A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Lol.. Ma waxad leedahay the thread is about Suxuur Spot not quruxlow.lol.. BTW, it wasn't about him but more the restaurant's name which led to him also.. Ma maqashay sheekaa sheeko keenta.. Bal soo daa Maxaad ku suxuuratay? I ate qamadi/sareen with caaano. No hungry today unlike yesterday when I left my energy gargo in unmentionable place..
-
Gheelle.T;741235 wrote: Quruxloow ma cunto ma lagu suxuurtaa? :confused: Sheekada kor kala soo qabso Gheelle..
-
Ooh.. thanks for the additional explaination.. If you insist, I can send it, but again the quruxlow pic will be posted here in no time... now I know how to post pics..lol..
-
Awoowe mahadsanid, figured out.. I needed to right click the pic I wanted and copy the url from its property.. thanx and your fee is I won't post Quruxlow's pic... DEAL!
-
Awoow fee-ga waa danbaysaaye first complete the task.. Do you have to save the pics to web site first to get the pic' name cause most site I want get pics from have no way to figure out where the pic is located and its name..
-
BTW can someone tell me how to post pics here.. It used work for me copy/past but not any more.. And if I tried to do attchments, it looks size is limitted or impossible..Help ya senior nomads..
-
From my imagination of Zak's look, I am thinking Quruxlow looks better..lol.. I am in the search of Quruxlow's pic.. Shall I post here Zakow if I find his...
-
Whatever the dude used be called, now he is called Quruxlow and dude is shaxaari big time and I even saw him flattering with gals introducing himself as quruxlow cadow.lol.. However as you said, the restaurant's board says "Qoraxlow"... which could be being proper business wise like Dhiigshiil people know as dhiigshiil but its official bus name is "Dahabshiil"..
-
;) XX oo intaan ka maqan sol wax weyn baa si ka ah.. Allow ha u sahlo..
-
What was that somalia saying... "Doqontu meesha lagu kaftamay in lagu kala tagey bay moodaa.." alone these lines..
-
Did Gelle ever visit Hargaysa btw? It should be a painful I am sure...
-
^^^ Because qarxis danbe laga biqi maayo hada..
-
;) true.. I am not sure if it's for the Ramadan or he is having difficult posting with the new sol.
-
I am cool.. Just iga ilaali XX wixii kale waa oglahaye..
-
Somalina;741143 wrote: A Khadar, no offense but aren't you doing exactly what you accuse XX? Dagaal waa laguu yaqaan waxay qoraan, Las Anod Online waxay qoraan miyeey waayeen this time? Inta kalena aad soo list gareysey waa copy and paste shabakado. Do you have a reliable source? What I accused to XX and what I posted is totally different.. I don't google bad news about Mogadishu, p/l or s/l or in this case sh. Shirif every morning and post here. If you're saying this news is not reliable or untrue and las-anod online or any other site shouldn't write an unreliable and untrue news is a different and reasonable argument. And simply you can say, it's not true or reliable news. But accusing me that I do what XX does, it is a bad call abaayo.
-
All these sites are reporting this news.. allgalgaduud horumar Sonna.net
-
XOG HOOSE: Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Safarada Diyaarad u iibsaday 6th August 2011 · 0 Comments Galgalanews:- Madaxweynaha ayaa diyaaraddan waxa uu ka bixiyay qiimo aad u farabadan taasi oo uu ugu tallo galay inuu ku aado safarada iyo socdaalada joogtada ah ee uu madaxweynuhu bilwaliba aaday. Sida lagu daabacay website-yo farabadan oo ay Soomaalidu akhrisato waxaa soo baxay in madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed si ay uga caawiso safarada goor walba uu madaxweynuhu isaga kala goosho dalalka caalamka. Diyaaraddan oo aanan la ogeyn qiimaha rasmiga ah ee uu madaxweynuhu kala soo baxay ayaa lagu buufiyay astaanta qaranka iyo calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxayna diyaaradan gacan ka geysan doontaa safarada joogtada ah ee uu FAAHFAAHINTA WARKA galgalanews
