MR ORGILAQE

Nomads
  • Content Count

    1,316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MR ORGILAQE

  1. adiga marwaliba ma qufacaysaa? Isasoojeegare isbitaalka hargab xuun aa magaalada kujire
  2. Fine sista go learn more about Islam and in particular how to treat your husband.You seem to be taking this very lightly when it is not.He has every right to leave you if this is how you are behaving especially since you mentioned that you were playing and using the 911 system to further abuse him.This is truly dispicable and you dont seem to have any remorse so unless you are seriously looking to better your life with your husband then dont bother us.Besides there is only one solution and one solution alone.STOP WHAT YOU ARE DOING.RESPECT HIM AND MAKE THE HOME A PLACE HE WOULD WANT TO COME TO OTHERWISE FAMILY OR NO FAMILY HE WILL LEAVE YOU.There is a limit to everything and when he reaches that limit he will leave.
  3. I do enjoy a good chase in the hunt hmm(cough) you get the oicture i am sure
  4. What a laod of BULL, a woman in jeans passed you by and you didn't check her out? Caraweelo maad is aragteen! simpson shirwac.....what do you mean a load of bull!.Can't I have my own taste or do you want everyone else to conform to your taste which is probably tight jeans wearing,high heels,loud talking,half a$$ed ladies by the sounds of it..Ah ah ah i dont think so nothing gets my blood going than a respectable girl dressed in accordance to islam lowers, her gaze,speaks softly and repectful of others.I dont want my woman advertising that is why i find the islamically dressed woman interesting or "sexy".If you fancy one that advertises i hope you wont mind when you get a response to the advert.
  5. Nairobi:Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo ansixiyey Dawladdii Ra'iisal Wasaare Geeddi - Thursday, January 13, 2005 at 14:21 Nairobi(Allpuntland)-11:30 subaxnimo ee saaka ayaa Mbagathi waxa kulan isugu yimid xildhibaanada Baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya si ay ugu codeeyaan bal in la siiyo codka kalsoonida xukuumadda KMG ah ee uu dhowaan soo dhisay Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo in kale. Kulankaas oo ay fadhiyeen xildhibaano gaarayey 254 xildhibaan ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha baarlamaanka oo shirka furay ku xigeenadiisa ,Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi,diplomaasiyiin ka socda beesha caalamka,iyo martisharaf kale,inkastoo saacadihii ugu danbeeyey ee codayntu dhammaatay uu soo xaadiray Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Markii kulanku furmay ayaa guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan waxa uu weydiiyey baarlamaanka haddii ay jiraan cid dood ka qabta barnaamijkii dawladda ee doraad loo qaybiyey ,markaasoo ay caddeeyeen inaanay jirin cid wax dood ah ka qabta dabadeedna waxa guddoomiyuhu u sheegay xildhibaanada in loo codaynayo kalsooni siinta xukuumadda uu soo dhisay Ra'iisal Wasaare Geeddi codkaasina uu noqonayo mid qarsoodi ah,iyadoo labo sanduuq oo cadcad oo uurkoodu muuqdo xildhibaan kastaa ku riday waraaq loogu talagalay codaynta oo ay ku qoran tahay HAA iyo MAYA ,iyadoo horteeda uu ku dhigayo calaamad isku tallaab ah (X) oo haddii uu doonayo ansixinta xukuumadda uu calaamadinayo HAA ,haddii uu doonayo inaan la ansixin xukuumaddana uu calaamadinayo MAYA. Codayntaas ayaa waxaa ka qaybqaatay 250 xildhibaan oo codkoodii dhiibtay ,iyadoo markii natiijadii lagu dhawaaqay ay ahayd sidaan: 1-Waxaa u codeeyey in la ansixiyo xukuumadda 168 xubnood 2-Waxaa u codeeyey inaan la ansixin xukuumadda 79 xubnood 3-Waxaa khasaaray oo aan sidii la rabey codkooda u dhiiban 3 xubnood Markii codkii sidaa ku dhammaaday ayaa waxaa hal mar hoolkii isqabsaday sawaxan iyo sacab lagu soo dhowaynayo natiijadaas oo baarlamaanka iyo martisharaftuba ku muujinayeen sida ay ugu faraxsan yihiin ansixinta xukuumadda,dabadeedna waxaa halkaas lagu dhaariyey Wasiiraddii,Wasiiru Dawlayaashii iyo Wasiiro ku xigeennadii ,markii dhaartii dhammaatayna waxaa halkaa erayo kooban oo dardaaran ah ka jeediyey Ra'iisal Wasaaraha iyo Madaxweynaha. Ra'iisal Wasaare Geeddi ayaa uga mahadceliyey baarlamaanka ansixintooda xukuumadda ee ay siiyeen codkoodii kalsoonida ,isagoo golaha xukuumaddana u rajeeyey inay xilkaas loo magacaabay si habsami ah uga soo bixi doonaan ,waxana uu sheegay in shirkii mudada dheer ka soo socdey Kenya guushiisii ugu danbeysey maanta la hayo ,isagoo ku boorriyey baarlamaanka iyo xukuumadda inaan mar danbe la inoo soo jeedin dalkiinnii u guura ee aan innagu go'aan gaarno ,isagoo intaa raaciyey in maalinta Sabtida 10 subaxnimo ay kulan isugu imaan doonaan golaha xukuumaddu ayna ka wada xaajoon doonaan sidii dalkii loogu guuri lahaa. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa sidoo kale u mahadceliyey baarlamaanka iyo goobjoogayaasha kalaba ,isagoo sheegay inay baarlamaanku gaareen go'aan guul ah markii ay codkii kalsoonida siiyeen xukuumaddii la soo dhisay ,waxana uu u soo jeediyey in la is cafiyo oo gacmaha la isqabsado ,waxana uu yiri kuwa u codeeyey ansixinta xukuumadda iyo kuwa aan u codaynba waan u mahadcelinaynaa maadaama aan idiin dhexeeyo,isagoo sheegay inaysan wax dhibaato ah lahayn oo codku halgan yahay mar walbana koox la buuranayo qolo kastaana markeeda ha sugto ee yaan la is oran waa maanta oo qura ayuu intaa raaciyey. Madaxweynaha oo ka hadlayey dhinaca ku laabashada Soomaaliya ayaa yiri "Wax badan ayaan hoolkaan(Mbagathi) fadhiney ,xil weyn ayaana la idinka sugayaa fadhi danbena halkaan inookuma harin waa inaan degdeg dalkeennii ugu noqonaa ,guddoomiyaha baarlamaankana waxaan ka codsanayaa inuu waqti u qto shirkii u danbeeyey iyo marka la isugu imaanayo". Guddoomiyaha baarlamaanka oo shirka soo gabagabeeyey ayaa u mahadeliyey xildhibaanada ,isagoo sheegay in xukuumaddii si guud loo ansixiyey waxana uu caddeeyey in maalinta Isniinta ah ay baarlamaanku kulan isugu imaan doonaan,waxaana maanta ay kaga duwanayd maalmihii hore iyagoo bannaanka machadka KCCT ee Mbagathi ay hortooda tubnaayeen dadweyne Soomaaliyeed oo ruxayey Calanka Soomaaliya ,islamarkaana sitey tabeelayaal ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo muujinaya inay dalbanayaan in la ansixiyo xukuumadda oo danta guud ee ummadda Soomaaliyeed laga hormariyo mida shaqsiyadeed maadaama dadkii iyo dalkii maanta ay sugayaan dawlad ka saarta ammaan darrada iyo kala danbayn la'aanta. Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi,Kenya Powered by AllPuntland
  6. Ansixintii baarlamaanka ee Dawladda iyo barnaamijkeedii oo faahfaahsan By Dharbaaxo Posted to the web 13-01-2005, 14:27:15 Nairobi:-Xubnaha baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliyeed ayaa kulan loogu qaadi lahaa Dawladdda iyo barnaamijkii ay dalka ku maamuli lahayd oo dhacday Madashii shrika dib u heshiisiinta ee Mbagathi waxay codka kalsoonida,iyadoo kulankaas ay ka soo qaybgaleen 254 Xildhibaan oo ka tirsan 275ta Xubnaha baarlamaanka. Kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada FKMG ah,Ra'iisal wasaaraha Dawladda FKMG ah ee Soomaaliyeed Cali Maxamed Geedi,Safiiro ka socday IGAD iyo Dublamaasiyiin ka wakiil ahaa Beesha Caalamka. Xubnaha baarlamaanka FKMG ah ayaa waxay bilaabeen inay u qaadaabn Dawladda codka kalsoonida,iyadoo 168 Xildhibaan ogolaadeen Dawladda iyo Qorshaha ay soo hordhigtay,halka 79 Xildhibaan diideen inay siiyaan Xukuummadda codka kalsoonida,waxaana xumaaday 3 cod,waxayna Xildhibaanada badankooda ku soo dhaweeyeen ansixita Dawladda sacab iyo raynrayn ka muuqatay. Guddoomiyaha baarlamaanka FKMG ah ayaa waxa uu ku dhawaaqay najiidadii kama dambeysta ahayd,isagoo sheegay inay Dawladdu heshay codkii kalsoonida ee ay ka doonaysay baarlamaanka,sidaas darteedna looga fadhiyo Xukuummadda inay ku dhaqaaqdo sidii ay uga soo bixi lahayd xilka saaran ee ah ka miro dhalinta ma'suuliyadd ay qaaday,isagoo ku wargaliyey Xildhibaanadu inay maalinta Isniinta ah ee fooda nagu soo haysa kulan isugu yimaadaan,iyadoo shirka baarlamaanku soo gabagaboobay 2:20 Duhurnimo. Ra'iisal wasaaraha Dawladda FKMG ah oo isagu halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inuu XIldhibaanada uga mahadcelinayo codkka kalsoonida ee ay siiyeen Dawladda iyo barnaamijkeedii,isagoo soo jeediyey inay Dawladda iyo baarlamaanku FKMG ah guda galin doonaan sidii dalka dib loogu noqon lahaa,islamarkaasna Golaha Wasiiradu yeelan doonaan Sabti soo socota kulan ku saabsan sidii dalka dib loogu noqon lahaa. Madaxweynaha Jamhuuriyada FKMG ah Cabdullaahi yuusuf Axmed oo isaguna halkaasi hadal ka jeediyey ayaa waxa uu ku bogaadiyey Golaha baarlamaanka codkii kalsoonida ee ay ku ogalaadeen Xukuummadda iyo Qorshaheeda,isagoo sheegay inay lagama maarmaan tahay wixii hadda ka dambeeya in la gudo galo sidii dalkii loogu laaban lahaa,wuxuuna codsaday in baarlamaanku soo gabagabeeyo kulamadooda si loogu dhaqaaqo u diyaar garaw ku aadan dib ugu noqoshada dalka Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,kenya
