A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Everything posted by A_Khadar
-
Ma istiri howshaadii baan kuu fududeeyey maanta waa adigaa qosol gariirayee..
-
Now xujadu ma audio, qoraalka kuma qanacsanid even if it's from ur own reliable sources?
-
Listen the above one I edited my earlier post.. That is a wadani song runtii wadnaha ku xanuujinaysa.. Laakiin miyaa wax lagu qaadnayaa.. Also, I like this song, it's lovely and funny too..
-
I love that guy. Heestan wuxuu qaaday shirkii Carta, Jabuti ee somalida back in 2001/2002. Mar uun madax weyne i dhaha..lol.. Also there is a great singer sung moving songs in that conference, c/qadir Sanka alle ha u naxariisto.. one of the songs, SAFAR....
-
^ Ma maqashay hees erayadii aan ka xasuusto: "Allow yaa uurkayga qala oo inta uu qudha iga goyn, quruumaha ku loolama ku yidhaahda garta u qaad.." Now landers badan yaa uurkooda eega in jacayl ssc ku jiro iyo inkale..
-
Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Che -Guevara;747268 wrote: Wrong prescription :D.. -
^^ Awoowe guurka labada reer weligeed buu jiray taasina maaha waxa lagu eedeyey sheekhaaga if he is ur sheekhabut what he siad exactly is different. Go back and listen to his sermons.. His analogy was an example of when saaxaabu ay meel/magaalo furtaan dumarkay guursan jireen magaalada. Wuxuu xalaaleeyey dhaca iyo qaniimada reer laascaanood like inay yihiin dad gaalo ah oo muslim qabasaday. Alyacni Qaniimo.. hadii aad garanaysid. That is what he was preaching. Not only that inccident but there are many different hate attitudes he preached not only towards reer SSC but to all somalis. Even extreme landers abandoned him now.
-
^^ Are you expecting XX to come and comment about this, plus what more avidence are you looking for. The source is one of the most reliable successionist sites if there is any reliable one?
-
Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jacaylbaro;747261 wrote: very much concerned .... but it is a good start for you Take that way if it makes you feel a bit better.. -
Lol.. NG waa ka yar xishootaye.. You're right NG possibly still has the two flags in house though he recently shifted more towards s/l since Burcawi duq sat on the driving seat of the project and his political view is s/l to succeed. Laakiin kuwo badan oo nacayb kabuuxaa waa jiraan JB ha igu horeeyee.
-
Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Concerned or busted? -
Aaliyyah;747250 wrote: lol yeah I know you were just thanking me and no one elseeeeeee .. ameen to the ducasss... lol@ wadnaha i dhag leh, that is my favorite song of farxiya....loveee it!..laakin NG muxu wadnuhu la dhagdhagleeyahay oo ka quseeya arimahan salaam Wuxuu wadnuhu u dhag dhag leeyahay maamulbaa SSC samaynaysaa s/l project-na is going to hit it's final deadend..
-
Why XXanjo never reports these atrocities but so busy about what happends in p/l?
-
Hargysa,(Qaran news) Sawirkani waa Ayaan Saleebaan Cali Nuur, oo muwaadinad Somalilander ah kuna nool magaalada Hargysa, gabadhaasi yar ayaa ciidamada booliska ee xukumada Siilaanyo ay shalay si axmaqnimo ah ugu toogteen magaalada Hargysa. Todobaadkii horana waxa ay ciidamada boolisku ay 10 xabadood ku dhufteen oo isla markiiba geeriyooday wiil 30 jir ah oo ku noolaa xaafada New Hargysa wiilkaasi oo la odhan jiray Xariir Cismaan Cawaale marxuumkaasi ayaa lagu aasay xabaalaha naaso hablood ee magaalada Hargysa. Madaxda iyo madaxweynaha hada ee Somaliland ayaa xukumadihii hore ku dhaleecayn jiray in ay xuquuqda shicibka meel kaga dhacayaan,xiligii ay mucaaridka ahaanjireen, hase ahaatee waxa xaqiiq noqotay in xukumadani ay tahay tii ugu xadgudubka badnayd ee soo marta Somaliland.oo shicibka masaakiinta ah ku haysa xasuuq Isla markaasina dhiigii shacbigii soo doortay ay daadinayso, xagii wax qabad laga sugaayay ay xabad la dhacday oo ka dhigtay wax ay