in somalia it was doomd 16 peace confresses ceeb ya tacaal and this migbigaat in kenya also wey fashilantay soo keep it that way all u have 2 know we where qarrandummis there for we had our way and we are always sucsesfull
  2. It is borame i have bin there 2005 i can confrorm it why would i put something else on it that picture is also borame but thats behind the mountans plus that pictur was taken 1970 and this was taken 2005 i have a website u can see http://www.world66.com/africa/somaliland/lib/gallery/showimage?pic=africa/somaliland/copy_of_borama see it your self
  3. Wefti Ka Socda Shirkadda Shakigu Ku Gedaaman Yahay Ee Sougueta Engineering Oo Dalka Soo Gaadhey Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 14 October, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Somaliland.org) – Waxa galabta ka soo degey gegida Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa wefti ka kooban saddex nin oo la sheegay inay ka socdaan shirkad Jarmal ah oo maalgashi ku samaynaysa Somaliland. Saddexdaa nin waxa la sheegay inay ka socdaan shirkad lagu magacaabo Sougueta Engineering oo uu Madaxweyne Riyaale sheegay dhowaan inuu la soo saxeexday Heshiis maalgashi oo ay ku baxayso lacag dhan 250 ilaa 300 oo Milyan oo Doollar, meelaha ay maalgashanayaana – sida uu sheegay – ay ka mid tahay Wershed Shibidh, Dhuxul-dhag koronto laga dhalinayo iyo soo-saarista Macdanta loo yaqaano Gypsum. Saddexdaa nin oo ay Madaarka ku soo dhoweeyey Wasiirka Wershedaha, mudane Maxamed Saleebaan iyo Wasiirka Qorshaynta mudane Cali Ibraahim Maxamed, waxay weriyayaasha u sheegeen in ay u socdaan sahaminta saddexda Mashruuc ee shirkaddoodu maalgelinayso. Weftiga oo la weydiiyey lacagta ku baxaysa saddexdaa mashruuc inta ay noqonayso, waxa ay sheegeen in ay ku xidhan tahay sahanka ay iminka samaynayaan waxa ka soo baxa, balse aanay iminka cayimi karin adduunka ku baxaya. Shirkada Sougueta Engineering ee ay ninkaasi ka socdaan ayaa shaki weyn la geliyey jiritaankeeda iyo xaqiiqada heshiiska Madaxweyne Riyaale sheegay inuu la saxeexday. Mar arrintaas wax laga weydiiyey, xubnaha weftigaasi waxay sheegeen in aanay taas iminka ka jawaabayn, waxayna su’aashaas ka muujiyeen cadho. Intaas kadibna wasiirka Wershedaha ayaa joojiyey waraysigii weriyayaashu qolka VIP-da kula yeelanayeen weftigaas. Waxa kale oo ay diideen inay weriyayaasha siiyaan magacyadooda iyo masuuliyadaha ama xilalka ay ka hayaan shirkaddaas ay ka socdaan. Bariga magaalada Berbera ayaa ka mid ah meelaha la filayo in weftigaa lagu sheegay Jarmalka la soo mariyo si ay u soo sahamiyaan. Maalmahan dambena waxaa deegaanadaas bariga Berbera laga dareemayey dhaqdhaqaaqyada dad xukuumaddu u dirtay iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan oo loo malaynayo inay u gogolxaadhayaan weftigan. Dadka deegaanka Bariga Berbera ayaa iyaguna dareen weyn ka qaba dhaqdhaqaaqyada xukuumadda ee ku wajahan deegaankaas xeebta bariga Berbera. Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa.
