MR ORGILAQE

Nomads
  • Content Count

    1,316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MR ORGILAQE

  1. the opponents might also touch YOU in the wrong places ... ever thought about that:D They aint interested in what the'll find if they touch as mate.Just some firm stuff,no soft spots like you ladies.
  2. you got the head cheerleading posts what more do you want.You do understand that by playing you are setting yourselfs up for "some rude moves" by the opposition like touching you at the wrong places etc during the game to get you off balance.think you can live with that?
  3. WEERARKII UGU BA’NAA OO LAGU HAYO BOGAGGA ISLAAMKE EE INTERNETKA, YAA KA DANBEEYA? WQ: Cabdisamad Xoday Hoday30@hotmail.com Internetka ayaa sannadahan danbe noqday meel bannaan oo qofwalba uu ku faafiyo waxa uu isagu aaminsanyahay. Waxaad ka heli kartaa wax walba oo iska soo hor jeeda; xaq & xaqdarro, gaalnimo & islaamnimo, xumaan & samaan, jihaad & argagaxiso, dagaal & nabad iyo waxyaabo kale oo farabadan oo iska soo hor jeeda. In kasta oo qaybta ugu weyn ee internetka ay ka faa’iidaystaan waddammada Reer Galbeedka, ayaa haddana waxaa si lixaad leh uga faa’iidaysta Muslimiinta oo iyagu siyaabo kala duwan u isticmaala shabakadda internetka. Waxaa jira bogag (websites) lagu uruuriyo culuumta sharciga ah, kuwo akhbaarta muslimiinta baahiya, kuwo jihaadka iyo halganka hubaysan baritaara iyo kuwo adeegyo kale oo kala duwan qabtaba. Sida aynu ognahay raadka uu internetku ku leeyahay isgaarsiinta maanta ma ahan mid sahlan, iyada oo akhbaartii jihaadka iyo halganka islaamku uu guri walba galay. Iyaga oo haddaba taas ka duulaya ayay Yuhuuddu waxay u hawl-galeen, sidii ay u burburin-lahaayeen dhammaan bogagga muslimiinta, gaar ahaan kuwa jihaadka ama gobanima doonka la xiriira. Sannadkii 2002, ayaa nin yuhuudi ah oo maraykan u dhashay magaciisana la yidhaahdo Andrew Aaron Weisburd, waxa uu aasaasay bog internetka ah oo uu u bixiyey HAGANAH. Kalmadda “haganah†waa kalmad afka ay Israa’iiliyiintu ku hadlaan ee Hebrew ah, waxaana lagu magacaabi jirey kooxo argagixiso ahaa oo waayadii ay Yuhuuddu qabsanayeen Filastiin 1920, ku caan baxay burburinta, laynta, qixinta iyo baabi’inta dadka muslimiinta ah ee halkaasi joogay. Haganah macnaheedu waa “Difaacâ€. Hawsha uu ninkaas iyo shirkaddiisa yar ee Haganah qabtaan ayaa waxa ay tahay in ay raadiyaan, dabagalaan, waardiyeeyaan, isla markaana ay xiraan albaabadana u laabaan bogagga islaamiga ah ee soo gudbiya akhbaarta jihaadka ee Filastiin, Ciraaq, Chechniya, Afgaanistaan iyo meel walba oo ay ahaataba. Ma ahan kuwa jihaadka ka hadla oo kaliya ee waxayba usii dhaafeen bog walba oo ka hadlaya wax liddi ku ah Isra’il. Xataa bogagga taageera inaan waxba laga iibsan Isra’il ee la cuna qabateeyo way ku dareen. Kuu roonaan lahaydaa haddii arrinku intaas ku joogsato! Ee waxaan ammaan ka helin xataa bogagga islaamka ee ka hadla dacwada, waxbarashad, su’aalo & jawaabaha iyo kuwa akhbaarta sida caadiga ah usoo gudbiya, sida www.islamway.com, www.islamonline.net, www.islamtoday.net , www.islammemo.cc , www.islamqa.com iyo bogagga culimada islaamku ay sida gaarka ah u leeyihiin. SIDEE BAY U XIRAAN BOGAGGAAS? Waxaynu ognahay bog walba oo internet ah wuxuu u baahanyahay wax loo yaqaan SERVER, oo ah meel aad macluumaadka iyo faylasha boggaaga internetka ku xeraysan kartid. oo laga kireysto shirkado waaweyn oo iyagu haysta kumpuyuutarro waaweyn oo lagu xereeyo malaayiin faylal ah, sidaasi ayayna kuugu suura-galeysaa inaad boggaaga u gudbisid internetka, lagana akhristo daafaha adduunyada. Shirkadaha kireeya SERVER-ka intooda