Thankful
Nomads-
Content Count
3,150 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Thankful
-
Ugu dambayntii waxa hadalkii lagu soo dhoweeyey xafladiina soo xiray Garaad Abshir Saalax wuxuuna markii ugu horraysayba waxa uu mahadnaq u soo jeediyey wasiirka wasaaradda iyo howlwadeenadeeda runtii waa wax lagu farxo waxyaabaha waxqabadka ah ee wasiirku inoo soo gudbiyey,dhamaantoodba wxaa fiican inay sidaasi oo kale u dadaalaan waxaana taasi keenta ee horumarka ah waa daacadda iyo dadaalka.
-
So Ina Hashi lost in Jan/2005 and lascaanod changed hands in Nov/2007 and he's the reason why it was lost? So in 2001 when your president was almost assasinated by haabsade what was that? Why'd they turn on him? Weeks after Haabsade is fired from Puntland L/A changes hands and your president accepts the same guy that chased him out. Old women in L/A still sing songs about how he ran away within a couple hours from a small militia. They have the city for what 4 months now and won't stop bragging, even though it wasn't in their hands for over 5 years. It's a business transaction, the city goes to the highest bidder. You'll see.
-
Allah naxariisto! Good man, part of somali history.
-
This is why our country is in the state that it is. If you notice the people writing these gossip columns on this forum are from the tribe of northwest and the tribe of the south and who enjoy writing immature nonesense. But when it comes to their tribe which they called ICU or Somaliland they got nothing but good news to report. That's why foreign governments and other bodies never come after so called somalia war criminals who they claimed bombed their cities.....they know it's never ever about factual info(like this story) but tribal lies!!!!!
-
To kill him or to Kiss him ??? In Puntland? the place he liberated against so many hostile enemies, like aideed? Where he organized the fighting factions and made a functioning government?, Where he turned habsaade against the other tribal enclave of somaliland and made him ambush your president! People on the ground their ADORE HIM, say what you want about other tribal area's like the south or northwest, but amoung northeast puntland!!! IT'S DEFINITELY HIS STRONG HOLD. That's why he can always rely on Puntland having his back, he sacrificed for it! AND BELIEVE ME PEOPLE I MET THEIR ARE FULLY AWARE OF THAT.
-
How's the saying going, "one mans terrorist is another man's freedom fighter". Living in the west I can say I heard all the negative stuff about Abdullahi Yusuf from a wide variety of people, but when I went there more then once....i'll say this much, I personally saw people lining the streets for him!!!(don't tempt me to show some pics in I have of this on my digital camera, i'm always ready to back up what I write with pics) and you can see the excitement in their faces, especially among the common people! Puntland is definitely his back bone.
-
Bossaso, Puntland: At a cabinet meeting in Bossaso chaired by the President H.E. Mohamud Musse Hersi, the Puntland Cabinet Unanimously approved the new Puntland Petroleum and Minerals Law. The Minister of Oil and Minerals Hon. Hassan Osman Mohamud (Allore) held a press conference after the meeting. The Minister spoke about the new law and its impact on the State’s nature resources. The new legislation will now be passed to the Puntland Parliament in the next few days.
-
Bosaso:- Waxaa Galinkii Dame ee Maanta SOo Gaaray Bosaso Wafdi Uu Hogaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arimaha Somalia Ahmed Ould Abdulaah oo Ay Waheliyaan Masuuliyiin Kale oo U Badan Kuwo Ka Socda Hay'adaha Caalamiga ah ee Puntland Ka Howlgala Iyo Suxufiyiin Ajanib ah oo Ku Weheliya Booqashadiisa Puntland. Wafdigan oo intii aysan u gudbin madaxtooyda Kormeero ku Maray Airpotka Iyo Dekeda Bosaso Goobahaasi oo ay Tilmaameen In ay Yihiin Kuwo Aad U Soo Jiitay Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Oo Uu Ergaygu Ku Tilmaamay in ay U Aqoonsan Doonaan In uu Ka Mid yahay Garoomada Caalamiga ah ee Africa Ku yaala. Kulan Yar oo Gaaban oo Uu Ergaygu Dekeda Kula Yeeshay Wasiirka Dekedaha Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Ahmed Saciid Awnuur Ayaa Loo Gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Halkaasi oo ku Sugnaa Madaxweynaha Puntland Mahamud Musse Hirsi Oo Kulan Xogwaraysi ah Ka Dib uu Ergaygu U Soo bandhigay Madaxweynaha Waxayaalaha Uu ku Qotomo Safarkoodu Waxaana Ugu Waaweynaa Safarkoodu Sida Uu Ergaygu Tibaaxay u kuur Galida Waxqabadka Hay’adaha Caalamiga ee Gobolka Ku Sugan Iyo Ku Dhiirigalinta Reer Puntland In ay Sii Haystaan Dowladooda. Dhinaca Maamulka Puntland ayaa iyaguna Ka Hadlay Waxaayaalihii ay kala Hadleen Masuuliyiintani waxaana Warbaahinta u Sharxaya Wasiirka Amniga C.laahi Saciid Samatar waxaana uu tilmaamay In ay U Gudbiyeen Codsiyo Badan. Kulankan Oo ay Goobjoog ka ahaayeen Wariyayaal Caan ah Ayaa Maamulka Puntland Waxa uu Hordhigay In Qaara kamid ah Warbaahintu ay iska Indha tirto Horumarka Puntland Balse Taa Badalkeeda ay Diirada Saaraan Hadala aan ku Haboonayn Jiritaanka Puntland. Maamulka Puntland ayaa Sidoo kale Ka Codsaday Qaramada Midoobey In Laga Taageero Dhinacyada Amaanka Gaa ahaan Tababarida Ciidamada Iyo Dhaqaalaha Iyada Oo uu Maamulku Uga Mahadceliyay Qaramada Midoobey Dhisida Kuliyada Tababarka Ciidanka ee Carmo. Wafdigan oo Watay Laba Diyaaradood Oo khaas ah ayaa Hore U Soo Maray Caasimada Puntland ee Garowe halkaasi oo ay Kulamo Kula Soo qaateen Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Hassan daahir Mahamud Waxaana ay Dib Ugu Laabteen Magaalada Nairopi ee Kenya Halkaasi oo ay Hore Uga Soo Kicitimeen.