  4. Wefti Ka Socda Shirkadda Shakigu Ku Gedaaman Yahay Ee Sougueta Engineering Oo Dalka Soo Gaadhey Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 14 October, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Somaliland.org) – Waxa galabta ka soo degey gegida Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa wefti ka kooban saddex nin oo la sheegay inay ka socdaan shirkad Jarmal ah oo maalgashi ku samaynaysa Somaliland. Saddexdaa nin waxa la sheegay inay ka socdaan shirkad lagu magacaabo Sougueta Engineering oo uu Madaxweyne Riyaale sheegay dhowaan inuu la soo saxeexday Heshiis maalgashi oo ay ku baxayso lacag dhan 250 ilaa 300 oo Milyan oo Doollar, meelaha ay maalgashanayaana – sida uu sheegay – ay ka mid tahay Wershed Shibidh, Dhuxul-dhag koronto laga dhalinayo iyo soo-saarista Macdanta loo yaqaano Gypsum. Saddexdaa nin oo ay Madaarka ku soo dhoweeyey Wasiirka Wershedaha, mudane Maxamed Saleebaan iyo Wasiirka Qorshaynta mudane Cali Ibraahim Maxamed, waxay weriyayaasha u sheegeen in ay u socdaan sahaminta saddexda Mashruuc ee shirkaddoodu maalgelinayso. Weftiga oo la weydiiyey lacagta ku baxaysa saddexdaa mashruuc inta ay noqonayso, waxa ay sheegeen in ay ku xidhan tahay sahanka ay iminka samaynayaan waxa ka soo baxa, balse aanay iminka cayimi karin adduunka ku baxaya. Shirkada Sougueta Engineering ee ay ninkaasi ka socdaan ayaa shaki weyn la geliyey jiritaankeeda iyo xaqiiqada heshiiska Madaxweyne Riyaale sheegay inuu la saxeexday. Mar arrintaas wax laga weydiiyey, xubnaha weftigaasi waxay sheegeen in aanay taas iminka ka jawaabayn, waxayna su’aashaas ka muujiyeen cadho. Intaas kadibna wasiirka Wershedaha ayaa joojiyey waraysigii weriyayaashu qolka VIP-da kula yeelanayeen weftigaas. Waxa kale oo ay diideen inay weriyayaasha siiyaan magacyadooda iyo masuuliyadaha ama xilalka ay ka hayaan shirkaddaas ay ka socdaan. Bariga magaalada Berbera ayaa ka mid ah meelaha la filayo in weftigaa lagu sheegay Jarmalka la soo mariyo si ay u soo sahamiyaan. Maalmahan dambena waxaa deegaanadaas bariga Berbera laga dareemayey dhaqdhaqaaqyada dad xukuumaddu u dirtay iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan oo loo malaynayo inay u gogolxaadhayaan weftigan. Dadka deegaanka Bariga Berbera ayaa iyaguna dareen weyn ka qaba dhaqdhaqaaqyada xukuumadda ee ku wajahan deegaankaas xeebta bariga Berbera. Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa.
  5. Borame looks good city is growing i have bin there 2005 going in december again
  6. <img src="http://www.saaxil.net/berbera/z2.JPG " alt="" />
  7. Yes nuune i wish the man who made that painting would put rayaale in there 2 and all those ****** who contrubuted the torture of my ppl But al cleric in hargeysa once told the ppl every where the The eheyle al beyt will be hated. And we can not help that only what can we do is defend and fight for our country somaliland general duke cigaal was in jail siyaad barre injaild him when he gote out He saw somaliland and the snm where having problems so he said my tribe has chosen me 2 be your leader and every one exepted him he was our greatest men But cigaal was aware of that somaliland would be the he was the first president of somaliland 1960 state of somaliland when the english left somaliland he was even the guy who said lets wait 40 days before we make union with somalia. And he was aware of the coup the tried to make somaliland independent again 1962 it faild. But we never stopt our dream mashallah today we have our country in peace our flag president currency and future with out ppl of somalia It aint it great listen me if some tribes in westeren somaliland and easteren somaliland where with the leading goverment of siyaad barre we are gonne fight them are u mad u think we are gonne led them go. We went into borame qacanta baanu ku qabanay then snm kolonel abdrixman aw cali his tribe was being showen the power snm has in the north Also we did the same in sool we went in 2 lascanood in 1993 a eid day and when we did couple killings there we went out thats all They where suporting somalia and we where fighting somalia and if they ever try 2 disturp our peace we will fight them again simple as that.
  8. Walahi i cant wait for this battle my great grand father muhammad the prophet predecit When the great war happends in ardu al habasha The qiyaama is near Actually we can beat any army we dont need 2 play the Ethiopian card like somalia goverment based in bay We can do it on our own we demoleshd Somali national army the 3th biggest in africa Now we can deal with some ********* terorist who converted in islam today Myabe they dont know but we where the first that brought islam 2 the horn so also 2 the clan courts i see them as united islamic courts meaning the old usc of the rebbel group of aided _______________ Jooji caayda, baliis. [ October 14, 2006, 23:28: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  9. At least we releast Zamzam so they gote 2 releas this one 2
  10. Hye listen dude siyaad barre used airplanes becous he coudent stop us he even hired South african pilots becous he coudent stop us When the first time we invaded Somaliland 1987 he coudent take it so later he bomb it 100.000 ppl lost there lifes acording 2 human right organaisation and 300.000 found refugee in Ethiopia and Djbouti Few of the mujaheed The last one was a kolanal That libarated Goday Somali Ethio city in Ethiopia And he was abanduulaha ciidamada shebeelooyinka But when he saw that the somalilander where needing him he joind his brothers Its the same guy Gaani held in his prisoin When gaani was mockin sh isxaaq when this guy ina askar said tallahi yaa sh isxaaq Other Snm soldiers libarated him other wise he would be excuted in mogadisho after they showen him 2 siyaad barre