badan waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka. Haddaba Mr. Andrew Aaron Weisburd, iyo kooxdiisa ********ta ah ee bogagga muslimiinta ka ugaarsada internetka, waxay daba gal ku sameeyaan bogaggaas iyaga ah deetana waxay soo ogaadaan sharikadda uu boggaasi SERVER-keeda deggenyahay, halkaas oo ay la xiriiraan shirkaddaas iyagoo u sheegaya in bogga caynkaas ahi uu yahay mid “argagixiso†ah, isla markaana ay waajib ku tahay in ay xiraan boggaas! Haddii ay shirkaddaasi diiddo in ay xirto ama ay cayriso boggaas islaamiga ah, waxaa loogu hanjabaa: waxaanu ka soconnaa FBI-da! Haddaad amarkaas diiddaanna tallaabo ayaa la idinka qaadayaa! Sida ugu dhaqso badan ayay sharikaadkaasi albaabada ugu laabaan bogagga islaamiga ah ee xeryohooda deggen. Bogaggii islaamiga ahaa talo ayaa ku barraahsatay, waxayna garan waayeen si ay wax yidhaahdaan, iyo meel ay u doontaan rugo ammaan ah. Markii ay shirkad u guuraanba waxay ka war helaan codsi odhanaya: fadlan naga guura! Waxay bogaggaasi isku dayeen inay helaan shirkado aan American ahayn, waxay raadiyaan iyo waxay raadiyaanba, markii danbe ayay waxay heleen shirkad laga leeyahay dalka Malaysia, halkaas ayaa waxaa ka bilowday qax ballaaran oo ay bogaggaasi ugusoo qul-qulayaan xaggaas iyo Malaysia. In muddo ah ayay bogaggaasi halkaas kasoo daynayeen wararkooda jihaadka la xiriira. “ Ana uriid, wa anta turiid, wallaahu yafcalu maa yuriidâ€, Maalinkii danbe ayaa waxaa dhacday in koox ciraaqiyiin ahi ay qoorta u dheereeyeen nin American ah. Ninkaas sawirkiisii ayaa waxaa lagu faafiyey bog islaami ah oo ka mid ahaa kuwii u hayaamay xagga Malaysia. Waxaa isla markiiba daba galay Haganah oo soo ogaatay in boggaasi lagasoo baahiyo shirkad Malaysian ah, wax yar ka bacdi waxayba ******** in isla sharikadda boggaasi uu deggenyahay ay xero u tahay bogag badan oo ka mid ah kuwii lagasoo baacsaday USA. Isla markiiba xafiiska FBI-da iyo Haganah oo wada socda ayaa dawladda Malaysia si rasmi ah uga dalbaday in ay sharikadda oo dhanba albaabada u laabaan. Wayna dhacday. Kooxdan ********ta ah ee Haganah ma ahan koox sahlan, waxayna si toos ah u wada shaqeeyaan FBI-da maraykanka, Musaad-ka yuhuudda iyo bogag kale oo iyaguna isla hawshan oo kale wada, ayna leeyihiin kooxahaas yuhuudda budhcadda ah ee isku bahaystay inay hor istaagaan nuurka islaamka. Ilaa hadda, inta la ogyahaay, waxay kooxda Haganah xirtay wax ka badan (500) shanboqol oo bog oo islaami ah. Ma ahan hawsha Haganah mid ay qarsanayaan ee waa mid ay si cad ugu sheeganayaan boggooda. Waxaad ku arkaysaa boggaasi boqollaal bog oo islaami ah oo ku xeraysan oo ah kuwa ay ku raad joogaan, iyagoo qoraya macluumaad tafaftiran oo ku saabsan bog walba, waxa uu yahay, cidda baahisa, kooxda uu taageero, qofka masuulka ka ah –hadday helaan- iyo weliba sharikadda uu Server-keeda deggenyahay. Waxay kaloo sheegayaan in boggaasi weli noolyahay iyo in ay ka takhalluseen. Haddii aad boggaasi gashid waxaad ku arkaysaa boqollaal bog oo islaami ah oo aadan horay u aqoon. Markii ay ku guulaystaan inay bog cusub albaabada u laabaan waxay kusoo qoraan boggooda iyagoo hoostiisa ku sawiraya qori “bunduq†hoos u foorara. Taasoo macnaheedu yahay qorigii jihaadka afka ayaa ciidda loo daray. Marwalba oo ay bog cusub xiraanba waxay kusoo daraan shaashadda hore ee boggooda. Tusaale ahaan waxaa jirtey cajalad 17 bishan December uu soo diray Usama Bin Laadin oo uu soo tabiyey bog islaami ah oo la oran jirey www.Qal3ah.net (qalcah) oo shabakadaha wararka oo idili ay maalmahaan warkaas kasoo tabinayeen. 