A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. What is up with his belly.. Manow man... ma lacagtii shacabkaa loo dhacay oo la iska badiyey..
  2. Chill all out. Conference is on a right track so far. Rag baa howshan ka danbeeya and it will go as they planned with help of Allah. Many dug Trojan holes arleady but conference organizers made available all possible anti-Trojans to treat.. The venue is irrelevent to the succeed or fail. Everyone supported now for Taleexi's hometown and I am sure he is going too.. Alle khayr ka dhamayeeyo..aamiin.. Haloo soo duceeyo.
  3. ^ Thanks Somalina.. The emotioned and cried mother reminded me a lot..
  4. ^^ Iska dayaa waa XX dhigiisa on the p/l side...
  5. Xaaji Xunjuf;748853 wrote: Oo muxu marka sh dalxiis iyo cabdi cawar somaliland uga sheekeyan loool Dee mid idinka ah baa markasta meesha jooga oo weydiiya so you stay relevent......
  6. All you just said is taking the two words and defined to what you think saperately so now take them back together and put your sentenses all togother..
  7. Carafaat;748692 wrote: Yusuf Yaasin Wuxu leeyahay dantiina qabsadaa, inta wax lagu daneesaniyo madaxa laga gali leheen oo dad badani ku dhiman lahayeen. Ahmed Yusuf Yaasin waa wadaad, maha nin dadka dagaal ku qaada ama threating ku sameeya. Markaa fadlan hadalkiisa khalad ha u dhigina. Ilaahay ka baqa. Waraabe & Godane waaa wadaado.. Tell me more ...
  8. Carafaat;748665 wrote: A_Khadar, Caruurtaasi wakhtigii 90's hub ayee wada siteen, sidaas ayaa hubka lagaga wada dhigay oo qalin u wada qaateen. Oo looga dhaadhiciyay dalkiina iyo dadkiina u dadaala. Maxuma laakiin was that the only option in cuqdad iyo hate caano looga dhigo..
  9. Xunjuf how come you didn't mention that Mo is ethnic somalilander? isn't he?
  10. Baaaaaaacccc.. But I am not surprised with him cause many in here sol believe the same theory... Sidaasu last 20 years ugu akhrinayey caruurtii soo koraysay publicly and privately..
  11. Alla somalidii hore xikmad badnaayeenaa.. "Nina Caadadii ma baajiyo".. @XX..
  12. xiinfaniin;748596 wrote: NGONGE has disappointed me as of late. The man whom I thought would be above silly egos is showing signs that he has indeed bought this 'ictiriaaf' thing. There is a region called Somaliland. There is no country called Somaliland. Only Oodweyne believes that there is a secret recognition for our norther region. Even Xaaji Xunjuf knows the truth. Why NGONGE is burying his head in the sand, and cant accept facts as they are? Ma maqashay Gadaal ka gaadh baa xaajo qudhmiya (dumiya) NG waa gadaal ka gaadh meel laga quustay buu qoor sagaaro kuhayaa...
  13. Somalina;748476 wrote: Wey duuleen from Xamar. :eek: Waxkasta citiraf qasab ah miyaa. War bahashu waday leedahay ee maro not everywhere waxay la gaadhay in odayaashii magaca ku lahaa umada somaliyeed lagu qasbo bumber stickers in ay xidhaan ilay ay cimaaamadihiin ku qariyee..
  14. ^^ Lol@go fishing.. Fish-kana Ciruu kenaa baa la dhahay.. I noted my visit to Somalia several years ago, most mean have gray hair not too many bidaar, but on west Faarax are safe from gray hair but tii bidaar ahayd baa war ku haysa.. Must be lack of sun shine..lol..
  15. Best news from Somalia in years.. Thanks Allah.. Many thanks to Turkish gov and its people. I have concerns about some of the kids though, I thought the scholarships are higher education and some of the kids seem very young.. Is it me or my eyes get used to seeing kids fed with modified chickens in west..
  16. I wanted to read the whole piece but stopped when it said, Hargaise welcome the south somalis..eeeerrr.. then again, the source is somalilandpress.com again eeeeeeeeeeerrrr... JB and Mr. XX uun baa igu soo dhacay..