dhaawacday iyo wax ay dishay. Dhanka kalena Ciidamada ee booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa 16-kii isla bishani si arxandaro ah u garaacay sawir qaade Cabdinuurow Cabdi Aboorey oo ka tirsan Telefishanka Sateliite-ka ah ee Horn Cable TV oo xaruntiisu tahay Hargeysa, iyada oo markii dambena loo taxaabay, inkasta oo markii uu in mudo ah ku jiray xabsiga suxufigaasi xorioyadiisa loo soo celiyay, hadana waxani ay xukumadu samynysaa waa waxii ay ku dhaliili jirtay xukumadii ka horaysay oo ay waliba ay baro dhaafisay una baahan in sharciga la hor keeno dadka waxani samynaaya ee umada dhibaaya Dilalka noocani ah ee ay xukumadda Silaanyo ku haysa shicibka ayaa waxa aan haba yaraatee ka hadlin hay'adihii xuquuqal iinsaanka ee qaylin jiray iyo saxaafadii afka dheerayd ee umada iyo qaranimada Somaliland u adeegi jirtay oo hada cadaatay uun in ay xisbi u adeegayeen markii jagooyinkii dawlada lagu taxayna ka aamusay xasuuqa umada
-
Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hargysa,(Qaran news)-Waxaa la xaqiijiyey in Somaliland xabsiyadeeda ay ku jireen budhcad badeed laga soo qabqabtay meelo kala duduwan iyagaoo qaarkood gacanta kula jira falal budhcad badeednimo,qaar kalana lagu qabtay iyagoo agabkii hawlgalka wata una diyaar garoobay inay fuliyaan falal budhcad badeednimo, budhcad badeedkani ayaa waxa qaarkood soo qab qabtay oo Somaliland gacanta u soo galiyay wadamada reer Galbeedka qaarkood oo budhacd badeedkaasi ku soo qab qabtay hawlgalo ay ka galeen xaabaha Somaliya Gebi ahaanaaba nimankaa budhcad badeeda ee la qabtay way qirteen falalkay rabeen inay fuliyaan sidaas daradeed waxaa la hor keenay cadaalada si loo ciqaabo,waxaana lagu xukumay oo laysagu daray xadhig mudooyin kala duwan iyo ganaax lacageed oo badan,arintaasna waxay Smaliland ku mutaysatey caawimo ay siiyaan hayadaha dalka degan sida UNDP iyo dawladaha deeqda bixiya sida Ingiriiska, Denmark, waxaana la sheegay inay sanadahii 2010 iyo 2011kii ku tabaruceen dawlada Saliland lacag dhan 22 milyan oo dollar si loo yareeyo weerarada budhcad badeeda islamarkaana loo xoojiyo tayada ciidamada ka hawlgala la dagaalanka budhcad badeeda somaliland balse waxa la yaab leh markii dhawaan ay soo shaac baxday warbixin laga argagaxo oo ah in la iibsadey budhcad badeedii ku xidhxidhnaa somaliland intoodii badnaa,waxaana warbixintu sheegaysaa in tirada budhcad badeeda ku xidhnayd jeelalka Somaliland oo ahaa 78 Budhcad'badeed ay iminka tirada la hayaa tahay 29 qof oo keliya. Waxaa la xaqiijiyey in la iibsadey xadhigoodii islamarkaana siyaabo kala duwan loo iibsadey budhcad badeedaas ku xidhnaa xabsiyada Somaliland ayaa laysla dhex maraayaa in xayn ka mid ah uu iibsadey gudoomiyihii maxakamada racfaanka oo dhawaan xilka laga qaadey markii la ogaadey inuu qaatey lacag badan suurana geliyey inuu sii daayo 9 budhac badeed kana qaday lacagtii ganaxa inkastoo aanay cadayn qadarka lacagta ee uu ku iibiyey xabsigooda,sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in xeer ilaaliyaha guud ee somaliland sii daayey 11 budhcad badeeda oo waqti badani ka hadhsanayd xukunkooda qadiyadaas oo la sheegay xeer ilaaliaya somaliland inay kula jireen wasiiro ka tirsan xukumada sida wasiirka arimaha debeda,ka cadaalada iyo ka madaxtooyada, lacagta lagu iibsaday maxaabiistani ayaa ah lacag boqolaal kun oo doolar gaadhaysa oo ay magaalada Hargysa keeneen budhacd badeedka xidhnaa saaxiibadood, taasi oo lacagtaasi ay xitaa gashay wasiiro iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan xukumada Siilaanyo. Waxaa la sheegayaa inay budhcad badeedan ku jireen niman ka hodmay budhcad badeednimada sidaa daradeed sii deyntooda lagu bedeshay lacag badan madaama ay haystaan kayd lacageed ama hanti ma guurto ah oo intooda badani ku leeyihiin xaafada Islii ee magaalada Nairobi. ee dalka Kiiniya dhinaca kale waxaa xukumada Silaanyo eriday