18/12/04 boggaasi albaabada ayaa la isugu garaacay, iyadoo Haganah ay soo qortay hadalkan hoose: Qal3AH.net down! December 18, 2004 Qal3ah.net: down? This forum popular with Qaida supporters of the Saudi kind, is currently without an IP address. Of course it's possible that the site is simply under attack by elements supporting the monarchy. Stay tuned... Posted by Aaron at December 18, 2004 11:22 PM Inkasta oo Aaron uu sheegayo in aanay Haganah wax lug ah ku lahayn xiritaanka boggan, haddana waxaa hubaal ah in uu liiska ugu jirey. BURBURINTA BOGAGGA ISLAAMIGA AH. Ma ahan weerarka ay yuhuuddu ku hayaan bogagga islaamku mid ku eg qaabkaas aynu horay ugasoo warrannay, ee waxaa jira weerarro toos ah oo lagu burburinayo bogagga islaamka. Dadka weerarrada noocan ah oo loo yaqaan Hackers-ka fuliya waa kuwo adduun waynaha looga yaqaan danbiilayaal khatar ah. Warbixin ay soo saartay shirkadda lagu magacaabo (Riptech)oo ka mid ah sharikadaha ka shaqeeya hababka la isaga difaaco weerarrada Viruska iyo weerarrada internetka, waxa ay sheegtay in ay jireen (128,000 ) oo weerar oo lagasoo qaaday Isra’il gudaheeda kuna wajahnaa ilaa (1,000,000) halmilyan oo kumpuyuutar. Intaas kaliya ma ahan ee siyaabaha ay ula dirirayaan bogagga islaamka waxay ku dareen in ay heshiis la galeen shirkadaha waaweyn ee matoorada baaritaanka internetka sida Google iyo Yahoo si loo qariyo bogagga xanbaarsan hadallada liddiga ku ah Yuhuudda ama Israa’iil. Oo haddii aad raadinaysid bogaggaas waxaa kuusoo baxaya magacoodii oo kaliya laakiin aan kuu furmayn. Tusaale ahaan ururka yuhuuda ee La Dagaalanka Midab kalasooca ee maraykanku wuxuu shirkadda Google soo gaarsiiyey dalab uu ugu sheegayo in haddii matoorka Google laga raadiyo kalmadda (Jews) la arkayo bogag badan oo liddi ku ah isra’il, taasi oo shirkaddu si rasmi ah uga cudurdaaratay, si dhaqsaana ay u baabi’isay bogaggii laga cabanayey. Kooxaha kale ee iyaguna ku hawlan la dagaalanka islaamka internetka ayaa waxaa ugu waaweyn: MEMRI: (oo lagasoo gaabiyey the Meddle East Media Research Institute) Shaqadooduna ay tahay in ay dabagal iyo ugaarsi ku sameeyaan dhammaan warbaahinta muslimiinta internetkuna uu ku jiro. Terror Tracker: oo isku tilmaamay inuu yahay mid ka shaqeeya inuu kashifiyo argagixisada Alqaacidah, Abu Hamzah alMisri iyo dhammaan kooxaha Argagixisada , waa sida ay hadalka u dhigeene. Kooxahaan iyo kuwo kale oo farabadanba waxay u shaqeeyaan si aad u habaysan, xoog badan, iskaashi aan caadi ahayna uu ka dhexeeyo. MAXAA LA GUDBOON BOGAGGA MUSLIMKA AH? Run ahaantii weerarkan lagu hayo bogagga islaamiga ahi ma ahan mid sahlan oo loo dulqaadankaro. Haddii aanay muslimiintu arrintaasi si deg-deg ah wax uga qaban, waxaa hubaal ah in waxyar ka bacdi ay shabikadda internetku isu rogi doonto meel ay deggenyihiin kooxaha Maafiyada, Sahyuuniyadda, Daroogada iyo ka ganacsiga Dhillaysiga. Waxaa Muslimiinta la gudboon inay xuquuqdooda difaacdaan. Waa in la helo hay’ado Muslim ah oo u hawlgala difaacidda bogagga islaamka ee internetka, waana in arrintaasi si dhaqso ah loogu hawlgalo inta aanay kooxahan Haganah iyo walaaleheed albaabada isugu dhufan danaha muslimiinta ee caalamka internetka. Waxaa xusuusin mudan in Haganah oo ilaa hadda xirtay wax ka badan 500 oo bog, in uu aasaasay hal shakhsi oo qura, Aaron. Taasi waxay muujinaysaa in arrintaas wax badan laga qaban karo. Halkan waxaad ka gali kartaa bogagga ********ta: www.haganah.us/jihadi www.memri.org www.terrortracker.co.uk WQ: Cabdisamad Xoday Hoday30@hotmail.com
  4. ina lillahi waina ileyhi raajiuun ilaahey samir iyo iiman ha kaa siiyo janada alaha ha kawaraabiyo walaalkaa aamin aamin aamin