  17. Waxaa Magaaladda Mnpls Ee Gobolkan Minnesota ka dhacay Banaanbax Lagaga Soo horjeedo Booqashadda Ergayga Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Wadanka Soomaaliya. Banaanbaxan ayaa Wuxuu ka Dhacay Goobtu Ka Socday Shirkii Mahiga Oo Kula Lahaa Qurbo joogta Soomaalidda Ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota, Banaanbaxan Ayaa Waxaa ka Soo qayb galay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalidda Ee Gobolkan Minnesota, oo Ay Wehiliyeen Dad caan ka ah Bulshadda Soomaalidda dhexdeeda Sidda Saado Cali iyo kuwa U Adeegga Qaxootigga Soomaalidda Ee Gobolka Minnesota. Dadkaas oo ku Eedeeyey In Mahiga iyo UN-Ta Ay ka Wadaan Soomaaliya Arimo ay Ugu Adeegayaan Danaha Wadamo kale Sidda Ethopia iyo Kenya. Mohamed Maxamed oo ah Gudoomiyaha SASSO oo ah hay’adda u Adeegta Dadka Qaxootigga Soomaalidda ayaa Wuxuu ka Hadlay Arintaas Ayaa Wuxuu Goobta Banaanbaxa ka Sheegey in Mahiga (UN) ay U Samaysay Wadamadda Ethopia iyo Kenya Ciidamo Fadhiya Xuduudaha Wadamadaas oo ay UN Lacagtooddu Bixiso oo u adeego Danaha Wadanka Ethopia iyo Kenya Balse aanan Wax dan ah u Hayn Wadanka Soomaaliya. Mahinga iyo Mingiste xayle Maryam : Cilaaqaadka Ethopia. Sidda Ay Sheegeen Qaar ka mid ah Dadkii iskugu Soo baxay banaanbaxan ayaa waxay Sheegeen in Mahiga uu Dagaalkii Soomaalidda iyo Ethopia uu ahaa La taliyihii Mingiste Isagoo u Gudbiyay Sir ama xogg ( Daraasad) uu Wadanka Soomaaliya ka Soo Uruuriyay 1972. Isagga Markaas Ahaa Arday ka Soo baxay Jaamac ku taala Wadanka Canada (Toronto ) uuna U Yimid Wadanka Soomaaliya in uu Daraasad ka Sameeyo Soomaaliya, Balse Daraasaddii Uu ka Uruuriyay Wadanka Soomaaliya Uu U Isticmaalay Markii Uu Socday Dagaalka Ethopia iyo Soomaaliya , Halkaasoo Daraasaddii uu Ka Soo sameeyey Soomaaliya U Noqtay Sir uu U Gudbiyo Ethopia Halkaas Oo u Noqday La taliyaha Mahingeste Madaxwaynihii Hore Ee Ethopia. Mahinga Iyo Musuqmaasuqqa UN-Ta Sidda Dad Badan Oo Soomaaliya ka Warqabaan Mahiga Ayaa Wuxu Yahay Nin Musuqmaasuq Badan Arintaas oo ahayd Arintii Ugu Soo Horjeestay Dowladdii Farmaajo, Isago la Sheegey in lacagtii UN-Ta Waydiistay Farmaajo in uu Qaybtiisa ka Siiyo Balse Markii Uu Diiday Farmaajo Colaad Kula kacay, Siddoo Kale Shirkii Soomaadda Ayaa Waxaa Si kulul Loo Waydiiyay Arinta Farmaajo iyo Wixii Uu ka Ogaa iscasilaadda Farmaajo, Mahiga ayaa wixii Isku Difaacay in Khilaafka Dowladda iyo Barlamaanka ka dhexeeya Owgiis ay ahayd Sababta Farmaajo Shaqadda uga Tagay. more pics Video
  18. Valenteenah.;747318 wrote: ^ So do you prefer to wear dirac or guntiino? LoL @ topic. I personally dress up for aliens. Need to make a good impression if a 'First Contact' situation happens, you know? I like Val's honest.. Waryaa NG, I normally don't comment this section, but when I saw your name on this topic, I though it's ok since Carabkii waala u ka dhex qaylinayo.. Alliya, my little neice be honest, it may not be obvious but way deep, you dress up for others at least they don't comment about your dress badly..