-
Shariif Safraaye oo Diyaarad uu ku safro Iibsaday (Xog dhab ah iyo Cadeyn) Dagaal News:- Sida Warbaahinta Dagaal.com ay xog hoose ku heshay Madaxweyne Shariif Safraaye ayaa Shirkada KLM ka iibsaday Diyaarad nuuca raaxada ah taasi oo uu ku safrayo xilli walba oo uu socdaal u baahdo. Diyuradan oo Magaca Soomaaliya lagu buufiyay Todobaad ka hor ayaa socdaalkii ugu horaysay gashay waxaana ay u duushay Magaalada Muqdisho iyada oo Madaxweynaha ay gaysay dalka Jabuuti,Addis Ababa iyo Magaalada Khartuum Ee Dalka Suudan. Mid ka mida Wasiiradii Xukumada Farmaajo oo Magaciisa qariyay ayaa Dagaal.com u xaqiijiyay Diyaarada uu Iibsaday Madaxweynaha waxana ay u diiwaan gashantahay diyaaradan Shirkada duulimaadka Caalamiga ah samayso Ee KLM. Shirkada KLM waxa ay sanadihii 2009 iyo 2010 Kira ahaan uga qaadatay Madaxweyne Shariif oo Kaliya Lacag kor u dhaafaysa 3-Milyan oo Doolar oo Socdaalkii Madaxweynaha oo kaliya ku baxday taasi oo ka dhigan Qiimaha Saddex Diyaarad oo toos u shaqeysa 5-tii sano ay ku soo xareenkarto waana Faa’iidadii ugu badneed ee laga helay Madaxweynaha waxaana taasi sii dheer in Shariif Xasan uu xiriir iyo Kira diyaaradeed uu ka isticmaali isla shirkadaasi. Waxaa haatan xogta soo gaartay DAGAAL.COM ku cad in Diyuuradaasi yar laga Iibsaday Shirkadaasi waxaana ay gacanta u gashay oo Milkiyad gaar ah u noqotay Madaxweyne Shariif Safraaye wallow ay shaqaala ahaan hada ka shaqeeyaan Wiil Soomaali ah oo Madaxweynaha Ilma adeera yihiin iyo Saddex qof oo Kenyan ah. Weli waxa aan raad raac ku haynaa Qiimaha rasmiga ah ee Diyuuradaasi yar uu ka bixiyay Madaxweyne Safraaye balse waxaa cad in Diyaaradaasi lagu kala baxay oo gacanta Shariif Safraaye ay hada soo gashay Magac ahbaana Somalia lagu buufiyay Wallow Safarada gaarka ah ee Shariif ay *****li doonto. Dagaal.com ayaa kuu soo bandhigaya Muuqaalka Diyuurada Shariif Safraaye uu Iibsaday (DAAWO):- Pics
-
Oba.. I don't know and that is what I see online.. Here is another website reporting the same info.. Somalina what is funny about lasanod online? Xog culus:Madaxweyne Shariif oo Safaradiisa u iibsaday Diyaarad Nuuca ugu danbeeysay”Sawiro” Madaxweynaha ayaa diyaaraddan waxa uu ka bixiyay qiimo aad u farabadan taasi oo uu ugu tallo galay inuu ku aado safarada iyo socdaalada joogtada ah ee uu madaxweynuhu bilwaliba aaday. Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Mareekanka ayaa waxaa la xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan oo inta badan u muuqanaya madaxweyne aad u safra isla markaana uu socdaalkiisu badan yahay uu iibsaday Diyaarad gaar ah oo mar waliba garoonka u taagan, kadib markii ay dhibaato ku noqotay inuu mar walkba diyaaradda uu ku safrayo uu ka dalbado dalalka Itoobiya iyo Kenya. Diyaaraddan oo Magaca Soomaaliya lagu buufiyay Todobaad ka hor ayaa socdaalkii ugu horaysay gashay waxaana ay u duushay Magaalada Muqdisho iyada oo Madaxweynaha ay gaysay dalka Jabuuti,Addis Ababa iyo Magaalada Khartuum Ee Dalka Suudan. Mid ka mida Wasiiradii Xukumada Farmaajo oo Magaciisa qariyay ayaa wargeyska u xaqiijiyay Diyaarada uu Iibsaday Madaxweynaha waxana ay u diiwaan gashantahay diyaaradan Shirkada duulimaadka Caalamiga ah samayso Ee KLM. Shirkada KLM waxa ay sanadihii 2009 iyo 2010 Kira ahaan uga qaadatay Madaxweyne Shariif oo Kaliya Lacag kor u dhaafaysa 3-Milyan oo Doolar oo Socdaalkii Madaxweynaha oo kaliya ku baxday taasi oo ka dhigan Qiimaha Saddex Diyaarad