MR ORGILAQE
Nomads-
Content Count
1,316 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MR ORGILAQE
-
My uncle tends to says"geel makugudiday" in practically every sentence eg "waanu orodney saa geel baa nugudiday" "wa adiga qeylinahaye geel makugudiday" "hadee ninkii geel baa kudiday"
-
Mohamed Abdi Hashi and other delagates Reach Muqdisho
MR ORGILAQE replied to MR ORGILAQE's topic in Politics
LOL@nationalist -
eheem Nationalist now you've done It! Galkacyo is a backward city you say Well(sleeves being rolled up) c'mon then tell us how backward it is Mr Galkacyo is the centre of somalia and the fastest growing city in the whole of Somalia it is far better placed to take advantage of the upcoming boom than any other city.It is a must for any Somali traveling from one end to the other of somalia to pass through Galkacyo.It is highly invested in by it's people and you should see the pictures of the development there.You are probably still stuck in Badhan Pal so give Galkacyo a rest it will soon overtake Bosaaso ad Hargeisa inshallah.
-
it is beautiful
-
Madaxweynihii hore ee Puntland, Afhayeenka Madaxweynaha DFKMG iyo wafdigii u kuurgalayey Arimaha dabeesha ee gobolda Bari oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho Muqdisho Afdigii baryahaanba u kuurgalayey arimaha dabeesha oo soo gabagabeyey howlahiisa ayaa maanta kasoo anbabaxay magalada Boosaaso ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho si ay ugu guurgalaan ariamah magalada Wafdiga ayaa soogaray wax yar ka hor magaalada Muqdisho waxaana wafdiga ka mid ah Madaxweynahii hore ee Punland Maxamed Cabdi Xaashi , Afhayeenka madaxweynaha DFKMG Yuusuf Ismaaciil Bari-Bari iyo Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeeno ayna ka mid yihiin: Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar, Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Cismaan Maxamuud Dufle, Wasiir ku Xigeenka Lacagta Mire Xaaji Wafdiga oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Dayniile ayaa waxaa kusoo dhaweyey Duqa magaalada Muqdisho Ibraahim Shaweye asagoona ku soo wareejin doona qeybaha kala gadisan ee magalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa wafdiga ku weliya wariyaal ajnabi ah oo kuurgalaayo arimaha Muqdisho Waxii soo kordha dhinaca wafdiga kala soco dayniile com
-
Eid Mubarak to all you Nomads and all Muslims worldwide.I thought it was Friday are you sure it is on thursday so i can book my holidays?.
-
arjigeygii maheshe
-
Jilaato cambo waa kusalaammay.
-
Markale ayaan wadandoonaa sheekadeena wiilo iyo jalaato hada salaatul jumcaa aan aadayaa.See you
-
Nasoo gaar wiilo
-
Kan kakicimeysid baan ku iri.Waa wareere?
-
War dmaadey waaye arjigeeyga waa culusyahay marka waxaad ubaahantahay in aad cunto badan soo cuntid kadibna inyar inyar akhrisid sababto ah kalmadba tan kale ayey kaculustahay
-
HEEE Boostada waabaxirantahay axade see kaanoqotay. Chance nasii nooh aanu kusoogarsiine arjigeene tii hore aad nagalumiseen adi iyo boostada
-
Wiilo soo dhawow hadii aad laqabsankartid Jalaato dib aan usoo diraa arjigii nooh safartaan Registered Mail aan kasoo dhigaa
-
waxey ubadantahay hindidii birmingham in aad kaqaadey kuwaas aa Viruska noocaan ay kubadanyihiin magaaladiinana wey kubadanyihin
-
Saa hadii aad kuqaadeysid viruskeeyga arjigeeyga iska qaabil nooh
-
ani arjigeyga diidey ee sidee kugu ag nefsadaa?.Adile og cida kugudaaratay.
-
Popular Contributors