  11. Bu`aale:(War Dag-Dag ah) Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo qarka u saran in ay gacanta ku dhigaan degmada Bu`aale iyo Kismaayo oo ay soo faaruqiyeen ciidamadii maxakmadaha. Axad, October 08, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Bu`aale (AllPuntland)- Boqolaal ka tirsan ciidamada ka amar qaata wasiirka Gashan dhiga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan shire (Barre Hiiraale) ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen deegaanno badan oo hoos yimaada gobolka Jubada Dehexe. Ciidamada Col. Barre ayaa waxa ay haatan ku sugan yihiin meel 50Km u jirta magaalada Bu`aale ee xarunta gobolka Jubada Dhexe, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan maxakamadaha magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoonyahay oo aannu ka helnay magaalooyinka Baardheere iyo Kismaayo ayaa waxa ay inoo cadeeyeen in ciidamo kala duwan oo ka tirsan malayshiyooyinka qaar ka mid ah beelaha ku dhaqan judaha gobolka Jubada Hoose oo taageersan Col. Barre Hiiraale ay iyana ku sugan yihiin meel 30 KM u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dhamaan tiknikadii dagaalka ee maxkamadaha ayaa waxa ay soo baneeyeen magaalada Kismaayo, marka laga reebo 5 gaari oo ah nooca dagaalka oo ku hartay gudaha magaalada Kismaayo. Ciidamada kala taabacsan Col. Barre Hiraale iyo Maxkamadaha ayaa waxa ay isku soo wada bandhiganayaan awoodahooda ugu danbeeyay iyada oo gulufka colaadeed laga dareemayo dhamaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka. Wasiirka Gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya ayaa isagu waxa uu haatan ku sugan yahay magaalada Baardheere halkaaso uu wali ka wado aruurinta malayshiyooyinka kala duwan oo uu ku doonayo in uu ku gaaro magaalada Kismaayo. Mar aynu la xiriirnay madaxda maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay wax hadal ah ka bixiyaan halka ay xaaladdu marayso. Wixii ka soo kordha dagaaladaasi kala soco AllPuntland.com. M. J. Koronto AllPuntland Related Articles
  12. War deg deg ah Sahankii Barre Hiiraale iyo kii Maxaakiimta oo isku fara saaray degmada Saakow Warkii 08-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush War deg deg ah oo hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in sahankii ciidamada Barre hiiraale iyo kii maxaakiimta ay fooda isku dareen meel wax yar u jirta degmada saakoow ee gobolka J/dhexe .. Maleeshiyooyin daacad u ah Barre Hiiraale ayaa waxa ay ku si qeeyn dhinaca degmada Saakow ee gobolka J/dhexe, ka dib markii shalay ay ka ambabaxeen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo… Dhinaca kale waxaa ilaa xalay ilaa hadeer ka soo baxay magaalooyinak Mogadishu iyo baydhabo gurmad ciidan oo aad utirabadan kuwaas oo oo dhamaantood ku soo wajahan gobolada jubooyinka .. Maleeshiyada barre hiiraale ayaa waxaa kala hogaaminaya Col: Fara tag iyo col; tima jilic , halka ay maleeshiyada maxaaklimta ka hogaaminayaan Aadan cayrow.. Guud ahaan xaalada gobolada jubooyinka ayaa ah mid aad u kacsan iyadoo laga baqa qabo in saacadaha soo socda ay fooda is daraan ciidamada barre hiiraale oo ay taageerayaan ciidanka dowlada federaalka iyo ciidanka maxaakiimta ku sugan jubooyinka oo ay taageerayaan gurmadka uga imaanaya Mogadishu … Col; Barre aadan shire hiiraale wasiirka gaashaan dhiga dowlada federaalka Somalia ayaa la xaqiijinayaa inuu isagu wali ku sugan yahay degmada baardheere halkaas oo uu ujoogo abaabul ciidan . oo dhinac walba ah .. C/qaadir gaabuush Gaabuush6@hotmail.com Mobil:00-252-2-4410719
  13. hahaha aalah uu bahaane adeer anagu diin mudug lugu soo samaeeye anagu reer bani hashim aah ciidi na barrey mayso As for what do want 2 spread in the horn peace well we have peace the past 16 year while u lot where figting Islam we had islamic king dom the n 12 centry we split from they axumite kingdom becous we where muslims led bye axmed seylaci in seylaci later on the history the first eheyle al bey sh isxaaq came 2 the horn 2 spread some more sunni islam in2 the horn Then later one we fought agains the axumite kingdom in axum under led by a man who was born in and raisd in seylac also known as axmed gurray So know one telss us about islam becous we belive that we are faithfull ppl we do our salawaat we pray our prayers we celebrate the malata nabii and the ashura So what is you going bring us sharia law well if we wanted sharia law we would do it our self I think we will wait for imam mahdi our couzin who is a decented of hassan ibn ali ibn abithalib. Imam mahdi when comes he will make islamic world so we thing we are gonne wait for them Sorry we just dont like hutu millitia men who are wiling 2 fight and capture as mutch land as they can but they cant have somaliland. They are a fraid of Ethiopia and melez they are lockt up they cant go 2 baydhabo they cant go and invade galkacyo so what they gonne do stay in there clan based courts
  14. war waa kii xuma eeh ilma jeberti from bossaso eeh cuqdaddda qabbay
  15. ahahah we are getiin all of his family Why guys maken a hype of it the guy is a somalilander