  5. YOU WONT BE LAUGHING QADHAC WHEN THE DECK OF CARDS WITH RIYAALE AND CO IS FINALLY PUT TO REST ALONG WITH THOSE WHOSE PICTURES WERE PUT ON IT IN JAIL
  6. NICE TO SEE OUR LADIES FIGHTING FOR THE TOP SPOT GOOD LUCK TO HER I SAY HECK I'LL VOTE HER ON ACCOUNT OF HER HAVING THE BALLS TO STAND UP THERE IN THE FIRST PLACE!!!
  7. youi forgot something else budunbuto iyo biciidlasaar near eymuqleeye and dabarogato which is in turn near haraqleyso iyo kor utaag
  8. you are right there bro.case closed as far as i am concerned
  9. in your dreams sxb..in your dreams....and those are not accounted jUMATANO TUUG INTA AAN LAORAN TUUG AYUU TUUG KUDHAHAA. WE ALL KNOW WHO IS DREAMING.GET THE PORT OPENED FIRST THEN WE'LL TALK ON JUMA MBILI
  10. It was because of what Abdulahi Yusuf did to Balanbale that is the cause of the hostilities between the people of Cabudwaq and the people of Puntland even to this day As i said to you earlier HEAR NOTHING SEE NOTHING TTHAT IS MY NEW MOTTO NOW.SO END OF DISCUSSION
  11. balls you say! I already have two and you can find me in the women's section PRACTISING!!!!!!
  12. well you are not one, so shut your trap..and go back to your hibernation, and dream of the greatness of Puntland... i wonder what drove me to defend mqdisho if Jumatatu who claims to be from ther can be just as ignorant as qudhac here Well let the IGNORANCE BEGIN jumatatu men you can try but puntland doesnt need me or nationalist or anyone else to sell Puntland is what it is "the greates" of all the somali regions full stop.No amount of your ignorance is going to make a difference to that fact.Read it and weep pal you can't go anywhere near puntland comeptitioin wise that is.It is rich in many major cities you on the other hand are talkking about once city there is no diversity.it is lawless,it is dirty,it is armed to the teeth and ungovernable.i'd say blow it apart and rebuild
  13. As long as you don't earn yourself an unnecessary expulsion and put the team into an awkward situation then I guess getting up close and personal with the opposition wont hurt, we will train at "Women Section" because we need all the support we can get and what better support to have than the support of the Ladies because as you know Girls are naturally good screamers and we need that to feel invisible. Whoooooooa!!!! i am all for that couldnt ask for a better company!!!!
  14. SSDF troops? The SSDF was the weakest and least successful of Somalia's rebel groups because of one man. Whatever framework the SSDF was started on, it was completely destroyed by the greed and ineptness of ina Yey. haaaaaaa heeeeee haaaaa heeeeee no mate you are the joke.You believed your own shit!!!!!!1 daddy Barre fed you well with all the crap that was coming through how do i know so much about those battles.I lost 3 uncles 2 cousins on my fathers side on my mothers die i lost 2 abti and one cousin.There were about 50 other family members who survived the battle.The ethiopians you say!you mean the ones that ssdf actually fought when they came after the battle in the border and attempted to put up their flag.in that second battle i lost and uncle as well.In the end abdillahi yusuf got jailed for that.There can be no other better reason to be jailed for being a patriot.The rest decided since ethiopia wants to grab more somali land we were no fighting siyad in order to give ethiopia more land so they turned on ethiopia preperly whipped their behinds and came to a dealwith the devil siyaad himself.Say what you may about siyaad he was a patriot and he agreed with them and they came back to their beloved puntland where they stayed.