  19. Waryaa NG ma midnimada umada soomaaliyeed baa ah meel habaar qabta.. Astaqfurulaha.. All I am going for is to keeps somalis together and solve its issues without daprting from each other.. Insha'alah, Now khaatumaan2 baan ku socdaa, and I am very hopeful that something great for ssc and entire somalis will come out of it insha'alah. I may go to Taleex in Nov. with special private jet... If that fails, Ilahay ma fail gareeyo, I will reveal you my next plan action so stay tune, but just let you know, s/l project isn't the potential...
  20. Saaxdheer,(lasanod Online)- Garaad Jamac Garaad Cali ayaa si buuxda u taageeray madasha Shirka Khaatumo2 loo iclaamiyey.. ee magaalada taarikhiga ah ee Taleex.. Garaad ka oo hada ku sugan Magaalada Saaxdheer ayaa Taageeray Go’aanka Gudiga Qaban Qaabada 15 Xubnood iyo gogoshii Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ay u wada Garteen In Shirka Beelaha SSc Khaatumo2 Lagu Qabto Magaalada Taleex. Garaadka ayaa hoosta ka Xariiqay in Maanta loo baahanyahay Midnimo, waajibna ay tahay in dhamaan Bulshada SSC ay kasoo qayb galaan Shirkaas aaya katalinta Bulshada SSC ee Khaatumo2. Dhincayada layka taago si looga ilaaliyo cadowga ku wada fashilka. Waxaa Sidoo kale uu Garaadku ku baraarujiyay Bulshada SSC inayan dhig u dhigin fidnada Cadowgu Buunbuuninayo oo uu doonayo inuu ku kala fogeeya Bulshada SSC, si ay ugu fududaato inuu dantiisa ku fushado, kuna sii nagaado Deegaanada SSC. Garaadka ayaa sheegay inu shirkaa la tegayo niyad furan iyo qalbi saliim ah, dhamaan isimada iyo ergooyinka imanya shirkaasina ay kusoo talo galaan inay ka tashadaan waxa danta u ah beelweynta SSC oo qudha.
  21. Tukaraq,(Lasanod Online)- Kulan ay maanta yeesheen gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2 iyo qaar kamid ah isimada SSC.. ayaa wuxuu ka dhacay degaanka Tukaraq. kulankan oo looga hadlayay sidii loo qaban lahaa shirka khaatumo2, islamarkaana go'aamada kasoo baxa loo taageeri lahaa ayaa waxaa hadalo kooban iyo warbixino ka soo jeediyay xubno katirsan gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2. Waxaa kulkan goob joog ka ahaa 3 isin iyo wakiil Garaad, iyagoo sheegay in isimada maqana ay wakiil ka yihiin, isimada joogay ayaa kale ah: 1. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 2. Boqor Cabdillaahi Axmed Dabagooye 3. Ugaas Faarax Dheere 4. Wakiil garaad- Sulub Cali Gaas Kulankan oo maalmahanba la sugayay qabsoomidiisa maadama la sugayay isimada kale iyo Garaad Saleeban Maxamed oo hore u codsaday inuu dhigo gogosha shirka khaatumo2, ayaa si rasmi ah galabta loogu dhawaaqay in degmada Taleex ee gobolka Sool noqoto magaalada martigelin doonta shirweynaha khaatumo2. Waxaa sidoo kale iyana dib loo riixay maalinta la qabanayo shirka oo hore lo shaaciyey inay noqoto October 14, tasoo hadda oo lagu beegay 5 bisha November ee sanadkan. Warbaahinta Lasanod Online waxay hadii Alla idmo idiinsoo tebin doontaa maqal iyo muuqaal xafladii maanta lagaga dhawaaqay madasha shirka. Xafiiska Wararka Laascaanood Laascaanood Somalia
  22. ^^ Very bad politics!.. I am sure if they just deliver the aid which was obvious where its from, the people of s/l, that would buy the hearts and minds of people but now, the BUMBER stickers baa qaribay even odaygii Hadraawi xitaa lagu khasbay.. (I have not lost hope in you changing your mind yet), Awoowe waanba sii fogaaday awalbaan intan ka dhawaaa..
  23. too little too late.. Major media already said three days ago... Taasi waa ku daysay ee wax kale keena..
  24. That is one thing I dispice your project, meel kastoo laga xishoodo bay la galaysaa bahashu.. Even cadaabta..