taliyihii xabsiyada Maxamed Maxamud Abdilaahi markii lagu helay inuu sii daayey kooxo budhcad badeeda oo xukunaa oo mudo badani u hadhey kuna sii daayey warqado ka yimi dhanka madaxtooyada isla markaana lagu amaraayey in la sii daayo 10 maxbuus oo u xidhnaa budhcad badeednimo hase yeeshee aakhirkii madaxtooyadu way ku dafirtay qoraaladaas ,sheegeena in laga been abuuray waxaana la sheegay in loo adeegsadey awooda madaxtooyada,waxa muran ma doon ah in suuqyada laysa dhex maraayo inay jiraan kooxo ku dhawdhaw madaxtooyada oo loo qaatey lacag faro badan isla markaana ku lug lahaa sii deynta budhcad badeeda iyagoo adeegsanaya awood xigaalnimo,waxaa kaloo la arkay baabuur Land crusero cuscusub oo la qaybiyey dilaalintaas ay madaxtooyada isku habta yihiin ee gacan weyn ku lahaa sii deynta budhac badeeda. Hore ayaa mdaxtooyadu waxa ay xabsiga madheera ka sii daysay rag budhacd badeed ah oo ku xidhnaa kadib markii ay ku furatay rag ay madaxweynaha isku hayb yihiin oo lagu afduubay ******teeniya. Isku soo wada duuboo arintani ayaan ka farxin doonin bulshada caalmka siiba wadamada Yurubta Galbeed oo uu ugu horeeyan wadamadaIngriiska iyo Denmark- oo iyagu Somaliland caawimo badan ku siiyay sidii budhcad badeedaadsi loogu hayn lahaa xabsiyada Somaliland oo ah dal nabdoon, oo ku yaala geeska Afriika inkasta oo aan Somaliland ayna caalmka ka helin aqoonsi buuxa hadana waxa loola dhaqmaa sidii dal ka madax banaan Somalidii ay la midoobeen 1960-kii oo ay ka goosteen 1991kii. Musq maasuqa iyo wax isdaba marinta ayaa maraysa meeshii ugu sarysay, xukumada Siilaanyo iyada oo madaxweynahuna aanu wax badan dalka kala soconin oo uu dalku gacanta ugu jiro koox aan naxaynin oo aan khajilayn una soo shaqo tagay boobista hantida qaranta iyada oo aad meel kasto ku arkaysa laba xiiqsan oo mid kastaaba uu la cararaayo mashruuc been abuur ah, taasi oo dhaqaalahii dalka oo markii horaba iska liitay dhulka sii galisay isla markaasina samaysay sixir barar iyo busaarad baahsan. Ali Adan Qaran news Hargiesa Somaliland -
Alle ha u naxariisto.. I hope this gun downed has nothing to do with earlier cirises. XXundhuf waa belo sheega p/l.
-
NG, are joined to the group named after the famous song by Farxiyo Fiska, "Wadnahaa i dhag leh, dhag dhag, dhag"..... Relax mate, the conference tech committee completed their assessment and now are having their final talks with the elders. Then they will report back their assessment findings and recommendations. Based on that, the location and date of the conference will be announced.
-
Here is that song of Cumar dhuule hana loo garnaqo.. But I wouldn't recommand you to listen Omar Dhuule's songs. Don't ask me why? http://www.maalmo.com/mp33/music/listenmusic/928/hanaloo-garnaqo.html Couldn't find video of that song, but you can find his other songs in youtube..
-
^ Alliya only you dee waa sidee dee.. lol.. Joking.. I meant to all du'a and wishes qofwalba alle qalbigiisa og laakiin qoraalkaan raacay oo uga mahad celiyey ducadooda..
-
Nabad_dadaye;747017 wrote: ogow caayda wadaada iney halis tahay hadaadan heynin cadeyn cad oo sheegeysa inuu arinkaa ku dhawaaqay . sheekh siiro waa wadaad lagu bartay inuu diinta faafiyo ,waxaad sheegeysaana cadeyn malahan bal inoo keen cadeyn aan ku qanci karno inuu sheekhu necebyahay reer koonfur ama uu ******** yahay , hadal qof walba wuu alifan karaa laakin cadeyn muuqata sita maqal/muuqaal keena . abtigiis : sh.umal waa nin waalin ,xumaanta si hoosa usheega ayaad leedahay cadeyn ma inoo keeni kartaa . siiro ,umal wadaadkee xiga ee caydiisa labilaabi rabaa , culumada afka halaga boxo ,hadii dana kala la leeyahayna waa gooni. Wadaada in lacayoo nuus badan baa ku soo aroortay oo waa danbi aad u xun.. Laakiin tan sheekh siiro bal qoraalka akhri marka hore oo cadyamaha halkaa ka dhugo iyo meela tibaaxaya waxa loo nisbeeyey.. Wadaadaa alle aalah aclam..