  15. hey horn afriqe my great grandfather was buried in wardheer and my father was born there.
  16. qurac or whatever else ou call yourself.Charity begins at home.i am happy that A)i am still a somali and with my fellow somalis despite the difficulties.You on the other hand are kissing *** all over the place just to get recognision which will never come b)i am at peace and whipped your *** when you came over in aricadeeye c)muqdisho is still my capital and when our government comes home we shall welcome it and we will simply order you to disarm which you will duly do because you are an behind kisser. D)we will throw all the peodophiles in jail or maybe in a zoo to make sure that the world see what a bunch of primitive children kidnappers and rapists look like.So yes you are making your bed.enjoy it 'cos you aint going to get another pal
  17. Typical!!! when you get your behind whipped you claim it is Ethiopian.This is now becoming soooo Booooring!!!!!!!! Admit it pal The SSDF forces not only took on the entire somali forces in balanbale and galdogob but also took them on when they had General Samatar the highest and most decorated soldier in somalia leading them.On the other side they were led by a mere colonel colonel Gardheere
  18. yeah my greatgrandfather was also part of the Kenedid'd forces.He wasnt a comander but he was in there alright his name was Samatar gelle
  19. i say include her in the team she has earned it.Pass the soap as well Heh!!! interesting dressing room this is going to be!!!!!WWWWWWOOOOOOOOOOH
  20. you are right qudhac evry man sleeps in the bed he made which is why you are sleeping in the peodophil'e bed and that of dictators
  21. Your posts are often entertaining but I must say you keep beating a dead horse with this one, and you keep on repeating the same lie over and over again. Perhaps your hoping that repeating it often enough will make it true? Why not indulge us with some more of your maweelis: What exactly did the folks from Puntland (or probably the former SSDF) do to directly defeat the Barre regime and how did they lead the SNM? Enlighten us; most of us were left in the dark from such historical events. Alright let us look at this issue in depth shall we 1) ssdf was the first to take up arms against siyad regime.Any one have a problem with that?.Because of that other groups such SNM who may have haboured similar feelings were able to come out into the front.when snm was formed ssdf was already a large force well equiped able to meet up the entire forces of somalia in battle such balanbale and galdogob and whip some behind.Where was snm at that moment i'll tell they were in training camps still wearing their trainers being trained by SSDF instructors at SSDF camps across the captured lands (captured by ssdf) They did not have any armoured vehicles or heavy artillery(snm that is) and they used to use the SSDF radio station called RADIO HALGAN to put their message across.Radio halgan was started in 1979 by SSDF.Guess what i used to listen to radio halgan and i remember myself the commentator along with the leadership of SNM at the including a good friend of mine who is my neighbour "Sumuni" who used to tell us how their front was going and on quite a number of occasions the ssdf lent a hand in battle especially with their armoured vehicles and heavy artillery when things became too hot for the ill equiped snm.How do i know this i used to listen to SUMUNI say so on radio halgan and he later confirmed to me right here in london.So bro they did lead snm in it's infancy.Not to mention the fact that ssdf the only recognised rebel movement against siyaad helped the snm movement with it's political clout especially in courting the soviets for arms on behalf of snm.Capish!!!! Furthermore other groups such as USC who later came on board were all part of snm especially the folks in Galgaduud-cadaado,gurijecel,hobyo and southern galkacyo clans were part of SSDF after they too were massacred by the siyaad henchmen. Did SSDF lead the way.Hell yeah Did that lead to the end of the regime in muqdisho -absolutely. So my brother if you cant be bothered to check on the history "your history" then dont argue with others about facts!!
  22. action jackson there are even bigger falls in bari and sanaag regions of somalia.I have a lot of pictures but they are some 800 miles from where i live.My younger bro took them to show to other family members.There are falls and an array of beautiful horses and landsacpes.I even have pictures of some PYRAMIDS yes PYRAMIDS even though they are not as big as the ones in egypt I'll get them as soon as i can for you guys.Then you'll see the wonders of somalia