  7. ....n its 2 good 2 share mmmmmmm really!!! well hmmm(cough) We shall see about that,maybe i should make my application
  8. That was big of you Bob inshallah she will accept your apology.sheherazade please accept his apology
  9. I understand they are going home by the end of this month.I hope allah will guide them to the right path for all our sakes amiin amiin
  10. Xukuumadda Prof. Geeddi oo ka gudubtay Imtixaankii ka haystay baarlamaanka Nairobi Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka college-ka Mbagathi ee magaalada Nairobi ayaa codka kalsoonida loogu qaaday xukuumaddii uu soo dhisay Prof. Cali Max’ed Geeddi. Xildhibaanada kulankaasi soo xaadiray oo tiradood aheyd 250 ayaa u codeeyey qaab qarsoodi ah, waxaana natiijadii codeyntu ay noqotay markii codadkii la qaaday la tiriyey in ay ogolaadeen kalsooni siinta xukuumadda 168 xildhibaan, halka ay diideen 78. Cod bixinta maanta oo ah kuwa qarsoodi ah ayaa mesha ka saartay cabsidii haysay dowlada Geeddi ayagoo muu jiyey kalsooni buuxda taasoo keentay in ay guleystaan codka kalsoonida Barlamaanka FKMG Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si toos ah ugu dhawaqay in dowlada Cali Maxamed Geeddi ay heshay codka kalsoonida barlamaanka asagoona sheegay in ay heshay dowlada 168 cod tasoo uu sheegay in dowlada rali laga yahay howsheedana ay horay u siiwadan karta waxii maanta ka bilaawadan uu hadalku yahay gormee guureynaa oo aan dalka qabaneynaa Cod bixinta kadib ayaa waxaa qudbad dhinayo badan tabaneyso jeedshay Madaxweynaha DFKMG Cabdulaahi Yuusuf Asagoona ugu mahad celiye ogolaansha ay ogoladeen xubnaha Barlamaanka dowlada . Wixii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo socod siineynaa Ku noqo beejka Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com webmaster@dayniile.com
  11. EEEEEhhh i thought this was the joke section why the serious faces around here :confused:
  12. Hey just found out that Gedi's Government has just been approved by parliament.Let's hope this the beginning of better things to come inshallah
  13. Femme fatale thanks for sticking up for me sis.Action jackson Kojack listen man you should learn your Somali 'cos if you did you would have known that Orgilaqe means Goat Swallower.I wanted to see just how ill you are and brother you need some serious medical attention
  14. Sheherazade nice one really nice one thanks
  15. He Said "Orgilaqe you shouldn't ay you are knackered you should say you are tired,tired tired not knackered always say tired"
  16. Seems as if I was as subtle as a sledgehammer there, eh? Ngonge I rest my case
  17. action jackson yeah it is what it says maybe you need glasses besides if you dont watch you'll be Kojak soon
  18. Nice finish sheherazade LOOOOOOOOOOOOOOOOL That was cool.Well Ngonge there is the army seargent you are needed by your country.OOh how quickly you change your colours Ngonge or in this case your words are you afraid others might see what you wrote earlier?.Two can play the game
  19. Where did you get this "news" from, saaxib? I see no link, no mention of any news outlets, nothing! Some people might accuse you of making the whole thing up, saaxib. Not I, of course, I completely trust you, Bob. You dont sound too trusting there ngonge otherwise you wouldnt have doubted him in the first place :confused: :confused: Not everyone here is preparing his thesis like you and needs to have a glosaary section with sources etc.Give us a break man life is too short.
  20. Ngonge i am sure in the rebuilding phase You will be needed as an English teacher or should i say the Queen's English teacher in somalia.I will say what i want when i want and how i want it.Go home Ngonge Home!! Home!!! Your Country Needs You!!!.I only wish i had the picture of the army seargent pointing a finger at you