oo toos u shaqeysa 5-tii sano ay ku soo xareenkarto waana Faa’iidadii ugu badneed ee laga helay Madaxweynaha waxaana taasi sii dheer in Shariif Xasan uu xiriir iyo Kira diyaaradeed uu ka isticmaali isla shirkadaasi. Waxaa haatan xogta soo gaartay Website-ka Badweyn.com ku cad in Diyuuradaasi yar laga Iibsaday Shirkadaasi waxaana ay gacanta u gashay oo Milkiyad gaar ah u noqotay Madaxweyne Shariif Safraaye wallow ay shaqaala ahaan hada ka shaqeeyaan Wiil Soomaali ah oo Madaxweynaha Ilma adeera yihiin iyo Saddex qof oo Kenyan ah. Ma cadda Qiimaha rasmiga ah ee diyaaradaasi laga soo bixiyay walow si aada ay warbaahintu ugu daba jirto iney ogaato Qiimaha rasmiga ah ee Diyaaradaasi lagu soo iibiyay, haddana waxaa iska muuqata in madaxweynuhu uu socdaal iyo tamashleyn isaga jiro halka kumanaan qof oo Soomaaliya ay macluul, gaajo iyo qaxaatinimo ay ku hayso. Cabdulaahi Cabdi Xaashi cabdulaahi_heeb@hotmail.com Muqdisho-Somalia Source
-
Degmada Hodan ee Muqdisho Guri maka laheyd? Daawo Gurigaada
A_Khadar replied to oba hiloowlow's topic in General
Speaking of Qabuuro, I still recall the first 20 so days into the Mogadishu fight in 1991, an entire school near our house became a cemetary... So I can imagine after 20 years many houses can be also qabuuro let alone streets... -
Muqdisho,(lasanod Online)- Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Maraykanka, waxaa la xaqiijiyay in Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif.. oo inta badan u yahay madaxweyne aad u safra isla markaana uu socdaalkiisu badan yahay sidaa daraadeedna uu iibsaday Diyaarad gaar ah. Tamashlaynta Madaxwaynaha Somaaliya Sheekh Shariif oo u iibsaday diyaarad aan la shaacin Qiimaha la soo siiyay, ayay dad badan oo u dhuun daloola arrimaha siyaasada ee Somaliya ku macneeyeen siyaabo badan. Qaar ayaa ku sheegay inay tahay mid macno daro ah, halka qaarna yidhaahdeen waxa ay tahay mid fududaynaysa howlaha uu qaranka u hayo iyo in uu meel walba ku gaadho saacado kooban halkii uu kolba sugi lahaa diyaarad meel kale looga soo kireeyo. taasina ay baday madaxweynaha in uu lumiyo fursado badan iyo inuu ka qayb geli kari waayo shirar wax badan usoo kordhin kara umadda Somaliyeed. Shirkada KLM waxa ay sanadihii 2009 iyo 2010 Kira ahaan uga qaadatay Madaxweyne Shariif oo Keliya Lacag kor u dhaafaysa 3-Milyan oo Doolar oo Socdaalkii Madaxweynaha oo kaliya ku baxday. Ma cadda Qiimaha rasmiga ah ee diyaaradaasi lagu soo iibiyay, haddana waxaa iska muuqata in madaxweynuhu uu socdaal iyo tamashleyn isaga jiro halka kumanaan qof oo Soomaaliya ay macluul, gaajo iyo qaxaatinimo ay ku hayso. Madaxweynaha ayaa diyaaraddan waxa uu ka bixiyay qiimo aad u farabadan, taasi oo uu ugu tallo galay inuu ku aado safarada iyo socdaalada iyo Tamshalyinta joogtada ah ee uu madaxweynuhu bil walba ubaxo. Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Mareekanka ayaa waxaa la xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif oo inta badan u muuqanaya madaxweyne aad u safra, isla markaana uu socdaalkiisu badan yahay uu iibsaday Diyaarad gaar ah oo mar waliba garoonka u taagan, kadib markii ay dhibaato ku noqotay inuu mar walkba diyaaradda uu ku safrayo uu ka dalbado dalalka Itoobiya iyo Kenya. Waxaana shacabka Somaliyeed isweydiinayaan waxa keenay in uu Mdaxweyne Shariif iibsado diyaarad uu mar walba raaco iyada oo la ogyahay abaarta, dhibaatada iyo macaluusha ka taagan dalka.
-
The renaissance of Mogadishu and the end of nightmares
A_Khadar replied to General Duke's topic in Politics
Abdifatah from Rochester MN goor muu xamar tegay? doesn't work the office of the PM? I am talking the guy on the right holding folders and the pen..
-
Popular Contributors